NAFTAADA DHAAHIRI, AAD HESHIDEE MACAANKA IMAANKA !! ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _
    ►Subscribe Link:
    www.youtube.co...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    CZcams: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, CZcams, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the CZcams channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    www.youtube.co...

Komentáře • 340

  • @wanaagshege7726
    @wanaagshege7726 Před 5 lety +200

    Chanelka Ugu quruxda iyo Soo Jidashada badan Janalada soomalida Al-nasiix Media kheyr hela adun iyo aakharo ilaahey idanki

    • @Alnasiixa
      @Alnasiixa  Před 5 lety +25

      Aamiin wll,
      Waana ku mahadsantahay dhiirigilinta ee quruxda badan aad commentiga inoogu reebtay Alle haku xafdiyo hana ku barakeeyo aana Marwalibo usu soo duceeyno in Allaah Dacwada nagu garabgalo ikhlaas inoogu dhiga,
      *BarakaAllahu Fiik*

    • @wanaagshege7726
      @wanaagshege7726 Před 5 lety +5

      @@Alnasiixa insha allah Diinta alle ha inoo meceeyo walalahey

    • @muusemohamut7088
      @muusemohamut7088 Před 4 lety +3

      ALNasiixa Waa Channel U Xidhxidhay Inay Inoosoo Gudbiyaan Khayrka Allah Ha Idin Barakeeyoh Anagana Ha Nagu Anfaco Waad Mahadsantihiin Sheekh Mustafe Jazakalah 💚💚💚💚💚💚

    • @ALMUXSINIIN
      @ALMUXSINIIN Před 4 lety +3

      czcams.com/video/IyrpxhIYowA/video.html
      Ku raaxeysta

    • @janfabossnassjanfabossnass5553
      @janfabossnassjanfabossnass5553 Před 4 lety +2

      @@Alnasiixa m.a

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +16

    Ilaahy xidhiidhkisa iyo imaanka macaankisu Waa nafta oo Eebe lagu xidho jazakalah macalin 🙏☪️

  • @anisadhageey9651
    @anisadhageey9651 Před 5 lety +104

    Sheeqa io ruuxa noo so gudbiyayba ilaahey ha idinka abaalmariyo waad no nastexeysen 😌

  • @fathialiismael2543
    @fathialiismael2543 Před 5 lety +98

    SaLigA Nabiga (N.N.K.H) Scw scw scw💖💖❤❤❤💖

  • @miskymohamed1762
    @miskymohamed1762 Před 5 lety +10

    Mshllh my favorite sh musdafe one of the most knowledgeable and respected sh in Somalia my allah protect him ❤️

  • @sahrasheikh1625
    @sahrasheikh1625 Před 4 lety +4

    Mashallah sida geedka biyaha ugu baahanyahay ayuu qalbigana ugu baahanyahay inuu marwaliba dhagesto diinta islamka qalbiyada ayaa
    Qoysaan mahadsanidiin Al Nasiixa media

  • @aamiinmukhtaar3681
    @aamiinmukhtaar3681 Před 5 lety +36

    Allahayow *xaqa* markasta na *waafaji* 😢😢😭

  • @apdirizakhargeisaawi1644
    @apdirizakhargeisaawi1644 Před 5 lety +47

    Masha allaah sheikh mustafe codkiisa macaan jecliyaa alnasiixa walaahi hurumarkiina marwalpa waan jeclahay habad muhaadiro ihi ima dhaafto waan jeclahay page kiina hore u socda if allaah say

  • @amishaahmed9164
    @amishaahmed9164 Před 5 lety +7

    Jazakallah sheikh mustafa 💕💕❤️ allow ahlu taqwa inaga yeel 🤲🤲🤲🤲

  • @sadiiqisxaaq8555
    @sadiiqisxaaq8555 Před 5 lety +4

    jazaaka laah sheekh mustafe iyo chanelka alnasiixa ilaahay haydin ka abaal mariyo

  • @nasteexoluul5690
    @nasteexoluul5690 Před 5 lety +7

    Jazakallah Sh mustafe illhy ha kaa abaaliyo wanaga ad la jeceshay umada

  • @abdulazizse4961
    @abdulazizse4961 Před 5 lety +12

    مقطع رائع لكن كان ينقصه ذلك اللحن الرائع الذي تضعونه دائماً على مقاطع هذا الشيخ الممتاز💙

  • @Idileey9
    @Idileey9 Před 5 lety +5

    Naftada inta tarabiyesay wxe ku xiran tahay inta Allah ka cabsigagu yahay

  • @cabdiaden9008
    @cabdiaden9008 Před 5 lety +3

    Maasha Allah muxaadaro wanaagsan waaye ilaahow kuwa ka faaidaysta hanaga dhigo Amiin

  • @jeydiatoore2259
    @jeydiatoore2259 Před 5 lety +10

    MashAllah tabarakAllah shukran al nasiiixa howsha ad hesan howl yar maha koley waxan alle idinkaga baryaya in ilah ajarka idin laqa jibariyo

  • @lliibaanabdinasirdaahir1596

    Maasha allaaaaah sheeekh mustafa xaaji Ismael haruun alle dartii ayaan kuu jeclahy walaaahi illaah jannada haku geeyo

  • @miskihassan4663
    @miskihassan4663 Před 5 lety +3

    Masha alleh sheekhna mustafe haruun rabi haku dhawro jasakalleh khayr rabi abaalkaga jano haka dhigo

  • @amin-dg2mk
    @amin-dg2mk Před 4 lety +5

    Ilhay dartiis baaan ku jeclhy sheekh mustafe, mahadsanid wllka noo so gudbiyay wacdiga qiimaha badab❤

  • @allintorolla.i.r2655
    @allintorolla.i.r2655 Před 5 lety +8

    Mashallah ilaaho kubarakeey sheikh Mustafa ismail haruun ❤

  • @abdureh3180
    @abdureh3180 Před 4 lety +3

    Ilaahoow nafta adaa na galiyaye, noo hagaaji
    Yaa rabbi 🤲🤲

  • @jecelowbeerjacayl4122
    @jecelowbeerjacayl4122 Před 4 lety +1

    Mansha Allah sheikh Mustafa allow kusahal amurahaaga if iyo akhiiro

  • @user-od6px3cl1y
    @user-od6px3cl1y Před 4 lety +1

    Alla haydinka abaal mariyo sheikh mustafe iyo kooxda alnasiixa media
    Anaga hanaga yeelo kuwii wax ku qaata آمين يارب العالمين

  • @abdirahmanhassan1220
    @abdirahmanhassan1220 Před 5 lety +3

    mansha allah Alle ha ku dhowro shiikh

  • @ccfadal3807
    @ccfadal3807 Před 4 lety +1

    Allah ya barskah cid kastoo ka qayb qadatay soo gudbinta sheekha sheekhana Alle ha ka jasaasiyo

  • @A-Razack
    @A-Razack Před 5 lety +28

    Qalbigaan mar wali idinka Ducayna Alnasiixa media. Rebi miisaanka wanaagyada ha idinku culeeyo camalkani wanaagsan.. walahi Channelkan waan jeclhay .. cafimad taama , cibaado Suuban iyo cimri dherer Allaha idinku deeqo..

  • @nimcoali6000
    @nimcoali6000 Před 5 lety +7

    Jazakallha kharin sheekh mustfaa allaha raali noqod sheekh

  • @asadhalane
    @asadhalane Před 5 lety +10

    Sh.Mustafaa Alaah Haku Sharfo

  • @zouberabdi5969
    @zouberabdi5969 Před 5 lety +7

    MAsha Allah jazaakaalhu khyr sheikh

  • @osmanhassan7283
    @osmanhassan7283 Před 2 měsíci

    Allahayoow
    Xusnal khaatimah noogu deeq.❤
    Jazaakumullaah
    Kheyran sheekheenii.❤

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s Před 5 lety +8

    masha Allah
    جزاك الله خيرا

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 2 lety +5

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲❤

  • @maxamadfarhan6598
    @maxamadfarhan6598 Před 4 lety +1

    Wll Sheekh shabcaan iyo bar barawi NA kU soo dara wallalayaal

  • @asadkariye2414
    @asadkariye2414 Před 5 lety +2

    Masha allaah sheikh ilaheey haku xifdiyo❤️❤️❤️❤️

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Před 4 lety

    Jisaakallaahu khayran shiikh mustafe xaaji ismaaciil allaah haxafido aduunka aakhirana janatulfardaws hanagu kulmiyo aamiin aamiin hana kubarakeeyo

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Před 5 lety +2

    alle hainooxafido sheekheena anagana alle hainaga dhigo kuwa raaca wadada tooosan

  • @mohammedyusufmedia2803

    Shukran sheikh Mustafa x ismail haaruun Allah ha ku Barakeyo

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 Před 4 lety +1

    Ummada muslinka alle hynga dhigo kuwii janada ku kulma kuwii asxaabta la jaar noqda kuwii alle swt I dampi dhaafo امیں یا رب العالمین🤲

  • @libanaden9762
    @libanaden9762 Před 5 lety +18

    Channelka alnasiixa alle ha idinka jazai siiyo khayrka aad noo soo gudbinaysaan

  • @umumohamed9435
    @umumohamed9435 Před 5 lety +2

    Jazakallah sheikh mustafa allow kuwii naftooda dahira naga yeel 😥😭

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Před 5 lety +4

    Jasakallahukheyr she Mustafa iyo walalaha alnasiixa

  • @sacdacabdi5545
    @sacdacabdi5545 Před 4 lety +1

    msha allh ilaahaw sheekhyadayada noo dhawr aamiin yaa rabbi alnasiixa allh yacizak

  • @taymiyahkhaalid7717
    @taymiyahkhaalid7717 Před 4 lety +2

    جزآك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل ،وجعلنا العامليين بنصائحك الغاليه، ونسأل الله حسن العمل في الدنيا وخير الجزاء في الآخرة ونسأل الله الثبات دوما،

  • @hodanahmed8103
    @hodanahmed8103 Před 5 lety +2

    ilahow na hanuuni Oo diintada xaqaga natus 🤲🏻🤲🏻☝️❤️

  • @najmacaydaruus727
    @najmacaydaruus727 Před 5 lety +1

    Msha allh Alle Ajarkeeda hakaa siiyo Sheekh

  • @jii-hii3850
    @jii-hii3850 Před 5 lety +6

    ما شاء الله تبارك الرحمن
    مقطع مؤثر جداً جزاكم الله خيرا

  • @nasteehaqueen7668
    @nasteehaqueen7668 Před 5 lety +7

    Masha Allah sheikh ilaahay ajar iyo xasanaad allah ka siiyo dar ilaahy ayaa kuu jeclaahy wallalayaal iisoo duceeya waxaan ahay qof salaada iyo sunooyin keeda aan ka tagin soonka ku dadaasha xaaraanta iska ilaaliso hadane si bay wax iiga qaldanyihii madax xanuun zaaid ah ayaa dareemayaa marwalbo nolosha ciriiri badan ayaa dareemayaa walalalay iimaanka ayaa i daciifay culeesyo badan ayaa heesto nafsiyan ayaa culees ii heestaaa farxada ma dareemo xaga bulshada dhibaato ayaa iga heesto xifdiska iyo xasuusta ayaa igu yar ilowshahyga wuu badanyahy waxba focus ka ma saari karo oo maskaxdayda meela kale ku maqan ayaa argaaa mar walbo naftayda ma xasilno degenaasho ma dareemayo noloshayda meel ay u socoto iyo meel ay ka socoto ma aqaan wlalalay dar ilaahay iigu soo duceeyaa.

    • @ukberukber7743
      @ukberukber7743 Před 5 lety +1

      wllo markahore ilahay hakuxiftiyo waan akhriyey qoraalkaga waan dhafikariwayey inaan waxan kufaaiiday aan kuulaqayb sado ayaan doonay markaa wllo gabadh walasha ayaan ahay qof walba oo Muslim ah waxan jecelahay inaan usheego waxan naftayda lajecelahay wll anigaa sidaa ahaan jiray markaa iskayaabay diiqada wadnaha laabta iigasaran waxan sameyo aan garanwayey ayaan dhagaystay sheekh mustafe ilahay khayr hasiiye iyo sheekhiin kale siida shiikh abubakar iyo omar faruuq markaa waxan sameyey oon bilaabay tasbiixda digriga afka kama dhigo wllhi xiitaa markaan shaqaynayo ayaan sameeya lagayaba inay il kuhaysato dhagayso suratuk ruqiya waan dhagaystaa habeen walba waan shiitaa markaasan kusexdaa waxan isku arkay wllhi faraq weyn subax walba markad tukatid gacantada midig saar madax kabacdi ku akhri suratu yasiin fahmada ayey furtaa surstu yaasiin macno badan ayey kufadhiida waxanad kuducaysata mar walba xiita markad habeenki tukanaysid salatul laylka ilahow nafsadayda kasar diiqada iyo wiixii lamida laakiin waxad bilawdaa isku akhri suratu ruqiya markuu qofku il kudhacdana sidaasu noqdaa waayo xiitaa aniga il ayaa laiigusheegay calamadaha aad soosheegtay waan isku arkay suratu ruqiya waan kusexda iyado igadul baxaysa subaxiina waan dhagaysta dhagaha gasho tilifonka intaad ksdaaratid iyo suratu al baqra hadaad wadada aan sosheegay aad martid insha Allah isbadal weyn ayaad isku arkaysaa hawar warin wllo waayo xiitaa sabanka waxa iska jira six il kudhacda qofka wuxu ilahay siiyey ayaa lagu iilaynaya markaa wadada soomar wllo wallasha oo waxan ahay muslimada from hargaysa ilahay intii muslim ah ee xanuunsan hacaafiyo ilahay aan iskuxidhno oon quranka mar walba isasarno iyo aan afka kuhayno tasbiixda iyo digriga istiqfarta wllhi qof walbaaba haduu iintaa laasimo isbadal ayuu arkaya iyo farxad daganasho iyo kalsooni buuxda

    • @ukberukber7743
      @ukberukber7743 Před 5 lety

      wllo wax kale ood samaysa oon iintaa kuracinaya horta hawar warin insha Allah waxba manoqonaysid intaa aan kusoqoray same wllo aan anigu kufaaiiday marka labad quran isku akhri amba shiikhinta tufka leh utag haday kuudhawyihiin hadanay kudhawayn ood joogtid qurbaha gurigaga ayaad iskudawaynkarta wax kale dawadu maaha waa quranka kariimka ah dhagayso surahada iisha iyo sixirka laisku akhriyo kuso shubo mobile kaaga ama CZcams's kuqor siidaa same insha Allah waxanad isku dartaa toonta iyo malabka xabasuda intaasina waa kadawo sidaa same wllo waa iintaan sameyo marka is fahmiwayo Alxm isbadal weyn ayaan isku arkay

    • @nasteehaqueen7668
      @nasteehaqueen7668 Před 4 lety

      Ukber Ukber wlaasheydi macan qeer ilaaahy hagu siiyo insha Allah waa daadaalayaa waana sameynayaa ilaahay ajar iyo xasanaad haga siiyo misanka akhiro ilahay hagu gu daro waa ii faaideysay shukran

    • @omarabdi7245
      @omarabdi7245 Před 4 lety

      Hamdiita walshis allah haka qaado culeyska cfmad taam ahna allah ku siiyo niyada kheyr u sheek walsheydiyeey

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 Před 4 lety

      @@nasteehaqueen7668 illahay caafimad haku siiyo wlshy lkn quranka iyo ducooyinka kudadal oo badso siiba markaad soo kacdid iyo markaad sii sexanaysid sidoo kale dhakhtar psychiatric aha utag laga yaaba in illahay cafimad kuso mariyo sidoo kale cuntada fiican badso sida khudaarta iyo kalunka iyo biyo badan jimicsina samee habeenkiina saltul leyl tuko illahayna bari intaa markaad smaysid noloshadu way isbadli doonta adoo arkaya ayaad noqon doonta qof heer sare ah farxdii adunkuna udhantahay waa arin latijaabiyay

  • @halimaabdulahi7384
    @halimaabdulahi7384 Před 5 lety +5

    Jazaka allaahu kheyr

  • @Abdirahman.4
    @Abdirahman.4 Před 3 měsíci

    اللهم صل على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜

  • @ismahaanmohamedhassan9435

    M.a sheikh mutafa xaji ismail jizaaklah

  • @mohamedcumbulfarah2352
    @mohamedcumbulfarah2352 Před 5 lety +19

    Eebe wadada hanuunka hanagu toosiyo inshallh

  • @hamdihassan2824
    @hamdihassan2824 Před 5 lety +1

    Masha allaaah illaahey ha ka abaal mariyo sheikha io kuwa no so gudbiyay

  • @nazrudinoprahim7522
    @nazrudinoprahim7522 Před 5 lety +6

    Machallah sheikh ismaaciil.xaaji

  • @halimahassan9577
    @halimahassan9577 Před 5 lety +2

    Mash alh sheik Allah ku barkeyo

  • @adoonalle7373
    @adoonalle7373 Před 4 lety

    Masha Allah jazakallahu khayr sh mustafe haaji Ismail xafidullah iyo walalaha noo Soo gudbiyay khayrka jazakallahu khayr ameen. La ilaha ilallah mohamedan rasoolullah,sallalahu Alaihi Wasalam. Subhan Allah walhamdulillah wa ilaha ilallah wa allahu Akbar.

  • @engineerhanuniye8526
    @engineerhanuniye8526 Před 5 lety +2

    Allah (sw) dartii baan ujeclahay sheekh mustafa

  • @ruweydoabshir3279
    @ruweydoabshir3279 Před 3 lety +1

    ilahayow no fudude dhamanten🤲🤲🤲

  • @AbdirahmanIsmail420
    @AbdirahmanIsmail420 Před měsícem

    26/June/2024 Maalin Arbaco ban dawanayaa Sh.mustafe xaaji ismail haruun xafidakalaah❤

  • @fadumosahal9288
    @fadumosahal9288 Před 5 lety +1

    Maaansha allh tabaarakalaah Alle habo qaaali haku barakeeyo aduun iyo aaakhiraba

  • @maxamedburco4525
    @maxamedburco4525 Před 5 lety +2

    Mashalah jaskalha khayr shekh

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 5 lety +2

    Maasha Allah jasaakallah khayr💖

  • @crahmanciisemohamed6068
    @crahmanciisemohamed6068 Před 5 lety +4

    Si aan kii gu mahad naqo ma aqaan alaah haku abaal mariyo

  • @bato-di-wolf
    @bato-di-wolf Před 5 lety +7

    Keep doing the good work brothers 😍😍😍😚😙

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 Před 4 lety +1

    Masha allah ilahow no danbi dhafaaa Aniga Iyo muslimnaaa o dhan🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @xaajisiciidaxmedaxmed8812

    Sh.mustafe waa Sheekh aad uqiimo badan oo noloshayada wax badan ka badalay. Wllyl idinkana waad mahadsan tihiin sidaad noogu soo kordhisaa muxadiroouinka qiimaha badan al nasiixa

  • @asmabadri7547
    @asmabadri7547 Před 5 lety +5

    💕💕💕💕💕‏شاء الله إن شاء الله شكرا جزاك الله خيرا خير الجزاء على الله عليك شيخ مصطفى

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 Před 4 lety

    Illaahay sheeq mustafoow ku barakeeyo shar oo dhana rabi ha ka xijaabo adiga iyo culamadeena adigoo kala

  • @JUWEERIYO140
    @JUWEERIYO140 Před 2 měsíci

    21/June/2024 Maalin Jimco ban dawanayaa Sh.mustafe xaaji ismail haruun xafidakalaah❤

  • @faizamohamed9846
    @faizamohamed9846 Před 4 lety +1

    Ma shaa allah shukran sheikh May Allah bless you

  • @ibnuhussein5080
    @ibnuhussein5080 Před 5 lety +3

    Mash alh sh Mustafe alle haku barakeeyo

  • @mubarikhargeisawi7994
    @mubarikhargeisawi7994 Před 5 lety

    Sheekh Mustafe Alle If Iyo Akhiraba Haku barakeeyo Jazklaah khair Sheekh

  • @hamsesuldaan1800
    @hamsesuldaan1800 Před 4 lety +1

    mnzha allah
    illaahy hayna waa fajiyo khayr

  • @naciimapriya8499
    @naciimapriya8499 Před 4 lety

    Alle SWT haka abaal mariyo Sheekhena

  • @abthirizakyoowjii8041
    @abthirizakyoowjii8041 Před 4 lety +2

    mnsha allah jazakallaahu khayr

  • @hafsajama6505
    @hafsajama6505 Před 4 lety

    Ilaahay hayna hadeeyo dhaman musliminta aamiin yaa rabi

  • @ahmedkhadaabih1983
    @ahmedkhadaabih1983 Před 5 lety +3

    جزاك الله خيرا شيخنا الحبيب

  • @hoodmohamed8171
    @hoodmohamed8171 Před 5 lety +2

    Mnsh allh Allah Nagu anfaco

  • @casiyabintuhassancasiyabin2738

    Jazakalahu kheran shiekh allah ka abaal mariyo

  • @najaxfaaraax8984
    @najaxfaaraax8984 Před 5 lety +3

    mnshaallh jazakalahu khyre

  • @caraftamedia4682
    @caraftamedia4682 Před 5 lety +7

    jazakallah sh mustaf🤩👏

  • @ismacilguliye4511
    @ismacilguliye4511 Před 5 lety +2

    mashaa Allah ha fidu Allah

  • @sheekhcabdiqani4640
    @sheekhcabdiqani4640 Před 5 lety +3

    Masha Allah alaha haku barakeeyo

  • @ifrahgurey9895
    @ifrahgurey9895 Před 5 lety +3

    Mnsha Allah sheeq Allah hakaa ajar siiyo

  • @cabdirashiidrashka1799
    @cabdirashiidrashka1799 Před 8 měsíci

    ﷺالله أكبرجزاك الله خيرا

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 Před 5 lety +3

    Masha Allaha Allaha hanoo xafido sheiqena

  • @anuuzh2937
    @anuuzh2937 Před 3 lety +1

    اللهم أحفط شيخنا الفاضل شيخ مستفا

  • @siraadhali4912
    @siraadhali4912 Před 5 lety +2

    Walal mahadsanid inosobasiya video ka

  • @bulkahilaacyare5591
    @bulkahilaacyare5591 Před 2 lety +2

    I'm available for any time here to thz masterpiece 😍☝️

  • @sakarieabdirizak913
    @sakarieabdirizak913 Před 5 lety +6

    ماشاء الله

  • @DIIWAAN25
    @DIIWAAN25 Před 5 lety +3

    Sheikha ugu jeclahay sheikh Mustafe Allah xafido, channelka aan jeclahay wanaagana soo galiya Alnasiixa media mahadsanidiin❤

  • @itsebyan
    @itsebyan Před 4 lety

    Ajar alle ha idinka siiyo wllyaal

  • @hanatabdi3170
    @hanatabdi3170 Před 5 lety +1

    *alnasiixa qeeyr alha idin siiyo hadaadan idinka nosoo gudbin laheyn manta mafiirsanlaheyn video qurux badan oogawan shiikh mustafa alle kaa awal mariyo😭❤*

  • @suhaybmohamed5205
    @suhaybmohamed5205 Před 4 lety +1

    Jasaaku llaahi khayr

  • @khalidqalbi7790
    @khalidqalbi7790 Před 5 lety +5

    Mashaa alaah baarakalaahu fik

  • @yasminfarah1613
    @yasminfarah1613 Před 4 lety

    Mansha llaah alnasiixa guullayso

  • @nadirasaid7452
    @nadirasaid7452 Před 5 lety +4

    Allaha inagu anfaco amiin

  • @cabdiqani2705
    @cabdiqani2705 Před 5 lety +3

    Maasha allaaah allaaah hanagu anfaco

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni1517 Před 5 lety +1

    Manshallah. Jazakalahu kheyran

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 4 lety

    Ilaahayoow Kuwiidaartoda Aakhiro Dista Nagayeel Aamiin

  • @ibrahimmursal7132
    @ibrahimmursal7132 Před rokem

    Ciid mubarak 2023

  • @cabdullahihassan8382
    @cabdullahihassan8382 Před 4 lety

    Mash allh aalh khyrka hyniigu wadoh bahda khyrka badan alnasiixi/ media

    • @abdirashid1110
      @abdirashid1110 Před 4 lety

      Maansha.allaah.alle.hakaa
      Abaalmariyo.iyo.cidiika