Rashidi Hassan
Rashidi Hassan
  • 5
  • 440 271
عاجل │ جماعة الحوثي تنشر مشاهد لعملية الاستيلاء على سفينة شحن في البحر الأحمر قالت إنها إسرائيلية
عاجل │ جماعة الحوثي تنشر مشاهد لعملية الاستيلاء على سفينة شحن في البحر الأحمر قالت إنها إسرائيلية
zhlédnutí: 7

Video

best video
zhlédnutí 9Před 9 měsíci
best video
Gabay Duco Saar ah oo uu Tirinayo Abwaan C Laahi Xirsi Baarleex & Wadani Stars
zhlédnutí 17Před 9 měsíci
Gabay Duco Saar ah oo uu Tirinayo Abwaan C Laahi Xirsi Baarleex & Wadani Stars
,Disow
zhlédnutí 440KPřed 4 lety
Aross
rashka studios
zhlédnutí 607Před 5 lety
rashka studios

Komentáře

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Před měsícem

    Waa cayaar dagaalka loo adeegsado miyaa? Waa dhaqan fiican runtii.

  • @habibahashi2575
    @habibahashi2575 Před 9 měsíci

    Waa dad caafimaad qaba alle hadiin siyaadsho

  • @user-gp5pp1wh6r
    @user-gp5pp1wh6r Před 10 měsíci

    Maanasha allah walahi ciyarati aeowagay iiga shekeyay in uu ayeyaday darate uu u dhelay. Aniga iyo dadkeysgu dikow ma dhelano ,daarood isamacil dikow ma dhelo ,dowoloy darata Ayan dikow u dhelay. Ayeyaday ayaa ku tiro aeowagay Kuma guurasanayo hadii aadan diikow ii dheelin

  • @idrisdubow7012
    @idrisdubow7012 Před rokem

    Ahmed saney and Roble Great players in the field

  • @lapilemhassan4619
    @lapilemhassan4619 Před rokem

    Hᴏᴍᴇʟᴀɴᴅ ɢʀᴇᴀᴛ ᴄʟᴀɴ💙❤️👊

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV Před rokem

    Kahor dagalka sokeeye, Diisoow waxaa hido u lahaa Raxanween nasiibdaro dhulkoodi ay Jubooyinka ku lahaayeen iyo dhaqankibo wa laga dhacay.

  • @mohamednurismail8339
    @mohamednurismail8339 Před 2 lety

    Disoow qabiil Raxanweyn ka mid ah ba la dhahaa

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 Před 2 měsíci

      Ciyarta diinsow baa la yidha ogaden juballand ilaa dhulka kenya haysato baa ciyara

  • @fadumoahmed9403
    @fadumoahmed9403 Před 2 lety

    Hambaliya dadkeyka

  • @mursaldabar9818
    @mursaldabar9818 Před 2 lety

    Mur

  • @geeljiregeeljire9856
    @geeljiregeeljire9856 Před 2 lety

    Disoow qabiil ayaa ladhahaa

  • @balasunder769
    @balasunder769 Před 2 lety

    Help me🙏🥪😭

  • @balasunder769
    @balasunder769 Před 2 lety

    I want to go this place

  • @adleftback2626
    @adleftback2626 Před 2 lety

    Poetic Omar kimbo♥️

  • @ali_gaming1643
    @ali_gaming1643 Před 3 lety

    Where was this recorded walal

  • @ahmedshukriosman3089
    @ahmedshukriosman3089 Před 3 lety

    Farta taaag.....besha wardei caali.

  • @aadanisxaaq1196
    @aadanisxaaq1196 Před 3 lety

    dgamidacwdiile

  • @SalimKhan-fi1dy
    @SalimKhan-fi1dy Před 3 lety

    Carawyaye🤸

  • @SalimKhan-fi1dy
    @SalimKhan-fi1dy Před 3 lety

    Gacalkey in the building

  • @bishargellowmahad1074

    Disow-NFD

  • @hodancabdi3793
    @hodancabdi3793 Před 3 lety

    Masha alh somali garisa wa jecalh diisow ga

  • @idalahow
    @idalahow Před 3 lety

    Somali culture - Dhaqanka Shanta Soomaliyeed waa ina kor loo qaado

  • @mohamoudosman621
    @mohamoudosman621 Před 3 lety

    Anigu ma fahmin waxani ma timaweyn baa

  • @lukeschroeder3834
    @lukeschroeder3834 Před 3 lety

    anyone else have no clue what these people are saying in the comments?

  • @husseinhassan3084
    @husseinhassan3084 Před 3 lety

    mansha Allaah Diisow

  • @anuurizogonjobe4476
    @anuurizogonjobe4476 Před 3 lety

    Mashallah cadi maha waan ku faana disow Wardey (proud to be Wardey)

    • @hassanabdikarimmohamed2505
      @hassanabdikarimmohamed2505 Před 3 lety

      Warday asalkooda bugaagta tarikhed waxay xusayaan inay ahaayeen qabiil oromo ah, oo dagal kabacdi ay somali ku qaaday warday kuna jabisay dagaal kaas, warday nus baa Islam aqbashay oo somali noqotay intii soo hartay wabiga tana Bay geeskiisa galbeed dageen aykoo ingiriis mangan galyo u ah, haatan kuwaa waxaa layiraa Orma

    • @abdif9987
      @abdif9987 Před 2 lety

      @@hassanabdikarimmohamed2505 kolay hada ragan wa Somali Oromo dad badan bay naga qaten ayagaba marka in an dadkena iska cayno ma ahan ragan wa Somali wana Dir

    • @hassanabdikarimmohamed2505
      @hassanabdikarimmohamed2505 Před 2 lety

      @@abdif9987 Warday asalkooda bugaagta tarikhed waxay xusayaan inay ahaayeen qabiil oromo ah, oo dagal kabacdi ay somali ku qaaday warday kuna jabisay dagaal kaas, warday nus baa Islam aqbashay oo somali noqotay intii soo hartay wabiga tana Bay geeskiisa galbeed dageen aykoo ingiriis mangan galyo u ah, haatan kuwaa waxaa layiraa Orma

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Před rokem

      @@abdif9987 haa waa runtaa

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 Před 3 lety

    bisinkoow

  • @somaliupchannel4787
    @somaliupchannel4787 Před 3 lety

    czcams.com/video/n8Z2vF79PFg/video.html Ciyarta ugu shidan somalida plz subscribe isaara

  • @nanah7658
    @nanah7658 Před 3 lety

    Disow my clans war dance 🥰 this is just beautiful urghh sooo proud to be Ogaden 💉

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 3 lety

    Waa intee meeshaan

  • @warismohamed2662
    @warismohamed2662 Před 3 lety

    Yes s, ex

  • @nimohassan9705
    @nimohassan9705 Před 3 lety

    Hhhhhhhhhh m a disowkan wajoke ilmabadan Aya uhise waha kamidah Kama rawosh Adan weer tare itabas aya arke adi mayaceku arabtin Mohamed qadar ibrahim

  • @nimohassan9705
    @nimohassan9705 Před 3 lety

    Hhhhhhhhhh m a disowkan wajoke ilmabadan Aya uhise waha kamidah Kama rawosh Adan weer tare itabas aya arke adi mayaceku arabtin Mohamed qadar ibrahim

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 Před 3 lety

    Ul lee lawataaa amay iku dillaan

  • @kulanmedia5939
    @kulanmedia5939 Před 3 lety

    Runtii ad bn kaga helay ciyaartan lkn waa intee isoo sheega qofkii yaqanana

  • @simansaida5677
    @simansaida5677 Před 3 lety

    Waan ku faraxsanahey in dhaqamo-ciyaareedka Somalida inoo soo noqdaan.

  • @habibaosman7293
    @habibaosman7293 Před 3 lety

    Kasaaye aakasaayo waaaw cayar igadheh waaaaw

  • @fartuuncumar3169
    @fartuuncumar3169 Před 3 lety

    Kkkkkk caadi maaha

  • @rukiyarashid9170
    @rukiyarashid9170 Před 3 lety

    Thanks Dhahir for sharing

  • @umuxanaanchanal9315
    @umuxanaanchanal9315 Před 3 lety

    Jazaakalaah walalgey iku iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo

  • @queeninahusein3703
    @queeninahusein3703 Před 3 lety

    meeshaan waa halkee ciyaartana waa magaceed

    • @shukrialihassan6405
      @shukrialihassan6405 Před 3 lety

      North eastern Kenya ayaa lagadelaaa

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 Před 2 měsíci

      Waa ciyaar diinsow la dhaho waxa ciyaaro ogaden juballand ila dhulka kenya haysato

  • @yusufismail553
    @yusufismail553 Před 3 lety

    Kkkk kkkkk caadi ma aha

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před 3 lety

    Qurux

  • @abdallaabukar467
    @abdallaabukar467 Před 3 lety

    May dhiiga horey usocda

    • @halimaali431
      @halimaali431 Před 3 lety

      Asc Walaalkey cayartan magaceda iyo mesha laga ciyaro i shega?

    • @halimaali431
      @halimaali431 Před 3 lety

      Ad iyo ad ayan ugu bogay

    • @abdallaabukar467
      @abdallaabukar467 Před 3 lety

      @@halimaali431 waa beesha boqol hore - Disow cayaartood Meesha baidoa gaar ahaan buulo jimaac

    • @halimaali431
      @halimaali431 Před 3 lety

      @@abdallaabukar467 Walaalkey ad iyo ad ayad u mahadsantahay Masha allahi waa ciiyar i so jiidatay anigu waxan ah reer Muqdisho waxan u maleynay in aysan iga dhereyn Masha lagu cayarayo insha allahi hadu waqtigu i samaxo waa so ciyari dona.

    • @rashidhassan5050
      @rashidhassan5050 Před 3 lety

      Boss boss adiga warbo kmaheysid ciyarta iyo mesha lagaciyaro ee dadka haqaldin

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Před 3 lety

    Sifiican u barta sida wax loo duubo codkaaga ka xir siloo maqlo qolada cayaarta codkooda

  • @mohamedbilr1685
    @mohamedbilr1685 Před 3 lety

    Ilji,Hassan,Heydar,Roble legends

  • @mohamedbilr1685
    @mohamedbilr1685 Před 3 lety

    Hapo ni Abakore.. Wajir

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 Před 3 lety

    Beautiful culture don't forget your past

  • @kiinmohamed7066
    @kiinmohamed7066 Před 3 lety

    Kkkkkkk caadi ma ahan sarkaan

  • @mohamedhassen6257
    @mohamedhassen6257 Před 3 lety

    Real walkout wye