Abdiwali Sayidka, Hees Cusub 2012 Soomaalaay is Aamina, by Socdaal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 11. 2012
  • Abdiwali Sayidka performing live at xaflada tagerada raisulwasaraha ee lagu qabtay magalaada columbus, Nov 3rd 2012, Heestii Soomaaly is Aamina, ereyadii iyo laxankii Samiraye, musigii istiinle, Duubistii iyo Farsamadii Basement Brothers iyo Engineerkeeda Ahmed Rasta.
  • Hudba

Komentáře • 420

  • @DarajopoY
    @DarajopoY Před 2 měsíci +10

    Let's see how many people are watching 2024 👀 🤔 🤸🫡

  • @aliabdii6826
    @aliabdii6826 Před 4 lety +73

    Proud to be a Somali
    If you are true somali leave a like
    In 2020

  • @hassanibraahimaadam9375
    @hassanibraahimaadam9375 Před 3 lety +66

    Dal jaceyl dartiis ayaan usoo radshay heestan😭
    19/March/ 2021 5:12: 00 Galabnimo😪

  • @fartuun_osman
    @fartuun_osman Před 5 lety +32

    allow soomaali mideey qabyaladana naga saar🤲🤲🇸🇴😭😭

  • @abdowibrahim6182
    @abdowibrahim6182 Před 4 lety +29

    listening from Nairobi Kenya...proud to be Somali💪somaalay iis aamina

  • @cabdicasiistimajilic2190
    @cabdicasiistimajilic2190 Před 5 lety +75

    fanankaan wuuna cod macanyahay heeso wadani ah ayuuna qadaa mnsha alh

  • @anisahussen5673
    @anisahussen5673 Před rokem +5

    Heestaan waa in lagu xuso dadkii lahaa si aysann taariikhda u dhumin, wuuna mu mahadsantahay codka dahabigaa iyo deganaanta uu u qaaday abdiweli sayidka ❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 4 lety +96

    2020 Yaa dawanayo
    Markuu farmanjo madaxwene Noqday oo Uu rabo in uu soomali mideeyo😢

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 4 lety +1

      Riya Ku jirta sister muxu idin midayn kara farmaajo 😀😀lol

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 4 lety +1

      @@mahatshafii8499 Somali waa qowmiyad wayn midnimo iyo horumar waa kala laba oo horumar kama hadal 5ta Somali waan jecelhy inay mid walba horumar gaadho meshiisana ku nobad galo plse midnimo akhira ka dhaw adna waad ogthy inanay dhici Karin waqtigan farmaajo midayn Karin been miya ✌️

    • @anababas3293
      @anababas3293 Před 3 lety

      @Gabar bari offizial naa hada daawooyo 2020 waxba Isma badalin

    • @sadeali7026
      @sadeali7026 Před 3 lety

      Farmajo wa raba hadu awodi laha

    • @omarqaasin9561
      @omarqaasin9561 Před 3 lety

      Guul

  • @shakracde1364
    @shakracde1364 Před 5 lety +15

    Ujedadu murtidu waa eray dardaraneee 😢😢😭😭🇸🇴🇸🇴 qaranimo wx ka wngzan ma aragno somalaay ohee qabiloow

  • @alltheway2931
    @alltheway2931 Před 3 lety +11

    Dunida waaay Naga hormartay Intan anaga isku jednay 🥺🇸🇴

  • @bilealijama5712
    @bilealijama5712 Před 3 lety +13

    Soomaalay Is Aamina Soomaalay Is Aamina Anagu Heeska Eraygan Qiimaha Badan baan kala dhex baxay Adiguna!!!

  • @mohamedqadar7384
    @mohamedqadar7384 Před rokem +5

    Waxaan dhageesanaaysa 28/6/2023
    Ee 10ka carafo waana maalin arbaco ah ciidul adxa soomalaay I aaminaa ❤ 😍

  • @hassanomar4389
    @hassanomar4389 Před 4 lety +19

    🇸🇴 qof walba o somali eh 🇸🇴👈 kas ba naga dhaxeeyo marki calan qabiil meel iska dhigno ✊

  • @ifrahismail1754
    @ifrahismail1754 Před 3 lety +15

    I'm proud to be somalian 🤩🌍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-mv5co7fz8o
    @user-mv5co7fz8o Před 2 měsíci +4

    2024 cidii igadambaaysay wxaatahy halyeydhulkiisa jecel waayuhuna ciileen sida anookle waa jeclahy somali oo is aamintay lkin waa arkiwayey ma anoon arag baa aduunka katgi doona misa wxaa heli doona garbo iga caawiya hormarka somali oo aan kawada shaqyno

  • @abdiwahabhussein9201
    @abdiwahabhussein9201 Před 2 lety +3

    Fanaaniinta wa marexaan. . Somalia wa marexaan marexaana wa somalia ... Wan u qiray reerkaas iney wadani yihiin..

  • @hamdiosmanjama1619
    @hamdiosmanjama1619 Před 2 lety +7

    Somalaay is aamina 4/12/2021 wadakenu xalad adag kujiraa rabow no hagaji 😥🇸🇴🇸🇴🌍😥

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Před rokem +5

    Maxaan is aaminaa Somalia markaa wax u sheegto ayeeyba kasii daraan 😢
    Hees qiiro leh aan cid waliba ujeedkeeda garan karin iga dheh ❤

  • @ramadanahmed5703
    @ramadanahmed5703 Před 5 lety +37

    2019 ya ila dawiniya ☝

  • @cabaasaxmad4712
    @cabaasaxmad4712 Před 2 lety +3

    2/3/2022 10:23 pm Mogadishu ayaan daawaday adiga goor mee daa waday
    Hoos noogu reeb

  • @user-hv1xu6gj2k
    @user-hv1xu6gj2k Před 3 měsíci +1

    Hadaan dad wllo noqon laheen mxa nagaa dhimanayo wa yabee ax Somalino mcnaa 😢❤

  • @dreamgirlreaction2731
    @dreamgirlreaction2731 Před 6 lety +28

    Waxan dareeemy somalinimo Ax

  • @kamallpabdikadir6511
    @kamallpabdikadir6511 Před rokem +5

    Somalaay is Aamina Wllh It was a time Markaan Dhageesan Jiray Heestaan Abdiwali Sayid Allha Ku amaanzado MeeL wlpo Dunida Ka JoogTo zhp .....2023 Hadaad DhageesataY like ta Ha Ila Dhaafin.....🇸🇴💪❤️

  • @abshirhillaac2033
    @abshirhillaac2033 Před 4 lety +8

    Hestan waxn badhayey ina mudo ah ugu danbyn wan so helay somalia i love❤️👑👑❤️

  • @yuusufyuukey7278
    @yuusufyuukey7278 Před 3 lety +8

    I remember this song 2013 😢
    Anigiyo walashay dhagaysan jirnay 😘

  • @abdirahmanfille4989
    @abdirahmanfille4989 Před 4 lety +23

    2020 bilaw ayey ii tahay yaa ila daawanaya 😭

  • @abdirahmanhayi3239
    @abdirahmanhayi3239 Před 2 lety +10

    Being somali is really incredible thing I'm somali but Somalia citizen but our heart will be somali i

  • @layaanabdalaa5879
    @layaanabdalaa5879 Před rokem +1

    Alx 10 year ka bacdi dawanaya heestan wadaniga fananka wayn abdiwali sayidka walee sanadkan wadani nimo iska daaye somali is jecel lama hayo away xafladahi qarankena lagu xusi jiray majirto manta qabyalad umada kala geysay tiktok canser somali ku noqday iyo snapchat soo baxay mamul gobaladyo calaman la aqoon waxaa ani iyo adinka comantigeyga aqrisanayo ka darnan doono jiilalka soo socdo bal somalia sawero 2050 markii la gaaro qabyalad heerke mareysa carab aduunka ugu liidata ba manta dayaxa in aadan ku tartarmaya
    Almuhiim allahay qatumada hano sugo intii dhimatay iyo inta nool allah u naxaristo raxmada ilahay walaga maarmarman ee raxmadada ku waydisane habenimo qamiis 21;37daqiiqo 30-3-2023 muqdisho-somalia

  • @SimanMahamed-ne1gh
    @SimanMahamed-ne1gh Před 20 dny

    Soomaali 😢oo israacday ilaaahow itus 🫡🇸🇴dal jacayl ayaan uso boqdy hestan muqdisho somalia 🇸🇴 🙏❤️❤️❤️

    • @IdleHamey
      @IdleHamey Před 14 dny

      😮satn wadakaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @libanmohamed3093
    @libanmohamed3093 Před 4 lety +5

    soomaalaay waa laidin la hadlay intii dad lala hadli jiray qabiil haku adeeganinee cilmi ku adeegta👏👏👏

  • @kotileyshariff7727
    @kotileyshariff7727 Před 11 měsíci +7

    2023 and still listening to this song ....Farax Murtile the man the myth ❤

  • @anisahussen5673
    @anisahussen5673 Před rokem +2

    Midnimo Midnimo Midnimo Midnimo Midnimo Midnimo soomaaliwayn gees walba insh-allah, intuusan dalkeenna gabi'ahaanba gacanteenna toos uga bixin, ileeyn haddaba gumaysi casriyeeysan yaan kujirnaaye❤

  • @HayaatMohamed-qy8zy
    @HayaatMohamed-qy8zy Před 5 měsíci +2

    Stell 13/2\2024❤dad jacelnimo ❤🎉Somalia is amina😂❤wana la si ceejinooyaaye😊❤😂

    • @user-cs8wy9pj5r
      @user-cs8wy9pj5r Před 2 měsíci +1

      Wili Waxa Socota DhageYsiGa Garmaqalka La Xidhiidhta EEdeYsane SeYdcali Ninkii GubaY Xaskiisa.😂😂

  • @alifaras6970
    @alifaras6970 Před 5 lety +75

    Whenever I listen this song I remember 2013 election in northeastern Kenya exactly wajir where we were campaigning and we use to listen this song while campaigning 😍😍 somalay is aminay

  • @mahadabdullahi7764
    @mahadabdullahi7764 Před rokem +1

    Cawa waa 1da luliyo hestan aan dawanayo ay wadaniyadu kujirto somalidu haday qaadan lahayen saacan burbur kuma jirteen 2023/7/1
    Somalia guul Insha Allah

  • @its_hamdi5043
    @its_hamdi5043 Před 6 lety +20

    Somaliyeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙👆

  • @zakariyexasanilig7607
    @zakariyexasanilig7607 Před rokem +3

    Waxaa dhicidoonta maalin aan dalka madaxweyne ka ah inta wadaniyaal mesha kujirta xilal ayaan niimagacaabidoonaa i.a✌😂

  • @hafsanuura2498
    @hafsanuura2498 Před 3 lety +2

    26jun malin sabti ah 2021😭🇸🇴 1:40 duhurnimo moqdisho somalia ♥️allow soomaali midee amiin

  • @yahyawardi8290
    @yahyawardi8290 Před 7 lety +18

    woooow nyc song with khul voice......Somalayisaminaah

  • @hannaabdi3763
    @hannaabdi3763 Před 4 lety +4

    Illahow nabad nagu deeq wlhi wan u oomanahy ya aallah 2021 nabad iyo hormar.

  • @maxamedshariif5678
    @maxamedshariif5678 Před 4 měsíci +2

    From muqdishu ceelqalow❤❤❤❤2024

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +2

    Ka ilbaxa qabiilkoo....
    Aalada casri iyo cilmi lagu adeegtaa..
    Aduunyada la gaaree Soomaalay😢

  • @NuseybaCabdulaahi
    @NuseybaCabdulaahi Před 3 měsíci +2

    20/April /2024 5:24 galabnimo
    Herkaa tagnnhy halkee qabyaaladu ina dhigty anaga landheere sheeganeyno yaa Allh😭💔💔😭😭

  • @hanatabdi3170
    @hanatabdi3170 Před 4 lety +7

    Asaageena garrnee somalay is aamina 🇸🇴 🔥❤️

  • @naimaibrahim4320
    @naimaibrahim4320 Před 4 lety +10

    26th June 2020
    somali hanolato💞💞

    • @simiranbebbran8046
      @simiranbebbran8046 Před 3 lety +1

      Mhdsnd abaayo mcn soomaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴HANOOLATO

  • @muniirfarah8835
    @muniirfarah8835 Před 2 lety +3

    25 February 2022 ayan dhageysanaya 2013ki aya iigu dambeysey hestan wa uso xiisey ilove somalia

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 Před 4 lety +7

    Heestaan yaa dhageysanaa 17 oktober 2019

  • @sadyasomali5924
    @sadyasomali5924 Před 2 lety +6

    Yaa ila daawanaya 2022 xiiso aan uqabo dalkeyga ayan udhageysanaya yaa allah wadanka nabad nooga dhig

  • @shukriqalanjo9861
    @shukriqalanjo9861 Před 8 lety +69

    soomaliyey israaca wlhi qaran wax noodhamo maleh

  • @mxidiinibrahinquresh4069
    @mxidiinibrahinquresh4069 Před 8 lety +13

    viva sayidka waa muwaadin

  • @qaalidqanjey9344
    @qaalidqanjey9344 Před 8 lety +9

    waa heys aan kahelay somali israca weligin

  • @m.shaanichannel877
    @m.shaanichannel877 Před 7 lety +15

    masha allah abdi wali ismacil sayidka nolow sxb

  • @daahiribraahim2360
    @daahiribraahim2360 Před 9 lety +3

    Ala ilaahey haku dhoowro wll c/wali seydka ka illbaxa qabiilkoo Aalada casri iyo cilmi lagu adeegta aduunyada la gaaree somalaay is Aamina afkaaga caano qaboow lagu qabay wll haka daalin halka kasii wad heesaha wdaniga

  • @wadanidhabtaah2160
    @wadanidhabtaah2160 Před 10 lety +11

    waa runtaa afka illaah kama goyo

  • @qadromusemuse1101
    @qadromusemuse1101 Před 4 lety +3

    Alow somali awodedi so celi I love sayidka nin waxgarad ah

  • @deqahmedjama226
    @deqahmedjama226 Před 3 lety +2

    Ayaaa dawanyaa 2021 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @simanabdi6237
    @simanabdi6237 Před 11 lety +6

    our fanaanin wadaniyiinta sanadka

  • @zuhuurizuu8345
    @zuhuurizuu8345 Před 3 lety +2

    Soomalaay is aamina🥺😰😢 wadani nimo 24 junuary 2021😰 awoodiyo wax qabadkuna waa annagoo is raacno😥😓

  • @munasarcanshuur
    @munasarcanshuur Před 3 měsíci +1

    Dal jacayl dartiiis usoo raadshay heestaan 11/4/2024

  • @fatumasaid1918
    @fatumasaid1918 Před 8 lety +9

    Soomaalaay is Aamina masha allah cadi mahan

  • @hanatabdi3170
    @hanatabdi3170 Před 5 lety +6

    INABA CAADI MA AHA WOW SOMALAY IS AMAINA 2019🔥🔥🔥

  • @ashamohamed6170
    @ashamohamed6170 Před 4 lety +2

    9 Nov 2019 ya iadawanayo heestaan nin an iska tageero sayidka nolow ina adeer ❤

  • @user-vy4ks1nd6y
    @user-vy4ks1nd6y Před měsícem +2

    2023 still listening😢😢😢

  • @saraluul5245
    @saraluul5245 Před 5 lety +12

    Samalay is Amina from garissa cadey

  • @Sheiq-padda
    @Sheiq-padda Před 4 měsíci +2

    2024 yaa ila dhageysanooyo 10 march

  • @ahmedelmi9400
    @ahmedelmi9400 Před 4 lety +2

    Caronavurs ayaan kadhumanayaa 2020 mrch hesta kuraxaysanayaa

  • @barisamohamedadan900
    @barisamohamedadan900 Před rokem +3

    Still listening 13/2/2023 Legend horey usoco

  • @muhumedali9826
    @muhumedali9826 Před 4 lety +5

    Somalia illahayo nabad nogadig❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Farhnarab
    @Farhnarab Před 11 lety +6

    Caadi Ma ahan Abdiwali sayidka best wadani song I like keep it up bro plus voice I like it

  • @ahmedabdirsak4700
    @ahmedabdirsak4700 Před 3 lety +1

    July 2021 yan daawanayaa wadaninimo darteed

  • @MyNurto
    @MyNurto Před 11 lety +8

    mashaallah i love my country people like everyone else

  • @Mysomalifilms
    @Mysomalifilms Před rokem +3

    Soomaalaay is aaminaa 🇸🇴😢❤

  • @hodankahiye1568
    @hodankahiye1568 Před 3 lety +1

    15 December2020 ya dawanayo talado eh xamar aad uu qasantahy ilhw wadankena nabd noga dhig 😓😓😓😓😓🇸🇴🇸🇴

  • @ekraamsuleyman939
    @ekraamsuleyman939 Před 4 lety +2

    Ilhw na mide rabiyow best song somaly is amina😰

  • @bashirhirsiarab161
    @bashirhirsiarab161 Před 2 lety +1

    Awoodiyo waxqabkiyo waa anagoo is raacnoo ambaqaadna howsha hees cajiiba commentiga waan aqriyay dadka dhan waa dad qalbi wanaagsan somalia somali baa leh viva somalia

  • @nasraaly7945
    @nasraaly7945 Před 4 lety +12

    26 june 🇸🇴🇸🇴💙

    • @demarvelous8536
      @demarvelous8536 Před 3 lety +1

      26 June 2021 hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @filadhere
    @filadhere Před rokem +1

    Insha allah Wan gari dona wayo kuwa hormaray we somaren dhibka wana kabaxen

  • @mustafaaddani1192
    @mustafaaddani1192 Před 2 lety

    soomaalaay is aamina , ka ilbaxa qabiilka iyo mareexaan masraxa wada saaran taageeraya nin ku reer ah 2022

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel Před 2 lety

      Heesta waxaa la qaaday waagii Xassan Sheikh la doortay, isagaa la taageeraye.

  • @hamdihassan8678
    @hamdihassan8678 Před 5 lety +3

    Yaa iladhagesanayo 2019😥😥😥

  • @abdullahiyt5795
    @abdullahiyt5795 Před 3 lety

    2021 la jogaaa wax soo socdane Marko is badal ah ,dad is cunayo ka dhashay Somalia ah is liidayo

  • @sahalyare9605
    @sahalyare9605 Před 4 lety +4

    2020 yaa daawanaayo

  • @abdallahnuridin599
    @abdallahnuridin599 Před 3 lety +1

    Wlhi xafladan iyo dadka jooga waxa iiga muuqda dad somalininimada jecel Allow soomali quluubtooda isku soo duw

  • @bareabdi6448
    @bareabdi6448 Před 4 lety +3

    I feel alone Nairobi Kenya viva muqdisho

  • @mranitoinafarax8610
    @mranitoinafarax8610 Před 5 lety +3

    Yaa dageysanayaa 2018

  • @abdirahmanaliabdillahi566

    somalinimo aya naga badan somamliya is aamina fram djibouti

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 Před 6 lety +7

    si ayaha horu
    markiyo hanaankiyo
    nabad galyadu dhulkeena
    u iftiimiyaa👌😍😍😍

  • @ambored2967
    @ambored2967 Před 3 lety +2

    Bas waye markan soomali wey is aamintey wey is jecladeen wey is rabaan dagaal damaa hada waa nabad iyo nolol viva farmajo

  • @Xamday
    @Xamday Před 6 měsíci

    2013 ban soxasustay ano class five election ki ba lasaray hada 2023 25/12 wye😂🎉Somali is aminay

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 Před 4 lety +2

    Somali haday wax maqleyso mar hore horumar gaari leheyd
    Illhw dalka noo nabadey

  • @bigboy5036
    @bigboy5036 Před 3 lety +2

    2021 yaa ila daawanaya

  • @musagarane9256
    @musagarane9256 Před 2 lety +1

    Malin arbaco tariqda ey thay 5 may 2022 11:30
    Somalia ilahow midee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-nc5gy8dv3l
    @user-nc5gy8dv3l Před rokem +1

    Listen from sudan 🇸🇩 2022 somaalay is aamina

  • @rahmaabdullahimohammed7498

    2020 yaa dawanaaya

  • @cabdigabayre8673
    @cabdigabayre8673 Před 3 lety +1

    Masha allah wlh wa runtiis taas Alfanan cabdi wali sedka horay u soco

  • @khalidjama1079
    @khalidjama1079 Před 10 lety +9

    I love this song

  • @abdirahmanmuqtartimajilic7651

    afkaaga caano ;lagu qabay sayidka caadi mahan

  • @quruxbadanleylaxmed6351
    @quruxbadanleylaxmed6351 Před 5 lety +4

    Yaa ila dawanayo 2019✌

  • @Irfo143
    @Irfo143 Před 4 lety +2

    Hadaa somali nahy markaa hees wadani ah maqalno anaga dhan wadaniyiin ayan noqonynaaa marky heesta dhamaato qof walba qabiilkisa ayuu difaacaaa soomaliyeeey dhaqankaan foosha xun aan iska badalno

  • @kabitaana6175
    @kabitaana6175 Před 8 lety +8

    masha alaha 😭😭😭😭somaly is aamina

    • @nasroahmed7602
      @nasroahmed7602 Před 5 lety +2

      😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @wiilsomali5933
    @wiilsomali5933 Před 11 měsíci

    Ka ilbaxa qabilko aladhaha casriya io cilmi lagu adhegtaa adunyada la gaare, Abdiwali sayidka ❤❤