WEEKEND ROUTINE/ 3DA MAALIN O FASAXA WAXA QABTO 

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 76

  • @user-dg5xb4ig7o
    @user-dg5xb4ig7o Před měsícem +40

    Muraad aan leeyahay isoduceya plz🤲🤲🤲

  • @Caisho_Cuud
    @Caisho_Cuud Před měsícem +20

    ilahay Amarkiis Kuma Caajiso Riyaaq markan daawanaayo💋😊

  • @Elhaam_aadam
    @Elhaam_aadam Před měsícem +9

    Woow ugu danbeen routine saan u sugyey le thanks riyaq I love you 😍 ❤

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 Před měsícem +10

    Waxaa cajiib ah gabadhaan ninka qaba markay la socoto sida aan ka aragno yuutupkeeda waxaa indheheena ku aragnaa in sifiican iskula dhaqmaan ayadana ay is wada siisay hadana wiilkaan gabadhaan qaba snapkiisa hal mar xataa kuma arkaysid gabadhaan waa mida aan la yaabanahay iyada snabkeeda iyo youtupkeeda waa ku arkee labadooda asaga snabkiisa weli kuma arkaysid naagtaan uu qabo asgoo minasoto wareegaaya oo waxyaalo kala duwan samaynaa aa arkee arintaas anagoo badan baan ka yaabnay walee nin naagtiisii hore furay xariir kuu dhigi maayo

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 Před měsícem +4

      Si bad umasersantahye dadkan is qaba dhexdooda kabax shaqa la'aan bad tahaye

    • @ayaanmuhumed174
      @ayaanmuhumed174 Před měsícem +1

      Adu ma shaqo aan laguu dirsan waa lagu sharafbeela

    • @raaxoruuxi3296
      @raaxoruuxi3296 Před měsícem +1

      Kaas aaba ah ninka ragga ee dhabta muhiimadda ma ahn inuu soo dhigo siduu u farxad gelinaaayo arag❤❤❤
      You have to be optimistic/positive ❤❤❤

    • @iqrabashir7640
      @iqrabashir7640 Před měsícem

      Ma gawar hore ayuu qabe.

  • @fatximohomed1612
    @fatximohomed1612 Před měsícem +17

    Riyaaq abaayo mcn laabtoob ama ipad ma igadi karta alle ayaa wax kudhibayee ilhy haku barakeeyee mcnyy plz maadama fan ku ahay😢

    • @HindaAbdullahi-yo4zr
      @HindaAbdullahi-yo4zr Před měsícem +25

      Gacalooy Rabbi ba irsaaqada bixiyee addomadiisana wax siiyee laba rakco tuko lasheekayso Rabbigaa usheego wax kasta aad jeceshahy iskuna beeg xilliyada ducada la aqbalo sida salaatulleylka io maalinka jumcaha sacadaha udanbeeya inkasto badanyihin istiqfaarta io salliga Nabigana SCW jogteyso io dhammn dikriga insha Allah

  • @MaryamCuud-hi9ku
    @MaryamCuud-hi9ku Před měsícem +3

    Riyaq muqaladada kuma caajiso edit ka codkaga intaba laguma caajiso mashallah ilahay hakuu barakeeyo sis❤😊

  • @BadriyoBadraan
    @BadriyoBadraan Před měsícem +9

    Muraad ayaan leeyahy iisoduceya😢❤

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us Před měsícem +4

    Riyaqey codsigaa snapka kaga Soo qorey waa sameysey video dhera nosoo dhigtey thankyou my queen fnsga waa tixgalisaa hadalkoda❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsaqAadn
    @IsaqAadn Před měsícem +3

    Waa baranesa inshallah xbbti❤

  • @11naa44
    @11naa44 Před měsícem +3

    Abyo meesha la dhaho Olive garden iyo Chesecake factory so tijaabi

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 Před měsícem +3

    Ay ay 😍 😳 thanks qaali

  • @user-og3bo5hc2c
    @user-og3bo5hc2c Před měsícem +2

    muraad ayaan leeyahay please make dua for me

  • @Fh-qp3yb
    @Fh-qp3yb Před měsícem +15

    I can’t stop laughing last part of the vd 🤣🤣🤣🤣 nice vlog

  • @kalloofficial5153
    @kalloofficial5153 Před měsícem +4

    In arimahayga alle iskugu kay toosiyo igu soo duceeya sxbayaal 😢

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Před měsícem +2

    Mashaa allaah waad baashaasheen

  • @user-hs3tt2rs4t
    @user-hs3tt2rs4t Před 25 dny

    Horey U Soco Sister RiYaq❤❤

  • @nasrojelle
    @nasrojelle Před měsícem +1

    America riyaq marka dabanayo ina joga isku maleya😂❤

  • @AishaMusse-zj8ho
    @AishaMusse-zj8ho Před měsícem +2

    Riyaaq mawaxba cusub miyaa😂m.a illhy nabad hakugu nabd keeno😂❤

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v Před měsícem +2

    MashaAllah ❤❤

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 Před měsícem +4

    Wadkumahdsanthy sad hesaha nogadysay aby

  • @shamsomuhumed7317
    @shamsomuhumed7317 Před měsícem

    Masha Allah you’re gaining weight mashallah🎉

  • @user-lm2px2xl1f
    @user-lm2px2xl1f Před 25 dny

    Alla ilaahayaq usa I gee yaa rabi

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před měsícem +2

    Masha sllaa❤

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 Před měsícem +1

    💯 💯 waye labiskaga omg 😲 😍 dumshi

  • @nazriita
    @nazriita Před měsícem +1

    Alla maqosli kari cungtaan dhibti oo qofa weye 😂😂gym oo dirac iyo abayad lagu adaya😂

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 Před měsícem

    Riyaaq waa jajbaty manoooolid 😂😂😂😂😂😂😂
    Maasha allah ♥️ allah idin xafido adiga io family gaada oo dhan❤❤❤❤

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 Před měsícem +2

    Masha allh

  • @xaawomaxamed4586
    @xaawomaxamed4586 Před měsícem

    Abayo waxan kuriyodey anoo mareekan..kuguimaadey kuriyodey abayo guyl♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹

  • @adnan.x999
    @adnan.x999 Před měsícem +1

    Saan noogu wad 💕

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Walashe mcn keep going xppti ❤❤

  • @aminoqurux2032
    @aminoqurux2032 Před měsícem +1

    Mash Allah ❤️💖

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Před měsícem +3

    Nice vlog lkn sis morning routine USA 🇺🇸 soo badi 😊😊...Riyaaaqeey Malabka lagu naaxo ma haysaa ma isoo diri darata ???Meesha aan joogo

    • @BadriyoBadraan
      @BadriyoBadraan Před měsícem

      Iskadaa abyo ha is naaxine

    • @ladanmuhumed1367
      @ladanmuhumed1367 Před měsícem +2

      ​@@BadriyoBadraan wlo Caato Saaid ayaa ahay ..47 kilo ma dhaafo 😢😢ilaa 60 ayaa rabaa😢ilaa 55 kilo

    • @isirsiciidgaaxnuug1894
      @isirsiciidgaaxnuug1894 Před měsícem

      Timir iyo cano muus lawska inta isku dar wlo malabku waa cudure​@@ladanmuhumed1367

    • @Elhaam_aadam
      @Elhaam_aadam Před měsícem

      Wlhi cayli hda rabto shaxi cadeys bdaso biyo fcn neh cab sadx waqti neh wx cun dhafarka iska dhaaf cunta ku naso hal bil bas intaas samey iga qor wlhi wada cayli doonta anaa saasa ahaa cayli raadn jiry hda neh wn is caatenoya😂😂​@@ladanmuhumed1367

    • @Kajol833
      @Kajol833 Před měsícem

      @@ladanmuhumed1367ani39ahay kwrn 😢😢

  • @Suweyscali-fp7nz
    @Suweyscali-fp7nz Před měsícem +1

    Riyaqey waku bhnyh abyo pls Ila hadal

  • @MaryanCabdi-bt3ik
    @MaryanCabdi-bt3ik Před měsícem +1

    Riyaq wajajabtay 😂😂

  • @Simaneeeey12
    @Simaneeeey12 Před měsícem +1

    Nutella chemical badan bay ledahy yay ku sumayn

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před měsícem

    Wcs riyaqdena lbiskga ka hdal mlhn videoga xitaa wu shidanyhy 💋❤️

  • @SaabirinCali-ez6dd
    @SaabirinCali-ez6dd Před měsícem

    Abyo. Nacawi. qofa dhiba ayaa.ahay😂🙏

  • @KaafiyoCabdi-v4n
    @KaafiyoCabdi-v4n Před měsícem +1

    ala riyaqeyy🤣🤣🤣

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN Před měsícem

    Ala riyaaq sa ujclhy ilhow ujclow shrfnid hpptih❤

  • @Salmacabdi-we3yo
    @Salmacabdi-we3yo Před měsícem +1

    Qurux❤

  • @FaizaAdan-un9bg
    @FaizaAdan-un9bg Před měsícem

    Nairobi alabtadha inte lagu ibiya

  • @hamdiali7186
    @hamdiali7186 Před měsícem

    Park intee waye walaley?!!

  • @user-tw7ug4ox8m
    @user-tw7ug4ox8m Před měsícem

    😊😊😊😊

  • @quenmaido2022
    @quenmaido2022 Před měsícem

    Riyaaqeyy ku away inte ka baxday🥺😅

  • @MaryanCabdi-bt3ik
    @MaryanCabdi-bt3ik Před měsícem

    Riyaaq vloga nosobdi 😢

  • @SundusAbdulkadir
    @SundusAbdulkadir Před měsícem +1

    Second 🎉❤

  • @farihayelmaz7473
    @farihayelmaz7473 Před měsícem +1

    Alla markay dhacdey❤ 😂 sorry xbt

  • @maryanmohamett6947
    @maryanmohamett6947 Před měsícem

    My firt comment🎉❤😊

  • @daadirineasta8941
    @daadirineasta8941 Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @user-eg8cg2pd1o
    @user-eg8cg2pd1o Před měsícem

    Riyaqey telephone igad apayo😢

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 Před měsícem

    Geedaha maqribkii ayaa la rusheeya subax waxba uma tarto.

  • @Kunkaroon12
    @Kunkaroon12 Před měsícem

    M.a❤

  • @bahjaabdurahman8707
    @bahjaabdurahman8707 Před měsícem

    😂😂❤

  • @mohammedabdirashed2718
    @mohammedabdirashed2718 Před měsícem

    Park nme

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 Před měsícem

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @IsaqAadn
    @IsaqAadn Před měsícem

    😅😅😅😅😅

  • @mariamohaa45
    @mariamohaa45 Před měsícem

    America inte kajogta riyaq

  • @XaliimoSacdiyo-o3d
    @XaliimoSacdiyo-o3d Před měsícem

    😂😂😂

  • @ZiyaAli-dx2lf
    @ZiyaAli-dx2lf Před měsícem

    Daqiqadaha maba daremo wlhi team Riyaq ❤

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 Před měsícem

    Masha allh

  • @ubaxqaali1447
    @ubaxqaali1447 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤