WAX BADSO WAXBEELBAY DHASHAA!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Komentáře • 157

  • @herhighness6771
    @herhighness6771 Před 2 měsíci +9

    Dhikri kowad La illaha illalah wax dahu la sharikalah lahul mulku walahul xamdu wahuwa cala kulli shay in qadir malinti 1 kun iyo subhanallahi wa bixamdi cadada khalqi wa rida nafsi wa zinata carshi wa midada kali matih 1 kun asagana malinti wa furaha 🗝️ albab walbo xirna fuuro rizqi hadey tahay shaqo, wax barasho, guur, awlad wax walbo wallahi been nima sheegaye wad heleysa hada malin walbo labo sac oo kali ah siso naftada ❤

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 2 měsíci +10

    Scw scw scw scw scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 Před 2 měsíci +15

    sawda salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo aamiin yaarabi 🇵🇸🇵🇸🇵🇸falastiin illahay aw cadow kaqabto aamiin yaarabi 😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodoali6253
    @hodoali6253 Před 2 měsíci +11

    Sawday alle haka raali noqdo maalinkasta sidaan kusugo ilahay aya og qalbiga ka jecelahay alle haku sharfo qali❤️❤️❤️

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf Před 2 měsíci +8

    Mahadsanid walaashe alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba sharafta xijaabka akhlaaqda alaha kuusiyaadiyo

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu Před 2 měsíci +14

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 2 měsíci +5

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @user-qd9ot1kq6m
    @user-qd9ot1kq6m Před 2 měsíci +7

    Asc. Sawda Qaalibay mashaAllah

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry Před 2 měsíci +6

    Masha Allaah wall ❤❤❤

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 Před 2 měsíci +10

    اختي الكريمة بخير

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před 2 měsíci +6

    Subxanallah Allow naga badbaadhi

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305 Před 2 měsíci +6

    Wa Caleykum Asalaam

  • @user-kx9vx6vp1n
    @user-kx9vx6vp1n Před 2 měsíci +5

    Dhiba ihesato waxaiso shekata qida malina walba maidin sodhacan mesa soda malin dhafa labo xalqado usodess baisoshega🎉❤❤

  • @Mowlid-kf5ih
    @Mowlid-kf5ih Před 2 měsíci +4

    Mansha Allah Allaha xafido Abaayo

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu Před 2 měsíci +5

    Sawda sharafay mahadsanid huray usoco walaashay qalbi insha alaha waynooficnaan chalada insha'Allah

  • @HumairaMahamud-db9iv
    @HumairaMahamud-db9iv Před 2 měsíci +8

    Abayo Shekaa rabaa inan kulaa wathagooo eee hagen kalaaa so xariraaa

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r Před 2 měsíci +17

    SCW SCW SCW SCW Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib (Sawda Billan) Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Insha'allah ❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Před 2 měsíci +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أختي الغالية.
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 Před 2 měsíci +4

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤maachaallah

  • @QueenSahra-dg6yo
    @QueenSahra-dg6yo Před 2 měsíci +5

    Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ abayomcn xalda

  • @user-zw3fz6ol8z
    @user-zw3fz6ol8z Před 2 měsíci +8

    Wcs wr wb scw scw

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 Před 2 měsíci +4

    Xapptii Allaha hano kaaxifdyo Xapptii ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaaCasha-yb9bb
    @XaaCasha-yb9bb Před 2 měsíci +5

    yaarabi illoohaw iimankahanagaqaadin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 2 měsíci +5

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz Před 2 měsíci +1

    Mashallah mashallah wllo sawda qalib Allah haku barakeyo ❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 2 měsíci +4

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda bilaneey anigaà ùhoreeya

  • @zaynababdullaahail2747
    @zaynababdullaahail2747 Před měsícem

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤🎉🎉

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr Před 2 měsíci

    Waa run Gabadhey Sawda, wax badso wax beel ayay leedahay. ( أرض بما قسم الله لك تكن اغني الناس)

  • @AminaHassan-gg2fl
    @AminaHassan-gg2fl Před 2 měsíci +1

    Allaha ku xifdiyo sawda

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 2 měsíci +3

    Keep going wlloh mcn ❤❤love you wlloh ❤❤

  • @cumarmahdi9762
    @cumarmahdi9762 Před 2 měsíci +5

    Horsta sowad miyad soo noqty wadigii mar tegy malesiya

  • @user-lr9cx7lv2l
    @user-lr9cx7lv2l Před 2 měsíci +5

    Sowdo murugo jeceel qeeybtiii 1aaad inteee keysay

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Před 2 měsíci +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا و نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 Před 2 měsíci +4

    mahadsanid abaayo qaali sawda ❤❤

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y Před 2 měsíci +4

    Mancha allah 🎉🎉🎉🎉

  • @AbdirahmanMohamed264
    @AbdirahmanMohamed264 Před 2 měsíci +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fm9rq9kh7q
    @user-fm9rq9kh7q Před 2 měsíci +3

    Background baa nagu garacday sowday😂❤

  • @user-vg2xm2uv5y
    @user-vg2xm2uv5y Před 2 měsíci +1

    Sawadaay mashllh tik tok adaab haysata❤❤❤❤

  • @nawaalibrahim4695
    @nawaalibrahim4695 Před 2 měsíci +4

    Coming son 100k❤🎉

  • @fardowsaabdullahiissack4077
    @fardowsaabdullahiissack4077 Před 2 měsíci +3

    Subxanallh waa Yaab 🤔 iyo Amakaag🤔

  • @fhfy8327
    @fhfy8327 Před 2 měsíci

    mnsha allah sawdaay coming son 100k iinsha allah 🎉🎉🎉

  • @user-lp7qo8go2y
    @user-lp7qo8go2y Před 2 měsíci +3

    Wcs abyo

  • @Mowlid-kf5ih
    @Mowlid-kf5ih Před 2 měsíci +4

    Sallaahu calahi wasalam

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 2 měsíci +4

    Wcs wallo qaali fariin halis ah Ayaan dhegeysanaayay

  • @Hamdaumer
    @Hamdaumer Před 2 měsíci +4

    Shukran abaayo ❤❤😊😊

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před 2 měsíci +4

    Wcs scw mahadsanid❤

  • @user-hn3kr6bo5p
    @user-hn3kr6bo5p Před 2 měsíci +3

    Wllhi waa yaab😭💔😳😳😳

  • @DeeqoUbahmohamett-bx5ls
    @DeeqoUbahmohamett-bx5ls Před měsícem

    Ku saliya nabiga

  • @user-kf7my4qs7m
    @user-kf7my4qs7m Před 2 měsíci +6

    Caruurtayda abahod ano 7 u dhalay ayoo dhahay wan kugu qaldamay 😂😂😂

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 Před 2 měsíci +3

      cidna haw jabin gacalo gulayso

    • @user-kf7my4qs7m
      @user-kf7my4qs7m Před 2 měsíci +3

      Wallahi malintaas baan qalbiga ka goostay naagna uma ihii caruurtana wu ila korsada alx

    • @NasraAbshir-ze4id
      @NasraAbshir-ze4id Před 2 měsíci +1

      ​@@user-kf7my4qs7msuratu baqra bilow abayo adaa imahadcelin doona wlhi

    • @user-nz8xk7ql9q
      @user-nz8xk7ql9q Před 2 měsíci

      Raga somalidu way iska yidhahdan waa da beecaddooda haw joojin
      Hore u soco laakiin iska saar yay cuqdad kugu noqone.
      Madaba aad la nooshahay sidiisiina idiin biiliyo.
      Naagnimadana ku darso adigu xaal isasii si qalbigaaguna u wanagsanaado noloshada sawjiyada ahna aad uga faa iidaysato.
      Xataa caruurta kuu kordhi.
      Illaahayna wuxuu jecelyahay dadka wax cafiya.

  • @XaaCasha-yb9bb
    @XaaCasha-yb9bb Před 2 měsíci +3

    sallaahucaleyhi wasalam

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Před 2 měsíci +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @UzameKhalile
    @UzameKhalile Před měsícem

    Qiso ayan raba ina ku dhibo

  • @user-sp8zv2zt9l
    @user-sp8zv2zt9l Před 2 měsíci +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @dr_safa512
    @dr_safa512 Před 2 měsíci

    Aamin amin aamin aamin aamin aamin yarabi yaraxman

  • @user-ib3zl6jk5r
    @user-ib3zl6jk5r Před 2 měsíci +3

    www scw❤

  • @MucaadCali-gh3ih
    @MucaadCali-gh3ih Před 2 měsíci

    Walasheydi wanagsan Allah kuxafido❤❤❤

  • @cabdirashiidxareedocabdrashiid

    Walaahi waa qiso cajiiba

  • @moustafesamriye2594
    @moustafesamriye2594 Před 2 měsíci +1

    Allaha kubarakeyo

  • @sahraahmed8338
    @sahraahmed8338 Před 2 měsíci +2

    Ascwb ❤❤❤❤❤❤
    Mansha Allaha you're so beautiful ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriIsmail-wc6hd
    @ShukriIsmail-wc6hd Před 2 měsíci

    Sowday ma muqdishaa joogtaa❤

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 Před 2 měsíci +1

    Wcs sowdadeydii scw❤

  • @iqromaxamed6933
    @iqromaxamed6933 Před 2 měsíci +3

    هههههههههههعههههههه

  • @Fatuush-vv7pt
    @Fatuush-vv7pt Před 2 měsíci

    100k coming in.a❤

  • @nadarindhabalac3726
    @nadarindhabalac3726 Před 2 měsíci +4

    😊❤

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 Před 2 měsíci +1

    3malmod kahor Qiso yaab leh aya ku dhacaday gabadh somaliyed rerkoda aya bireyey wlled hoyaded iyo abahed aya dilay iyado umul ah oo ilmo 4bilod jira haysata marki laso xidhay eelayidhi maxad udishen waxay yidhahden god xun ayey dhalatay oo xolihiba naga baxay😢😢😢

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 Před měsícem +1

    Walashey waxan codsanaa mesha dental ka aad ledahay custome ka ahay horta shaqadiina wlhi masha allah wali meel niila mid ah ma arag lkn hal fakar ama codsi lab ama baaritaab dhiig kusoo dara si cfmdkeena ubadbaadino plz waa codsi abyooy cuduro ayaa faafaya

  • @farahmohamed6712
    @farahmohamed6712 Před 2 měsíci +3

    M.a

  • @CaliAdan-zi2xt
    @CaliAdan-zi2xt Před 2 měsíci

    Sowdo Allha ku xifdiyo wll❤❤❤

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Před 2 měsíci +1

    Abaayo isoo duceya nin aaan ilaahay dartii u aaminay baa online alaab aan udirsadey lacagti iga dhacay

  • @user-pm3um2di5t
    @user-pm3um2di5t Před 2 měsíci +1

    Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw

  • @user-vb7ty1ne8g
    @user-vb7ty1ne8g Před 2 měsíci +1

    Wllay wadan keenii. Wa lasoo galay war inta social media awda kuleh war ukaca wadankiina war kahadla musiibda inagu socota e itobiya

    • @imanabdallh1766
      @imanabdallh1766 Před 2 měsíci

      Ethiopia iny na qaadataba dhaanta soomalinimadaan
      Iska kaaya qaataane iska daa😮😮

  • @user-ek7yt5yk9y
    @user-ek7yt5yk9y Před 2 měsíci +8

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Suad.mahmoud
    @Suad.mahmoud Před 2 měsíci +3

    ❤❤❤❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před 2 měsíci +1

    Wax badso wax beel ayey ledahay ayaa ku dhacday laylo

  • @SalmaMuhammed-ej1pv
    @SalmaMuhammed-ej1pv Před 2 měsíci +1

    Sowday abay ma muqdishad kusonoqotay mise Malaysia bad jogtaa

  • @ClqadirHessen
    @ClqadirHessen Před 2 měsíci

    Scw scw ❤❤

  • @user-sj3eh8mz2g
    @user-sj3eh8mz2g Před 2 měsíci

    ألهم صل على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Před 2 měsíci

    SCW ❤

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Před 2 měsíci

    Asc qaali❤❤❤

  • @sumeyoabdi98
    @sumeyoabdi98 Před 2 měsíci +3

    Asc

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr Před 2 měsíci +1

    Aamiin

  • @ShugriClrisaq
    @ShugriClrisaq Před 2 měsíci +1

    Subxanallah

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 Před 2 měsíci +1

    Ma. Sawda ciwaalki hora no hagaagay miya

  • @halimaabdullahabdullah
    @halimaabdullahabdullah Před 2 měsíci +3

    Ani

  • @user-kr4dj6ns1x
    @user-kr4dj6ns1x Před 2 měsíci

    Ilahay haku xafido wll ❤

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 Před 2 měsíci +2

    Wcs

  • @ILWAADQurux-gl7mp
    @ILWAADQurux-gl7mp Před 2 měsíci +3

    😊😊😊😊❤❤

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y Před 2 měsíci

    Subxaana alaah tabaarka alaha alaha

  • @MumtasMohamed-bo1nb
    @MumtasMohamed-bo1nb Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤swc sawda

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o Před 2 měsíci +3

    🎉🎉

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa Před 2 měsíci +2

    Gus bay ku aragty sidii loo wasaayay

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 2 měsíci

    Salalaahu caleeyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NoortoAden-xr1hm
    @NoortoAden-xr1hm Před 2 měsíci

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤🎉

  • @dr_safa512
    @dr_safa512 Před 2 měsíci

    Aamin macaney yarabi 😢

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 Před 2 měsíci +1

    Qasaaro wey qabataa qamsar nin dheelo

  • @user-vb7ty1ne8g
    @user-vb7ty1ne8g Před 2 měsíci +2

    Walhay sacdu aan qorkan qorayo in 20.habenomo ciil ban lasexan wayay

  • @user-rv2cp8kl1l
    @user-rv2cp8kl1l Před měsícem

    Nagtu mayxanunsanayd yaab😂😂

  • @geudihassan983
    @geudihassan983 Před 2 měsíci

    Denbigi carif aykagashay iya kudhacay

  • @user-gc2ck8go6f
    @user-gc2ck8go6f Před 2 měsíci +1

    😭