ABDI WALI SAYIDKA /HEESTA ISMA ORAN /2019

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • QAMAR SUUGANI
    Cawaale aadan
    Kiin jaamac
    Khadar keenyow
    MAXAMED BK
    Hees isma oran
    Hees cusub

Komentáře • 669

  • @maxamedismaciil3676
    @maxamedismaciil3676 Před 2 lety +194

    Heestan cabsi cabsi waaye 😂😂
    Hadaa iga danbeeso like ha ila dhaafin
    04 July 2022

  • @kowtharal8052
    @kowtharal8052 Před 4 lety +431

    Heestan inta iga danbeyso dhagesan sonto like😭😭♥️

  • @abdifitaxmaxamud4880
    @abdifitaxmaxamud4880 Před 5 lety +866

    Inta heestan ku soo raad raacday gabadhii dhimatay Alle haunaxariste like sara

  • @mohamudabdimukhtar5923
    @mohamudabdimukhtar5923 Před 7 měsíci +9

    Yaa dhageysanaayo heestan 2024 ❤ ninkuu jaceyl haayo dadka kle la dareen ma ahn 😂

  • @salmanabdullahi9201
    @salmanabdullahi9201 Před 5 lety +306

    Heestan odaygii bidariga ahaa qofki kusoo arkay like wash wash nagusiii 🤣🤣

  • @dayibabdul
    @dayibabdul Před rokem +56

    Ya dhageysanayo heestan 2023❤️

  • @abniali9594
    @abniali9594 Před 3 lety +105

    Every time I hear this song it reminds gabadhii niinkeedu dily 😭 may Allah grant her Hannah farduus

  • @cabidiwaxidjumbur8662
    @cabidiwaxidjumbur8662 Před 5 lety +100

    isma oran inan baa ku cashaqi cml kaga bdnaa Allahyow😭😭😭w❤❤❤🙏🙏who is watching 2019😭❤🙏🙏👍👍👍

  • @LipaanMaxamed5050
    @LipaanMaxamed5050 Před 3 měsíci +3

    Cabdi wali allaha Ku ilaliyo sharaf iyo cizo ku nolo abid

  • @fatimamohammedhande4235
    @fatimamohammedhande4235 Před rokem +14

    Heestan maan fahansaynin caadina wligay uma dhagysan wxan tariikhdeeda ka soo maqllay dad 😭😭😭😭 cabsi cabsi ayaa dareemayah allah ha u naxariistoH wllshy 8/12/2022 dhamadka 2022 ilahow dhiig dad hay banaynin 🤲

  • @farxiyohussein6363
    @farxiyohussein6363 Před 4 lety +14

    Heestan 2020 yaaa ila dhagestay xasuus geerida walasheeh😥😥😥 allaha unaxaristo😢😢😢😢😢😭😭😭

    • @umukhairabdullahi7918
      @umukhairabdullahi7918 Před 4 lety

      Qisada mahayo xbti maxay tahy wax yar le ka maqlay

    • @zapnaamohamed1938
      @zapnaamohamed1938 Před 3 lety

      @@umukhairabdullahi7918 abaayo ninaa xaaskiisa heestan video iskaya soo duuben hbnkina wuu gowracy marka saas ayaa heesta loo nacy hees jcyl wye lkn dulligas baa nooga dheely sorry😭😭😭😭😭😭😭😰😰😰

    • @bushratayasiir5424
      @bushratayasiir5424 Před 2 lety

      @@zapnaamohamed1938 😭😭😭

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 Před 2 lety +17

    Isma odhan inan ba ku caashaqi 😭😭
    Yaa daawanaya 2022-03-03

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 Před 5 lety +17

    Heestaan markaan maqlay beerta ayaa I xanuutay aad baan ugu xumahay walaahi l cry whalaahi alah yaa Raxma raa xamiin❤️🌺💜💜💕♥️ Aamiin Amiin

  • @sahrajsahraj3068
    @sahrajsahraj3068 Před 8 měsíci +6

    Yaa dhageysanaaya 2024❤❤❤😊

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 Před 5 lety +35

    Waa hebn jimce ah allow alle waxn idinka soo salamaya xafd kutaal jarmlka triikhdu waa 5/9/2019 salama soomali weyn

    • @nadaarajamac7780
      @nadaarajamac7780 Před 3 lety

      @@user-uj3lq8ix3q subxnka magaca illhy iyo Nebi scw scw scw wllo haku daawan wax yabaha xun ee magacaas iska bedel illhy kbaq ku abuurty meelkasta was kumarysa ee kii hoyada iyo aabaha la bax kana qaad hda

  • @abdixaabsade7603
    @abdixaabsade7603 Před 4 lety +19

    Isma Oran isiinbaad muqdisho tagi oo gabar ka baad
    Jecelaan, allahayow amarkagu badanaa
    Hhh I’m from hargysia

  • @walaalkayarxafada3135
    @walaalkayarxafada3135 Před 2 lety +43

    HEEstaan qofkii daawanaya 2021 like haila dhaafin🤣🤣

  • @mariyaxasancali9331
    @mariyaxasancali9331 Před 5 lety +11

    Wlhi heestan marka dhageystay naxdin iqabatay iyo cabsi allaha unaxaristo walashen amiin😭😭

  • @munira005
    @munira005 Před 4 lety +44

    Heestaan Waan Necebahey Gabadhii Kalafoonoya Lagu Diley Ax Ax Ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @user-fh3mo3pt9c
      @user-fh3mo3pt9c Před rokem

      😢😢😢

    • @aliibraahim4538
      @aliibraahim4538 Před 11 měsíci +3

      Alla wllhi Ana ka noxo weliba markan arko gabadha iska qosleysa o faraxsan oo la dili rabo😭

    • @user-fq2bb2xq6c
      @user-fq2bb2xq6c Před 8 měsíci

      ​@@aliibraahim4538filing miyaa maad ka qabatif markaad eegayso😂

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 Před 4 lety +26

    Heestaan waxaan maqlay 2012 anoo xoogaa yar waxaa nacay markay naf galaafatay😢 like inta kaxun heestan in lagu dilo xulasho haween 2017😢/2018/ 2019 sanado iigu xumaa ima soomarin allow sanad qeeyr leh nooga dhig 2020😢

    • @quuenindho7711
      @quuenindho7711 Před rokem

      Kawaran 2sano kadi noloshaada ma is badash?alaha garab galo

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 Před 11 měsíci +5

    heestan markaan maqlow axan xasuusta heestii gabadhii ninkeedu sidda xun u dilay intu isaga dhigay mid jecel heeskana udaaray😢, Hablaha soomaaliyeed waa mustaqbalkeena dhabta ah ee ragoow hala ilaaaliyoh please wlhi waa masaakiin😢inyar mooyee .
    waan jeclahay dumarka soomaliyeeth ee xaqa ku sugan 🤍🤍Allow jannadda noogu deeq dhamaantayoh..
    14/septembar /2023 Paris France🔥✌️.
    Paris france

  • @saaramohamed3472
    @saaramohamed3472 Před 2 lety +6

    Ninka heesta qaadey ilaa schoolkeygii ilaa hada oo aan gabar weyn ahay waan jeclahay cid iiga ergaysana waan waayey😭😭😭

  • @abdikaremxabo8487
    @abdikaremxabo8487 Před 5 lety +40

    Isma lahayn sida uu gabadha madaxeedah u taabanayoh midibuu ku dili isma odhan iyadah oo faraxsan ayuu dili isma odhan maydkeedah dibadah yaali

    • @queenmuunacabdi3482
      @queenmuunacabdi3482 Před 5 lety +2

      😭😭wll haiga ooysin bas wll iga dheh haixasuusinine😭😭

    • @abdikaremxabo8487
      @abdikaremxabo8487 Před 5 lety

      @@queenmuunacabdi3482 illahay ayah sabab isagah dhigay dhacdadanah dhacday illahow anagah uun qof ha nagu sasabin

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 Před 4 lety

      @@abdikaremxabo8487 sxb linkiga dhacdadaas isii plz ku codsadey 🤲🙏🙏🙏💝

    • @muftahofficial4355
      @muftahofficial4355 Před 4 lety

      @@queenmuunacabdi3482 shegadan wax ika fahansi sister

    • @xafsuuinamohamed3621
      @xafsuuinamohamed3621 Před 3 lety

      Wlloyal ruwayada ad shegeysan halken ka hela igu cawiya plz

  • @sadamfx5819
    @sadamfx5819 Před 5 lety +43

    Wlhi heestan ad bey itabatay inta jclka sxbka la ahy like

  • @maxamedyarecali7479
    @maxamedyarecali7479 Před 5 lety +12

    Somalia saan Lee waaye waxeyna maqlin hadee arkaan waxey u maleeyaan in ey Isla markaas soo baxeen heestaan waa igu xasuus 2016

  • @abdiwaliqoofal6270
    @abdiwaliqoofal6270 Před 5 lety +182

    Inta heestan kusoo aragtay odaygii bidaarta lahaa iyo Naagtiisa ee ka dib CZcams ka baadhay Heesta like ta iigu qabta

  • @JuniorIt-bd9dv
    @JuniorIt-bd9dv Před 7 měsíci +6

    January 13 2024 12:17 Am 😮 isma oran inta kaa dmbeso like kula dhaafi 😢

    • @maxamedbishaarsalaad2561
      @maxamedbishaarsalaad2561 Před 7 měsíci

      Sxb malintii jimcaha 13 /01/2024 12:55 xili qudbo an kasobaxay wacitan leyso wacy hadal fiican ma,aheen maama gobal ninkeeda kudilay 😢😢

  • @sofiamahamud6495
    @sofiamahamud6495 Před 2 lety +8

    08/24/22 inta iga danbaysa wani salamay 😂

  • @hodanpashir1154
    @hodanpashir1154 Před rokem +2

    Hestan waxan dawanaya 2022 September 27 kedi
    sanadk danbe hdu alle idayo wan so lamani insha allah 😅😍😍😍

    • @levzilla5630
      @levzilla5630 Před rokem

      Insha allah 😀😂 mention izo dheh mlinka timaado 😄😄😁😁

    • @Nagma-1d
      @Nagma-1d Před 11 měsíci

      kumee😂😂😂

  • @isxaaqsomaliland2898
    @isxaaqsomaliland2898 Před 3 lety +35

    Omg this brings back memories wallahi I’m going through gold beautiful throw backs🥰💚🤍❤️

  • @presidentofsomalia3891
    @presidentofsomalia3891 Před 2 lety +44

    if you are still watching this masterpiece in 2022 you're a lagend 😍 like dhac kusii somaliyaasha

  • @samiaabdi453
    @samiaabdi453 Před 5 lety +23

    Heestaan Jcyl bee Eheed ninbaaa Noga dhelay wlh ilahey haku naxaristo Wllshey😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 Před 4 lety +20

    Heestan wanka cabsadaa markan maqlo qalbigayga waxa kuso dhacda wa Inanti Ninkeedu diley 😭😭😭😭😭

  • @muniirhaadi3501
    @muniirhaadi3501 Před 5 lety +161

    Odayga inanta yar dhakada iskaga shubay hada kaso racday like saar😜🤣🤣

  • @hamze5225
    @hamze5225 Před 5 lety +148

    Heestan waxan kusoo xasuustay 2012 anigoo ka duuulaya Toronto Canada kunasii jeeda Oslo Norwey ayaa wiil somali ah oo Ree jigjiga ahaa ayaanu isku kursi ku qornayn kadibna mobilkiisa ayey heeso ku jireen kadibna wanu wada dhageysanay intoonu dhagihiii gashanay Kadib heesta markaasana igu horeysey iguna danbeysey kadib hadaan maqlay iyadoo nin Xaaskiisii diley dhagaysanayo waban naxay heestuba waa Qiiro Qiiro

    • @craxiin_key797
      @craxiin_key797 Před 5 lety +2

      Ax wlhi waa qiiro wll heestu lkn dadakiba wxay ka dhigen nin iyo naagti is dilay

    • @abdulhajji3429
      @abdulhajji3429 Před 5 lety +2

      Qanciye media ninki bidaarta lahaa ee gbdha gaariga la saarnaa miyaa naagtiisi dilay wll

    • @ubahhashi1264
      @ubahhashi1264 Před 5 lety

      Abdul Hajji may nin kalo ilkacas wll aya dilay gabdhisa kas wu ka danbeyay kan bidartu malin dhawaydbu aha kas ku ka horeyay aya dilay xaskisa o dhagaysanayay hestan

    • @abdulhajji3429
      @abdulhajji3429 Před 5 lety

      Ubah Hashi subxannalh wll qli, maxaa dhacy uu udilay? Mrkuu dilay ayuu heestaan dhagaysanaayay miyaa? Oo il tiirka lasoo taago ayay ahayd?

    • @khatumoawil6946
      @khatumoawil6946 Před 5 lety +1

      Waa qiiro wll

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Před 7 měsíci +2

    What a amzing song.!😮
    Still listining hadaa iga danbayso Isma dhaafno.
    24/01/2024 Wednesday.🎻❤️

  • @husseinkaskeeyofficial4316

    Runtii heestii qofkii dhageysto wuxu soo xasusanayaaa gabadhii la dilay runtii illahay ha u nxristo walsheyna dhimaty

  • @hassandhiif7104
    @hassandhiif7104 Před 5 lety +9

    Heestan markaa maqlo cabsi madareemo Ee waxaan dareema Jaceel❤❤

  • @abdirahmanmohamedwehlie5346

    From odoygi iyo inanti hada tahy like iisar sxb😂❤✋

  • @mawliidmacalin3718
    @mawliidmacalin3718 Před 5 lety +9

    Heestaan waa laga shaqeeyay abwaan iyo mulaxan iyo fanan baa islugu tagy barteeda ladhigay isma oran😍

  • @abdifatah86
    @abdifatah86 Před rokem +6

    😯😯 HEESTAN GABDHAHA LAGU DILAA.... EE HABLOOY IS ILAALIYA😭😭😭😭😭😭

  • @nanaabdul3104
    @nanaabdul3104 Před 3 lety +3

    Ismuujiya inta dhagaysanaysa 2021 oo kusoo xasuusatay maxkamada odaygii xaaskiisa dilay

  • @NaimaMohamed-dg4cj
    @NaimaMohamed-dg4cj Před 2 lety +3

    Hees xasuus Agteyda kuleh 1:1:2015 luuq iyo dolow inta u dhaxeysa ilahow iin naxariiso inti ila socotay maalin aan qalbigeyga ka go'ayn
    Codka allaha kuu barakeyo codkaada abti mcn

  • @najaxqalanjonajaxlaki2978
    @najaxqalanjonajaxlaki2978 Před 5 lety +44

    Waa mcn heestani inta ila argta inay jacayl tahay like hay saarto alle dilaa dhinta

  • @axmedxariir-kl1bx
    @axmedxariir-kl1bx Před 4 měsíci +10

    Who is listening 2024 ❤

  • @muniirjr6856
    @muniirjr6856 Před 5 lety +60

    😂😂😂isku badno hadii heesta. Lagu shido

  • @l_gllgg780
    @l_gllgg780 Před 5 lety +6

    Ilahay ha i naxariisto wslasheen. Heestan waa naxdin markaan maqlay😭😭😭😭😭

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 Před 3 lety +6

    Heestaan xaaskaaga markaa u fudufeyneyso ayaa laqaadaa.

  • @lailaabdullahi6632
    @lailaabdullahi6632 Před 5 lety +12

    heestu cabsi maaha ee waa jacayl erayadeedu lkn sidii lagu bartay ayaa cabsi lahayd ilaahay haw naxariisto marxumadii

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 Před 5 lety +13

    Heestan markan dhageysto wan oyaa ilahey ha ku naxaristo Walashey 😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @suldaan2005
    @suldaan2005 Před 4 lety +18

    Heestaaaan waaa hees qiiro leh blze dumarka inta badan ma jeclo

  • @ismailkaariye672
    @ismailkaariye672 Před 4 lety +4

    Heestan waa iska jeclhy wlhi lkn marka maqlo waxaa so xasuusta gabadhii la dilayay oo ninkeeda u daaray intuu dilin kahor😭 alle ha u naxariistee

  • @bukhaaribooker82
    @bukhaaribooker82 Před 5 lety +3

    Heestan waxay soo caan baxday 2019. Waxaa la qaaday 2014 hadaan bartay markuu ninkii walashen u qaaday ilahey ha u naxariisto

  • @cadnaaniga7842
    @cadnaaniga7842 Před 5 lety +33

    Anigu Hestan waxaan ku maqley Laba jacyl Oo Si Kacan u wada qadaya Ee kan xaskiisa diley Maan Ku maqal Alle ha U Naxriisto

  • @dromar1679
    @dromar1679 Před 5 lety +24

    Heestaan 2019 lama qaadin 2012 ayaa laqaaday

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 Před 5 lety +1

      Omar channel Markii dadka barteen saas Ah laga wadaa oo Gabadha la dilay sxb

  • @mariyamohamed1200
    @mariyamohamed1200 Před 5 lety +3

    Heeskan wey erayo xigmadleedahay fanaanka kuluqadeynayo wuu cod mcnyahay lkn dhibatada ninbeey istaan unoqotay Oo xaaskiisii kugowracay subxanallah

  • @hodanmaxamed8287
    @hodanmaxamed8287 Před 5 lety +24

    Llayn jacaylku kaa adag llayn ogolku waa balo😭😭😭Somali Faraax iyo Jaama 50% waa risk.

  • @maxamedxusen4039
    @maxamedxusen4039 Před 2 lety +3

    gbr aan hestaan u shidaan rbaaaa ma heli karaaa

    • @raaxoahmed2443
      @raaxoahmed2443 Před 23 dny

      😂😂😂 taas waba ushegte inaa dilayso karfanta usheeg yayna iska sooiloobin dentane iskabixi dheh hanakeska cfyo hdii laguleyahy deen 😂😂😂😅😅 warka wadhan yahay wedki aa ubalaminowsaa

  • @abdulazizmowlid7
    @abdulazizmowlid7 Před rokem +5

    2023. Cabsi cabsi wlaah 😨.
    Heestu siday MALAB u thy iyo history geedu isma laha. Ilaahay inantii ha u naxariisto.
    Like hdd 2023 dhagaysanyso 💚

  • @iidlekudun2815
    @iidlekudun2815 Před 4 lety +39

    Who is listening 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣❓🎧🎤👍

  • @xamdanur1090
    @xamdanur1090 Před 5 lety +6

    😢😢Ilahay hawanxariisato wallsheen wallhi yagan kubratay 😭😭

  • @tobankaugusareeya5696
    @tobankaugusareeya5696 Před 3 lety +1

    Isma oran gabar aad isku class tihiin ayaa kuu siigey neeysa break time ka. Lknse wee dhacde

  • @abuu1
    @abuu1 Před 26 dny

    Wiilkii raxanweyn goormee laso deenaa🎉🎉🎉Magal magal dhalay❤❤❤

  • @abdallesaid3367
    @abdallesaid3367 Před 4 lety +3

    2019 alle ha u naxristo Marxumadii
    2020😢

  • @dekoabdile1558
    @dekoabdile1558 Před 5 lety +24

    Subxanallah waan ka cabaday dhigeysigeeda 😢😢😢😢 ninki xaaskisi dilay aan ku bartay ilahey ha u naxariisto

    • @anisoyuusuf929
      @anisoyuusuf929 Před rokem

      Abayo maxaa waaye mafahmin yaa la dilay abaayo

    • @Caatopl
      @Caatopl Před 11 měsíci

      ​@@anisoyuusuf929nin baa intuu xaaskiisa u qaaday ayuu dilay mindi buu ku jar jaray

  • @aminamohamud1266
    @aminamohamud1266 Před 3 lety +5

    Heestan wey macanthy lkn hhh ninba cabsi nagaga ridey♥️🥰

  • @fatumadahir683
    @fatumadahir683 Před 4 lety +1

    Isma oran inan bad kucashaqi Amarkagu badhanaa alahayow

  • @sadegalayax4254
    @sadegalayax4254 Před 3 lety +2

    Heestaan aad bay iitabata erayadeeda iyo laxanka sida loogu laray hadana waan naxaa markaan gabadhii gaariga saarneed ee dilaaga fruit ka afka ugalgalineysay soo xasuusto Allaha unaxariisto walaashay 26-12-2020 .. 5 days to 2021

  • @BadraHappy
    @BadraHappy Před měsícem +1

    Heetan yaa 2024 dhegaysan😂❤

  • @ibrahimhusseindubow9649
    @ibrahimhusseindubow9649 Před 3 lety +1

    Hesstan wa hesti dunithaa oguhaboon

  • @shugrimohamed946
    @shugrimohamed946 Před 5 lety +5

    Ilaahay ha u naxariisto walaasheen heestan markaas baa iigu horaysay ani

    • @omarabdi5273
      @omarabdi5273 Před 2 lety

      Isku badnow wankugasodawahy🤣🤣🤣🤣

  • @salebanfarah8295
    @salebanfarah8295 Před 5 lety +10

    Isku badnow Gabadhey hadii heestan laguu qado😂😂✋

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr Před 5 měsíci

    Diinta Allaha iga saaro dameerada Somaliya maanta haysta waa u soo soconaa.

  • @najmafarah6696
    @najmafarah6696 Před 5 lety +9

    Ereyga isma oran aaba caloosha iga qabtay wallhi .. Ilaahow gabadheenii unaxariiso waligay hesta iyo fanankaba horay uman maqal ... suu ugu shiday gabadha axadana udilay isniintana u dhuntay iigu daran ... lakin hada asagaa xabsiga kadhex ooyaya.. isma oran xabsi bad gali , isma oran waa lugusoo qaban , isma oran panama lagaa heli ... isma oran jimcadaa lugusoo qaban ale mahadibweeye xukunkii iyo xabsigii soo qamistan lama oran ..😭😭😭😭walee dhiigu waa olol igar lama salaaxee

  • @mustafeguluf4186
    @mustafeguluf4186 Před 5 lety +11

    heestan australia barigii aan joogay baan aad u dhagaysan jiray inta reer australia ah farta taaga

  • @amiir_______cadaani8680
    @amiir_______cadaani8680 Před 2 lety +2

    {Isma odhan inanbaa ku caashaqi}

  • @cukashefaarax5708
    @cukashefaarax5708 Před 5 lety +3

    AlLE naxaristi jano hakawarabiy0
    Marxuumadaa Gcnta kaxaqdarani disHY😓😭

  • @SAALAXANAAG
    @SAALAXANAAG Před 4 lety +14

    Inta daawaneysa 14-3-2020 like dhac kusii

  • @abdulqadirnour3204
    @abdulqadirnour3204 Před 2 lety +1

    Wa heesta ii gu caajibsan inta aan hees maqlayaa

  • @huda9105
    @huda9105 Před 3 lety +1

    Hestaan waa i xasuus wiilkii Dilay gabadhii allh unaxaristo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +3

    Hestan gabdhaha lama tuso hadey maqlan waxay moodin inay dhiman rabaan kkkkk😂😂

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 Před 3 měsíci

    Isma oran inan inan baa ku caashaqin 😢

  • @blossom8569
    @blossom8569 Před 4 lety +8

    Caqligiyo aqoontaydi baa thy❤💯

  • @azuummohmouth100
    @azuummohmouth100 Před rokem +2

    First time aan maqlo heestan🥺🤣🤣igadaba geeya gabadh see logu dilay wan cabsanaya imika qof iishida mu dhamayn rabaa🙄🏃‍♂️🏃subxanallah cabsi cabsi🤕😂

  • @maanqaboojiye2546
    @maanqaboojiye2546  Před 5 lety +106

    Nacala Shaydan ku yale /like share Subscribe ba dhaha ❤

  • @Dailylifehacksmsscanada
    @Dailylifehacksmsscanada Před 3 lety +2

    Markii koowaad een dhameyto dhageysiga heestan kadib dhimashadii gabadha

  • @bewhoyouare6320
    @bewhoyouare6320 Před 5 lety +6

    Wan ku helay heestan runti. Just i liked it

  • @hassan365
    @hassan365 Před 5 měsíci +1

    First listening 3/2024

  • @rahmaomar1061
    @rahmaomar1061 Před 5 lety +7

    Heestan qofki kuso Racey ninki bidarta qabey iyo xaskisa like haila dafin

  • @hibomohamed5913
    @hibomohamed5913 Před 5 lety +10

    Heestaan hadaa maqlo xasuus ayaa galaa bilaahi ilaaheey ha unaxariisto walsheen gacan ka xaqaran ayaa dishay🤭

  • @shabooy1980
    @shabooy1980 Před 5 lety +6

    Heestan kaligaa ha dhageesan meel fog bay kula gaareesaa waxaa lag shidaa diyaarad aan duuliye wadin

  • @abdirahmanmohamedwehlie5346

    qofta la dilay hada kaso raacdy like Dhac kusii🙆

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 Před 4 lety +4

    Walashey Allah ha unaxariisto😭😭😭
    Dad aan qalbi naxa laheeyn somali aa laga helaa
    Rest in peace sister😢😭😭❤❤

  • @hakimhallazi4865
    @hakimhallazi4865 Před 5 lety +3

    Aaar hestan ayamo dhawayd radinayay fanaanka qada laso helay. Ninki bidarta dhera kuso arkay 🎤🎤

  • @abwandanab7607
    @abwandanab7607 Před 3 lety +1

    2021 yaa ila dawanaya

  • @axsanfarxaan1272
    @axsanfarxaan1272 Před 5 lety +2

    Heestani wahees jacayl ah lkin muxu udhegaysinayeey hadu dilaayooba marxumadaa alle how naxaristo

  • @abdirisaq7402
    @abdirisaq7402 Před 4 měsíci

    Ileen jcylku kaa adaag hadad amiin un tahay ileen ogaalku kaa adag😢😊😊

  • @farxaanmaxamed5648
    @farxaanmaxamed5648 Před 3 lety +1

    Heestii midhaheeda anaa layga xaday lkn khaladka way qaateen

  • @hodanjama8009
    @hodanjama8009 Před 5 lety +2

    Hees tan waa jacayl ee jiidjiidka karaysa Somali maryooley

  • @nastabbe5451
    @nastabbe5451 Před rokem +2

    Maxa inla dilo yaa uxiso qabo😭