qiimaha rashinka burka sokorta bariiska saliida iyo rashinka dalka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 02. 2023
  • #subscribe#like#shere#

Komentáře • 79

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Před rokem

    Mashal walale ilahey ha ku xafido barnamij ad muhiim ah aya no so gudbiday howl fican ba umada u heydaa ihore u soco.

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Před rokem +1

    Masha Allah walaal mowduucyo muhiim ayaa ka hadashaa jazaaka Allah Janaalkaaga waa la socdaa Guuleyso

  • @Jama742
    @Jama742 Před 5 měsíci

    Mansha allah somali to cheap waye wlh war mesha waa in daga insha allah xalimo jogta radsada

  • @Manka2123
    @Manka2123 Před rokem +2

    Abaay wadanku waa bar waaqo la kiin masaa kiintu waa dhib in ay qiimahaas gataan amaa dadka dibada laga biilo waa kibreen maalin walba waxey u dhahayaan lacagtu wax ma tarto waa beenaalayaal waxaan ogahay reer ka kooban 5 qofood oo dhahay 350 oon guri ijaar ah ku jirin 2 caruur ah ayaa wax barasho aada dugsi iyo iskuuw maali walba wey cabaadsyaan lacagtu wax ma tarto ayeey ku hayaan subxaana Allaha abaayo mahad sanid waad noo faa iidaysay

  • @MariamHassanomar-ql8ho
    @MariamHassanomar-ql8ho Před 7 měsíci

    masha allh

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Před rokem

    Mansha alah thanks ❤❤khali

  • @user-yy4pu8vt1r
    @user-yy4pu8vt1r Před 7 měsíci

    Lkn bariiska iyo sonkorta iyo daqiiqda qiimeheedu waa imisa marka xamar la joogo kiiladii iyo nus kiiladii

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před rokem

    Masha allah waa arin loo baahnaa waayo dad badan baa raba iney ogaadaan sicirka suuqa waadna u fududeysey wll.

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Maansha Allaah. Abaayo qeyr Allaha ku siiyo rayo aa i gelisey in aan imaado Muqdisho Insha Allaah waana ku soo raadinayaa. Koonbooyinka aragii waxaa iigu danbeysey mudo hore farxad maanta madaal iyo suus. Barwaaqo waaye Allow nabedna noogu daro.

    • @mudanchannel1578
      @mudanchannel1578  Před rokem

      Amiin mahad sanid walal qaali allah nabad kugu keeno ❤❤

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Před rokem

    Markale noo soo duub oo jaanis ku heshid #baqaarada #raashinka ee #jumlada ah #iqra #mudan waa mahadsantahay

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085

    Masha alah habibti kheyr alaha ku siyo sharax qurxan badan telka dukankan ado mahadsan habibti

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Před rokem

    maansha alaah dhulkeena nimcaa fidhida ♥️♥️♥️

  • @ikranquruxchannel9540

    MashaAllah xabibti hoorey usooco

  • @munoqali826
    @munoqali826 Před rokem

    Masha Allaah guul insha Allaah mahadsanid walal

  • @sahroabdiaziiz2333
    @sahroabdiaziiz2333 Před rokem +2

    Masha alah abayo ilaahay haku xifdiyo runti shaqo fican ayad noheysa ilaahay ajir haka siyo

  • @shamsoxuseen5522
    @shamsoxuseen5522 Před rokem

    Abyo cuntada wadanka qaali waaye bismillh

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 Před 5 měsíci

    Qamadi maka baxo soomaaliya laakin digir salbuko madaal suus mas ogaalkay masagada waa shey fiican

  • @jiijomohamed354
    @jiijomohamed354 Před rokem

    Mash Allah abaayo shukran codsiga waa noo tix gilisay ilaahey qeyr Haku siiyo iqra cadeey ❤️💯💋

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 Před rokem

    MashaAllah abayo plz kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hassanosmaanomar-po5vz

    Asc Msh allah wanjeclahay wadankeyna aqbartiisa mhsnd

  • @faadumocusman3675
    @faadumocusman3675 Před rokem

    Ana miisaan kaliya aanaqaanaa waana qardho hoyga dhaqanka Soomaaliyeed

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin Před rokem

    Thank you waad nofaideeysay waxbadan. Reer Somalia waan laxisaabtami karnaa hada. Biil so dir. Raashinki ayaa go eey. Ayaa la igu wareeriyey.

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Před rokem

    MASHAA ALLAH 💯

  • @farthiyojama9827
    @farthiyojama9827 Před rokem

    ❤masha Allah

  • @alibarakow6078
    @alibarakow6078 Před rokem

    Maasha Allaha😍😍😍🙏🙏🙏🙏
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👋👋👋👋👋

  • @bintielmiabdi1136
    @bintielmiabdi1136 Před rokem

    Mashaa alaah walaashay waxaa noo haysaa hadaa nahay reer muqdisho shaqo aad u wanaag san waxaan ku leyahay guuleyso horay u soco waana kugu xeranahay marwalbo

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 Před rokem

    Maasha Allah guuleeyso insha Allah.

  • @xuriyosharaf7227
    @xuriyosharaf7227 Před rokem

    masha alh

  • @deekahassan1841
    @deekahassan1841 Před rokem

    Masha Allah arman Kenya kaso kurah abaayo guryah 3 qol waa beqo iskulada birtish sistamka ah malehelah cirtogte xafadenah weye

  • @umusalman1062
    @umusalman1062 Před rokem

    Masha allah xbbti shugran

  • @omarabdillahiyonis6522

    Codkada wa daciif

  • @fadhil9347
    @fadhil9347 Před rokem

    Iqra mudaney qerbadan Allah hakusiiyo.wad ku mahadsan tahay sida aad ugaso jawaabtay su aasheydii horey usoco

  • @safiyoahmed8557
    @safiyoahmed8557 Před rokem

    Masha Allah

  • @mujahidaali1259
    @mujahidaali1259 Před rokem

    Masha allah ana 1l saliidaa 3.5 dolar ku gataa

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Před rokem

    Balaag si alaaaah waamarijiray howl wadaagaa daganeeen

  • @nuurtohassen35
    @nuurtohassen35 Před rokem

    Intee dagan thy abayo ❤

  • @halimamukhtar1742
    @halimamukhtar1742 Před rokem

    M.a xapipti 🥰

  • @farhiaweheliye4006
    @farhiaweheliye4006 Před rokem

    Asc wll mahadsanid sida aad u soo gudbisid dalageena Kala duwan shukran

  • @Manka2123
    @Manka2123 Před rokem

    Maa shaa Allah abaayo waxaan jecelahay sidaaad wax u faah faahiso

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Před rokem

    Asalaamu calay kum. Gabadhaan waa ugu jeclahay wadan keeey kuxasuusineee mahad sanid layk usaaara dhiiri galiya👍🏽😍😍😍

    • @mudanchannel1578
      @mudanchannel1578  Před rokem

      Shugran abayo ❤❤

    • @user-ro1en7xn7z
      @user-ro1en7xn7z Před rokem

      @@mudanchannel1578 cafuwan eedo ama habaryar aniga habadhaydaa kula eg abaayo ma ahi😀❤️👍🏽

    • @mudanchannel1578
      @mudanchannel1578  Před rokem

      @@user-ro1en7xn7z kkk sory habo mcn wan kusalamey allah ikaadaayo ❤❤

    • @user-ro1en7xn7z
      @user-ro1en7xn7z Před rokem

      @@mudanchannel1578 aamiin haboo alaha kuxafido 😍😍🥰

  • @luulibrahimcumar4265
    @luulibrahimcumar4265 Před rokem

    Abayo wan kaaga mahadcelinaa ajar allaha kaa siiyo baahi muhiim ah haday macquul tahay bishi mar noogu soo dufo

    • @mudanchannel1578
      @mudanchannel1578  Před rokem

      Abayo shugran codsigagana waa ii muhiim insha allah wan kudadalayaa xabibti ❤

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 Před rokem

    Maasha Allah tabarakallah abaayo mahadsanid guuleyso

  • @abdilxayeabdisalan-in1ds

    Mahad sanid walasha wxd no so ogata mel har qanka lugu barto

  • @deekahassan1841
    @deekahassan1841 Před rokem

    Konbo iyo nus Konbo cabudwaaq galgaduud sasy dhahan

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 Před rokem

    This is plastic rise you guys need to be very careful

  • @habiiboahmed6307
    @habiiboahmed6307 Před rokem

    Suuqa kaluunkana noosoo duub abaao mahadsanid.

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 Před rokem

    Qamadiga dalka kama baxo

  • @Manka2123
    @Manka2123 Před rokem

    Abaayo dadka dibada ku nool waxey rabaan in zy ogaadaan beca bakaaraha iyo Kan xaafadaha maxaa u dhexeeya ee farqi ha

    • @mudanchannel1578
      @mudanchannel1578  Před rokem

      Abayo farqi badan uma dhexeeyo waa isku mid wax nusdolar kayar ayaa udhexeeya

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 Před rokem

    Bisinka qalisana 3kobo amaa kilo ayaa jigjiga lasiya nus dollar digir qamandi masago wayjabanyihin xagina waqali zaidaa

    • @mudanchannel1578
      @mudanchannel1578  Před rokem

      3koonbo hadad nus dolar kugadataan raqiis waa dhafeen waxasi waa barwaqo sooran

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 Před rokem

      @@mudanchannel1578 sidasu waliba xog uqaliyobay 2kilo nuudolar larisanjiray hada dolarka kacay marka wayqaliyoben waxkasta Hadana idinka naga darran walahi

  • @meysaabdi1751
    @meysaabdi1751 Před rokem

    Abyo please waku bahanhy inte kala zo xirira dahab aaraba

  • @Manka2123
    @Manka2123 Před rokem

    Abaayo Mala yaabtay soomaalidu waxey u dii Daan kaamirada waayo intooda badan kama run sheegaan shaqadooda been un been ku dhaqmaan iyagoo wax haysta ayeey tuugsadaan dadka dibada nooga marabaan in la arko ama waa denbiilayaal dhuumanaya

  • @alibarakow6078
    @alibarakow6078 Před rokem

    Maasha Allaha😍😍😍🙏🙏🙏🙏
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👋👋👋👋👋