IMAANKA MAXAA SUGA ? ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:
    www.youtube.co...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    CZcams: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, CZcams, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the CZcams channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    www.youtube.co...

Komentáře • 285

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE Před 4 lety +206

    Ilaahay iimaanka Hanoo sugo 😢

  • @zakariahassanmohamed7531
    @zakariahassanmohamed7531 Před 4 lety +69

    Maasha allaah
    Walaal inoo soo badiya Muuqaaladda jar-jaran Ee sheekh mustafa Xaaji Haaruun 🥰🙏👑❤

  • @abdifatahfeysal3516
    @abdifatahfeysal3516 Před 4 lety +12

    ilaahow iimaanka iisoo celi oo igu sug qalbigana ilaahow iigaali aamiin

  • @cabdiaskarbuulle4887
    @cabdiaskarbuulle4887 Před 3 lety +13

    waxaan ka codsanaaya qof walbo muslim ah inuu isooduceeya inuu Alle i hanuuniya inshaa Allaah

    • @yussufaxmed8886
      @yussufaxmed8886 Před 2 lety +1

      Illaah dhamanteen hana so hanuunoyo

    • @user-qr6lv2pb1r
      @user-qr6lv2pb1r Před 8 měsíci +1

      A amount walal illahay kuwii uu hanuuniyo labadeeba ha inaga kuwii jannada fardowsa ku kulma alle ha ina yeelo

    • @cabdiaskarbuulle4887
      @cabdiaskarbuulle4887 Před 8 měsíci

      @@user-qr6lv2pb1r aamin brother Alle hana wada hanuuniya janadiisana hanagu kulmiya insha allaah

  • @farhanabdiciise5869
    @farhanabdiciise5869 Před 4 lety +26

    Alllaa sdn u jeclahy sheq mustafa ilaaho ilaa kuulan siii yaa allah

  • @abdirahmanmose
    @abdirahmanmose Před 4 lety +24

    Masha allah jazaakallah
    Ilaahow iimanka noo xooji😢😢🤲🤲

  • @mumtasismail4523
    @mumtasismail4523 Před rokem +9

    Best teacher SH. Mustafa jazzakallh khair 😭❤️

  • @abdul-naseryussuf1296
    @abdul-naseryussuf1296 Před 4 lety +103

    Waxeynu ku Noolnahy Aduun Qariban.
    Allahayow Iimaanka Nagu Sug🤲.
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك..
    Sheekh Mustafa Xaaji Ismail Qof aan Jeclahy inan mar La kulmo❤❤😍
    Mahadsanidiin Bahda #Al-Nasiixa Media.

  • @somaligirl9402
    @somaligirl9402 Před 4 lety +27

    Ilahow imanka no adke🤲ZhukraN alnaziixa family🥰❤

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 Před 3 lety +23

    اللهم ثبتنا بالقول الثابت في الحياة الدنيا والآخرة اللهم امين يارب العالمين 😭😭

  • @aamiinmukhtaar3681
    @aamiinmukhtaar3681 Před 4 lety +22

    *Masha allah tabarakallah alle hakaa abaal mariyo sheekh*
    *Anakana alle hanaga dhigo kuwii ku waano qaata* ❤❤❤

  • @sihaamsiciid9756
    @sihaamsiciid9756 Před 2 lety +6

    أللهم آتنا في الدنيا حسنه وفي الآخرة حسنه وقنا عذاب النار اللهم امين يارب العالمين

  • @fadumiinichanel98
    @fadumiinichanel98 Před 3 lety +5

    Allah nagu sugo iimaanka iyo kalimada xaqa ah allahuma aamiin yaa allah 🤲

  • @fadumomuhidin7017
    @fadumomuhidin7017 Před 4 lety +9

    Allh nosugo iman kena allh naga dhigo kuwi liwano aqiro iyo adunyo allh naga dhigo kuwi kukulma janatul fardoso amiiin yaran

  • @dahirmohmedfarah7255
    @dahirmohmedfarah7255 Před 4 lety +7

    Ilaahaw iimanka noosug quluubtayadana noo xafid yaa rabi naxafid aniga iyo walaaladeyda islaamka ahba😢😢😢😢🤲🤲

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 Před 4 lety +4

    Allow iimaanka noo suk🤲🤲

  • @abdinasiib4903
    @abdinasiib4903 Před 3 lety +16

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @mahaddalnurshe9769
    @mahaddalnurshe9769 Před 4 lety +14

    Ilahow Imaankenu Noo sug adaa qaadir aheee rabow Na amanso 🙏🙏🙏 shekh Muspha Allha ku Xafdo waa sh kaliyah ee aan Jeclhy mar walbo inaan Dhageysto allha Ku Abal mariyo Sh Mustapha💯💯💯💯

  • @sundusmaha6485
    @sundusmaha6485 Před rokem +2

    Ilaahow sheekh mustafe janada nagu kukaysii yaarabi

  • @ahlammahamed2
    @ahlammahamed2 Před měsícem

    ربنا اتنا فى الدنيا حسنة وفى الأخرة حسنة وقنا عداب النار😢🤲🏼

  • @deganadan2906
    @deganadan2906 Před 4 lety +6

    ماشاء الله شيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون ربي يحفطك

  • @isinkaumada9274
    @isinkaumada9274 Před 3 lety +3

    Masha allah sheikh mustafe xafidulaah

  • @sarahadam9232
    @sarahadam9232 Před 4 lety +7

    Allah ku xifdiyo sheikh, illahay ha naga dhigo kuwii ku intifaca🤲🤲

  • @ikraniitamahomed614
    @ikraniitamahomed614 Před 3 lety +3

    شكرا ❤🙏🙏🙏

  • @dahirmohmedfarah7255
    @dahirmohmedfarah7255 Před 4 lety +4

    Shiikh mustafe ismaacil shiikh aan jacelahy axaadistisa iyo qisoo yinkiisa aadna u jacelahy dhageysigiisa ilaahy haku cafido adiga iyo umada islamkaaba🤲🤲

  • @apdiwahababiibdaahirmuuse1928

    Msha allh illahy Imaanka ha no adkeeyo

  • @hooyomacaan5402
    @hooyomacaan5402 Před 4 lety +6

    Ilaahy haku Xafidiyo sheik mustafa ❤🥰🔥

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před rokem +3

    ماشاءالله تبارك الله ❤🌟جزاك الله خيرا شيخ مستفا 🌟🎧💝

    • @mahamedali5777
      @mahamedali5777 Před rokem +1

      ماشاء الله يا اخي اسد احبك في الله ♥💓♥

  • @fadumosahal9288
    @fadumosahal9288 Před 4 lety +4

    Shiikh mustafe xaaji ismaaciil haaruun habo Alle aduun iyo Aaakhiraba hakubarakeeyo 💕

  • @hussein1800
    @hussein1800 Před 4 lety +7

    JAZAAKA ALLAH 🤲
    SHEEKH MUSTAFA XAAJI ❤🙏

  • @saabiralfaghi6510
    @saabiralfaghi6510 Před 4 lety +4

    Walalaheyga Aan jeclhy was waas Ayaa idhibay Ee isoo duceya In Uu ilhy ika Najeeyo Sheydanka Iyo shartiisa❤

    • @updikadirmohamed7442
      @updikadirmohamed7442 Před 4 lety +1

      Pro ilaahy haka dulqaado talo kusiina sheydnka wuxuu kusheego haqdn iyo adkaarta aqriso ilaahy hakula garab galo zxp mcne

    • @saabiralfaghi6510
      @saabiralfaghi6510 Před 4 lety

      @@updikadirmohamed7442 Aamin abowe wlhi mar mar wan iska Ooyaa wax yabo Aanan macqul Ahen niyada ika so gelinaa insha alh wan ka bixi doona❤❤

    • @updikadirmohamed7442
      @updikadirmohamed7442 Před 4 lety +1

      @@saabiralfaghi6510 Hye pro kaliya isku mashquuli wxa khyrka ah waana kabaxee🙏

    • @hamdaabdirashidomar6616
      @hamdaabdirashidomar6616 Před 4 lety

      Wllo astaqfaarta iyo saliga nebiga scw bdso encha Allah quran akhriska badso Allah ha ka ka xeeyo encha Allah

    • @saabiralfaghi6510
      @saabiralfaghi6510 Před 4 lety

      @@hamdaabdirashidomar6616 Amiin abyo ilhy qeyr haku siiyo Talada Ad isiisy wad ku mahad santhy❤❤

  • @omerabdilahi753
    @omerabdilahi753 Před 4 lety +4

    Mashallah sheekh mustafe alle macooga hakaadhigo anbiyadana iyo azxaapta

  • @sophy20233
    @sophy20233 Před 2 lety +4

    استغفرالله العظيم الذي لااله الا هو الحي القيوم واتوب اليه❤
    لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 4 lety +6

    حفظكم الله AL_NASIXA MEDIA جزاك الله خيرا
    Ilaahay waxaan waydiisanaynaa in iimaanka inagu sugo inoo siyaadiyo inagu dilo ayaan ilaahay waydiisanynaa

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 2 lety +2

    Mashllh sheikh mustafe Ismaaciil haaruun 🔥

  • @abdirahmanmahmoud5556
    @abdirahmanmahmoud5556 Před 4 lety +3

    يا اهل النصيحه جزاك الله خيرجزا

  • @ABDULKADIR.M7
    @ABDULKADIR.M7 Před 11 měsíci +1

    Waxan ku jirey waqti aad Iyo Aad U xun waxAN DHamaan iska dhafy ( sociel media ) anig bilaawey inaan dhib Ugu laabto. ALLE WAxn ka dhaxbaxay dhamaan asxaabteyda !! ALNASIIX MEDIA ma jirto hada muqal aan dawan waliba shiekh mustafe xaaji Ismail muxaadirooyinkiis waxaa Iibaxay waqti Wanaagsan ❤

  • @aboudchannel8570
    @aboudchannel8570 Před 4 lety +3

    جزاك الله خيرا يا شيخنا مصطفى شيخ اسماعيل هارون

  • @cedricmo4691
    @cedricmo4691 Před 4 lety +9

    ilaaah Qer ha idn ka Siiyo alnasiixa alla Qer Kiisa Hana Waa Fujiyo Dhaman ten

  • @mahamedali5777
    @mahamedali5777 Před rokem +2

    الهم يا مقلب القلوب والأبصر ثبت قلوبنا علي الدنك 🤲🤲📚📚📚

  • @farhanmohamed4767
    @farhanmohamed4767 Před 4 lety +4

    Mansha allah waan ka faiideystay walahi Jazakallah Sheikh Mustafa Dambigaga iyo kii waalidkaga alle ha dhaafo

  • @cabdullaahiyuusuf6100
    @cabdullaahiyuusuf6100 Před 4 lety +2

    جزاكم اللة خيرا

  • @usamecumaraxmed4103
    @usamecumaraxmed4103 Před 4 lety +3

    @Al nasiixa media.
    Jazaakallah khayr.
    Masha allh❤

  • @cawojama7399
    @cawojama7399 Před 4 lety +4

    Mansha allah. Jasakala shaeikh mustaFa

  • @sultancali972
    @sultancali972 Před 8 měsíci

    Alle subxanahu watacala iimanka hanoo sugo amen 😢😢❤❤❤❤ sheikh mustafa adun iyo aakhiro Allah ku barakeyo ❤❤

  • @wllpop4739
    @wllpop4739 Před 2 lety

    M.a wallhi markii Aad dhageystey waan Ooyey sheeqeyna Jannadda Allaha ka waraabi Aaaaaamin sidoo kale Ajar iyo Xasanaad Allaha kaa siiyo Aaaaaamin

  • @MohamedAhmed-lu8me
    @MohamedAhmed-lu8me Před 3 lety +1

    Illahey jannatul firdaus haa kusiyo. Sheikh mustafe Masha'Allah. Cafimaad iyo cimri dheer Rabi haa kusiyo

  • @riyanaranda3012
    @riyanaranda3012 Před 4 lety +4

    Jasaka Allah sheekh mustafe

  • @sayiidqalliwalli1035
    @sayiidqalliwalli1035 Před 3 lety +1

    Ilahaay haa uu siyaadiyo imaanka intaa muslim aah

  • @honestman4046
    @honestman4046 Před 4 lety +3

    Masha allah jazaka allah 💯💯💯🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️💥💥💥

  • @abdikaafi3271
    @abdikaafi3271 Před 4 lety +1

    Jazakumulahu kheyr Sheikh Mustafa X Ismaciel Haaruun ❤️

  • @mohamedabubakar2174
    @mohamedabubakar2174 Před 4 lety +4

    Daawadaha 1

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 Před 4 lety +7

    Allow iimaanka noo sug wlh saman fitnooyinka carada ka bateen ayaanu nool nhy qof walba waxaa laga rabaaa inuu ilahay u laabto 😥😥😥

  • @abdukhaadirmuuseburaale

    masha allaah allah haka awaal mariyo sh Musdhaf Xaaji Ismaaciil

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 Před 11 měsíci

    Jazaakalahi kheyr sheekh Mustafe
    Alalh ku dambi dhaafo
    Alle darting ayaan u jecellahay sheek mustafe

  • @hoodomaxamuud6766
    @hoodomaxamuud6766 Před rokem

    Maansha Allah sheekh musdafe x ismaaciil fallen soobadi muxaadirada ribada

  • @cabdiqadariCasanyo
    @cabdiqadariCasanyo Před 11 měsíci

    Yaa rabbi wllhi imaankayga daciif aad u daran ayaa ku yimiye yaa rabbi sidiisi ku soo celi

  • @yaxyemoha9747
    @yaxyemoha9747 Před 4 lety

    Mashallh allh xafido sh mustafe iyo culimada oodhan noo soo badi wll muuqaalada

  • @Yarennn2
    @Yarennn2 Před rokem

    الله اكبر ❤️sheikh mustafe haji jasaka Allah khayr

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 4 lety +2

    Jasaakallah khair❤

  • @aslahusein5148
    @aslahusein5148 Před 3 lety +1

    Illahey ajar haka siiyo sheeqena illahey waxanka baryaya inu imankena inoo xoojiyo qalbiyadeenana isuso dumo

  • @hamdihussein7107
    @hamdihussein7107 Před 3 lety +1

    Ma sha allah barakal Allah fiiikii sheikh

  • @munaofficial7041
    @munaofficial7041 Před 4 lety +7

    jasakallahu🤲🤲

  • @sihaamsiciid9756
    @sihaamsiciid9756 Před 2 lety +1

    آللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Před 8 měsíci

    Illahow na hanuuni yaa rabbi

  • @Mudane.
    @Mudane. Před 3 lety

    Alnasiixa walaaalayaal Mhadsanidiin ilaahay aakhiro meel wngsn idin geee

  • @axmedfaysal3082
    @axmedfaysal3082 Před 3 lety

    Ilaahayow imaan dhaba ayaan kuweydiisaney aaammmiiinnn yaa allah

  • @hawamohamedahmed3604
    @hawamohamedahmed3604 Před 3 lety

    Jazaka ALLAH KOULOU kheir fi dounia oi akhira mon frere

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 Před 3 lety

    ilahay iimaanka haynagu sugo umada musliminta ah o dhan aamiin aamiin

  • @XasanCumar-vb8zb
    @XasanCumar-vb8zb Před 29 dny +1

    illaahoow inoo sug iimaanka

  • @hamseahmedomar558
    @hamseahmedomar558 Před 3 lety +1

    Mansha Allah

  • @nihaalmohammed5442
    @nihaalmohammed5442 Před 4 lety +1

    Shukran sheikhuna kabiir allaha kudeysto

  • @ayanahmed8433
    @ayanahmed8433 Před 3 lety

    Ilaahey iimankeyna ha sugo 🤲🤲🤲

  • @drmaahirking6356
    @drmaahirking6356 Před 3 lety +1

    Mashallh 😍😭😭

  • @claahisaalax8382
    @claahisaalax8382 Před 4 lety +3

    Maasha Allaah

  • @am6932
    @am6932 Před 4 lety +3

    Jasaka Allah

  • @mohamedsadiq5881
    @mohamedsadiq5881 Před 4 lety +2

    Masha Allah Sheikh Mustafa hajji ismacil Allah guide thought at this Dhunya of 🤲

  • @nasteha854
    @nasteha854 Před 13 dny

    Ilahay khayrka nawafaji 😢

  • @abdiqadirmohamed9268
    @abdiqadirmohamed9268 Před 3 lety +1

    Masha allh

  • @sihaamsiciid9756
    @sihaamsiciid9756 Před 2 lety

    توكلت على الله وكفا بالله وكيلا

  • @rabicaahmed8
    @rabicaahmed8 Před 4 lety

    Mashallah jazakallah hu kheeyar shakha alle Haku xifatiyo

  • @abdisalanmohamout9725
    @abdisalanmohamout9725 Před 4 lety +2

    Alle ha dhawre sheekhena muztafe haji ismail al nasiixa media shaqo wcn ayad hyzan kanaalkena alle ziyaadiyo

  • @Zikaawi
    @Zikaawi Před 3 lety +1

    Mzha allah sheekh mustafe

  • @michelemadia
    @michelemadia Před 2 lety

    Masha allah QalBiGa Ayuu QaBojiyaa XaDisku Alleh Ajar Haka siyo SheeKh MusTaFaH

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753

    Sheekha Allaha xafido

  • @abdisalamsuldan2981
    @abdisalamsuldan2981 Před 4 lety +1

    الله يحفظك شيخ مستف

  • @drmaahirking6356
    @drmaahirking6356 Před 3 lety +1

    Allow imaanka nooo adkeee😭

  • @mohamedibrahim-yn1to
    @mohamedibrahim-yn1to Před 3 lety

    M a Alle hayno denbi dhaafo Aamiin Aamiin yaa rabbi

  • @prettymuslimah924
    @prettymuslimah924 Před 3 lety

    Ilaahayow iimankeena inoo xooji.

  • @ismaciilabdulrahman3215

    جزاك الله خير

  • @axmedfaysal3082
    @axmedfaysal3082 Před 3 lety

    Ilaahayow na cafi

  • @abdisalansalad1161
    @abdisalansalad1161 Před 3 lety

    ilahay imaanka haynoo siyaadiyo

  • @nazriinhusein9451
    @nazriinhusein9451 Před 3 lety

    Amiin Allah NOO naxariiso

  • @ALHIDAAYADIIN
    @ALHIDAAYADIIN Před 4 lety +2

    Isoo boqo plz

  • @ahmedcaraye2128
    @ahmedcaraye2128 Před 3 lety +1

    Ilaahey iimaan keenna kasugo dhamaanteena

  • @hanibile5812
    @hanibile5812 Před 2 lety

    Masha allah waa sax ❣❣❣

  • @abdirashidissa4257
    @abdirashidissa4257 Před 2 lety

    M.a JazakaAllah

  • @sucaadyaasiin3649
    @sucaadyaasiin3649 Před 3 lety

    Ya rabi imaan ka noo wanaaji

  • @cumarmaxamuud709
    @cumarmaxamuud709 Před 4 lety +1

    Mansha allah afdalalu sheekh

  • @mohamed.himilo
    @mohamed.himilo Před 4 lety +3

    SXIB Qisasu Quraan Maxaa Ku Dhacay Aad Ban Ulasocday Mise Ramadaanta Ayay Ku Eekeed