9 GABDHOOD VS 8 WIIL || DOOORO QOFKAADA || HAL QOF AYAA LAGA TAGE || XANUUN WAYE WLH 😫😁...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 02. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 726,157
  • Zábava

Komentáře • 300

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 Před 4 měsíci +106

    Cida quraanka jecel welcome ❤

  • @CawaaleaadanXadi
    @CawaaleaadanXadi Před 4 měsíci +18

    Marwa buuldhuuq la anta macna malahaa sheekaduu qof qaliyaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhalidM-9
    @KhalidM-9 Před 4 měsíci +3

    Waxaan ahay ninka ugu nasiiibka wanaagsan dadka oodhan maadaama ay iihadhay midaan doortay, weewee jago buldhuq soo dhawooow❤❤❤❤❤❤143

  • @hibosuldaan1252
    @hibosuldaan1252 Před 4 měsíci +9

    Marwa buluq dad ka fool xun la doortay quruxey indho malehen raga cawada leysku keen ♥️ 😀

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 Před 4 měsíci +49

    Team Hunter one like 👍

  • @abdulahiabdi1054
    @abdulahiabdi1054 Před 4 měsíci +3

    Marwa buldhuq Hadayssan barnaamijka kujiri xiisa iyo xalad male❤❤❤❤ waan jaclahay kaftan keeda Queen is Always Queen . Horay usoco boqorada🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 4 měsíci +14

    Gabdhaha waxaa ugu qurux iyo qiimo badan marwo buldhuq iyo laki waxaana ku xiga nasteexo indho Gabdhaha ugu sameeynta badan ❤❤❤❤❤

    • @user-nq4vq8vm9g
      @user-nq4vq8vm9g Před 4 měsíci +2

      Buldhuq maaqurxoon dooq xumidaa

    • @salah.19
      @salah.19 Před 4 měsíci +3

      Dhuubo dhex yar iyo gabadha xaliimo miyaa la yiraahdo xagee ugu tagtey

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 Před 4 měsíci +1

      Gabdhaha waa wada qurux badan yahiin laakin baraamijkan madadaalada ah waa lagu kala sameeyn badan yahay jilinka aftahanimo dabeecadda wanaagsan dulqaadka quruxda wajiga kaliya maaha ee waa qalbiga

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 Před 4 měsíci

      Hada wiilasha waxaa ugu sameeyn badan afka cali keeydsane qalajiye xaga qosolka laakin doorashada waa dadka ugu badan oo haro 😂😂😂😂😂

    • @warsamaahmedcheik7163
      @warsamaahmedcheik7163 Před 4 měsíci

      Yaa ku dirsaday qimayta mid doro bess

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 Před 4 měsíci +8

    Buldhug buldhug xadaa barnaamishka kujirilahaa marwalbo adiley kudooran lahaa kush kush batahy WOW

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 Před 4 měsíci +25

    Laki❤ iyo marwo buldhuq ❤sbbta looga taga wa in barnaamijka quruxdiisa la dhawro

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Před 3 měsíci

      Gabdho damamtot masha allah; dumarka somaliyet masha allah

  • @osmaanedits2448
    @osmaanedits2448 Před 4 měsíci +24

    Miss buldhuq wa wadana darted u dawada 😂😂

  • @user-xf6xx4ve2r
    @user-xf6xx4ve2r Před 4 měsíci +10

    Gabadhi ugu quruxbadnayd ayayba ka tageen❤

  • @SakariyeAbdiqaadir-ql5wf
    @SakariyeAbdiqaadir-ql5wf Před 4 měsíci +2

    Zhp 800k ha hiig zan ee meel ka saryza higzo keep going pro 1M subscribe 🎉🎉🎉🎉🎉 66 comment inaad iga dhex argto rajyna from landers

  • @MarcossBC-ml5ln
    @MarcossBC-ml5ln Před 4 měsíci +9

    Hdaa iga danbeysid like iisaar👍🤣🤣

  • @CawaaleaadanXadi
    @CawaaleaadanXadi Před 4 měsíci +4

    Afka cali ha iloobiin ado laga tagay ayaay marwaa buldhuq ku baxday abaaal malahaaa sahal afka sorry😂😂😂😂😂😂3

  • @user-zl7uy8lb9c
    @user-zl7uy8lb9c Před 4 měsíci +12

    Like the world is not to be expensive but it never ends sometimes we ignore the trouth to find temporary jobs at 😂😂

  • @Fataxo7
    @Fataxo7 Před 4 měsíci +4

    Waabisada ciyaalka xaafadda CZcams usameey yaxye😌

  • @abdihakim6257
    @abdihakim6257 Před 4 měsíci +2

    Yahye sxp video yadan wey Naga bateen kowdheh nio waxad sameesaa video eh "ONE BOY vs 8 girls ku eh date caadi eh tuu kala baxa la arkaa deeq baari ha ahaado wiilka it will be interesting video

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Před 4 měsíci +5

    😂😂Marwo buldhuq wllkey ban kugu darsanaa don't worry

  • @CabirahmanUbrahim
    @CabirahmanUbrahim Před 4 měsíci +2

    Labadiina waayo wllo kkkk. Dadnimo layskuma rabee ileen dookhu wa cajiib

  • @maxameddeeqdeeqalyare
    @maxameddeeqdeeqalyare Před 4 měsíci +14

    Maxaa ka qaldan gabadha ugu quruxda badneed eyka tageen

  • @Farxan.dirac7
    @Farxan.dirac7 Před 4 měsíci +2

    800 coming soon I.a in the Ramadan 🎉🎉🎉❤❤

  • @mohamedkhadar9632
    @mohamedkhadar9632 Před 4 měsíci +4

    NINKII BULDHUQ KA TAGAY NIN JIRAN DHEH NAA ADIGUNA ALX DHEH DAD CAFIMAAD QABA MA EHEN INAMAADANI😂😂😂

  • @maxamedamiinmaxamedamiin7345
    @maxamedamiinmaxamedamiin7345 Před 4 měsíci +7

    Afka ali😅 free marwo buldhuq😢😢

  • @user-sp9wk8ui8y
    @user-sp9wk8ui8y Před 4 měsíci +13

    Best singer deeq baari

  • @alihassenroble4633
    @alihassenroble4633 Před 3 měsíci

    Wiilashu maskaro mey xirnaayeen
    Mise wa wada indhoole
    Walahi buldhuq maahe maan doorteen jah ❤❤❤ waa kuwadana buldhuqeey from DDS

  • @AbdulUgaas-lr5rv
    @AbdulUgaas-lr5rv Před 4 měsíci +5

    wanka xumahay boqoradi group ka inlaga tago sory buldhuq walaga garbaxaya

  • @SamiraGullow
    @SamiraGullow Před 4 měsíci +4

    Jah keep going

  • @nuurkuulow2974
    @nuurkuulow2974 Před 4 měsíci +1

    Marwo buldhuq ciyaarka xaafada waye kalama jeclo Lkn kuwa kale hadii laga tagi lahaa calool xanuun cabsi cabsi waye buldhuq barnaamijka ine xirto loga tala galay hello buldhuq wan ku wataa 🎉

  • @Subarman32
    @Subarman32 Před 4 měsíci +1

    Gabadhi ugu quruxda badnayd ayaa laga tagay taasi cadalad ma aha marwo buldhuq

  • @jimalahmed3596
    @jimalahmed3596 Před 3 měsíci +1

    Marwa buldhuq 🎉 waaa gabar qalbigeeda kuwern umaqalanta in lagataga aad ii aad ban uguxumahay 😢

  • @user-jq6xj2ss5d
    @user-jq6xj2ss5d Před 4 měsíci +2

    Asc yahya hlk kwrn marwo bulduq sorry lakin ada wada inkaran wan kuwata❤❤❤❤❤ilove you so much

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 Před 3 měsíci +1

    ASC wall ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA AAN KACABSANO NABIGANA AAN KU SALINO SCW KADIB QABRI IYO QIYAAMO DANBEEYA TAN KALE sidan dhaqan islaam ma ahan ee badala oo sida leysku guursado isku doonTa

  • @Arjubba
    @Arjubba Před 4 měsíci +2

    ❤❤❤marwa buldhuq waa gabadha qudha ee kadhex dawado barnamijka lkn number keda siden ku hela yaxyaw

  • @safaxasan9595
    @safaxasan9595 Před 4 měsíci +2

    Wlhi waa sx uma qalantid in aad harto marwo buludhuqu sow dad bdn oo u qalamo harista aa la qate yaa balamiye wa runteda wlhi 😂😂

  • @Ustaadibrahim23
    @Ustaadibrahim23 Před 4 měsíci +4

    Xabiibkayna ku saliya ❤❤❤❤❤

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 Před 4 měsíci +1

    War yaxyow sxb maad igu dartid team ka waan buuxaaye taalanti awgiise

  • @babadebaba-pk1jr
    @babadebaba-pk1jr Před 4 měsíci +4

    Hhh afka cR7caadi noqday ya tahay kulaha almaz xalay adiga dahay afka ya ladaha marka qalajiye dooraneysay hhhhh ciyarta barajo 😂😂😂😂😂

  • @Adsc1000
    @Adsc1000 Před 4 měsíci +3

    Mashaallah wa team mawelo ah qosol wa super👍♥️

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc Před 4 měsíci +7

    Ax hablaha ka da wll iskama xejin karan iyagu stress kaas ugu yaran laba ka dhig

  • @Abukaate
    @Abukaate Před 4 měsíci +1

    Marwo bulduq viva ana ku doortay luuqa iga so jawaab❤❤❤

  • @abibakarabdikadir-mp2nq
    @abibakarabdikadir-mp2nq Před 4 měsíci +1

    Buldhuq markan caadi buu uga aarsaday odaygii jaluuka, afka cali ahaa😂😂

  • @Cabduqaadir-tt4rg
    @Cabduqaadir-tt4rg Před 4 měsíci +1

    Heblaayo buluq wad qareertay ma is dhihi karta😂😂

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 Před 4 měsíci +1

    Mss buldhuq anaga kuwadana barnamijkaba adaa qurxiyA😂❤

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před 3 měsíci +1

    Subxaanallaah ma sidaan baa u dsmbeysay dhalintii soomaaliyeed oo akhlaaqda looga dirayaa

  • @user-ye6ju8go2x
    @user-ye6ju8go2x Před 4 měsíci +2

    Marwada marka ugu horeeso adaa isku keen waxa dhacay marka 2 anaakuqaatay quraxey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😉😉😉😝😝😝

  • @tuugdaacadah8515
    @tuugdaacadah8515 Před 4 měsíci +1

    MARWO BULDHUQ IYO LAKI IN LAKA TAGO WEY KU SAXAN YIHIN SBBTO 2 GABDHOOD EE BARMAAMIJKA MACANEEYA WEYE SIIBA BULDHUQ WOW

  • @mohamedabdullahi7983
    @mohamedabdullahi7983 Před 4 měsíci +1

    Marwa buldhuq inay harto wan jeclahay waayo aniga jacel😂😂😂😂

  • @hassannoorbuule3196
    @hassannoorbuule3196 Před 3 měsíci

    Buldhuq markasta waxa lagu adkeya camirada horteeda lkn iyada aya ku adkeyso marka an lahortagneen camirada I love you marwo buldhuq from nairobi

  • @Mohaguleed
    @Mohaguleed Před 4 měsíci +1

    Afka cali legend wye shaxda wu fahmey😅😂😂

  • @abdiazizgofindhe6066
    @abdiazizgofindhe6066 Před 3 měsíci

    Alle ka xishooda wa ramdaane wd akhlaaq darantihiin dhmntiine

  • @user-bg2mn9pv3y
    @user-bg2mn9pv3y Před 4 měsíci +5

    yaaqey Marwo buldhuq ayee kufecneed❤❤❤❤❤❤

  • @user-ce2ku7im8x
    @user-ce2ku7im8x Před 4 měsíci +6

    Yahyow wilasha rabna anag😊

  • @user-oc7vs8mb3s
    @user-oc7vs8mb3s Před 4 měsíci +1

    Marwo buldhuq adaa isku diray afka cali asoo joogo ayaa niman kle qadaty sorry marka 😂❤

  • @user-do2tm1jb9x
    @user-do2tm1jb9x Před 4 měsíci +1

    Xabada ugu shidan❤ baahartay❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 4 měsíci +1

    Waa bilaa doookh
    Gabadhii.ugu shidneed ilduufeen.
    Laakiin is not real. Just maaweelo Yar.

  • @yaraankabalcad4553
    @yaraankabalcad4553 Před 4 měsíci +2

    Keep going my pro

  • @nkbinmohan
    @nkbinmohan Před 4 měsíci +2

    Marwo buldhuq hadii ad xali ad doranii lahed afka cali cawga Wuu kodrani lahay ee xalii ad nin kubahdishi noh

  • @AminHassan_danger111
    @AminHassan_danger111 Před 4 měsíci +1

    🎉🎉🎉🎉8000k coming soon bro

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 Před 4 měsíci +3

    Kan waanku caajisnay
    Badal
    Afkaga isku dil
    Xukumo + points
    So samee

  • @user-py1xi9js8c
    @user-py1xi9js8c Před 4 měsíci +2

    Yussuf ranbir waa nin qalbi wanagsan legend ❤

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před měsícem

    Meesha waxaas laga samaynaya waa xagee? Wlhy waan ka naxay yarka waxaan odhan lahaa wax kale ku bedelo Alle Khayr hakusiiyee

  • @user-ey6lj7wi3s
    @user-ey6lj7wi3s Před 4 měsíci +2

    Marwa buldhuq waa gabdha ugu qurxda badan gabdhaha

  • @dagancabdi1620
    @dagancabdi1620 Před 4 měsíci +1

    Horey usoco yahy❤

  • @safaxasan9595
    @safaxasan9595 Před 4 měsíci +1

    Seriously wlhi 3 waji e ugu quruxuda bdnaa aa so harte ani ahanteyda 3 kubi ka tagen indho malahan 😂

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv Před 3 měsíci

    Qadaaweyn waa kuwaa bilaabay fusuqoodii uu talyaanigu baray!
    سبحان الله

  • @XIDIGA-NAIROBI
    @XIDIGA-NAIROBI Před 4 měsíci +2

    Meshaa wax laguu duwayo Saloon miya aad uu firiyaa baal

  • @saylacmediagroupe9844
    @saylacmediagroupe9844 Před 4 měsíci +1

    Waa film gabadhayeey wa laysasoo balansaday

  • @user-wc2bl7rr8b
    @user-wc2bl7rr8b Před 4 měsíci +1

    zxp wa wiilki xalay aad is aragteen ee bosaso suuqa canaha❤

  • @user-wc2jb7mn4o
    @user-wc2jb7mn4o Před 3 měsíci +1

    Waxa ugu qurux badan oo ugu qayo badan marwo qalanjo buldhukh

  • @cabdifitaaxxuseen4200
    @cabdifitaaxxuseen4200 Před 4 měsíci +1

    Marwo buldhuq gabar fcn weeye

  • @mustafetotti5872
    @mustafetotti5872 Před 4 měsíci +2

    Waa laga tag fuuul xumo buldhuq balaya kula buuranaatay hhhhh

  • @MuhiyoAhmed
    @MuhiyoAhmed Před 4 měsíci +1

    HORTA MXY LAKI IYO BULDHUQ MARWALBA ISO HADHAAN MARKAY FINAAL TAGANTAHAY XAAJADU?

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Před 4 měsíci +1

    Lakin is the best

  • @user-bx8lv7yw4g
    @user-bx8lv7yw4g Před 4 měsíci +2

    Yahye zxp. Waxa. Hadhayso. Wabisada. Ciyal. Werada

  • @Som-boy571
    @Som-boy571 Před 3 měsíci

    ALLAH SWC ka cabsada.
    Waxaani waa diin la,aane.

  • @mohamedyusuif9062
    @mohamedyusuif9062 Před 4 měsíci +2

    Marwo buldhuq waxad oo dhan anaa ka danbeeyey inamada anaa la hadalay ninkii ku doorta waxan ku sameynaayo inamada iyo anigaa isla og
    Markaa anaa ku doortee is deji marwo

  • @user-cc9cv3rq5i
    @user-cc9cv3rq5i Před 4 měsíci +1

    Walay kuwaanaa hunter legend

  • @Ustaadibrahim23
    @Ustaadibrahim23 Před 4 měsíci +1

    Marwo wa ku wataa❤

  • @cabdirashiidrashka
    @cabdirashiidrashka Před 4 měsíci +1

    Dhuubo dhax yar cod MCN leedahay wlhi fanka ku baahan❤❤❤

  • @abshircabdi3506
    @abshircabdi3506 Před 2 měsíci

    gebedhii ugu quruxda badneed M.a aan dhahee waa gebedha meesha ku hartay

  • @carafaadkaallu1985
    @carafaadkaallu1985 Před 4 měsíci +1

    Buldhuq qusulkeda i like ❤❤❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Před 4 měsíci +2

    YAHYE HANTER IS NOT EASY

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před měsícem

    Dhaqan xumaa,Illaahay ka xishooda,waa fataaloyin indho adag

  • @Mohaaraf
    @Mohaaraf Před 4 měsíci +5

    Deeq baar maku jiraaaa

  • @hassandanois6947
    @hassandanois6947 Před měsícem

    Habluhu maa diyar baa lambarkoda sodira diyar ayan ahay.

  • @hassanismail-mv9wy
    @hassanismail-mv9wy Před 4 měsíci +1

    Waa qalad in hablaha sidaa loogalo oo mid meesha lagaga tago.

  • @MahamedMahamed92
    @MahamedMahamed92 Před 4 měsíci +1

    Marwo waan ku wataa

  • @suldaancarab1819
    @suldaancarab1819 Před 4 měsíci +2

    I am sorry 😞
    Uma qalanto marwo buldhuq in meesha looga tago 😢
    Sorry 😞
    Sorry 😞
    Sorry 😞

  • @mohamedsalat1896
    @mohamedsalat1896 Před 4 měsíci +1

    Maclin ka gymka wxaas labaxay aa waa arwaalow cadiya taraxad cadiinka 😂😂😂😅

  • @Garshishe
    @Garshishe Před 4 měsíci +2

    Mss buldhuq cadalad by rabtaa

  • @alinuuribrahimyusufalinuur72
    @alinuuribrahimyusufalinuur72 Před 4 měsíci +2

    Marwo buldhuq the one and only ❤❤😂😂😂😂

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Před 4 měsíci +4

    Bulduq is the Best😂❤

  • @kamilmaxamed2645
    @kamilmaxamed2645 Před 4 měsíci +1

    Wlahi inanta marwo ani ayaa halka ka dorthyi marwo wxan rajaynaya hadd komotiga argto adi iso jawab Ana hal eray od uqalanto ku odhanaye wlahi wxad thyi qof an aad utagero

  • @user-mw9bf8lo8z
    @user-mw9bf8lo8z Před 4 měsíci +2

    Marwo,wa,ku,wataa ❤

  • @babadebaba-pk1jr
    @babadebaba-pk1jr Před 4 měsíci +3

    Almaz kub mcn hhhhhh in laga tago qalad wyo

  • @cabdullaahicabdi4197
    @cabdullaahicabdi4197 Před 4 měsíci +3

    Yaxyow aniga markee inla duubaa

  • @XasanCadala-vp2cg
    @XasanCadala-vp2cg Před 3 měsíci

    Gabarta 6aad ayaan doortey ani?

  • @user-qi9ky5kx8j
    @user-qi9ky5kx8j Před 3 měsíci +1

    Walal barnamujkaa mad iska badashid

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Před 4 měsíci +1

    Marwo buldhuq aniga ayaan ku doorty ❤❤❤

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Před 4 měsíci

      Marwo buldhuq aniga ayaa ku doorty siz love u mcn keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o Před 4 měsíci +1

    I would have to selact the middle one