Video není dostupné.
Omlouváme se.

ROUTINE KA MANTA 4 SAAC SUBIXI ILAA 12 MAQRIBKI MANTA WAXAN QABTAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2024

Komentáře • 46

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +17

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️

  • @ZamzamIsmaaciil-m2l
    @ZamzamIsmaaciil-m2l Před měsícem +27

    Majiro ruux ka sharaf badn Muhammad sala Allhu Alayhi wasalam❤❤

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 Před 15 dny +1

    Ilaaahee makhluuqaadkiisa cajiibsanaa arag xaywaanadaas quruxda bdn maasha allah ❤❤❤❤

  • @Elhaam_aadam
    @Elhaam_aadam Před měsícem +5

    Ohhh riyaq anoo America horey ujecela hda neh adaaba saaid ijeclysiyey ilahow amoortyda ifuduudey anaa aan saan u bashaal masha alh i love you wlhi role model ithy runtii❤❤ saan le wx nagu so dhig walaaley aan America sii kla barte😅

  • @Salwa3r
    @Salwa3r Před měsícem +6

    Riyaaq waladed aadey u jeceshay sxpo uma baahna aya u sxpa m.a sasa kaa rabaa❤❤❤❤❤

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k Před měsícem +3

    Masha allaah riyaaqey wadan hormaray ba joogta wx barashada ku dadaal ka faaideyso fursadaas❤❤❤

  • @user-nn7lp3sl6j
    @user-nn7lp3sl6j Před měsícem +4

    Scw😊

  • @ardoabdinor
    @ardoabdinor Před měsícem +4

    Riyaaq waxaad thy role model keyga 🤍🤍 horay usoco queen

  • @user-bm2xk3xe3r
    @user-bm2xk3xe3r Před měsícem +1

    Ayy maqayada isku magac ayan anahy way oo way allow adaa abodee mar uun inan tago ii qor❤

  • @deqosharaf3617_
    @deqosharaf3617_ Před měsícem +5

    First comment 😁❤

  • @user-wj3ig7vm9v
    @user-wj3ig7vm9v Před měsícem +2

    Gbdha yar io laylo wa isku egyhin riyaaqay adi hooyoda egtahy ma❤

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 Před měsícem

    Mash allah

  • @Gaaney
    @Gaaney Před měsícem +2

    riyaq noso badi plz🥰🥰

  • @JuweriaMahomed
    @JuweriaMahomed Před měsícem

    Shamsa ma wlshaba riyaaq

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 Před měsícem +1

    Masha allh

  • @SundusAbdihakim
    @SundusAbdihakim Před měsícem

    Mansha alla ❤

  • @Safa-u1v
    @Safa-u1v Před měsícem +1

    Riyaaq xalay ayan ku bartay ilaayo saaka vido wandaawanya vido soobadi

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před měsícem

    Masha allaa❤❤❤

  • @AdnaNur
    @AdnaNur Před měsícem +1

    Fv galll anaa ugu horeeya 🎉❤❤❤❤qaalii

  • @NimcoMuxiyadiin-tb7gq
    @NimcoMuxiyadiin-tb7gq Před měsícem

    Riyaqeey wllky sobadi falogyad sidan America ukabaron

  • @SalmagwalGwall
    @SalmagwalGwall Před měsícem +1

    Wooow noso badi mcneyy😢❤❤❤

  • @AminoMohamed-be9pf
    @AminoMohamed-be9pf Před 23 dny

    Riyaaqay riyo kunool ahay wa iska kaa daawadaa😢

  • @Zamiaahmed221
    @Zamiaahmed221 Před měsícem +2

    Riyaqey swrkada fb ku so arkay 😅 guur don ahay kulaha swrkada bey ku qarabaneysa qofta 😅wx la qariyo mahaye sas comment kgu so qoray

  • @NuuraShukri
    @NuuraShukri Před měsícem +1

    ❤❤❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před měsícem

    Anagu waxan kuma haysano riyaaqay prank soo samee nio

  • @Rayanmohaz-110
    @Rayanmohaz-110 Před měsícem +1

    😍💕

  • @anuushabdi8984
    @anuushabdi8984 Před měsícem

    Riyq sida udawana buufis America ihaayo wlhi😢

  • @KatrinaAhmad
    @KatrinaAhmad Před měsícem +1

    Riyaaqey kareemadaada maloodiraa wadamada carbta ah

  • @11naa44
    @11naa44 Před měsícem

    🎉🎉🎉

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar Před měsícem

    Wlka wn jeclhy 😂Igo darso 😂

  • @user-vd3wd4mp3y
    @user-vd3wd4mp3y Před měsícem

    Baranbaro intii meel lagu xiro dalxiis loosoo aadayo marka tiri wan qoslay wllhi 😂 cadankan balo kasta way hayan 😂

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 Před měsícem

    Kkk😂

  • @fartunaden9540
    @fartunaden9540 Před měsícem +2

    Family dan ciyal ciyal iskadigayo

    • @nasramuuze2541
      @nasramuuze2541 Před měsícem +2

      Adpa wad iska dhigi lahayde meel layskaga dhigo ayaanad joogin malaha just kaftan waaye😂😂😂

    • @BeutyNaima
      @BeutyNaima Před měsícem +2

      Na folxumyahey maserka iska dawe😂

    • @Minamoha3
      @Minamoha3 Před měsícem +1

      Nayaa gabadha io family geeda maxaa ugu mashquuleysaa sano

    • @Elhaam_aadam
      @Elhaam_aadam Před měsícem

      Somali waligeed hore ma gaaryso qofkii gaaro neh wa ka xuntihin war hdii la ciyaaro ciyaal ma layhy war aduunyda wey hor marty waligeed dad wa weyn dheeli jirn Somali qofkii dheel ama wx ku ciyaaro wa ciyaal war wa la bashal wax bro intii wx gar ah neh wn saalmy

    • @RAHMARUUN19
      @RAHMARUUN19 Před měsícem

      Adhiga ilma ahane canaha kadamadhe makusoibiya baby kuus+ mss jealous

  • @nastehanuur-cf8fi
    @nastehanuur-cf8fi Před měsícem

    Riyaq kamakaftano maxawaye farii dhagahadalka socdo USA hadatago ama isqawiya cml warnasi aqwan 😡😡