[Najma Ali |Maanta waa maalintaan ||cover -sowfa nabqaa hunaa -somali]

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 01. 2022
  • Ereyada iyo codka:Najma ali
    Camera 🎥:Abdalla booyoow
    Sound engineer:cqaadir kaalmooy
    Vedio waxaaa lakala duubay 3jeer haljeer kamid ah waa markaa masraxa taaganhy nasiib daro se wuunaga baxay qeebtii labaad markaan duubnay ayaa xanuunkii hooyo kusiyadey dib ayaan oga mashquulnay dib ayeeyna mar 3aad uduubnay waana geeridii hooyo kadib waan rajeynaa inuu idiin qancin doono insha allaah
    Wakanaa facebook pagekeyga
    / najmuush
    Wakanaa instgramkeyga saxda ah
    najmo_koos?r=na...
    #najmaali#qalinjabin #تخرج #nashiido

Komentáře • 2,6K

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos  Před 8 měsíci +127

    czcams.com/video/xuVF2iT3CVQ/video.htmlsi=sETV4Ci0ZXPqEgg7 Nashiidada cusub ee falastiin halkaan kadaawo mhdsdn ❤

  • @drfarisalattas
    @drfarisalattas Před 2 lety +341

    Rabbiyow udambi dhaaf waalidinteyna.
    Allaha noo barakeeyo waalidinteyna.
    Masha Allah walaashey hore u soco🥰👌

  • @Adde12
    @Adde12 Před 2 lety +31

    Masha alah qalan jabintayda waxa ka ka dhiman bilo insha alah nashidadan muqaladayda aya saran dona insha alàh
    Malintan dhameyo nashidadan wa uso laban dona ❤❤💯

  • @mohalogyabdi3515
    @mohalogyabdi3515 Před 5 měsíci +11

    Mashallah Waad Cod Wanaagsan Tahay ' Alle haku Barakeeyo ❤❤

  • @user-ht9xz9jy1i
    @user-ht9xz9jy1i Před 8 měsíci +18

    Maasha, allaah inaa maalin kula kulmaa rejeynaa abaayo 😍❤️🤲

  • @abdinasirbaladka3873
    @abdinasirbaladka3873 Před 2 lety +67

    Masha,allah.
    Ma ogi wax aan ku qiyaaso dareenka aan dareemey oo ilimada iga keeni raba.
    Shukran walal.
    Eebe hanoo xifdiyo waalidiinteena aduun iyo aakhiraba.
    Zindabad Najma Ali.

  • @mohamedaadanwarsame3766
    @mohamedaadanwarsame3766 Před 2 lety +149

    waxbadan waan kaa codsadey runtii meel walbo aad isticmaashid ayaan kaala soo hadley wan ku faraxsanahay inaad soo fasaxdid nashiidadaan qiimaha badan by somali ayadoo ah guuleyso walashey 💗💗💓❤

  • @feysalismail784
    @feysalismail784 Před rokem +14

    Masha allh najma ali hussein waan ku jecelahay magacaygu waamuna

  • @allaaamindata6698
    @allaaamindata6698 Před 10 měsíci +13

    Caawa ano madax i xanuunayo aya mobelka so qabsaday nashidadan aya iga hor timid qalbiga aya
    Igu dagay markan dhegestay masha Allah ilaahow ku xifdi aduun iyo aakhiraba wlshe

  • @umaymash.mustafa5222
    @umaymash.mustafa5222 Před 2 lety +29

    Dadka meesha soo tuban
    انتمو خير الأمم🥰🥰🥰
    ماشاء الله تبارك الرحمن
    Hmblyo abyo qaali horay usoco marna gadaal ha eegin👊🥰
    Anna 5 bil baa iiga harsan allh nbd ha igu gaar siiyo🤲🤲🤲

    • @omarmohamud7830
      @omarmohamud7830 Před 2 lety +1

      Umeyma abayo illahey nabad hakugugarsiyo malintas farxada bdn insha allh

    • @habonibrahim2404
      @habonibrahim2404 Před 12 dny

      ❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @sacadabdi7904
    @sacadabdi7904 Před rokem +40

    Masha alllah walaalo najma kama daalo inan dhagaysto wlhi isoo duceeya inu alle hamigayga ii rumeeyo 😢❤

  • @najmacabdikaafi8557
    @najmacabdikaafi8557 Před 7 měsíci +12

    Waw m.n xafladeenii baan qaadnay nashiidadan ❤❤❤❤❤

  • @IsmahaanCeeblaawe
    @IsmahaanCeeblaawe Před 10 měsíci +8

    Maasha Allaah Tabaarakallaah xabiibtii Albi 👸 ❤️ 💝 💖 💓

  • @alisooyaalofficial3788
    @alisooyaalofficial3788 Před 2 lety +12

    sidaan ugu cesh ceshanaayay waan dalaay wlhi mnshalah codka ama rereyada sida uu umacan yahay mnsa'alh walshey guul wacan yaan kuu rajeynaa

  • @asmomohamed6920
    @asmomohamed6920 Před 2 lety +13

    Booos walba hoooyadey baa ii buxisy😭❤👸🏻 ilahooow fadhigaaga fardawsa kadhig ilhoow ikaa xifdi hoooyo mcn ❤😭🤲
    aabo hl abaal uma hayo wlhi ☹

  • @allaaamindata6698
    @allaaamindata6698 Před 7 měsíci +7

    Najmooy see ii gashay walaashe xaada idhaqaaqday axsana sood walahi
    Ilaahay haku xafido❤❤❤❤

  • @muhubosaidmohamed4967
    @muhubosaidmohamed4967 Před 5 měsíci +8

    Omg waan ku waashay maasha'allaah 😊😊😊😢😢😢❤❤

  • @daljirkadahsoon6608
    @daljirkadahsoon6608 Před 2 lety +19

    Nashiidada malin iyo mamus leh cod macan lagu qaday masha allah . waqti walbo fursada ku samaxmo soo daa iyado bila music ah.

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 Před rokem +14

    Gold voice abyo wanku tagera❤🥰

  • @Aadan_macruuf
    @Aadan_macruuf Před 5 měsíci +14

    Allow madarasadeyda kadhig madaraso fac wayn,oo sanadkiiba Laga qalin jibiya,madaraso mabruukah iga dhig Yaa allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimaa9705
    @nimaa9705 Před 4 měsíci +8

    Ilahow inoo wada fududeey wax barashda ❤I.a my day coming soon

  • @ridwaanaxmed7215
    @ridwaanaxmed7215 Před 2 lety +23

    Mashaa Allah " Aabahee udgoonka reerku Aabo qaali oo wacan taladaada mid la mid ah wlgee ma aan helin '' Alle hku naxriisto aabo mcn wlshey najma adiga codkda nh alle hku barakeeyo runtii waaa cod aad u mcn badan oo dreen wato m.a❤

  • @hamdiay26
    @hamdiay26 Před 2 lety +261

    Ereyada, codka, dareenka iyo muuqaalkuba waa cajiib.
    Mahadsanid Najma ❤️🙏

  • @user-ht4yg4fd5u
    @user-ht4yg4fd5u Před rokem +7

    Mashlah abaayo illahy haku dhowri dhaxal quruxbadan baad noo reebtay oo ah codkaan quruxda badan ee aan kuwada taamayno inaan ka shido doono xafladeena qalin jabinta rabi haduu aqbalo congratulations 3M🎉❤❤

  • @user-gp8rm7xw9c
    @user-gp8rm7xw9c Před rokem +10

    Mashaalah najma cod ka wan jecelahay wan ku cashcashta horo usoco

  • @haajirocabdiqani5267
    @haajirocabdiqani5267 Před 2 lety +27

    Masha allah xbbt ilahy hku barkeeyo walidinta ilahy haku xafido
    الف مبروك بالتخرج يا غالية 🎩🛍❤ احلى واجمل الصوت الله يبارك في صوتك وفي اهلك دمتم سالمين نحبك كثيرا 💕

  • @user-zm1bf7fe5k
    @user-zm1bf7fe5k Před 2 lety +10

    احلى صوت
    Waa malintan u tasoobay in badan wllhi qalbigega aad bay utaabaty 😞😞
    شكراً يا إختي العزيزة 👸🥀

  • @AmaaniMohamed
    @AmaaniMohamed Před 4 měsíci +5

    Najmo Waaku jeclahay
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻❤️❤️😍😘🧕🏻💋😘🥰😍😘🥰😍

  • @user-pp8gt6se9i
    @user-pp8gt6se9i Před 7 měsíci +11

    ي الله كم قلبي يبكي بالكلمات والصوت اكثر 🥺🇸🇴👑

    • @maxamuudxasan7530
      @maxamuudxasan7530 Před 4 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      ,

  • @nimcohaamud1412
    @nimcohaamud1412 Před 2 lety +33

    Waaw nashiidada wan kehelay run ahaantii wallaahi codkeedu wuu qurux badan yahay maa sha,allaah

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali Před 2 lety +26

    Waan ilmeeyay runtii, Alle ha u raxmado Hooyo walaal.
    DAMBIGEENA IYO KII WAALIDKEENBA ALLE HA DHAAFO 😢❤

  • @momeddaher8528
    @momeddaher8528 Před 10 měsíci +26

    I really appreciate this "Anachid", I don't tired to listen this video forever ❤ Nous avons célèbres cette "Anachid" lors de notre fameux remisé du diplôme licence à Djibouti 🇩🇯.

  • @hanaismail1970
    @hanaismail1970 Před rokem +3

    Najax ilove wallahi
    SCHOOLKA WAAN KU DHEX QAADNAA WAAN JECEL NAHAY

  • @barmaniye
    @barmaniye Před 2 lety +17

    Masha Allah nashiidadan oo kale wali ma arag, sababtoo ah ilmo daraadeed ayaa iga timid tano kale waxa ay u Bahan yihiin dhamaan cidkasta waa garanayaa qofka ay kusocota, Alle (SW) waxaan Ka baryeynaa dhamaan qofkasta oo hammi Sare leh inuu ilahey inoo rumeeyo waxkasta aan doonaynoo amen.
    Walaasheen oo description Ku sheegtey in ay saddex jeer isku deydey inay sameyso ilahey waa u samaxey iney markiiba saddexaad ay sameyso......

  • @fikir-keyga6363
    @fikir-keyga6363 Před 2 lety +166

    Masha alaah najmo alaha ku xifdiyo adiga iyo labada waalid alaha idin barakeeyo tusaale wacan baad inoo tahay waa guul iyo sharaf ay soomaali oo dhan gaartay horay usoco kor baad noo qaaday hadaan nahay soomaali alaha ku sharfo sidaad noo sharaftay my beloved sister 💐🇸🇴💐

  • @Deganosman123Osman
    @Deganosman123Osman Před rokem +1

    Maasha Allah allow jannada gee allow aamin❤❤❤😊😊😊

  • @awomohamed8915
    @awomohamed8915 Před 5 měsíci +2

    Mansha allh ❤❤❤❤❤❤❤tabaaraka raxmaan ❤❤❤❤❤❤ nashiido mcnbadan ❤❤❤❤

  • @hanicadey1369
    @hanicadey1369 Před 2 lety +26

    Masha’Allah beautiful 🤩 I love it noo soo badi nasheedoyinka abayo 🥰

  • @umudujaana1572
    @umudujaana1572 Před 2 lety +109

    ماشاء الله تبارك الرحمن، رب يحفظك ويحميك من كل عين.
    صوت جميل اتمنى لك ان تكون قارئة ، وابدعي الاناشيد بدون موسيقى ، دمت في رعاية الله.

  • @sihamahmed2746
    @sihamahmed2746 Před rokem +1

    Codka jah
    Alaha kudhwra
    Najma ali🥰🥰🥰🥰👋👋

  • @user-dz7pc4os4z
    @user-dz7pc4os4z Před 8 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤maasha allha ilaahay akudaayo fariidanyar

  • @salsabiil185
    @salsabiil185 Před 2 lety +21

    ماشاء الله 🥰نجمة انت خير الأمم 😊💗

  • @suheybabdi2070
    @suheybabdi2070 Před 2 lety +111

    I get emotional every time I watch this video again. We need more of these types of videos.

  • @maryamaibrahim175
    @maryamaibrahim175 Před rokem +11

    Mashallah i can't stop listening to this anasheed❤❤ you najma ali

  • @user-ok4nq3wx3w
    @user-ok4nq3wx3w Před 8 měsíci +2

    Mashaalla runti codkaaka waaicajabiyay ❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @ismaaciilmaxamed3778
    @ismaaciilmaxamed3778 Před 2 lety +89

    مليون مبروووووووووك أختي نشيدة جميل بصوتك الله يحفظك أختي

    • @hanaahmed2454
      @hanaahmed2454 Před rokem

      🇸🇱🇸🇱👍🤲🤲🤲👌💪🖤💞💖❤️💌

    • @hanaahmed2454
      @hanaahmed2454 Před rokem +1

      Yrkegp
      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍🤲

    • @xamda9748
      @xamda9748 Před rokem

      Gdv

  • @hamsexueeen4124
    @hamsexueeen4124 Před 2 lety +26

    ما شاء الله اجمل صوت. ألف مبروك

  • @user-sk2hr6zx5o
    @user-sk2hr6zx5o Před 6 měsíci +1

    M.n cod mcn maalinteenii flada qaadnay nashiidadan ❤❤❤❤

  • @fardosaosman9277
    @fardosaosman9277 Před rokem +39

    Mansha allah I can’t stop listening this beautiful nashiidah 😍😍

  • @nuurtoxuseen3723
    @nuurtoxuseen3723 Před rokem +10

    Cod macaan badan ayaad laadahay masha alaah👑😍

  • @yahyaxamduug9855
    @yahyaxamduug9855 Před 2 lety +5

    Masha allah allow waalidkeyga&midka muslimiinta hoygooda jano ka yeel 🤲

  • @Mohamett-yare.1
    @Mohamett-yare.1 Před 3 měsíci +3

    Wllhiy gabadhaan najma codkeeda aad ujeclahy m.a alle hadaayo aaamin😢

    • @user-ku8yz2gl2p
      @user-ku8yz2gl2p Před měsícem

      😢😊🎉😮❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @awomohamed8915
    @awomohamed8915 Před 5 měsíci +1

    ilaahay hakuudaayo nashiida daa Macaanka badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikraanshdahir6275
    @ikraanshdahir6275 Před 2 lety +39

    Waxaan Sugababes waa iyadoo mitic laheyn insha allah 🥰🥰🥰🥰hanbalyo hanbalyo Najma guuleyso 😍😍

  • @nuurcase7761
    @nuurcase7761 Před rokem +46

    7 bil kadib kama daalin inaan ku cel ceshto Codkan iyo Ereyadan qaaliga ah.
    Guulayso walaal ❤

    • @axmednuurxasan1671
      @axmednuurxasan1671 Před rokem +1

      Illaahayow igaadh siiy malinta igu Farxada badan yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ayanmoha6322
    @ayanmoha6322 Před rokem +1

    M.a apayo codkaga alah ku desto Naajmaayyy🥺❤

  • @mohammedibrahim5438
    @mohammedibrahim5438 Před 8 měsíci +5

    ماشاء الله ❤

  • @jiijah2217
    @jiijah2217 Před 2 lety +39

    ماشاء الله عليك يا نجمتنا بارك الله فيك ويبارك لك صوتك تستحقين لقب نجمة النجمات💗💗

  • @safiyosalah2921
    @safiyosalah2921 Před 2 lety +8

    M.a Allh Ku Xafidoh Abayadey Najma💓
    Allow waalidiinteeda Noo xafid oo inoo barakey🤲🤲💓💓🌍🌎

  • @liibaancali5418
    @liibaancali5418 Před rokem +6

    I liked this wlahi
    Masha Allah
    صوت جميل😍❤

  • @abdifatahabdiqadir
    @abdifatahabdiqadir Před rokem +4

    Mashallah Allah codkaga haku zaidiyo 😊😊😊

  • @hooyadamaanta6220
    @hooyadamaanta6220 Před 2 lety +86

    MashaAllaah Ilaahey haku dhowro walaashey. Waalidkeen Ilaahey Jannatul firdows Allaah ka waraabiyo. Si kastoon u dadaalno abaalkooda ma gudi karnee. Jannaadii Allaah nagu wada kulmiyo.

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 Před 2 lety +5

    Woow mucha allah abaayo codka ilaahey haku barakeeyo hala tageero walasheen💕😍😍

  • @user-ok4nq3wx3w
    @user-ok4nq3wx3w Před 8 měsíci +1

    Mashaalla runti codkaaka waaicajabiyay ❤❤❤❤❤❤😂😂😂
    4:10

  • @seskothehonest5688
    @seskothehonest5688 Před 7 měsíci +4

    Mashallah wllshey codkaga Allah kubarakeyo ❤

  • @najmaarashid8998
    @najmaarashid8998 Před 2 lety +29

    ماشاء الله تبارك الله
    حبيبتي الله يحفظك من كل سوء ويبارك لك هدا الصوت الجميل 🥰😋🍃🤍

    • @GstdydGdgdys
      @GstdydGdgdys Před 3 měsíci

      😢😂❤🎉😮😅😅888888888FEET

  • @nuurtoxuseen3723
    @nuurtoxuseen3723 Před 2 lety +5

    Cod macan badan ayaad lee dahay maasha alaah♡♡♡♡♡♡♡

  • @user-rn4pj2yl6r
    @user-rn4pj2yl6r Před 8 měsíci +2

    Masha allah ❤❤❤

  • @kulmiyeprivateschool3906
    @kulmiyeprivateschool3906 Před rokem +45

    What a beautiful voice it is! Masha Allah Keep up the good work my sister

    • @user-eu2dm2wo7u
      @user-eu2dm2wo7u Před 8 měsíci

      Najmowaadmahadsantahaynashiidooyinkalebaankaagabaahannahay🎉❤
      Aamin
      🎉

  • @bilexayle3128
    @bilexayle3128 Před 2 lety +15

    Mash.allah
    Cod qurxoonidaa cajiip❤❤
    Iyo makax badanidaa cajip❤

  • @Abdiaziz12360
    @Abdiaziz12360 Před 2 lety +11

    1 M coming soon insha Allah horumar Ayan Ku rajaynaya. Wll 🌹🥰

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos  Před rokem +44

    czcams.com/video/LG7Bhs1L7wM/video.html
    Nashiidada cusub ee ramadaanta hadaadan arag halkaan kawaado ❤

  • @wardamaxamed5726
    @wardamaxamed5726 Před 8 měsíci +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤najma

  • @asadulusuudofficial6695
    @asadulusuudofficial6695 Před 2 lety +9

    Masha allaah
    Walashay qaali codkaaga macaanka badan allaah ku dhowro

  • @abukarahmedosman1424
    @abukarahmedosman1424 Před 2 lety +6

    Masha Allh Cod macan Alle haku xafido wlshey 🥰🥰❤

  • @MuuminaXaaji-us7kx
    @MuuminaXaaji-us7kx Před 10 měsíci +1

    In shal allah 27/9/2023
    Allow nabad igu garsii
    Inta iidhiman allow inta ila mid ah allow guul nasii ardey wlbo

  • @barwaqomohamed9191
    @barwaqomohamed9191 Před 2 lety +25

    Waa sugi laayahay inaan bil kadib nasheedka xaflada qalin jabintayda jaamacadeed shito. 💪🏻😍.

  • @zubeyrcusmaanxassan8309
    @zubeyrcusmaanxassan8309 Před 2 lety +20

    Masha Allah Alle baakugu maneestay cad Aad usaameyn badan waxaan kuleeyhy Hanbalyo ukhtii ❤️

  • @nalkajmuniir220
    @nalkajmuniir220 Před 10 měsíci +1

    masha Allah mcntoy cod dahab keep going my sister we love you walashey mcntoy

  • @user-bi8bs3fk3c
    @user-bi8bs3fk3c Před 8 měsíci +3

    Masha Allah

  • @aragsanlaly3339
    @aragsanlaly3339 Před 2 lety +46

    ماشاء الله يا اختي الله يحفظك من العين والحسد صوتك جمييييل جدا ماشاء الله تبارك الرحمن ❤️💛💛💛

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli Před 2 lety +932

    ماشاءالله صوتك حلو إلى أمام دومًا ❤️👍

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b Před 8 měsíci +3

    ما شاءألله ما شاءألله ما شاءألله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🫡

  • @umalkhayrmohamud3610
    @umalkhayrmohamud3610 Před 11 měsíci +4

    ماشاءالله صوتك أحلي صوت في الدينا والله ماشاءالله صوت البجنن❤❤❤❤

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 Před 2 lety +4

    Mashaa.Allaah Allaha kubarakeeyo gabar wanagsan kudayasho mudan ayaa tahay Allow unaxariiso walidkena barbarinta wanagsan nasiiyay janatul firdowsna kawaraabi

  • @alensameofficial1840
    @alensameofficial1840 Před 2 lety +6

    M.A wll cod wanaagsan oo macaan Allaha Ku barakeeyo 🥰🥰

  • @sundussiciid9458
    @sundussiciid9458 Před 8 měsíci +2

    Maasha.alleh❤❤

  • @daariqxussen4212
    @daariqxussen4212 Před rokem +1

    Masha Allah ❤❤

  • @mohanayanle8187
    @mohanayanle8187 Před 2 lety +6

    Masha allah cod aad u mcn bu ilahay kugu manaystay horey u soco wllshy ❤

  • @roodaabdi8987
    @roodaabdi8987 Před 2 lety +15

    ماشاءالله الله يسعدك ويحفظك يا أختي 🥰🤲🤲❤💖❤

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před 8 měsíci +1

    Masha allh😊❤❤😊

  • @user-il1oy2wm6f
    @user-il1oy2wm6f Před 8 měsíci +3

    Mashallah😊❤

  • @Zamhar913
    @Zamhar913 Před 2 lety +5

    M.A 🥰🥰marwalbo guuleso abayo farxad aduunyadha Allah hakusiiyo 🥺🥺❤️

  • @mohazaki2093
    @mohazaki2093 Před 2 lety +3

    Msha Allah
    Qofwalpa oo maqla Masha Allah Hasoo qoro walashiin Isha yay kudhicin

  • @user-zm3pq5gm7l
    @user-zm3pq5gm7l Před rokem +1

    MAASH ALLAH ❤❤❤

  • @user-qg7lk3cq7l
    @user-qg7lk3cq7l Před 8 měsíci +12

    Wow, this voice is awesome ❤

  • @amiirabintuboqorbinuboqor7210

    وعد مني يا حلم سأصل إليك يوما ما 🥺😔❤

    • @munahappi
      @munahappi Před 3 měsíci

      Scw😢😢😢❤❤❤

  • @cawaalecabdilaahi154
    @cawaalecabdilaahi154 Před rokem +4

    Maasha allaah walaal wakuu ducaynayaa aamiin

  • @medicozone9784
    @medicozone9784 Před měsícem

    after 7 years of learning and studying uni, hard working with full nights of not sleeping, reading day and night morning and afternoons, we'll graduate soon insh allah with in 4 weeks insh allah

  • @SumayoMaxamed-zf8og
    @SumayoMaxamed-zf8og Před 3 měsíci

    من أحسن الي احسن ربي يوفقك دوم❤