Kanacsato iibiya Xoolaha Nool oo Hargeisa $ 400,000 lagaga Dhacay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Kanacsato iibiya Xoolaha Nool oo Hargeisa $ 400,000 lagaga Dhacay.

Komentáře • 73

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 Před 3 lety +9

    Nin Gidaar fadhiya ayuu ahaa Gidaarkiina wuu ka tegay Telephone kiina wuu Xidhay. Aad baan uga xumahay dadkaa dhibatadu ku dhacday illaahayow u gargaar

  • @jamiloissack8060
    @jamiloissack8060 Před 3 lety

    Alah soo qabto bisha barkeysan fadliged tuug dhacay umada soo maaliyed isag imaanka alaha ku sugo aamiin aay rabi

  • @saidhalane9567
    @saidhalane9567 Před 3 lety +1

    Ninkaan ha la radiyo family ka so jedo wana laheli dona inshaalaah bil Ramadan ba lagu jiraa wana kugubanayaa lacagtii u dhacay

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah8589 Před 3 lety

    Airportka askar u kaxaysta camerada baadha inuu ka baxay. Haddanu ka bixin afarta jiho ee magalada dhanka itoobiya dhanka jibuuti dhanka koonfur aadda sawirradiisa halo dhiibo. Dad xamar usoo dira dadna wajaale dadna magaalada haka badhaan. Waa la heli inshallah

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 lety +4

    Ku bulaali maayo
    Waa Hubaal. Xaraan ruux cuna oo mahdiyey Lama Sheegin.asagey Olol iyo Naar ku tahay Aduun iyo Aakhiro
    War dadoow. Shirkadaha Wax u dhiibta.

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Před 3 lety +1

    Allah ha idin soo dhaweeyo

  • @zaktoboy6087
    @zaktoboy6087 Před 3 lety +1

    Khayinka mamooyinka lacagtooda ha looga keeno

  • @tasfayehomerchigma1822

    Sakada ka bixiya xoolaha alle hasoo dhaweeyo

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh Před 3 lety +2

    Allaah bedel khayr qaba haydin siiyo dalku baanan ayuu leeyahay dadku xoolahooda baananka ha dhigteen.xitaa guriga in la dhigto ma aha.

  • @mahatirmohamed4689
    @mahatirmohamed4689 Před 3 lety +1

    Wlhi aad ayaan ugu xumahay in la dhaco intaa oo hooyo miskiin ah dadkaas ha loo gurmado

  • @munirkh
    @munirkh Před 3 lety +2

    Isagu ma bank buu haaa? Sideed shaqsi ugu dhiibateen hantida intaas leeg?

  • @axmedgadhle236
    @axmedgadhle236 Před 3 lety +3

    Dadkani markii hore waxa lagu
    Qalday aqoon la aan
    Diinta islaamku waxay ina fartay
    Marka wax lakala sarifto in isla iyo
    Markiiba la kala qaato hadii se qofku
    Uu yidhaahdo waankuu sarifay ee hadhaw u kaalay waaaa xaaraan
    Daliilkeedana ka eeg kutubta
    Iibka ama bayca

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 Před 3 lety +1

    Lacagtiina dhigta dahabshiil bank cid kale ha aaminina

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 Před 3 lety +2

    Waa nasiib dara inii dad masaakiin ah oo waa yeela ah inii saan loo gala alaha u gargaara alaha soo qabta

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah8589 Před 3 lety

    Ninkan gaadhi kiro ah bu ku baxsan doonaa waayo lacag dollar ah oo intaa leeg ma marin karo madaarka.ee darawaliinta gawaarida waxaan ka codsanayaa qofkuu kiraysto ilaahay dartiii inuu usoo wargeliyo booliska si dadkaas masaakiinta ah xaqooda loogu soo celiyo. Sidoo kale xawaaladaha waxaan ka codsanayaa hadduu ninkaas lacag badan dhigtay ama ku xawishay inaysan qarin oo ilaahay dartii u sheegaan.

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 3 lety

    Malaha waa la dilay oo isagana waa la dhacay malaha ma nola.

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 3 lety +2

    400000 dollar imisa SANO AYUU LACAGTA hayay IYAGAA NINKA lacagta siiyaya

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety

    in uu dhintay iyo inkale ma la ogyahay!

  • @ereg4539
    @ereg4539 Před 3 lety

    War waligaa qof waxlooma dhiibto Xawalada Somalidana hadhigan waxaaga heyso

  • @Blacktolite
    @Blacktolite Před 3 lety +4

    The only way to find him is you'll have to put up a reward $10,000 for anybody who who proves where he is family cousin and nephew s might start talking

    • @RaadReebProduction
      @RaadReebProduction Před 3 lety

      Lol you are talking like you know exactly his location and you need Benefit anyway keep going you will get reward but you have to talk mother language a lot of people will contact you as soon as possible 🙏🙏🙏🙏

    • @Blacktolite
      @Blacktolite Před 3 lety +1

      @@RaadReebProduction hahaha I love your presumptions and speculative mind... I have no clue who he is or what is, I live in London UK I'm just speaking reality if you want to find him pay up and people might start talking😂😂

    • @RaadReebProduction
      @RaadReebProduction Před 3 lety

      @@Blacktolite hahahah I know you are not live in Africa especially Somalia but believe me the way you talk I feel it you are interesting this game I live in Melbourne Australia and I work national agency Terrorist department police Head quarter in Melbourne and also graduated The University of Melbourne master of nationally coordinated criminal history

    • @PGOLDEN
      @PGOLDEN Před 3 lety

      Waxay cunaaan beey la’yihiiin xaggeee ka keeenayaaan reward?
      Dowladdaha Somalia ka buneeya waaa in ay bixiyaaan reward oo culinada raaadkiiisa doonaaan

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure Před 3 lety

    Xaraam, Allah is all knowing.... Give this people there money back

  • @ahmedalin
    @ahmedalin Před 3 lety +3

    FADLAN SAXA HINGAADDA, WAA "GANACSATO" MAAHAN "KANACSATO" MAHADSANID

    • @geeljiredaljire9188
      @geeljiredaljire9188 Před 3 lety

      Afsomaligu waa badan yahay, maaha sida kaliya aad adigu u taqaan, caqligaaga kor u qaad somali waa qoomiyad balaadhan oo qofba sida uu u yaqaan ayuu u odhanayaa hada bal GABADH ama GABAR keebaa sax ah, waxan filayaa weli meeshii aad ku dhalatay maad dhaafin mahadsanid

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před 3 lety

      @@geeljiredaljire9188 Waa runtii Ganacsato weeye kanacsato ma aha.

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 Před 3 lety

    Inkaar baa ku dhacdey ninkaas islaamaha dhacey aakhriro iyo aduunba ayaan daro ayaa ku dhacdey

  • @cabdicabdulaahi9124
    @cabdicabdulaahi9124 Před 3 lety

    NINKU MA SIXIROOLAA MISE DADKAA WAALAN SIDEE SARIFLE GIDAAR HAYSTA LOOGU AAMI NI KARAA 400 00 KUN MA GARAN XAALADA

  • @A3000BC
    @A3000BC Před 3 lety +3

    Dowladii somaliland ayey aamini waayeen oo waxa ay aamineen nin ay isku qabiil yihiin😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😖
    Inankii reerkiina ayaa idin dhacay ee suldaankiina ka ashkoteeya!

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 Před 3 lety +1

    Maxay lacagta Bank dawlada u dhigan waayeen ama DAHABSHIIL, mida kale dee qabiilo ahaan ayay u aamineene muslimnimo iyo Somalinimo umay aaminin, hada waxay odhan lahaayeen ninkaasoo reer hebel ah waxan ka rabnaa reerkoodu in ay soo qabtaan ama xoolohooda ayaanu dhacaynaa, qof kaliya muu sheegin tuugu qabiilka uu yahay ee lagu soo qaban lahaa.

  • @AM-bt1ix
    @AM-bt1ix Před 3 lety

    Ilaahay ha idiin dhiib yareeyo miyaanu ka baqeeyn in kartaa ala haydiin sahlo

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Před 3 lety

    Subxanallah

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 Před 3 lety +1

    Waa in la soo qabtaa kan . Interpole ha loo sheego

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 Před 3 lety +1

      madaxiisa lacag Hala dul dhigo ilaa 50,000 dollar si loosoo qabto

    • @mahamedmohomoud1122
      @mahamedmohomoud1122 Před 3 lety

      Arinkaagu waa sidii kuwii mudaharaday ee boqoradii faransiisku tidhi dadkan maxay doonayaan markaasa la ydhi roodhi bay u baahan yihiin oo way gaajoonayaan markaasay tidhi maxay keeg u cuni waayeen haday roodhi waayeen

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Před 3 lety

    Dawlad deegaanka soomaalida dheh

  • @axmedgadhle236
    @axmedgadhle236 Před 3 lety +1

    Waxaan keeyahay ninka dilaalka
    Ah ee shaadhka cad shareecada
    Islaamka qaabka ay wax u iibiso
    Bal baro waayo waxa uu yidhi lacag
    Ayaan anoo maqan soo diri jiray
    Dabadeed waxaan idhan jiray intaan
    U yimaado sarif oo bedel waana qalad sharciyin ka eeg kutubta shareecada ee fiqiga mhsdsnd

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 3 lety

    arma la dilay horta inu nool yahay raadiya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 3 lety +1

    Dawlada somaliland sharci ha ka soo saarto aaney sariflaaysha qaban karin lacag intaa leeg dadkan la abraa in bank yada dhigtaan

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Před 3 lety

    Dhagar qabahas
    la aminay ALLE HASO
    FITIMIYO.

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool Před 3 lety

    haday baanankaa wadanka ka jira lacagtooda ku uruursan'lahaayeen waxaniba maheleen maanta oo lacagtoodu amaanbay u ahaanlahayd.

  • @eidsalahismail5497
    @eidsalahismail5497 Před 3 lety

    Dadkani maxaa ka khaladan may bank dhigtaan sheeko gaaban 😆😆😆😆😆😆🤣😂

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Před 3 lety

    Xaqina

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 Před 3 lety +1

    kkk kulaha numerkad la hadashay wuu xidhanyhy oo haduu furanyhy soo lamaso qabteen. ninka hasoo qabtaan dadkani dhul soomaali oo dhan bay ka yimadeene mel walba haka baafiyaaan madaxiisana lacag 100K $ ha dul dhigaan waa kalab iimankiisi saifte.

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh Před 3 lety

    Haaye damiin yaa ka ahaa?

  • @abdinasirismail3371
    @abdinasirismail3371 Před 3 lety

    Lacagta inta leeg Bangi SL inladhigo waa Waajib.

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 Před 3 lety +1

    Lacagta bangiyada dhigta

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 Před 3 lety

      Muuse Shaani baa la kacaya, marka kanaa la qaataa oo lala masaaracoon karaa ayey ugu dhiibteen.

  • @Blacktolite
    @Blacktolite Před 3 lety

    Why did they trust him to holdl the money for them... why did they see him as an alternative to a bank?? how have they have so much trust in a vendor money exchange Guy.. The man is never gonna be found.. No CCTV..

    • @umuasma97
      @umuasma97 Před 3 lety +1

      Exactly my thoughts. Soomali waa dadka qof iska socodo iska aaminaayo. Intey ka sariftaan may ka qataan on the spot muxu ugu hayni ama ogaso daba diri

    • @Blacktolite
      @Blacktolite Před 3 lety

      @@umuasma97 our people will always believe in the good, they never see a person as evil! It's part of a religion and our culture to never expect someone to throw you under the bus.. 😢😢 It's so sad that he took advantage

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 Před 3 lety

      Rates
      Absolutely true!

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 Před 3 lety

    Dowladu dooni mayso we idinku doonta. Dowlada somali land ayad amini weydin. Nin gidaar fadhiya ayad aminten

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 3 lety

    Qaaimka ma liibaano masaakiinta xoolahooda cuquba laga qaada

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640

    Ninku waa qolama

  • @EGO-kenner
    @EGO-kenner Před 3 lety

    Hahahaha dadkii carabaanu nahay dhahayey ileyn noocan may ahaayeen 🤣🤣🤣🤦🏿‍♂️🤦🏿‍♂️

  • @osmanabuqadiregal2605
    @osmanabuqadiregal2605 Před 3 lety +1

    Gobjoog ma aminayo

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 Před 3 lety

      😀😀😀MISE KA LA DAYDAYAYAA MA ADIGAA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 3 lety

    Addunka sidiii hore ma ah qofka ma dhuumankaro hada baraha bulshada addunaka dhan galaya yaa yidhaa soo noqo qurbaa yaaan lagu xidhin

  • @saeddaher9812
    @saeddaher9812 Před 3 lety

    Waar lacagtan aan raadinaynaba dumarkaa haya