SILICII IGU QABSADAY NIROBI IYO TUUGADII I HESHAY. PART2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland @ • Vlog.DALXIIS SHIDAN AY... PLZ BOOQDA CHANELKAN

Komentáře • 79

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 Před 2 měsíci +12

    Ilmihi yr yaraa se ku yihin abye ilhy ha ku fudedyo waxa walba aad jeceshahy😢🎉❤

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před 2 měsíci +4

    Amuuraha Allha kuu sahlo meelkasta oo aad tagtid hooyo aabe kuu noqotay Allha idin xafido naftaadah iyo caruurtaaa dhibkasta oo aad soo martay Allha kuguh bado Farxad wllo. Aduunyadah farxad ku waaar iyo ubadkaagah oyo naftaaadah Wx ku dhibah Allha ku ma tuso Hoyo karti badan ayaaad tahy

  • @user-ir6xg1yr8i
    @user-ir6xg1yr8i Před měsícem +1

    Alah hakukaalmeeyo

  • @hodomo6436
    @hodomo6436 Před 2 měsíci +12

    Aadbay U dhibadan tahay wlhy Adigo Yar markad Ilamo Dhasho Illahay Haku Fudedeyo wll Amuraha😢

  • @gaabaneaadancabdi2189
    @gaabaneaadancabdi2189 Před 2 měsíci +19

    Qofkii 1aad oo like saara video

  • @user-dw1ui6lt6r
    @user-dw1ui6lt6r Před 2 měsíci +3

    Mnsha allah wn ku farxsanahy inad ugu dabayn inad faraxsanhy

  • @cabdirahman8x8
    @cabdirahman8x8 Před 2 měsíci +4

    ‏أستغفرالله العظيم لي ولجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات إلى يوم القيامة يارب

  • @HIslam11m
    @HIslam11m Před měsícem

    Walaashy Ilaahy hakuufududeeyo oo meel qayr qabto hakudajiyo. Waxaana kuxasuusin Ilaahy mar haduu ducadaada aqbalaayo Ilaahy kushukri oo marka aad waxsooduubyso Xijaabka Ilaahy dumarka sharafta leh oo Muslimiimta faray xiro suu Ilaahy kuujeclaado uuna raalikaaga noqdo

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Před 2 měsíci +1

    Illahay swt habo adiga iyo ilmaha haydin xiftiyo Allahuma amiin. Dhib wad so martay lakin bi'idmillah dheef wanagsan ba ku danbayn. Hore u soco habo❤️🌹❤️👏👏👏🐎

  • @HafsaqosolWanaagTT
    @HafsaqosolWanaagTT Před 2 měsíci +3

    Abyo ilhy haku ilaaliyo adi iyo ilmhagaba saliga nabiga aqriso marwalba

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 Před 2 měsíci

    Guuleyso mcnto Allah hakau xafido adig iyo ilmahad

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw Před 2 měsíci

    Walaal wax kasta ood jeceshahay ilaah hakuu fududeeyo.

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Před 2 měsíci

    Masha allah abaayo quruxey ilaahay ha idin xafido adiga iyo caruurtaada ❤️💑💋💋

  • @nasron2715
    @nasron2715 Před 2 měsíci +1

    Allah hakubarakeeyo❤❤❤

  • @user-sl6ly4wl9h
    @user-sl6ly4wl9h Před 2 měsíci +2

    Abaayo legac badan aruuri ee maleesiya soodag oo tram 27 kamid noqo ama sifiican wax usoodhig❤😊

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 Před 2 měsíci

    FuuLayso baaye ilmahaga iyo adiga ale hayna xafido qaali❤

  • @Eng_Abdiwali114
    @Eng_Abdiwali114 Před 2 měsíci

    Sheekadaada waan kahelaaa walaahi abaayo

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 Před 2 měsíci

    Illahey Ha ku xifdiyo

  • @KhadraMakhtal
    @KhadraMakhtal Před 2 měsíci

    Allh kuxiftiyo huno adoga io ilmahada❤❤

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m Před 2 měsíci

    Asc walashey qali keep going

  • @cabdirahman8x8
    @cabdirahman8x8 Před 2 měsíci +1

    Guleso my girl ❤

  • @Qaali786
    @Qaali786 Před 2 měsíci +1

    Abyo adi iyo owlaadaada allaha idin xafido iyo dhamaan umada islaamka ah ba

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @BarwaqoDheerer-ke1mh
    @BarwaqoDheerer-ke1mh Před 2 měsíci

    Alle waxwalba hkufudeydiyo anna isoduceyo in alle muradkaygo macsi lhyn igu duceeya

  • @cadnaangammer2053
    @cadnaangammer2053 Před 2 měsíci +1

    😢😢😢😢 imkn vedioyadaadiii sooodaawdy 😮

  • @user-tu4es4ol7n
    @user-tu4es4ol7n Před 2 měsíci

    Guul ku rajeynaa abyo😊

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 Před 2 měsíci

    ❤❤masha

  • @feis9082
    @feis9082 Před 2 měsíci +2

    ❤Asc ❤

  • @iloveyouallah5129
    @iloveyouallah5129 Před 2 měsíci +1

    Asc hani illahay haku xifdiyo adiga iyo caruurtaba abayo kawaran nolosha dalka aad hada joogtid

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d Před 2 měsíci +2

    So yaaca somli weyney😢❤😊

  • @XamdiSheeqmahad
    @XamdiSheeqmahad Před 2 měsíci

    Qoftii 2 m.a

  • @user-qx2hb5rg3f
    @user-qx2hb5rg3f Před 2 měsíci

    Hanni ❤

  • @user-kn6hh4fi8s
    @user-kn6hh4fi8s Před 2 měsíci

    😢😢😢

  • @user-fz9xx8nh3y
    @user-fz9xx8nh3y Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-sj8ru8gz2i
    @user-sj8ru8gz2i Před 2 měsíci

    Hani iwarn qali❤❤

  • @mcaaneye125
    @mcaaneye125 Před 2 měsíci

    ❤❤

  • @nimcom.shirdon7581
    @nimcom.shirdon7581 Před 2 měsíci

    Wxad tahay inan yaroo dadaal badan allah garabkagu ha galo

  • @IkranAhmed-pe8jh
    @IkranAhmed-pe8jh Před 2 měsíci

    Tadka alle hoyo iyo abe hagadhigo

  • @shiretradingconstructionco3956

    Hee

  • @user-ql2vl9hg4k
    @user-ql2vl9hg4k Před 2 měsíci +1

    Asc❤

  • @ashrafarashid329
    @ashrafarashid329 Před 2 měsíci

    Hani waa funny marxalad walba ayado mareyse naga qoslinee wlal guuleyso

  • @user-zv9kx3qh8m
    @user-zv9kx3qh8m Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @WalalAmun
    @WalalAmun Před 2 měsíci

    Going lacag la an malagari gara wa su al waxan dhibsaday aniga iyo carurtayda muqdishu jogis today u waxan raba mesha ay hani ka qaxdaay aniga iyo carurta bal ila daliya somaliyey

    • @ShukriCabduqadir-bb6hr
      @ShukriCabduqadir-bb6hr Před 2 měsíci

      Abayo wadankada wax kuu dhaamo malaha wllhi anaa dhowr safar so gale waa xanun dhulkadii hooya wax dhama lawaa hadaa kaligaa tahay cadi waye hada ilmo hesato wadankada iska joog

    • @WalalAmun
      @WalalAmun Před 2 měsíci

      @@ShukriCabduqadir-bb6hr tahariib ina ado anku fikiir hadana wan cabsaday hada mombasa ina adoo be ika hesa ano wax lacag ah anan hesan abyo waxan ahay hoyoo ilmo dhashay anan lagu bilin wadanka shaqo malahan cilan saar ankasa hadana kuma shaqesto kenya 🇰🇪 shaqo e ledahay

    • @user-zp6lh7dt1f
      @user-zp6lh7dt1f Před 2 měsíci

      Narabi miya rabta ina tmadado abayo

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Před 2 měsíci

      ​@@WalalAmunabayo cilan saar wax ka lacag badan malahane ku shaqeyso wlhi waxan arkay gabadha garanayo cilan saar oo daara ka dhistay aniga ma aqaano lkn aad ayan u jeclahay cilaan saarka waa skills lagu shaqeysan karo

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Před 2 měsíci +2

    Video full ah warbixin Naga so sii halka jogtid abaayo

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 Před 2 měsíci

      Marka lagusiyo inad gawada mar lawad uso hajabtid miya rabta 😂😂naa gawada kahar

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 Před 2 měsíci

      ​​@@mohddakanovic2770 allah ku caafiyo marka hore anuu gabadha guri ey ledahay Dan kama lihi eee wadanka ka wadaa dan yeelo xoolo yahow😂

  • @qadanali599
    @qadanali599 Před 2 měsíci

    😂😂😂

  • @umudekaabdi3025
    @umudekaabdi3025 Před 2 měsíci

    Masha allah xbbti subscribe shere like isaar shukraan isoboqda asaxabta haani

  • @user-sj8ru8gz2i
    @user-sj8ru8gz2i Před 2 měsíci +1

    Xagekalasoxidhidhaa

  • @Fahmohassan-wt7qw
    @Fahmohassan-wt7qw Před 2 měsíci +1

    Sorry 😢

  • @Ayan_online
    @Ayan_online Před 2 měsíci

    Abayo visaha meeqa waye plz isoo jawab

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed Před 2 měsíci +4

    Iiso boqda asxbta hani walalayal

  • @ubaxmaxmud3889
    @ubaxmaxmud3889 Před 2 měsíci

    Abayo waxa iisosheegta sidas utagay waan imayaa hadii alle idmo

  • @user-bm1xs9um9p
    @user-bm1xs9um9p Před 2 měsíci

    Sorry muminka ayalaiitixamaa samir

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 2 měsíci +1

    Abayo Malaysia maxad karadisay 😊

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 Před 2 měsíci +4

      Wll cajilkan kii ka horeeyey so fiirso halka bad ka ogan waxay ka doontay. Isha allah.

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Před 2 měsíci

      maleysia maahan

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 Před 2 měsíci

      Indonesia waye inay dagto ayay xaga uade

  • @sahraAbdi-ie1zy
    @sahraAbdi-ie1zy Před 2 měsíci

    Maskin😢😢

  • @maymonyasiin2850
    @maymonyasiin2850 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IkranAhmed-pe8jh
    @IkranAhmed-pe8jh Před 2 měsíci

    Miskin walahi dhib badan martaa

  • @maryandiriye6035
    @maryandiriye6035 Před 2 měsíci +1

    Waan xasuustaa loojka markaa daganeed

  • @IkranAhmed-pe8jh
    @IkranAhmed-pe8jh Před 2 měsíci

    Abyo mesha tagtaa nogasoshegaka nolosheda

  • @nasramoha185
    @nasramoha185 Před 2 měsíci

    Sorry wllhi badanaa sidaan dadka wey ku dhacdaa 😢😢

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic Před 2 měsíci

    Ticketka back fake baa laga dhigta

  • @kiat987
    @kiat987 Před 2 měsíci

    Abaayo iska guurso caruurtada ku korso kuwa klana dhal iska daa waxkle

    • @Abshaw6
      @Abshaw6 Před 2 měsíci

      Dadka guurka janada uqaban la yaabay waxas jahilnimada umada kala aamus