,Disow

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 05. 2020
  • Aross

Komentáře • 104

  • @ahmedshukriosman3089
    @ahmedshukriosman3089 Před 3 lety +8

    Farta taaag.....besha wardei caali.

  • @anuurizogonjobe4476
    @anuurizogonjobe4476 Před 3 lety +10

    Mashallah cadi maha waan ku faana disow Wardey (proud to be Wardey)

    • @hassanabdikarimmohamed2505
      @hassanabdikarimmohamed2505 Před 3 lety +1

      Warday asalkooda bugaagta tarikhed waxay xusayaan inay ahaayeen qabiil oromo ah, oo dagal kabacdi ay somali ku qaaday warday kuna jabisay dagaal kaas, warday nus baa Islam aqbashay oo somali noqotay intii soo hartay wabiga tana Bay geeskiisa galbeed dageen aykoo ingiriis mangan galyo u ah, haatan kuwaa waxaa layiraa Orma

    • @abdif9987
      @abdif9987 Před 2 lety +1

      @@hassanabdikarimmohamed2505 kolay hada ragan wa Somali Oromo dad badan bay naga qaten ayagaba marka in an dadkena iska cayno ma ahan ragan wa Somali wana Dir

    • @hassanabdikarimmohamed2505
      @hassanabdikarimmohamed2505 Před 2 lety

      @@abdif9987 Warday asalkooda bugaagta tarikhed waxay xusayaan inay ahaayeen qabiil oromo ah, oo dagal kabacdi ay somali ku qaaday warday kuna jabisay dagaal kaas, warday nus baa Islam aqbashay oo somali noqotay intii soo hartay wabiga tana Bay geeskiisa galbeed dageen aykoo ingiriis mangan galyo u ah, haatan kuwaa waxaa layiraa Orma

    • @Muslimiintawaawalaalo
      @Muslimiintawaawalaalo Před rokem

      @@abdif9987 haa waa runtaa

  • @simansaida5677
    @simansaida5677 Před 3 lety +10

    Waan ku faraxsanahey in dhaqamo-ciyaareedka Somalida inoo soo noqdaan.

  • @nanah7658
    @nanah7658 Před 3 lety +14

    Disow my clans war dance 🥰 this is just beautiful urghh sooo proud to be Ogaden 💉

  • @adleftback2626
    @adleftback2626 Před 2 lety +2

    Poetic Omar kimbo♥️

  • @idalahow
    @idalahow Před 3 lety +5

    Somali culture - Dhaqanka Shanta Soomaliyeed waa ina kor loo qaado

  • @ishaaqmohamed1269
    @ishaaqmohamed1269 Před 3 lety +3

    Ahmed Saney, The GOAT 🐐 in this field 🥰🥰

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 Před 3 lety +5

    Beautiful culture don't forget your past

  • @lapilemhassan4619
    @lapilemhassan4619 Před rokem +3

    Hᴏᴍᴇʟᴀɴᴅ ɢʀᴇᴀᴛ ᴄʟᴀɴ💙❤️👊

  • @mohamedbilr1685
    @mohamedbilr1685 Před 3 lety +2

    Ilji,Hassan,Heydar,Roble legends

  • @habibaosman7293
    @habibaosman7293 Před 3 lety +3

    Kasaaye aakasaayo waaaw cayar igadheh waaaaw

  • @bishargellowmahad1074
    @bishargellowmahad1074 Před 3 lety +3

    Disow-NFD

  • @balasunder769
    @balasunder769 Před 2 lety +1

    I want to go this place

  • @nimohassan9705
    @nimohassan9705 Před 3 lety +2

    Hhhhhhhhhh m a disowkan wajoke ilmabadan Aya uhise waha kamidah Kama rawosh Adan weer tare itabas aya arke adi mayaceku arabtin Mohamed qadar ibrahim

  • @user-gp5pp1wh6r
    @user-gp5pp1wh6r Před 9 měsíci

    Maanasha allah walahi ciyarati aeowagay iiga shekeyay in uu ayeyaday darate uu u dhelay.
    Aniga iyo dadkeysgu dikow ma dhelano ,daarood isamacil dikow ma dhelo ,dowoloy darata Ayan dikow u dhelay.
    Ayeyaday ayaa ku tiro aeowagay Kuma guurasanayo hadii aadan diikow ii dheelin

  • @husseinhassan3084
    @husseinhassan3084 Před 3 lety +2

    mansha Allaah Diisow

  • @yusufismail553
    @yusufismail553 Před 3 lety +7

    Kkkk kkkkk caadi ma aha

  • @kiinmohamed7066
    @kiinmohamed7066 Před 3 lety +5

    Kkkkkkk caadi ma ahan sarkaan

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Před 3 lety +6

    Sifiican u barta sida wax loo duubo codkaaga ka xir siloo maqlo qolada cayaarta codkooda

  • @habibahashi2575
    @habibahashi2575 Před 8 měsíci

    Waa dad caafimaad qaba alle hadiin siyaadsho

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 Před 3 lety +4

    bisinkoow

  • @idrisdubow7012
    @idrisdubow7012 Před rokem

    Ahmed saney and Roble Great players in the field

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před 3 lety +3

    Qurux

  • @SalimKhan-fi1dy
    @SalimKhan-fi1dy Před 3 lety +2

    Gacalkey in the building

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 3 lety +1

    Waa intee meeshaan

  • @fartuuncumar3169
    @fartuuncumar3169 Před 3 lety +3

    Kkkkkk caadi maaha

  • @SalimKhan-fi1dy
    @SalimKhan-fi1dy Před 3 lety +1

    Carawyaye🤸

  • @user-uu4ub5er7q
    @user-uu4ub5er7q Před 3 lety +2

    Sheko shar utoog hay kheer wax makaa dhibee midi waran toorey ul gacantada marnaan yeey baran doowlad dhisan hadii weyso duurkana waa umihim oo dugag xamarato hali kugelin karto aba xoolahaa kubireyso hadey halis dugaga galiyo marki iguhoreysay buun layeriyo ulo guriga lasaraya buuq oo banan kabaxsan lagudhelo ooguri lalasoado baad baan moday balse dhaqan iyo kutalagan xeer badiyo xoolo tubako ciyar yaab qofxun iney sigar tubako cunto baan modijiray balse faakiyesi badiyo xiliyo gaar looga isticmalo ma moden kuwii wax labaray oo gooni ogabaxay wadanki sida dibada xataa meel islamka kuwey iney cunaan ooyba noqota kuwa wax walba kaayaqan kaaga horeyo wareer cawo waa loowabaristaa

  • @mohamedhassen6257
    @mohamedhassen6257 Před 3 lety +3

    Real walkout wye

  • @kulanmedia5939
    @kulanmedia5939 Před 3 lety +4

    Runtii ad bn kaga helay ciyaartan lkn waa intee isoo sheega qofkii yaqanana

  • @umuxanaanchanal9315
    @umuxanaanchanal9315 Před 3 lety +5

    Jazaakalaah walalgey iku iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo

  • @mohamedbilr1685
    @mohamedbilr1685 Před 3 lety +3

    Hapo ni Abakore.. Wajir

  • @queeninahusein3703
    @queeninahusein3703 Před 3 lety +3

    meeshaan waa halkee ciyaartana waa magaceed

  • @fadumoahmed9403
    @fadumoahmed9403 Před 2 lety

    Hambaliya dadkeyka

  • @geeljiregeeljire9856
    @geeljiregeeljire9856 Před 2 lety

    Disoow qabiil ayaa ladhahaa

  • @rukiyarashid9170
    @rukiyarashid9170 Před 3 lety +1

    Thanks Dhahir for sharing

  • @hodancabdi3793
    @hodancabdi3793 Před 3 lety

    Masha alh somali garisa wa jecalh diisow ga

  • @mohamoudosman621
    @mohamoudosman621 Před 3 lety

    Anigu ma fahmin waxani ma timaweyn baa

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před 3 lety +1

    Bashaalka aduunka

  • @mohamednurismail8339
    @mohamednurismail8339 Před 2 lety +1

    Disoow qabiil Raxanweyn ka mid ah ba la dhahaa

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 Před 25 dny

      Ciyarta diinsow baa la yidha ogaden juballand ilaa dhulka kenya haysato baa ciyara

  • @abdallaabukar467
    @abdallaabukar467 Před 3 lety +1

    May dhiiga horey usocda

    • @halimaali431
      @halimaali431 Před 3 lety

      Asc Walaalkey cayartan magaceda iyo mesha laga ciyaro i shega?

    • @halimaali431
      @halimaali431 Před 3 lety

      Ad iyo ad ayan ugu bogay

    • @abdallaabukar467
      @abdallaabukar467 Před 3 lety +1

      @@halimaali431 waa beesha boqol hore - Disow cayaartood
      Meesha baidoa gaar ahaan buulo jimaac

    • @halimaali431
      @halimaali431 Před 3 lety +1

      @@abdallaabukar467 Walaalkey ad iyo ad ayad u mahadsantahay Masha allahi waa ciiyar i so jiidatay anigu waxan ah reer Muqdisho waxan u maleynay in aysan iga dhereyn Masha lagu cayarayo insha allahi hadu waqtigu i samaxo waa so ciyari dona.

    • @rashidhassan5050
      @rashidhassan5050 Před 3 lety

      Boss boss adiga warbo kmaheysid ciyarta iyo mesha lagaciyaro ee dadka haqaldin

  • @yahyeibrahimmohamed7238
    @yahyeibrahimmohamed7238 Před 3 lety +1

    Meshan waa xage

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 Před 3 lety

    Ul lee lawataaa amay iku dillaan

  • @ali_gaming1643
    @ali_gaming1643 Před 3 lety

    Where was this recorded walal

  • @warismohamed2662
    @warismohamed2662 Před 3 lety

    Yes s, ex

  • @balasunder769
    @balasunder769 Před 2 lety

    Help me🙏🥪😭

  • @lukeschroeder3834
    @lukeschroeder3834 Před 3 lety

    anyone else have no clue what these people are saying in the comments?

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV Před rokem

    Kahor dagalka sokeeye, Diisoow waxaa hido u lahaa Raxanween nasiibdaro dhulkoodi ay Jubooyinka ku lahaayeen iyo dhaqankibo wa laga dhacay.

  • @nimohassan9705
    @nimohassan9705 Před 3 lety +2

    Hhhhhhhhhh m a disowkan wajoke ilmabadan Aya uhise waha kamidah Kama rawosh Adan weer tare itabas aya arke adi mayaceku arabtin Mohamed qadar ibrahim