Wax Ka Ogow Qiimaha Nolasha Somalia Part 2 Qeybta Raashiinka 💰 Cost Of Living in Mogadishu

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 7. 09. 2024
  • asxaabey videoga inuu idin cajabiyo ayaan rajeynaa plz share dhaha like saara Subscribe saar chanelka lana wadaag asxaabtaada love you guys
    social mediaha naga so radin kartiin
    instagramka anwar| / kinganwarofficial
    Instagramkeyga | / queenhawaof. .
    Snapchat | Queenhawaadam
    Kinganwaroff
    Tiktok | vm.tiktok.com/5...
  • Jak na to + styl

Komentáƙe • 143

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Pƙed rokem +8

    Part 3 alaabta guryaha lagu goglo jiifka fadhiyada iyo waxyaabahaas kaso samee

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql Pƙed rokem +9

    Odeygaa. Ku qasab for safety inuu xirto kan madaxa ka gashto .hadii ay OO dhaco waa halis😱

  • @aali7359
    @aali7359 Pƙed rokem +2

    Part 3 please! Somalia is so beautiful I hope to go there one day. I’ve never been there before

  • @ABC-dj2vu
    @ABC-dj2vu Pƙed rokem +3

    Anaga reer puntland hadaa nahay mooska marna waaa 10 marna 12 xabadii Alx dhahanimcaa ku jirtaan masha Allah

  • @mahadboss9354
    @mahadboss9354 Pƙed rokem +3

    2020 ilaa hadda idiin taageera best couples guleysta❀

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 Pƙed rokem +1

    bayo ado xamar joogo hilib fridge ha gashanin ado heli karo subax kasto fresh

  • @lh2988
    @lh2988 Pƙed rokem +4

    I am planning to move my family soon there Insha Allah. Let you give a tip abaayo I know you didn’t get any bones with your meat but that’s where the nutrients is and the flavor 😅

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Pƙed rokem +13

    Hadii murug dareemto farxad allah hakuugu badalo walal isoo booqo❀

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 Pƙed rokem +2

    Masha Allah tabaarakallah waqtiga ha idiin wacnaado family qurux badan đŸŽ‰â€

  • @trending431
    @trending431 Pƙed rokem +4

    Soo badi maciishada Somalia please 🙏 Thank you

  • @mariza101_
    @mariza101_ Pƙed rokem +3

    Wow 10 kg barise uk waa £23 ama $ 23 waaba nags raqiisan tihin 😼

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Pƙed rokem +1

    Waadnaga raashin jabantihiin waxan jogaa burco

  • @safiqali7385
    @safiqali7385 Pƙed rokem +3

    Omg raqiis Mashallah 25 kg bariis lacagtaa ku gadatay ani 5 kg waye akteena 😱

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Pƙed rokem

    WAELCOME BACK ABAAYO MAALMAHAAN WAA LAGUWAAYEY SOOBADAI GURYAHA IHAARKOIDA SIDA LOOKIREEYI❀❀

  • @miskihassanali6335
    @miskihassanali6335 Pƙed rokem +2

    Am first person. Ban noqday am happy in an ku dawado abayo waliba ayado hurdo I haysaa iska iloway

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Pƙed rokem +1

      Xbbti shukrnđŸ„°â€ïž

    • @miskihassanali6335
      @miskihassanali6335 Pƙed rokem +2

      Magac abayo sabar o kale u dhigma ama mahdin alle qof lagu yiri dhali maysid o alle owlad ku arsaqay waliba gabar waye marki manta laygu so dhahay adban u farrxay alx alle aya mahad iskale magacaa nucasa iso sheeg abayo adigo mahadsana will bana hore igu jogay amiradada biloyin ka wayn alx alle ayuu ujogaa igu cawiya magacaas

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 Pƙed rokem +1

      ​@@miskihassanali6335 xamdi ama shukri ama xamiido ama mahado intaba waa magacyo muujinaaya mahàdnaq. Ikraam, fadli, fatxi, nasra, ama nasrullaahi intaba waa magacyo fiican. Ima aad weydiisan laakiin anaa iska jeclaaday onaan kuu jawaabo. Ilaahay mid saalix ah oo barakeysan ha kaaga dhigo. Aamiin

    • @umusalman9672
      @umusalman9672 Pƙed rokem

      Masha alah xawo Wan kahelay barnamijkan shukran ❀❀❀❀

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Pƙed rokem +1

    Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu, Maasha"Allaah Tabaarakallaah waa wax loo baahan yahay in la ogaado Shukran Jazaakallaah kheyran Qaali

  • @hawamohamed6909
    @hawamohamed6909 Pƙed rokem +1

    Alla tukanka ka adegan jiray ahaa xawo macmacanka madegentahay

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho Pƙed rokem +2

    Fadlan kirada Guryaha nala wadaag thanks

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Pƙed rokem

    Masha allh illhy ha isku keen barakeeyo we love â€đŸŽ‰

  • @amal.suldaan
    @amal.suldaan Pƙed rokem +1

    Bariiska noociisa ma sheegin basmati hadu yahay $40 kaso bixiyay 25 kiilo xamse waaye waxa $20 ah wuuna xumaaday xamze ha

  • @deqamahamadabdi1622
    @deqamahamadabdi1622 Pƙed rokem +1

    Fariijeerka koranto badan moow cunaa abaayo

    • @suadhirei1028
      @suadhirei1028 Pƙed rokem

      Hadi adan damin tos kugu shidnado koronto badan ma cunayo

  • @halimohassan2605
    @halimohassan2605 Pƙed rokem +2

    Ar gormeh aheyd nah wn ku iman lahayee dariskeyga xalasha bares bakaaro

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 Pƙed rokem +2

    Abayo waxa soo sameeya qabata supermarket i need to know cornflakes canah almaracig cheese cream jam

    • @amal.suldaan
      @amal.suldaan Pƙed rokem

      Corn falkes ka waa $4 ilaa $6 cheece ka $6 kayarna waa helee jam ka 2$ cheece 3 geesodka ka waa $1 ilaa $5 sidey ukala weentahay cheese ka dhalada $2 ayu ka bilowdaa ilaa $10

  • @yu-a9596
    @yu-a9596 Pƙed rokem +2

    the best video. i was looking for this type of video a month ago. thank you

  • @munadheerey3463
    @munadheerey3463 Pƙed rokem +2

    Nolosha sida Yurub waaye ayey noqotay muqdisho, qaali saaid abaayo 😱

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 Pƙed rokem

    Abyo video yadan sobadi ana rabo mardhow in sooguro i.a kirada kusoxeji qaali ❀

  • @shukriaabdirahman3954
    @shukriaabdirahman3954 Pƙed rokem +1

    Somali wlhi waxwlpo raqis wye dada wexe leyihiin qaali wye no wlhi hdu wax qaali noqdo xata qiimo normal le wye barwaqa heysana alx an dhahno đŸ€ČđŸ€Č

  • @safiqali7385
    @safiqali7385 Pƙed rokem +1

    Keep going queen hawa ❀❀❀❀

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 Pƙed rokem

    Kaalay Somalia iyo MĂŒnchen o ah magalaada 5aad e ugu qaalisan Aduunka wa isku qiimo Kiiloga Bariiska ah wa dhicitaan caadiya raga ganacsadaha

  • @user-ts8yr2ns2g
    @user-ts8yr2ns2g Pƙed rokem

    Best info ever keep going my precious love ❀❀❀❀❀

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Pƙed rokem +4

    Sonkorta bilo dhan xitaa 1/2 kilo guriga ma soo dhigno macdalla 25 kilos! War iska daaya waa sun caadiyee dhakhaatir iyo hospitaalo fiican na ma haysataanee. Sugar is poison and our people are obsessed with it.

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Pƙed rokem +3

      Hal bil kuma isticmaleno Intaas wllo ee just dabeecad bay naga tahy in halmar laso adeegto

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Maansha Allaah. Guryaha nooga soo samey.

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 Pƙed rokem +2

    Hawa abyo bariskas xamsaha ah midkii dhiiqada noqonaye waye ana ku qasare wlhi bishan hoosna wuuka gubanaa asoon bislan

    • @aminaahmed5065
      @aminaahmed5065 Pƙed rokem +1

      Abaayo dukaanka maad ku celisid iga badal dhahdid

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 Pƙed rokem

      @@aminaahmed5065 waa celiyay wlhi mid ficanaa so qaatay abyo

    • @fartuunwarsame9085
      @fartuunwarsame9085 Pƙed rokem

      Abayo waan arkey aniguna ee midka aad kusoo badelatey magiciisa ila wadaag adoo raali ah

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Pƙed rokem

    Waxaan Waa Wax loobaahanyahay In Waxwalba oo Nolosha lagasheekeeyo oo Nolosha ah

  • @suadabdi1323
    @suadabdi1323 Pƙed rokem +1

    Maasha keep going sister

  • @najmasaid9321
    @najmasaid9321 Pƙed rokem +1

    Saxiibey jirgaan zaliid ah saaid waye adiga familkaada ma weyno 3litar ka badan ma.isticmaalo bishi

  • @aminaabdi-be1vr
    @aminaabdi-be1vr Pƙed rokem +2

    Masha Allah ❀

  • @ayaandhalaalcooking8985
    @ayaandhalaalcooking8985 Pƙed rokem

    Xamar taydii ku xiisey❀masha alah

  • @munadheerey3463
    @munadheerey3463 Pƙed rokem +3

    Nolosha qaali ayey noqotay abaayo 😱

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 Pƙed rokem

    Abayo waxa jecelan la hay girada Guriga. Midka dagantahay camal

  • @monamhssan7217
    @monamhssan7217 Pƙed rokem

    shoppingka abyo creamada amaba dharka

  • @familydacaddagan4230
    @familydacaddagan4230 Pƙed rokem

    Mashaa Allaah Waa Beelo Isoo Booqo Wll

  • @AishaAbubakarAweis-uq1rp

    Masha Allah xafada hafade waye

  • @saabiriinmaxamed9256
    @saabiriinmaxamed9256 Pƙed rokem +1

    Guryaha inta lakireeyo nogasosamee

  • @farhiyaabdi5849
    @farhiyaabdi5849 Pƙed rokem

    Hilbka iyo qudaarta qiimahooda noo soo sheeg xabiibti

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Pƙed rokem +1

      Video hore ayan kaso sameyay qudaarta iyo hilibka abyo channelka booqo qiimaha Nolasha Somalia aya ku qoran

  • @aminaahmed5065
    @aminaahmed5065 Pƙed rokem +1

    Abayo kow iyo labo maba jooga adeega bisha wax badan ka maqan aan kula kaftamee 3bill adeegooda maad hal mar soo iibsataa😂😂😂😂qoyskaaga wuu yar yahee mise xaafada hooya usoo adeegeysay😅

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Pƙed rokem +2

      😂😂 3 bil adeegooda waye cleanings iyo waxyabo yaryar le ka dhiman oo Supermarket kaso iibsado wayo alaab fcn ay haayaan

  • @khadiijahassannor2847
    @khadiijahassannor2847 Pƙed rokem

    114.25 totally
    Ayeey noqey saa 81 mahin

  • @fardowsomahamud-pt9mq
    @fardowsomahamud-pt9mq Pƙed rokem

    Qudarta abayo qiimaheda maad soshegin noososheg

  • @fooso1327
    @fooso1327 Pƙed rokem

    Suuqee hilibka iyo qudaarta kasoo gadayey macant

  • @safaamohamed6953
    @safaamohamed6953 Pƙed rokem +1

    Qeybta 1 meeday

  • @AdamEuroS
    @AdamEuroS Pƙed rokem

    How much is rent and furniture good appartement 1 or 2 bedroom

  • @rahmamahamed8885
    @rahmamahamed8885 Pƙed rokem +1

    Korontoada kasoo abaayo in aan ogaado ayaan rabaa inta aan soo guurin waxaan maqlay fariijka waala damiyaa marna waa ladaaraa korontada ayaa qaali ah

    • @Najma98
      @Najma98 Pƙed rokem +1

      34waye marka wax walba isticmaashid

    • @rahmamahamed8885
      @rahmamahamed8885 Pƙed rokem +1

      @@Najma98 mashaalah waa qaali lkn hadiiba fiirka uu kuu shidnaanaayo waa ok

    • @drgarad
      @drgarad Pƙed rokem +1

      ​@@rahmamahamed8885 Somalia Korontada u qaalisan, biyaha aa ku xigo.
      Maciishad, Alaab electronic, Kiro, Gadiid/Trasnportation waa raqiis marka wadamad kale loo barbar dhigo, even East Africa aad bey uga raqiisanthy.

    • @suhayrahassan
      @suhayrahassan Pƙed rokem +1

      Lkn solar badan la isticmala fariijka adigo damin

    • @zahrabarre9570
      @zahrabarre9570 Pƙed rokem +1

      ​​@@drgaradmasar 10$ karonto 5bil baa isticmalaysa firiij iyo mukeef ado isticmalaya guryana raqiis waye 100$ guri vip ah ku helee somliya qaali waye maciishadeda marka loo fiirsho masar😊

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 Pƙed rokem

    Hilibka qiimahiisa ma sheegin yaahuu, waa kii aan ugu jeclaa ee aan kamaarmi karin, yaahuu

  • @rayaansayidcali2102
    @rayaansayidcali2102 Pƙed rokem +1

    Xisaabta so qortay waa qalad total waxay noqone 114.25$

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Pƙed rokem +4

      Videoga ma dhageysan umalena wllo saliida maso iibsan aniga ee qiimahisa ayan idinla wadaagay sido kale omada half jawaan ayan qaatay ee totallka aan idinla wadaagayna saan idin sheegaybo waa intan aniga so iibsaday marka laga reebo qiimoyinka alaabaha anan so iibsan ee aan adinka rabay Inaad ogaataan

  • @fadumomohamed8962
    @fadumomohamed8962 Pƙed rokem

    Asc guryaha kasowaran

  • @adigoxorahadal8536
    @adigoxorahadal8536 Pƙed rokem

    Qiimaha qudaarta ma aadan sheegin lkn

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Pƙed rokem

    Mansh allah wa dhaqanka yurub waye

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Pƙed rokem

    Qadarta iyo halibut qiimo make aadan sheegin

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Pƙed rokem

      Qudarta waxa igu baxday $9 hilibkana 1kg $5 sababta ugu so qorin qudaarta wayo hore video ugaar ah oga sameyay hada rabto kaso daawo channel ka

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Pƙed rokem +1

    Subhanallah. Its high cost of living. 25 kg bariis 26.5 đŸ’”???? Adunkaa daan somalia aya ugu qalisaan

  • @xamdacooking2581
    @xamdacooking2581 Pƙed rokem

    Xafadena jogta bares bakaro cabdulahi arkoya m.a abyo

  • @CaliCumar-yl9rp
    @CaliCumar-yl9rp Pƙed rokem +1

    Ee dumashi adoo dalka joogo sidee hilibka talajad u ka shee

    • @shshss1192
      @shshss1192 Pƙed rokem

      Maybe ini haysanin qof maalin walbo uso gado cad hilib noh😅 marki family badan guriga kula dagneyn wa iska sidaan.

  • @sophiaali6941
    @sophiaali6941 Pƙed rokem

    Kirooyinka kusoo samey huno

  • @saara3saaro271
    @saara3saaro271 Pƙed rokem

    Abaayo wa raqiisa runtii

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 Pƙed rokem

    Somali waa kasoo dareen rashinka iyo qudarta guriga maxaa laga soo dubah yab waye

  • @safiyosalad-tk4gq
    @safiyosalad-tk4gq Pƙed rokem

    Manshllh macishada somali raqis nuskilo sokor inta kenya wa haldolar 😼

    • @iqramohamed9839
      @iqramohamed9839 Pƙed rokem

      Sokorta 25k kanya 3 kun somalia 20 dollar abayo laba dollars lee kenya qalisantahy

    • @safiyosalad-tk4gq
      @safiyosalad-tk4gq Pƙed rokem

      @@iqramohamed9839 ha kenya joga qali wye kilihi 200 soma ahen horte

  • @aishaasad5983
    @aishaasad5983 Pƙed rokem

    Xaawo cdy❀❀

  • @Qalikhadro
    @Qalikhadro Pƙed rokem

    Sokorta iska yareey saxib

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Pƙed rokem +1

    Sharaab iyo caano ma qaadatid lkn somalailnd waad naga wax qalisan tihiin baan filaya

    • @drgarad
      @drgarad Pƙed rokem +1

      Somaliland baa ka qaalisan Koonfurta iyo Muqdisho.

  • @radwaabdulkadir9003
    @radwaabdulkadir9003 Pƙed rokem

    Sokorta 25kg ba lagu qoray sasay tahayna 12.5 kg bay kusiiyen secml haawa

  • @Qalikhadro
    @Qalikhadro Pƙed rokem

    Xaafadee dagtay xaawo

  • @munoadan9952
    @munoadan9952 Pƙed rokem

    Rashiiinka waa qariis somaliyo❀

  • @farhiahaji2818
    @farhiahaji2818 Pƙed rokem +1

    Ar soomaali iyo sokor maxaa kala haysta kkk 😂

  • @hodancdilahi-jh5gw
    @hodancdilahi-jh5gw Pƙed rokem

    Mnzhaa allha

  • @abdibasid7161
    @abdibasid7161 Pƙed rokem

    Qaybtii 1aad Waan La Ahay Meel Iigu Sheeg

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Pƙed rokem

      Ku qor qiimaha Nolasha somalia videoga lawad ee calanka saaranyahy waye 🇾🇮

  • @umuiqra1092
    @umuiqra1092 Pƙed rokem +1

    Adeega wax badana kamaqan shanbada dharka lagu dhaqo sabuun qawey shanbada tinta lagu dhaqo dalag cashada laga dhigto digirta qamadiga galeyda Musqulaha alaalba lagu dhaqo shanbada alaabta lagu dhaqo

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Pƙed rokem +2

      Alaabta cleaninka subermarket ugu fcn in laga so gato alaab fcn kaso helee digirna maba isticmaalno ama galeyda

    • @umuiqra1092
      @umuiqra1092 Pƙed rokem

      @@AnwarAndHawasFamily ok thanks

  • @ismahanmohamud-zb9pn
    @ismahanmohamud-zb9pn Pƙed rokem

    Hawa qurux â€â€â€đŸŽ‰đŸŽ‰

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Pƙed rokem

    Mashllah tabarakallah

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Pƙed rokem +1

    mashaalaah đŸ˜‚â€â€

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Pƙed rokem +1

    25kg sokor ah weybadan tahay

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Pƙed rokem

    Mashaalaah â€â€đŸŽ‰â€đŸŽ‰â€đŸŽ‰

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 Pƙed rokem

    Suuq boocle aaka adeegataa miii

  • @cabdisalaamismaaciil2593

    Wad ku mahad sanhay in so gudbiso maciishada iyo nolosha somalia.
    Lkn su,aal somalia mottoda laba lugooda. Dumarka looma ogola miyaa?

  • @safiahussein7793
    @safiahussein7793 Pƙed rokem

    Hilib farijka adinkoo somaliya joogo maxa ku faleysiin abyo mid feresha ayad heli kartiin anaga cml ma tihiine

  • @zahrabarre9570
    @zahrabarre9570 Pƙed rokem

    Qali waye intas 50$ ku gata

  • @hamdiaalia7596
    @hamdiaalia7596 Pƙed rokem

    Maxaa dollar Somali loo isticmaalaa abaayo s

    • @XaliimoCali-qg5gv
      @XaliimoCali-qg5gv Pƙed rokem

      Shilin soomliya laga isticmalo 1888 ayaa udanbeysay hada dolar leen naqana shilinka xita maw naqano shilinganeh waahore 40sano kudhawad ayaa nogu danbeysy hadana dolarka noofcn sister

    • @hamdiaalia7596
      @hamdiaalia7596 Pƙed rokem

      @@XaliimoCali-qg5gv okay thank abaayo oo Shilin Somali maba yaalo somalia

  • @meysunhassan1664
    @meysunhassan1664 Pƙed rokem

    ❀❀❀

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 Pƙed rokem

    waad kumahad san tahay qurbaha ayaanba ku noolahay biilbadan ayaaba leega qaadi jiray sirbadan ayaad qarxisay hada waa in aan wacaa xaaskeega maciishada xamar waa qaali kulahaa wa hadaanba kaayeelo

    • @ilabaro8177
      @ilabaro8177 Pƙed rokem +1

      😂😂 ka daa waxyaabaha qaar wa qaali karontada kow ka tahy

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Pƙed rokem +1

      Wllo lkn intan kula so wadaagay ma ahee somalia waxyaabo kaloo qaali ah ayaa jira kirada iyo korontada waa qaali hadey carur ku heysana kaba daran waxyaabo bdn aya jira oo qarashaad ubaahan ee maskiinta kadaa oo kayeel 😂

  • @fardowsahussainadontialle8036

    Abyo canah gasac meqA

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 Pƙed rokem +1

      Wey kala qaalisanyiihiin

    • @drgarad
      @drgarad Pƙed rokem +1

      10 illaa 20 bey u dhaxeeyaan, wey kala qaalisanyihiin.

  • @fartunali4501
    @fartunali4501 Pƙed rokem

    Somali wabo nimcaa anaga lawatan iyo shan kun bisha rashanka iyo qudar ku adeganaa

    • @adoontiialle3045
      @adoontiialle3045 Pƙed rokem

      Kenya miyaa abaayo

    • @fartunali4501
      @fartunali4501 Pƙed rokem

      Haa abyo

    • @drgarad
      @drgarad Pƙed rokem

      Kenya waxeedu waa waali, Somali waaa raqiis, Dowlada canshuur badan ma qaado.

    • @fartunali4501
      @fartunali4501 Pƙed rokem

      @@drgarad wali cadi waye weybo kasi dhari hesa bil walbo bisha kaa dembi lacg kugu kordhe

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Pƙed rokem

    Masha Allah ❀❀❀❀❀

  • @nasraabdi7299
    @nasraabdi7299 Pƙed rokem

    ❀❀❀❀❀