Mohamed Somali Allah Waa Kashifay, Musqul Lascanod Ku Duntey Oo Lagu Dhintay & Gurmad Hooyo Wacan 🥲

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424

Komentáře • 127

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před měsícem +8

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 Před měsícem

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Kkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkj
      Hhhhhhhhghhhhhhhĥhhhhhhhhhhhgg

  • @Hooyo259
    @Hooyo259 Před měsícem +13

    5 dollar 12 hour ku shaqaynaysay 5000$ dollar dahabshiil sisay intA shacsbka udireena ka baday alle marka faraj ku furaayo waa iska saas mashallah ❤maamo fadumo

  • @dekahaji
    @dekahaji Před měsícem +11

    Dadka jareer ta aan ku sheegno waa dad cajiib ah oo farsamada aad ugu fiican

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před měsícem +3

    Wallaahi Ina Cabsiiye oo qof daacad ah laakiin Somali Maryooleey runta majacla runtuna waa qaraar-tahay.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před měsícem +9

    Fadixya you wrong about people helping each other out, coldoon started kalmay kuwan, and everyone else copied him. That Mohamed guy uses filter.

    • @nasrayasin4472
      @nasrayasin4472 Před 26 dny +1

      Fathia is jealous about Coldoon and Denies his accomplishment !

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi Před měsícem +4

    Eedo koobka weyn maxaad kucabtaa mashah baa mise waasharaab Bisinkanu kuunidhi. Aamiin Aamiin yaarabi

    • @reer-aamirqani3229
      @reer-aamirqani3229 Před měsícem

      Why do you care about her cup of tea 😮

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 Před měsícem

      ​@@reer-aamirqani3229why does she care about others?

  • @SuadMohamud-qn5qy
    @SuadMohamud-qn5qy Před 29 dny +1

    Allaahuma
    Aamiin

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Před měsícem +4

    I feel you abaayo, waa kuwa Somalida ugu cizi iyo sharaf badan oo xalaal quudad ah 😢😢😢, ilaahay ha u naxariisto 😢😢😢

  • @bintshariphah5792
    @bintshariphah5792 Před 29 dny

    I don’t know why I thought I didn’t a human but a sheydhan, walah! Acuudubillah

  • @burco7626
    @burco7626 Před měsícem +4

    Salaam, beautiful soul 💕
    Jareer iyo Gabooye waa the most talented people in society. Waa dad sharaf iyo cisi leh may the Almighty protect and bless them aameen.

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 Před měsícem +1

      Jareerta waxa soo dhoweestey gumeestihii Talyaaniga oo guryaha sida loo dhiso, furniture ka sida loo sameeyo iyo birta waxa laga sameeyo baray. Gumaysiga caadadiisa cida aan isir ahaan wadanka u dhalan ayuu soo dhoweestaa oo uu shaqo iyo waxbarasho siiyaa. Talyaanigu wuxu kaloo baray xirfada beeraha. Laakiin Somaalidu in ay shaqada ka faanaan oo baryo ka doorbidaan waa u liidnimo !

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem

      Weligood bey beeraley ahaayeen soo kuwaa Afrika meel kasta beeraleey iyo kaluumeesato ka ah ma waxaad na leedahay guumesta xun oo Europe ka yimi ayaa sidaa wax loo beero baray. War isla yaab oo wax isku fal. Caqligooday ka keeneen inay meel DEGAAN oo quruxbadan oo webi u dhaw guri dhooba ah ama dhagax ka sameesan dhistaan kullka iyo roobka ka celiya oo ALBAAB LEH khudrad nooc kasta BEERTAAN oo webigana Kaluunka ka soo dabtaan xagaad adigu geel intaa la guuraysid ilaa qiyaamaha gurina inaad dhisataan maydaan aqoon oo aqal soomaligaa roobku idinku soo da'ayey ayaa idiin guri ahaa xitaa hoy roobka geeliina iyo adhigiina ka celiya ilaa al'aankaas uma dhistaan oo xoolo badan ayaa sidaa idinkaga dhimata markuu roobku ku da'oo oo qabowgu ka farabato. "Jareerweyne" waa SOMALI meel kale lagama soo rarin illahay ayaa ku beeray orod illahay qabqabso! Maxaad ugu beertay dheh. Siduu illahay ilmaaderadood ee laga garanayn ee Ethiopia deggan ayuu illahayna Somalia ugu beeray kuweena maxaa intaa loo leeyahay meelo kalay ka yimaadeen kuwa Ethiopia cid leh meelo kalay la yimaadeen ma arkaysid! Hal itoobiyaan oo qudhunkaad ku hadashaan arki meysid! Weyna ixtiraamaan qowmiyafoohoda kala duwaan cid caayeysa oo leh meela kalay ka yimaadeen walle inaadaan arkayn. Uff!!

  • @Somali338
    @Somali338 Před měsícem +1

    Abayo woqooyi xataa dad badan ayaa loo kacaa, walashaana reer Switzerland we are Part Of this Mashalah. Somali 🇸🇴 nimo ayaa loowada kacaa markey runtu timado Qabilku waa daacdaacsi bes. Somali 🇸🇴 waa dad is jecel deep inside

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 29 dny +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉salan gobeed abayo ❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Před měsícem +2

    Allahu akbar war umada ilaahay isagaa abuurtee u dhaafa jareeku waa dadk ugu fiican uguna aqliga badan anigu soomaalid waaxaan ku qiyaasay lo kisi

  • @Showshire
    @Showshire Před měsícem +5

    Wiilkaa jareerka ah wlhi bilad iyo lacag in lagu abaal mariyo uu u qalmaa 30 saacadood bay firsanayeen dadkii deganka u dhashty

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

      Akhas calaykum. Orodoow niman noqda cuntada iska bedala oo beeraleey noqda oo guryaha dhisa fadhiga ka kaca qaadka iska joojiya. Illahay ayaa idin fashiliyey oo idin ceebeeyey sidaad Jareer u yasayseen buu aduunweynaha hortooda idinku kashifay

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 Před 29 dny +1

    Meesha Laascaanood shacabkeda alle aya u maqan dabdamiskina waaka tagay o waatan degaaladu dhaceen. Shicibka iyo maytida alle ha dhowro

  • @hodanahmed7902
    @hodanahmed7902 Před měsícem +4

    Allow flastiin Gcntii sareysa ka yeel

  • @hajisaid2459
    @hajisaid2459 Před 27 dny +1

    Afka suugaanta baro fathiyey saxarada xarafkaa adeegso caruurba ku daawanaysee aadbaad ugu fiicnayd suugaantee waa sidee Abwaanad

  • @diraa76
    @diraa76 Před měsícem +1

    Aamiin Aamiin Aamiin Yaarabi
    Si nayad ah ayaad u ducaysay ❤❤

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 Před měsícem +4

    Somaali waa dad wanaagsan inta badan wey is kecel yihiin waxaa kala dila siyaasi daneyste ah waa iney fahmaan intaas

  • @saciidohassan8611
    @saciidohassan8611 Před měsícem

    Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před měsícem +3

    War illeen balaayo🤔 oo soo tan wiil askari ah kudhintay oo mid kalena naqaskii inta kudhegay ispitalka loola cararay🤔 “nin dhulbahante ah waa kudhici waaye” maxeey thay❓ Alla maxaa Somali wareertay🤔

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 Před měsícem +2

    I feel sorry for our people they don’t even know how to build a proper restroom we are the most un creative people in the world

    • @11naa44
      @11naa44 Před měsícem +2

      Abyo you shouldnt believe every word this lady says she said every bathroom in somalia is bad which of course isnt true some are old some are new n theyre built different then she continued to say the people are animals SubxanAllah everyone's in a different situation not everyone can fix their home some people dont even have food to eat some people are rich n their house is fine her criticism is too extreme

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 Před měsícem +1

    Amiin Amiin yaa Allah ❤

  • @zainabhassan3823
    @zainabhassan3823 Před měsícem +2

    Wll musqulaha noocan ahi way ku yar yihiin laascanod waxay ku hadheen danyarta qaarkood ee awood u lahayn inay cusboonaysiyan

  • @NegalignAynalem
    @NegalignAynalem Před měsícem +2

    Habryar barnamishyadada wan jeclahay allah kubarakeeyo

  • @saedaartan9282
    @saedaartan9282 Před měsícem +2

    Farhia qurixey nolosha iyo garashada wanaagsan ilaaheykusiyey baamahad iskaleh .

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia Před měsícem +1

    Somalida dhambaaba wada jareer ah

  • @user-hw4ju4zd1y
    @user-hw4ju4zd1y Před 29 dny

    Aamiin yaa rabi ❤😢

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 Před měsícem +1

    Mashallah 🥰 naxarista ayan kugujeclaathey Amiin yarab

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Před měsícem +3

    Horta Haamaha Ogsijiinta ee yar yar inay magaalooyinku soo gataan oo qofka musqusha galaya wuu xidhan lahaa wixii ku dhacana si sahal ah ayaa loo badbaadin lahaa ilayn Ogsajiin ma leh musqulaha gudahoodu Salfarta(Sulphur)ayaa ku badan oo ma leh Ogsajiin Marka magaalooyinkeena kiniiniga shubanka lagama helo wixii suuqiisu socdo ayaa la keena

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem +1

      Waxaanu nahay dad ba'ay oo balan balay 😢.

  • @NiciimaHassan-fh7wp
    @NiciimaHassan-fh7wp Před měsícem +2

    Meelo badan oo dhulka somalida ka mid ah ayey dad badan sababsaden musqulo ay ku dhacen not lascaano oo kaliya lkn waa in dhibta wax laga barta .ilhy ha uwada naxaristo islamka dhmntenba amin

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před měsícem

    Love you abaayo ❤❤❤❤❤ you always talk about the truth ❤

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille Před měsícem

    Allaahuma amiiin thank U sister, Fadland Ducadaas nowad everyday inshallah ❤❤️‍🩹👍🏾

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před měsícem +2

    Ninkan laga ronaha ah iyo magafah e maxamad somali umada somaliyeed halaga qabto hadow yurub jogo ab America dacawad ku so oga wa masibo ilahey aya kashifay

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před měsícem

    Farxya should have more subscriber's ❤❤❤

  • @FaadumoMohamud-eq3de
    @FaadumoMohamud-eq3de Před měsícem

    Aamiin ilaahow uhiili wllheen

  • @SucadHassan-jn3of
    @SucadHassan-jn3of Před 26 dny

    Fathia qurux❤❤❤

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 Před měsícem

    Habo most of them they don't like if you told them good advises and good things.. I learned bit while ago Habo Fathia 🙏🏻🙏🏼🙏🏼🙏🏼👑❤️❤️❤️❤️

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

    Laba meeda ayuu soo saaray wiilkaa beesha Mushunguli/Shiidle. Meedka oo culayskiisa siduu yahay lawada ogyahay! Ma kuwaa ayuu Faarax CAWS CUNE duleyste lafa isa sudhan iyo QOYAN Qasqas socota liidayyaan???

  • @faisa4081
    @faisa4081 Před měsícem

    Allahuma Ameen

  • @zahraabib8998
    @zahraabib8998 Před měsícem

    Allahum amiin

  • @user-tj4tu4ju5d
    @user-tj4tu4ju5d Před měsícem

    Ilaahay ha u gargaaroo Aaamiin

  • @MaryamAbdi19April17Sep
    @MaryamAbdi19April17Sep Před měsícem +1

    ❤❤ Salam Sare Milga iyo Sharafey . Runta ayaan kugu jeclahay .

  • @hodanahmed7902
    @hodanahmed7902 Před měsícem

    Aamiin yaa Allaah❤

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před měsícem +1

    Fatxiya cabsiiye habaarkaas aad israel habaaraysid gurigaaga ayuu ku soonoqonayaa taas ogow

  • @Munadalac
    @Munadalac Před měsícem

    Ameen Fatxiya🤲

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 Před měsícem

    My sister I really love you
    You’re so funny and you make me laugh 😘😘

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 Před měsícem +1

    Asalamualeykum

  • @cocoo456
    @cocoo456 Před měsícem

    Amean 🤲🏽

  • @ugasoelmi2138
    @ugasoelmi2138 Před měsícem +1

    Fatxiyaay ninkii mushqusha kabad baadiyah maydka magacbay ubixinayaan musqulgale marka xoolaha way kaliitaan

  • @Hirsi25
    @Hirsi25 Před měsícem

    Aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před měsícem

    Waa nin xaasid ah

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 Před měsícem +1

    Anigu sida uu isleeyey waanba kalaba labooday

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před měsícem +1

    Inatay. Makhatadaha. Taamaka. Lumiyaan. Bay. Wax. Dhiisilahayeen. Waada Dhaan. Waa. Waada. Xaar. Soomaaliya. Waa. Laasiyiin. Ku. Duul. Nool. Xa ar. Haadaan Kibaraaya. Waaw. Waw. Caajiiba. Ceebey. Tacaal. Soomaali bisiinka

  • @abdisalammohamed9381
    @abdisalammohamed9381 Před měsícem

    Habaryar labadena iskusiino dhibata wad igaoohisa ale haku naxaristo sad oogu naxarisato falastin

  • @dahabajama4680
    @dahabajama4680 Před měsícem +2

    Beenta cad oo Buur madaw (Been Madadow) sheegay ka hadal haddaad necebtahay in been cad la sheego

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před měsícem +2

      Anigu ma arag ayado hargaysa iyo burco ka hadlayso lascanod unbay ka hadasha e rer abtiged

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

      Burco ama hargeysa mar uu musqul hooyo uur leh ku dumay wey ka hadashay oo exactly waxay videogan ku tidhi ayaay videogaana ku sheegtay. Exactly! Orodoow musqulu dhista oo dad naf leh iska dhiga intaad qabyaalad uun meel walba ka dhex arkaysaan akhas calaykum. Waa musqulkii aanku ceeboobay markaan yaraa oo wadanka iigu horaysay. Anigoo wada kaadi ah eheladii sidaa ku bartay. Akhas calaykum duleystayaal xun oo lafa isasudhan ah oo qaad meel la fadhiga systemkiisa qabiilka u sameestay hanoo difaacinee ordoow ilmaadeeradiin ku dhaha rag iska dhigoo musqulo sidaa caalamka inoo sameeya!

  • @mercedes7890
    @mercedes7890 Před 25 dny

    Dad waxa jira sheydan nul insi
    Baa layirahda farxiyo

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 Před měsícem

    Asc mashallh abayo waadigaqoslid

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 Před měsícem

    Jumca Mubarak

  • @amiiracalii3692
    @amiiracalii3692 Před měsícem

    Maxamed somali waa sheydaan

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před měsícem

    Amiin amiin amiin 😢😢

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 Před měsícem

    Well come back Huno

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 Před měsícem

    Fathiyay inanka dhintayna waa ma dhibaan

  • @safiyohasan1427
    @safiyohasan1427 Před měsícem +1

    Abyo it’s not him it’s someone looks like him

  • @NiciimaHassan-fh7wp
    @NiciimaHassan-fh7wp Před měsícem

    Acuudu bilah oo maxay tahay nolashi subxana allah

  • @abdinasirmohamed3295
    @abdinasirmohamed3295 Před měsícem

    Farxiyaa adiguna bal kareemooyinka qaar udir

  • @AminaEggeh
    @AminaEggeh Před měsícem +1

    Kaasi waa dulaystaha aabihii kor laguu qaad🥲

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 Před měsícem

    🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @shamissalaad2440
    @shamissalaad2440 Před měsícem

    Abaayo can we find in Toronto

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 Před měsícem

    Allah hanoaqbalo ducaadaa

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Před měsícem +1

    Dadka dadka ceebeeya ayaga ceeb xunku dhacdaa waa Dambi

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Před měsícem +1

    Wax uun bay xoogaan balo ku aragtey

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Před měsícem

    Habo ilaah ajar ha kaa Siito inaad qalbiga iyo afka ka taageerto waa اضعف ايمان laakiin tabrteenii ataa intaas ah maanta

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

    Fatxiya how did you hear he's lagaroone? Someone who knows him told you? BTW ma ninkii gabadh Somaliyeed beenta ka sheegay ee yidhi nin Jamaican baa chicken ku mehersaday or something of that kind?

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Sometimes Fatxiya weey ilduuftaa😂

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

      I'm amazed how she found this information. llahay baa kashifay ninkaa subhanallah.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      @@sunshineseaandvitamind8620 dadbaa usoo dira inta badan.

  • @user-qc8jo6ly5b
    @user-qc8jo6ly5b Před měsícem +1

    Habo gabar yar baa ku tuftay
    Oo maalin been ka shegay .aad baan uga yaabay sidey qalbiga uga habaartay

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Před měsícem +1

    Sidii awr hal abaahinaya Kama taqaanid . 😢😢

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b Před měsícem

    Akhas

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Před měsícem

    Lagu kaa dul yuuke miyaa 😂😂
    Aad baan kuu salaam sister Jumma Mubarak
    Always waa ku taageeraa we love you too 👸
    Farxiya Kuwaa waa inan kuwii u dirnaa si towxiidka loogu qabto Ileen waxa walbo waa leenahaa 😂
    Amen 🤲🏽
    Amen🤲🏽Illaahow Amen
    😢😢

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před měsícem

    He is a big sheydaan

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz Před měsícem

    WAA RUN SABABTOO AH,QOF KALE AYUU ISYIRI"CHARACTER ASSASSINATION !" KUMASAMEE BUT HE EXPOSED HIMSELF TO THE PUBLIC

  • @korruptnovellst4751
    @korruptnovellst4751 Před 26 dny

    How you start by crying bout Palestine and then in the next sentence sell beauty product

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Před měsícem

    Raga waxbadan yaat kaxishootey ayagaa iskeenays Sidii loo qarinayo
    Looga xishooda

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Před měsícem

    Thnk U Sister qali
    Alle SWT dulmiga wu xarimey,Alle SWT ba kashifey , Keep Goin Sister 🌿

  • @fadumaabdulle9728
    @fadumaabdulle9728 Před měsícem +1

    Asc ceeb Ari ma ahan dadka

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 Před měsícem

    Reer koraad

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 Před měsícem

    Manta maxad shegtey

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před měsícem

    Dulayste wayne😂😂😂😂

  • @amij4447
    @amij4447 Před měsícem +2

    Nayaa hadii la cafiyey ninkii diley dulqarney shaqadaada ma ahe adigu dadka haysku dirin, ilaahay ayaa amrey inaad cafin kartid, marka ma waxaad rabtey in ka kalena la dilo oo reerka laba nin ka baxdo. Nayaa nabiibiye yohow ka dhamow reerkan aad camalka ka dhigatey.

    • @niyadsan3835
      @niyadsan3835 Před měsícem

      Cafin hakuu danbeysee muxu ku diley ninka maskiinta ah ee ka caqli iyo karti badnaaa weliba
      Naaya gardarada garab ha siinin qabiilkii ku qaatey ku dhigye
      Qabiil waxba kuma haysid naag la sayo ayaad ka tahay agtooda

  • @Ruwayda-s7d
    @Ruwayda-s7d Před měsícem

    Waxaa dhimaty manta fananadii asma saban 😢

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Maxaa helay? Miyeey xanuunsaneed asma?

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Miyeey xanuunsaneeyd fanaanadu?

  • @Somali338
    @Somali338 Před měsícem

    Why are you calling him Jareer 😮 waa wil Somali ah hallo

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 Před měsícem +1

    Dhulbahante iska,daa waleee reer ssc kuwa ay dhaleen ayaaa ugu daran

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey Před měsícem

    😂😂😂 dulaystehan aloow garka yaa kaadi kaga xiira😂😂waligay kalmadam ma maqal

  • @nedjmaabdulaye6915
    @nedjmaabdulaye6915 Před měsícem

    Oo hada ma qaniisbaad difaaceysaa 😂😂😂😂 yaab!

    • @hodanomar5965
      @hodanomar5965 Před měsícem

      Wilka ha u ģafin qaniiskas afri kan ka ah aya u ke kaday

  • @malakaaay
    @malakaaay Před měsícem +1

    xayawaanka hargaysa haystana bal kasoo hadal inaadeer ⚠️✋

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Před měsícem

    ragu iyagaa isku hiliya hada ceebeyntisa maxay tateysaa imisa sano ayuu nacayayey isga iyo kuwo badan drama wadanahoda duleste isku hilinaya

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 Před měsícem +1

    Laascanood maad iska daysid

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Před měsícem

    Reer aan aqaano caruur bdn by leeyihiin suuligooda meel yar buu ka dalooshamayba hdna wy ku fadhiistan inuu dumo in yar buu u jiraa malin ksta wn u sheega iska hagaji intayna caruurta ku dumin bn ku yidhaa wayba dhayalsata hdlkyga subxanalh bl ka wrn hdy ku dunto somalidu wxksta wy dhayalsadan