031 | Somaliland miyaan necebahay? | EAC | Hubka Soomaaliya loo fasaxay | Itoobiya iyo mar kale.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 12. 2023
  • Siyaasadaha caalamiga ah ee inagu gedaaman, handadaadda Shiinaha iyo Itoobiya, budhcadbadeedda soo cusboonaatay, ciidanka badda Itoobiya, Oromada guurtidooda, siyaasadda Soomaaliya iyo Somaliland, siyaasadda gudaha ee Somaliland, caqliyadda SNM iyo arrimo badan oo kale ayaan ku lafaguraynaa barnaamijkan.
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    CZcams-ka Sahanka Xogaha:
    czcams.com/channels/MAk.html...
    CZcams-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
    Spotify:
    open.spotify.com/user/31hpw3z...
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    AadanSahan?t=ctff...
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    6- Waan ku salaamay saaxiib.
    7- Casariye.
    8- Waayaha Daanyeerta.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- اعترافات عشاق
    5- في الحب والحياة
    7- سيكولوجية الجماهير
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

Komentáře • 275

  • @mahadmohammed2091
    @mahadmohammed2091 Před 6 měsíci +46

    Ustaad mahadsanid next podcast "sidee dowlad wanagsan u dhisan karnaa" inoga dhig. Like saara ha arko ustadkuye.

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 Před 7 měsíci +53

    Xalqadani wax badan ayay ii iftiimisay mahadsanid Adanow👍

  • @user-hh9vl7fv3b
    @user-hh9vl7fv3b Před 6 měsíci +23

    Ayoung somalia Philosopher / critical thinker. We do really need urgently so many people like you. God bless you

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 Před 6 měsíci +14

    Nin somali ah, isaaq ah, Garxajis ah baan ahay oo inaderka ah 32 years kaas intii 17 sano een qaan gaadhka ahaa waan yaabanaa tabtaasi aad sheegayso ayaan rumaysanahay isku mid baan ka nahay fikiradaasi odhan lkn hargeisa joogto awood ma lihid aad madax isku sheega ku suaashid xoriyada yar baan waayaya jeelka laygu xareysanaya
    Xal baa loo baahan yahay aabahay adeerkiis ruma oo ah awoowgay waa SNM gudomiyaheedi xoreyay Somaliland madaxweynihi ugu horeyay Somaliland ahaa Abdirahman Ahmed ali isaga iyo SNM ba go'aankoodu ma ahayn go'itaan ee somalia 🇸🇴 halkeey joogto kasii horumarto oo maamulki siyaad bare ee kan muse biixi oo kale kali taliska noqday in meesha laga saaro beey ahayde
    Lkn rag SNM sheegta oon ahayn SNM saxda ahayd oo ah kuwa hada dalka haysta ayaa afduubtay gooni goosadna qasab kaga dhigay
    Dhalinyaro ahaan maanta master haysto afmaris weeye waxba ma dhaamo journal ka tukaanka yaalo waayo nin asaagaya baa 5 mushahar qabiil ahaan u qaata waxna aan baranin kaayagi wax barteyna one dollar kuma hayno
    Niyad jab somalia ama dibadaha tag is dhaha hadana jeebkii oo ku madhan baad arkaysa JEEL WEEYE ANAGU XIDHAY.
    anigu maanta garan maayo somali aan cuqdad uqabo meelwalba uu ku nool yahayba Sikasto lay dhaho waa cadowgaga caqligaygiiba diidaaya

  • @fathiyahaji7699
    @fathiyahaji7699 Před 7 měsíci +27

    Qofka kaliyeen arkay inuu ila aragti yahay ila dareen yahay allow dalkayaga iyo dadkayagaba nabad iyo barwaaqo nooga yeel🤲🤲💯

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před 6 měsíci +13

    Mahadsanid sxb runta ayaad kahadashay, ka’imi Muqdidho, Somalia 🇸🇴

  • @zuhaiphassanfoodyare611
    @zuhaiphassanfoodyare611 Před 7 měsíci +31

    «اللهم انفعني بما علمتني، وعلمني ما ينفعني، وارزقني علما ينفعني». ❤❤❤

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 7 měsíci +23

    Aadanow waa inaan dadka kula nooca inaan ururino oo ilaashano oo baxnaanino waayo dadkeenu iyo dalkeenu wuxuu baahanyahay a true honest nationalist realist unifying citizens like you ❤

    • @Abuobeida-nj3xi
      @Abuobeida-nj3xi Před 6 měsíci +2

      Kkk, ma ninka gadhka iska xiiraya oo gaal ku dayanaya ayaad leedahay hala baxnaaniyo! Caqligiinii waa la foorariyey.

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 Před 6 měsíci

      @@Abuobeida-nj3xi Garku muxuu faaiido leeyahay ma maskax iyo caqli buu keenaa.

    • @abdirahmaanali24
      @abdirahmaanali24 Před 6 měsíci

      Garka unbaaad aragtaa miyaaa 😅

    • @Inaxaaji65
      @Inaxaaji65 Před 6 měsíci

      ​​@@Abuobeida-nj3ximeeqaa gar leh ee hadana qamiis sita ee tiktok ka niikiya ama dadka aflagaadeeya. Sideedabaa qofka diintiisa ku dhaqankeeda iyo ku tagideedaba waa mid alle iyo isaga ka dhaxeyaa. Midda kle qofka hal xumaan ood ku aragtay uun ha fiirine kumanaanka kle ee wanaagiisa eeg.

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo Před 7 měsíci +17

    Ilaahay caqliga hakuu barakeeyo odoyaashan kharaabka ah ilaahay umada ha dhaafsho

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 Před 6 měsíci +1

    Alhamdulillah, Baraka ALLAH.❤

  • @milaanomia
    @milaanomia Před 6 měsíci +11

    Runtii podcast bilow iyo dhamaad waan dhagaystay. waxban ayaa inoo iftiimisay oo Ah waaqica jira oo dhamaan soomaali oo idil ku sugan tahay. Allah ha mideeyo dhamaan Umada soomaliyeed ❤ Horay usoco more podcast oo sidaan oo kle u qiimo badan ka sugayn I.n 🥰

  • @dhamme0
    @dhamme0 Před 6 měsíci +4

    Somali wayn ba aminsanatay
    From Hargeisa

  • @idilmuhumed737
    @idilmuhumed737 Před 6 měsíci +8

    Anigu waan aamusay kaliya ilaahay ban magan u waydiyaa wadankayga iyo dadkayga(soomaaliyeed)😔

    • @rosenerohero692
      @rosenerohero692 Před 6 měsíci +2

      Isku ra yi ayaan nahay wlhi anpa somalida waan ka daalay ilahay ayaan faraj khayr uqabo way disanaynaa

  • @salmahassan6781
    @salmahassan6781 Před 7 měsíci +6

    Masha Allah walal adan waxa tahay qof garasha dheer alle hanaga dhigo kuwa wax fahma

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 Před 6 měsíci +3

    Wlhi Arinkaan Arkey iyo sidaad ug Hadashy wey isleeyihiin Alle haku daayo wll

  • @abdixakiinshekh4945
    @abdixakiinshekh4945 Před 6 měsíci +1

    Wl Allaha ku barakeeyo waxaa layidhi qofka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran waxan lala arkaynbaa isaguun u muuqdee wl dadaal intaad dadaali karto allaha nagu anfaco

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv Před 6 měsíci +4

    Mahadsanid Bro aadan
    Si qurux badan baad u Faah-faahisay MawduuCan MuhiiMka ah !!

  • @user-jq8pz6fr6o
    @user-jq8pz6fr6o Před 6 měsíci +1

    Waxaan aad iyo aad ugu farax sanahay in aad tahay soomaalilander Aqoonyahan ah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 Před 7 měsíci +6

    Aqoonyahn weeye ninkan wlhi alle haku sharfo wll aadan

  • @user-ov7xq1fh1d
    @user-ov7xq1fh1d Před 7 měsíci +7

    aadan sahanaw waan kusalaamay waxaan ku weydiinaya bal xalka soomaaliland siyaasadeeda lagu hagaajinkaro
    2:iyo sideebaa umadan caqliga laga haysto looga masixikaraa
    3:khayraadka umadeena sideebaa loga faaidaysankara umadana loo horumarinkaraa
    4:adigu waa adigan xaqa ku dhawaaqaya ee madoonaysa inaad madaxweyne noqotid ama siyaaasada soo gashid
    mise waa baraarujin taadu

    • @Abdikafi24
      @Abdikafi24 Před 6 měsíci

      Madaxdeena o is badasha lee😂

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 Před 7 měsíci +4

    Masha allaah walaal runbaad sheegtey wax dhisan baa la mideeyaa from GAALKACYO❤

  • @Saddamahmett
    @Saddamahmett Před 7 měsíci +3

    Ustaadow garashada alle haku siyaadsho

  • @zakihaji5616
    @zakihaji5616 Před 7 měsíci +9

    Aad ayaad ugu mahadsan thy vedio ga aad so galisay

  • @mohameddheere08
    @mohameddheere08 Před 6 měsíci

    podcastiyda vedio ga ah maqal iyo muqaalka ah soo badi

  • @alidawood2086
    @alidawood2086 Před 7 měsíci +8

    muuqaalkan wax badan oo iga dahsoonaa ayuu ii iftiimiyay aad baad u mahadsan tahay wll.

  • @Cabdalla55
    @Cabdalla55 Před 7 měsíci +6

    Waad saxsantahay Saaxiip🎉❤

  • @mohaacaato9317
    @mohaacaato9317 Před 6 měsíci +2

    Walaal waad saxantahay ina siyaad somaali oo dhan way usinneed gumaad iyo waxtarba

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 Před 6 měsíci +2

    Mansha Allah ❤ I really like ur analyst keep going brother

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 Před 6 měsíci +1

    Very bright man.

  • @Kafiyaa
    @Kafiyaa Před 7 měsíci +6

    M.Allah wllky will aqli badan ayad tahay inta klena allah maska,doda iyo aqliyadoda hauso celiyo .somalinimada ayan kuwada qurxanahay

  • @musabmohamed8092
    @musabmohamed8092 Před 6 měsíci +1

    نفعنا ونفعك الله بما أبلغت
    ويسر لنا حسن التدبير

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Před 6 měsíci +1

    Maasha Allaah jzklh kheyran ustaad runtaa kahadashey caqliga iyo damiirka illaahey kusiiyey allaha kuu siyaadsho waxaan kudhihi lahaa dhalinyarada soomaaliyeed wey hurdaanee hurdada kakici tusna in cadowgooda utashadey oo loo tashadey in dhulkooda laqabsado waxaa dhahdaa dhalinyarooy hurdada kakaca aan wadankeena badbaadsanee

  • @arshefootballshorts
    @arshefootballshorts Před 7 měsíci +9

    Hore usoco waalay waxgarad baa tahay dadkeenu waxba ma fahmayaan

  • @apdisalaanfarah5001
    @apdisalaanfarah5001 Před 6 měsíci +1

    Aadanow ustaad barnaamijkii 2024 soo diyaari wanu kaa sugaynaa insha allh❤...

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf8578 Před 7 měsíci +1

    Mahadsanid ❤

  • @mohamedcawil7591
    @mohamedcawil7591 Před 6 měsíci +1

    Alle ha ku sharfo ustaad aadan ❤

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 Před 6 měsíci +2

    Mnsha Allah thank you ilahay aqliga dhalinyarada somaliland ha ka xoreeyo odayada wadanka qasaya ilahay ha inaga qabto

  • @user-hq7lg6rx5s
    @user-hq7lg6rx5s Před 6 měsíci

    Thank you❤❤❤❤❤

  • @khadarali6105
    @khadarali6105 Před 6 měsíci +2

    Xaqiiqda ayaad kahadlaysaa alle wayne hagaransiiyo madaxdeena iyo shacabkeena dhamaan isha allaah allaahu akbar

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k Před 7 měsíci

    Many thanks mr

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 Před 6 měsíci

    Good points ustaad Guuleyso

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe Před 7 měsíci +3

    alle ha ku barakeeyo sxb

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi8559 Před 7 měsíci

    masha Allah ustaad

  • @MaryamaCnaasir
    @MaryamaCnaasir Před 7 měsíci +3

    41:17 😢

  • @user-jq8pz6fr6o
    @user-jq8pz6fr6o Před 6 měsíci

    Waxaan aad iyo aad ugu farax sanahay in aad tahay soomaalilander Aqoonyahan ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirisaqDahir-dk7tu
    @AbdirisaqDahir-dk7tu Před 7 měsíci

    Masha allah ustaad adan

  • @NimcoBarre-iq8nj
    @NimcoBarre-iq8nj Před 6 měsíci +1

    Waa bey kaa muuqataa inaad necebtahay yeah of course brother snm waigeed s/land wey ka talinaysaa

  • @hareed114
    @hareed114 Před 7 měsíci +5

    Aoqoontii oo qofa❤

  • @abdisalanosman3850
    @abdisalanosman3850 Před 6 měsíci +3

    aadanow waxan kuula talin kahaa inaanad joojin wacyigalinta xogo naga qarsoona ayaad noo iftiimisay ❤ sharaf iyo karaaamo

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 Před 6 měsíci +1

    ماشاالله❤❤❤❤❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před 6 měsíci

    Maasha Allaaah Rabbi haku xafido walaal Caqliga Saliimka r

  • @muxaadarotv591
    @muxaadarotv591 Před 6 měsíci

    thanks for this brother

  • @Englishmadefunn
    @Englishmadefunn Před 7 měsíci +1

    Wax burbursan la iskuma darsado that’s really wlhi Adanow Alle haku sharfo cilmiga iyo caqligana haku barakeeyo

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Před 6 měsíci

    Illaahow adaa waaxidu axadee awood iyo quwadba lehee yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed kadhig ummad waaxid yaa arxama raaximiin illaahow dhalinyarada soomaaliyeed kadhig kuwa difaacda diintooda dalkooda dadkooda iyo dowladooda yaa arxama raaximiin illaahow cadowga ummada soomaaliyeed meel walba ay kajoogaan adduunka kurid God dheer eysan kasoo bixi karin yaa arxama raaximiin

  • @Relax_vedios
    @Relax_vedios Před 7 měsíci +2

    Sad reality

  • @MohamedSahardid-hd8ro
    @MohamedSahardid-hd8ro Před 7 měsíci +3

    Keep up the good work bro

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 Před 7 měsíci +4

    Wax qeyr lehne kashekee calosha ayaaba na hurtee

  • @idinhazzadmaatahay4475
    @idinhazzadmaatahay4475 Před 7 měsíci

    Lgn aadan sahan

  • @Maguuga-MG3
    @Maguuga-MG3 Před 7 měsíci

    Mhdsanid wll adan

  • @user-kl5hc9pl8f
    @user-kl5hc9pl8f Před 6 měsíci

    Waa xaqiiqo Qadhadh 😢

  • @mahamedabdilaahi5199
    @mahamedabdilaahi5199 Před 3 měsíci

    Wax dhisan ba lamideeya. Aynu is dhisno oo midwalba wadankisa dhismihisa haka qayb qaato, kadib marka aynu is gaashan buraysano oo ( nato ) kale sameysano wxi nuguso doola, ganacsiyadena iyo dadkena na aynu isku furrano 🙏🏾👍🏼

  • @kaltumaajab4752
    @kaltumaajab4752 Před 6 měsíci +2

    We need more young who care about their country and has an ability of critical thinking.
    May Allah bless you with good health and happiness

  • @mohamedhareed5509
    @mohamedhareed5509 Před 7 měsíci

    Mhadzanid ustad

  • @WaaheenMedia
    @WaaheenMedia Před 6 měsíci

    Mawduucyada chapters u kala sameeyo si qofba mawduuca uu rabo u daawan karo ilayn wuuu dheer yahaye

  • @user-jm8yr1ij5e
    @user-jm8yr1ij5e Před 6 měsíci +6

    nio caqligaaga wan kugu racsanahay wlhi from mj❤

    • @zuhaibyare6636
      @zuhaibyare6636 Před 6 měsíci +4

      Meeshaad kasoo jeedid muhiimada commentigaada uleeyahay waa maxay

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Před 6 měsíci

      Mj iyo wax aad la wareeyso , xagay haysteen adero comment kaaga dhiibo ka dib qulqul

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před 7 měsíci +7

    Buuga ismalure noso geli wll iyo bugag kle 😊

  • @JeelanCrashiid-lt2hq
    @JeelanCrashiid-lt2hq Před 6 měsíci

    Mashaa Allah Wall aad umahasan thy

  • @user-qs7zi7nf2l
    @user-qs7zi7nf2l Před 7 měsíci +1

    Walhi. Adanow hadii la I dhihi lahaa yad doreane madaxa tinimada . Adiga ayan ku doran laha . Waxan qurunka oo madaxa is ku shegtan ah oo aqonta an lahay iyo qalbilka dhuxa ga lalay . Ayaan dhalinta iyo wadankaba qasay . Adiga oo kale oo 1000manan ah wan bahananhy. جزاك الله خيرا

  • @ahmedawil3821
    @ahmedawil3821 Před 7 měsíci

    💯💯💯

  • @selloibro9824
    @selloibro9824 Před 7 měsíci +5

    Zxp maxad gadhka u xiitay sharubna u reebtay

    • @AyuzhRoti
      @AyuzhRoti Před 7 měsíci +1

      Inusan uba so bixin soo macqul maha😂

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 Před 6 měsíci +3

    What the amazing podcast, go forward brother

  • @farhiafarta6500
    @farhiafarta6500 Před 6 měsíci

    Walal Adan aqliga allaha ku kordhiyo ,xaqiiqada ah ukumahaaga halmeel lamawada dhigo ,laba qaawana ismaqaado intaas hala fahmo maanta wiilka muqdisho ku dhashay ee 30 jirka ah nabad kuma dhalan kumana so barbaarin rajadiisana waa inuu arkaa somaliyadii mideysneed ee halka dowlad aheed wax walboo wanaagsana walal tacab baa laga maraaa ee riyo kuma timaado maanta ma jirto qof naceb qofkle ee walalkii ah lkn siyaasada madow halaga guuro oo qof walbaa gogoshiisa ha hagaajiyo kadibna wax wada hagaajisan aan isku keensano inta ka horeysana Dadnimada iyo diirka somaliyeed hainaga dhaxeeyo oo aan isku duceyo hadaan dhalinyaro nahay kasabkeenu maaheen maanta mesha aan kala taaganahay balse weynu badali karnaaa aan ka guurno aqliyada caadifada ah oo aan u guurno dhanka hormarka iyo iskaga deysiga wanaagsan.
    Mhdsnid walal Aadan🙏

  • @user-sq3zp5yq9p
    @user-sq3zp5yq9p Před 6 měsíci

    King of facts💨🥶

  • @Qadan-ca247
    @Qadan-ca247 Před 7 měsíci +4

    Anigaa su aal qaba
    Sahanaw ku waydiin
    Sadex midba cayn tahay
    Sahanaw bal iga hoo
    Soomaali baan ahay
    Calanbaana su dhatee
    Hargaysi masaanbaa
    Layska sudhay
    Haada dare
    Halna waa su aalee
    Sida xaalku uu yahay
    Adigoo la socda
    Xaaladaha balmiisaan
    Halna waa su aalee
    Maskaxdiina maydhee
    Sidee baad wax leeday
    Halna waa xasuusin
    Soomaali oo idil
    Nacayb hoose baa jira
    Sikastuu uraago
    Maruunbaa la sugayaa
    Saaxiib hamoogaan
    Siriqaha kaleexo
    Saamaaytu waa halis
    Markay dhiiga sarayso
    Wali maad bislaanee
    Tartiibso saaxiib
    intaasay ku dhantee
    Warcelin saafiya
    Soo daa balsaaxiib

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR Před 7 měsíci +2

    indheer garadkii umadda❤

  • @ikhlaascabdicalicabdi8366
    @ikhlaascabdicalicabdi8366 Před 6 měsíci

    Masha allah sifican oo caqliyay San ayaad uga hadashay ale haku sharfo wll

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 Před 7 měsíci +2

    Fekar saliim ah aqoon yahay saxda inaad tahay shaki kuma jidho aadan beeyow❤

  • @ahmedaamiin8669
    @ahmedaamiin8669 Před 6 měsíci +1

    waliba burcad badeeda waxa saylac geeyey ban ka yaabey hadiii la dhihilahaa wa punland buu ka dhacy lama yaben hore waa u jireen lkn saylac hore uguma dhacin markaa waa filn waxni

  • @user-ed4zt1rg8b
    @user-ed4zt1rg8b Před 6 měsíci +2

    Shaqo wacan aniguna dalkayga ogadeenia Ayan dhisaya

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 Před 6 měsíci +3

    East Africa community haday Ethiopia kusoo biirto left ayan ka qaadaneynaa waan ka baxaynaa.

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Před 6 měsíci

    podcast ka qiimo badan wali ma dhagaysan kan ka hor alle ha ku sharfo walal intasba wan kula qabana alle faraj dagdaga sugyana inshalah

  • @FAYFLE2003
    @FAYFLE2003 Před 7 měsíci +8

    Guys ninku idinkama Caqli badna ee waa idinka wax akhris badan yahay.
    Instead of watching some nonsense Tiktok and Hip Hop videos wakhtigaaga geli wax anfacaad ah

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 Před 6 měsíci

      Laba bog haddaad soo qorto, soomalidu waxay yidhaahdaan „waxan dheer ma akhriyi karnee, muqaal amma cod soo duub „

  • @Aamiin873
    @Aamiin873 Před 6 měsíci +2

    Nio nadar mirqaansan ayaa tageen ka xishoo reerka aga ha noo jiidin xaroode meesha anagaa udhimanee sandoono ayaan ugu galgalnaynaaye oromadana waa wlhay waliba aan ku qacsanabee oohinta naga daa inaa adeer

  • @user-kl5hc9pl8f
    @user-kl5hc9pl8f Před 6 měsíci

    Wll wa run an idhaha laga Qarsan karin ilooow umadada somaliyeed farsh ufur 🤲🤲🤲🤲

  • @faaisaapshir8595
    @faaisaapshir8595 Před 7 měsíci +2

    Wkugu raacsanahy adanow

  • @Warac_media12
    @Warac_media12 Před 6 měsíci +1

    Waxa wali doqonimo inoo ah in wali schoolada lagu dhigo snm ayaa sidan ahaan jirtay somaaliyana cadow laynooga dhigo

  • @muhanadfarah1553
    @muhanadfarah1553 Před 7 měsíci +4

    Broadcast dhalinyarta somaliyeed ufur adigoo booqanayaa degaanada somaliyeed sida Garowe, Muqdisho, Galkacyo, Burco,Borama iyo Boosaaso

    • @mursalsayed
      @mursalsayed Před 6 měsíci

      Aad bay muhiim u tahay runtii

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar Před 6 měsíci

    M.A ❣️❣️❣️

  • @nimcocawil1608
    @nimcocawil1608 Před 7 měsíci +6

    Aadanow walaalo noo sheeg 1 ilaa 5 buug oon jecaylka ka akhrino

    • @sahanka97
      @sahanka97 Před 7 měsíci +3

      Five love languages
      Men are from Mars and women are from Venus.
      Think like man act like woman.

    • @sawdoosman6078
      @sawdoosman6078 Před 7 měsíci

      ​@@sahanka97 aadanow huno somali iyagoo ah Mala heli karaa afkaas ma aqrin karee

    • @user-pe1hj4vr5t
      @user-pe1hj4vr5t Před 6 měsíci

      ​@@sawdoosman6078😂

    • @user-pe1hj4vr5t
      @user-pe1hj4vr5t Před 6 měsíci

      Bugn anu qorey aqri😂 waxa kdhha kasbo odygga

  • @XigmadNews
    @XigmadNews Před 6 měsíci

    Sahanka xogaha waxan ku xirnaa ilaa 2017kii intaas waxan kugu xirnaa barnaamiyada uu soo gudbiyo Waa wax xaqaaIqda ku salaysan Wiilkan waa qaaid halyey aragti dheer ku dayasho mudan

  • @abwaansugun
    @abwaansugun Před 7 měsíci

    Dadka qaarkood baad mooddaa inaanay laba socon wacyiga dalka ka jira markaad eegto siday ugu baraarugayaan wararka iyo qadiyadahan uu soo jeediyo aadan 1:25/25:28

  • @Biyo-Dhac
    @Biyo-Dhac Před 6 měsíci

    War nio walhi wax garad baa tahey aadnoow aadban ku salaamya from samaron

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 Před 7 měsíci +5

    gadhka ha jarin zhp

    • @faarax1965
      @faarax1965 Před 7 měsíci

      Waajib ma aha sxb

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w Před 6 měsíci

      ​@@faarax1965 waa waa jib waliba lagu ijmaacay culimada salafku waa naad baadhi kartaa zhp waxaanan ku odhan lahaa ha ka jawaabin su aalaha diiniga ah sababtoo ah jawaabahoodu aanad aqoon u lahayni waa khatar aad u adag waliba

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w Před 6 měsíci

      Ma odhan karno walaalkan gadhka wuu xiiray horey miyuu gar u lahaa ?? Kolay ani kuma arag

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 Před 6 měsíci

      @@user-kb8fk3rl6w muuqalkii hore soo eeg 😁

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Před 6 měsíci

    Somaliland iyadooo wadan ah ayey wixii ay hayeen maal iyo muruq waxay geeyeen Somalia si aynu ula midownoh /
    walaaltinimo iyo wanaagii wixii naloogu abaal guday waa la ogaaah.
    Somaliland Somalia yadii ay ka go'day maanta iyadaa ka fiiican .
    Waxkastoo dhaca Imaankayga Somaliland waaaa buuuxa waaa taf wixii naga khaldana waan saxaynaa.
    SOMALILAND WAAA SOMALILAND .

  • @user-sk5zr9rd3h
    @user-sk5zr9rd3h Před 6 měsíci

    Somali xaqa allaha tuzo❤

  • @Ina_geesi
    @Ina_geesi Před 6 měsíci +1

    Reer hargesow ogaada anaga 30 sano nabada hesaten aniga ma hesanin hormarkiina ma necbin ilahey ha idin siiyadiyo blse oromada iska burburiya inte gori goortahy oo ha noqonina mesha somali laga so galay ha noqonina

  • @user-lz8oq3ep9m
    @user-lz8oq3ep9m Před 6 měsíci +1

    aniga,ma,ihi,soomaaliland,laakiin,waa,jeclahay,walaalihee,

  • @mustafeM.mohamud
    @mustafeM.mohamud Před 6 měsíci

    Ina ader dal iyo siyaasad aan haysan caqabado majiro somaliland waa masiirkayaga ama necbow ama jeclow

  • @abdirisakmuse7103
    @abdirisakmuse7103 Před 7 měsíci +2

    Aadanow waad kumahadsanthy soo gudbinta maclumadka
    Dhan siyaasi iyo dhan caqliba aad naga tustay waaqica bulshada soomaliyeed

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 Před 7 měsíci

    Siyaasiyiintu aadan sahan videogiisa maan loo share garayn