KIISKA HIBO OO LAYABLEH!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Komentáře • 222

  • @Xafsiita
    @Xafsiita Před 2 měsíci +40

    Inta gabadhan tagerta😊❤

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz Před 2 měsíci +12

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mashallah sawda qalib Allah haku barakeyo jazallah khyr ❤❤❤❤❤

    • @user-jq2fi3vb1z
      @user-jq2fi3vb1z Před 2 měsíci

      Wall sawdoy shareecadu sidaa ma'aha ninka dilaaga ah wiilkiisu dhaxalka waxba kuma laha, dhaxalka waxa iska leh gabadha uu kiilkiisu dhaly iyo gabadhisa marwo wxayna qaadataa nus inta klena wxa leh gabadha wiilkisu dhaly❤😊

  • @KawzarMohamoud
    @KawzarMohamoud Před 2 měsíci +20

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 Před 2 měsíci +1

      عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu Před 2 měsíci +15

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤️❤❤❤❤❤️❤️

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 Před 2 měsíci +17

    Sawda wad mahasatahay

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Před 2 měsíci +7

    Asc dhamantin Drs sawda aniga ugu horey oo leg saray ❤❤❤❤❤

  • @ZamzamYusufYusuf
    @ZamzamYusufYusuf Před 2 měsíci +12

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 2 měsíci +10

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fawwwsiya-qn4um
    @Fawwwsiya-qn4um Před 2 měsíci +8

    Scw Scw scw Scw Scw Scw Scw scw ❤❤❤❤❤

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 Před 2 měsíci +10

    Scw scw scw scw scw scw

  • @caaishoxuseen9415
    @caaishoxuseen9415 Před 2 měsíci +11

    Scw

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y Před 2 měsíci +3

    Mancha allah wllhy sawda mahamoud qalid guul iyo gomonimo❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @cudooncudoon
    @cudooncudoon Před 2 měsíci +4

    Alla Sowdaaay wlhi ayaantaan aaad baad noogu dadaalesaa annagane muqalka xaqiisa siineynaa Sherta Likta wan kaa dhisenaa saan noolashaqee anngana wan kulashaqenenaa❤

  • @QaaliSuusuu
    @QaaliSuusuu Před 2 měsíci +8

    Hambalyo anaa usoo horeeye😂

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r Před 2 měsíci +5

    SCW SCW SCW SCW Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto ❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤

  • @safiyoasan
    @safiyoasan Před 2 měsíci +3

    Salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi is

  • @مسبحمصطفى
    @مسبحمصطفى Před 2 měsíci +6

    Wcs اللهم صلى علا سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @asturan407
    @asturan407 Před 2 měsíci +8

    sowdoy shekoyinkaga lagama wayo magaca camir carabta camir lee meyla baxda❤😂

    • @roodacrixmanmaxamuud6924
      @roodacrixmanmaxamuud6924 Před 2 měsíci +1

      Waliidna ku dar isna waa ku badanyhy waaba ka helaa anu mgcyda carabta

    • @asturan407
      @asturan407 Před 2 měsíci

      @@roodacrixmanmaxamuud6924 haa iskuwadha magac waye

    • @Deikha
      @Deikha Před měsícem

      Wllhi anaa hada niyada iska lahaa😂😭

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Před 2 měsíci +1

    نسأل الله السلامة والعافية. Sawda bilan sheeko macaan masha Allah wa mahadsan tahy ukhti

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 2 měsíci +5

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu my dear abaayo sowda bilaneey waan kusalaamay

  • @HibboMaxamedAbib
    @HibboMaxamedAbib Před 2 měsíci +6

    Maanta waa inan ila magaca😢❤❤

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Před 2 měsíci +2

    Daalin ilahay ba qabta miskiina ilahay ba uhiiliya waligaa daacad ahaw hana cabsan xataa haday cadaw kugu wareeg san yahay ilahay wa kii kugu aara qisadan waxbadan ba iga quseeya 👍

  • @munamustafe3830
    @munamustafe3830 Před 2 měsíci +3

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤waan kusalaamay sawda mohamoud

  • @RuweydoSeef
    @RuweydoSeef Před 2 měsíci +1

    Mashallh ❤❤ qisooyinka aad oogo hely❤❤

  • @kaltumamuhumed2240
    @kaltumamuhumed2240 Před 2 měsíci +4

    Asc dearest sister ❤ may God protect you always

  • @RaxmocaliShire
    @RaxmocaliShire Před 25 dny

    Wcs walshay xaqiyo xudunta layga jaray ❤❤❤❤❤❤❤ my qalbi wanagsan

  • @RahmaHappy-oq8uw
    @RahmaHappy-oq8uw Před 2 měsíci +4

    Mashallah 😊

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 2 měsíci +1

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 2 měsíci +2

    Maashaa allh I will watch this Laakiin walaalo waxaan kala badh daawaday ninkii taxadirka badnaa ( ee lahaa haduu gurigu gubto waxaas sameeya) ee wiilka yari ka lumayey then markaan maanta is idhi dhamayso Waan waayey qisada magaceediina Waan ilaabay !!

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 Před 2 měsíci +1

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ like ha ilaabinaa

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz

    Sallahu cala Mohamed

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 Před 2 měsíci +3

    Keep going❤ wllshey mcn❤ 100k🎉 i.a❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Před 2 měsíci +3

    Wcs❤❤صل الله عليه وسلم🥰🥰صل الله عليه وسلم🥰🥰

  • @user-zm1ge1gk8g
    @user-zm1ge1gk8g Před 2 měsíci +3

    scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @samiyamahamed8080
    @samiyamahamed8080 Před 2 měsíci +1

    Soo badi abayo❤wan jclhy qisoyinkga

  • @WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt

    Scw❤❤❤

  • @FardosaAli-bl4vb
    @FardosaAli-bl4vb Před 2 měsíci +3

    Salla llahu Caleyhi wasalam 🥰🥰

  • @Raaliyooooyyy
    @Raaliyooooyyy Před 2 měsíci +7

    Hada chanelkii kle kasoo baxay😂😂😂❤

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 Před 2 měsíci +2

    Wcs wr wb Salallahu caleyhi wasalam subaxan Allah 😢😢😢

  • @SadioAdam
    @SadioAdam Před 2 měsíci +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Před 2 měsíci +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا و نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @user-px4wy1hv9e
    @user-px4wy1hv9e Před 2 měsíci +3

    Subxanalaah

  • @bisharocadey
    @bisharocadey Před 2 měsíci +3

    Walshy mcn❤❤

  • @hodanabdullahi8232
    @hodanabdullahi8232 Před 2 měsíci +4

    🎉🎉❤❤❤

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 Před 2 měsíci +1

    Subxanallah wa mid iman daran armuba lug kuleyahay odayga wiilkisa xabsiga kudhintay Alla waclam kaso kale Alla kamagan galnay

  • @RaxmocaliShire
    @RaxmocaliShire Před 25 dny

    Dayuus Sanaa

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 Před 2 měsíci +1

    Kowda ayaanba saaraa❤

  • @MariaSaed-cy7dk
    @MariaSaed-cy7dk Před 2 měsíci

    Maasha alaaah pyoh qisooyinkaada waa qisooyin ku cibro qaadasho mudan waa mahadsantahy❤

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před 2 měsíci +3

    Wcs scw I'm one❤

  • @user-lp7qo8go2y
    @user-lp7qo8go2y Před 2 měsíci +2

    Wcs abyo اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry Před 2 měsíci +4

    Masha allaah sis❤❤❤

  • @user-ig5ub6yw3m
    @user-ig5ub6yw3m Před 2 měsíci +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @user-fl8ev2fz6w
    @user-fl8ev2fz6w Před měsícem

    Asc ilahay ha Tala Saratoga tankard abeheed ha raadiso oo dhiiga asoka qqaadan dhalmada ilahay walidkeed iyo wiilkeedaba ha u sahlo

  • @LailaFarah-ek4ri
    @LailaFarah-ek4ri Před 2 měsíci +1

    Qali wan ku xiisay 💐💐😘😘💕💕

  • @XaajiYare-ui6bg
    @XaajiYare-ui6bg Před 2 měsíci +3

    Iimaandaro dhibkeeda ayay
    Leedahay

  • @user-nd1cz6dq6m
    @user-nd1cz6dq6m Před 2 měsíci +1

    Scw scw scw
    Asc wllo sawda qisooyinka dadka soo Islamay noso gudbi please

  • @mayanomar2050
    @mayanomar2050 Před 2 měsíci +4

    Wcs

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 2 měsíci +1

    Iimanlaa aan orod hakalagoon bismilaa raxmaniraxiin

  • @MulkiMahamed-sg7hy
    @MulkiMahamed-sg7hy Před 2 měsíci +1

    Sallahu calayhi wasalam

  • @Quruxleyawad
    @Quruxleyawad Před 2 měsíci +1

    Masha Allah waxa tahay gabar dagan dhaqan fiican ka muuqdo waa dawadaa malinkasta lakin waligey comment kuuma qorin

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 2 měsíci

    Scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey subxanalah subxanalah wllo

  • @user-mm8ns7kg8u
    @user-mm8ns7kg8u Před měsícem

    Sallhu caaleye waasalm❤❤❤❤❤❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Před 2 měsíci +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt

    Wllo alle haku dhawro❤❤❤❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Před 2 měsíci +1

    باراك الله فيكي

  • @EbyanMuktar
    @EbyanMuktar Před 12 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sumaiyacabdinuur6282
    @sumaiyacabdinuur6282 Před 2 měsíci

    Qisoyinka suriya ad ban u jeclahay alle suriya maxay qurux badneyd ❤ waqtiga baa cilay runtii sidedii hore alla ku celiyo

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 Před 2 měsíci +1

    سبحان الله
    Umadaan iimka laga qaaday maxay reerkii dhan asgaaba hayseed iyo xoolihiiyoo dhan iimaanka ilaahoow hanaga qaadin

  • @user-io8dy1bt7h
    @user-io8dy1bt7h Před 2 měsíci +1

    Scw❤

  • @MaxamedAhmedhoch
    @MaxamedAhmedhoch Před 2 měsíci +2

    Wan saaray horay usuco❤

  • @user-sj8ru8gz2i
    @user-sj8ru8gz2i Před 2 měsíci +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před 2 měsíci +1

    Subhaallah iman laha ninkasa isaga hantid odhan gacan ku jirtay 😮😮😮😮

  • @raqadali7894
    @raqadali7894 Před 2 měsíci +1

    Scw ❤

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 Před 2 měsíci

    100k wax yar dhiman ❤

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h Před 2 měsíci

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuunaAbdillahiOmar
    @MuunaAbdillahiOmar Před 2 měsíci

    Subxanalaah sawday guriga kalifay ayaa joogay waan baqdayba daaqadaha dhan waa xidhay intay sheekadaasi iisocotay

  • @MucaadCali-gh3ih
    @MucaadCali-gh3ih Před 2 měsíci

    Abayo janada allh nagu kulmiyo amiin❤❤❤

  • @Umu6487
    @Umu6487 Před 2 měsíci

    Mnshalla xppti Alle Haku xifdiyo

  • @Marwaahmeth
    @Marwaahmeth Před 2 měsíci +5

    Maanta qisada gabadh aan isku mgc nahey aya ku jirta MARWA❤😂

  • @nainacumarfarax1669
    @nainacumarfarax1669 Před 2 měsíci +1

    Walahi mardaw kusobire saso tahynh si xad daaf ujecladay😢

  • @AtiyaabdirahmanBuuwe
    @AtiyaabdirahmanBuuwe Před měsícem

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @sooniyaaabdi2565
    @sooniyaaabdi2565 Před 2 měsíci +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @hibodarar
    @hibodarar Před 2 měsíci +1

    bisinka hibo AAA ana ismooday wanaxayba kkkkkkkkkkkkk😂

  • @rahmaadenabdi6977
    @rahmaadenabdi6977 Před měsícem

    ❤asc wr wbr galab wanaagsan akhyaareey dhamaantiin nabiga ku saliya csw ❤

  • @Ladanm
    @Ladanm Před 2 měsíci +1

    Yaa allah dadka inta xun ha nala kulmin bal maxaa ka maqan wiilkii guriga ayaba laga dhigtee subxanallah

  • @dagancali754
    @dagancali754 Před 2 měsíci

    Subxanalah 😢

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Před 2 měsíci

    CSW❤CSW❤CSW❤CSW❤CSW❤CSW❤

  • @user-px4wy1hv9e
    @user-px4wy1hv9e Před 2 měsíci +3

    Mahad sanid abaayo

  • @bashirgedi3090
    @bashirgedi3090 Před 2 měsíci

    Esh calaa qisa mahadsanid sawda

  • @CjMm-q5t
    @CjMm-q5t Před 2 měsíci

    Horay Usoco meel Sare ayaad Gaari Doontaa Insha allah Madama aad Tahay Gabar Ku Suntan aqlaaq Sharaf Xishood iyo Dhaqan Wangsan Wax Wangsana Waad Soo Gudbisaa

  • @CaliAdan-zi2xt
    @CaliAdan-zi2xt Před 2 měsíci

    M,a allha ku xifdiyo sowdo ❤❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Před 2 měsíci

    SCW❤

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Před 2 měsíci

    Scw baarakallaah fiik

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 2 měsíci

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @hibodarar
    @hibodarar Před 2 měsíci +1

    sawday mantana ma qiso magacaygi ah ayad soqadatay walley wad itiimiday

  • @user-ek7mt5nh3k
    @user-ek7mt5nh3k Před 2 měsíci

    Mashlh gabadhan Mar hore maxaan ubaran waayay❤

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 Před měsícem

    Sheeko wanaag

  • @Ugaaso4
    @Ugaaso4 Před 2 měsíci

    100 k Insha alh hamblayo wlalheyga

  • @SafiyoSiidi
    @SafiyoSiidi Před 6 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @istarehibrahim2719
    @istarehibrahim2719 Před 17 hodinami

    ila hada waxan kanaxsanahay mid qarabada o nin aykala tageen nag intu gursaday dhahday allah waxan ka baqaya hebel nagtisu inay wil udhasho kadibna sodogay marku tinto gurigiisa gabdhayda waxyar ku yeelato gabdha markas way umushay lkn waxay dhashay ma ogo ani waan isku xishoday hadana ayay lahadlaysaa waa ninka furay gabadh ay qarabo yihiin markasay kutidhi ushaqayso ama nin tanjira gurso oday nol o nago badan qaba wilkisa gabdh udhalay wax kaso gadhi maye ani yaab ceeb markasta markasayba itidhi isaga ayan ku idhi lamiga haystagin wa intasu qarax kula kaca ee plz dhaxalka guriga abaha dhistay hana dhafin o ha dhiman abaha hortii u iga xanaqay edadayna u u shegay xata layma qabo la soco dad nucasa jira balayo xolo dadaw ini jeclatay ani dhulki abahay ka hadhay anaka iyo aderken rerba sanad kiro kaqatan aderkayna 2 sano anaka nodaya mana jeclin maxisayno dhulkas iyo waxas ahaye ader udhahna