![Riyaq Abdi](/img/default-banner.jpg)
- 296
- 19 757 964
Riyaq Abdi
Kenya
Registrace 26. 01. 2021
MAANTA WAXA ILA SO ADEGAY HASSAN IYO AHMED /QARASHKA AAN ISTICMALNAY ADEGA GURUGA /MACISHADA USA🇺🇸
MAANTA WAXA ILA SO ADEGAY HASSAN IYO AHMED /QARASHKA AAN ISTICMALNAY ADEGA GURUGA /MACISHADA USA🇺🇸
zhlédnutí: 30 078
Video
DABAL DAGII 4th JULY🇺🇸SANADKI IIGU HOREYE AMERICA IYO QABKI AAN UGU DABALDAGE
zhlédnutí 10KPřed 4 hodinami
DABAL DAGII 4th JULY🇺🇸SANADKI IIGU HOREYE AMERICA IYO QABKI AAN UGU DABALDAGE
DABAALDAGI UGU HOREYE E 1LUULIYO ON INABA CAADI EHEEN
zhlédnutí 26KPřed 19 hodinami
DABAALDAGI UGU HOREYE E 1LUULIYO ON INABA CAADI EHEEN
DAWADA UGU FIICAN AAN ISTICMALAY ON KU CAFIMAADAY ALX /Headache Relief Gel Cold Migraine Eye Mask
zhlédnutí 34KPřed dnem
DAWADA UGU FIICAN AAN ISTICMALAY ON KU CAFIMAADAY ALX /Headache Relief Gel Cold Migraine Eye Mask
MY FULL DAY ROUTINE JADWALKEYGA MANTA XAFADA
zhlédnutí 89KPřed dnem
MY FULL DAY ROUTINE JADWALKEYGA MANTA XAFADA
MAQAYAD SHIDAN \\VLOOG A DAY IN MY LIFE
zhlédnutí 28KPřed 14 dny
MAQAYAD SHIDAN \\VLOOG A DAY IN MY LIFE
ANISO OO SURPRISE II SAMEYSAY AAD AYAN UGU FARAXAY ARAGTIDEDA
zhlédnutí 17KPřed 14 dny
ANISO OO SURPRISE II SAMEYSAY AAD AYAN UGU FARAXAY ARAGTIDEDA
ALABTI IIGU HOREYSAY EN SHINE KA DALBO QIMEHEDUNA AHA $375 SIDAN FILAYE MAY KUSO BAXDAY
zhlédnutí 78KPřed 14 dny
ALABTI IIGU HOREYSAY EN SHINE KA DALBO QIMEHEDUNA AHA $375 SIDAN FILAYE MAY KUSO BAXDAY
CIIDI IIGU HOREYSAY AMERICA 🇺🇸 IYO FARQIGA U DHEXEYO TAN AFRICA IYO TAN AMERICA
zhlédnutí 55KPřed 14 dny
CIIDI IIGU HOREYSAY AMERICA 🇺🇸 IYO FARQIGA U DHEXEYO TAN AFRICA IYO TAN AMERICA
SAFARKI KULANKII ADNAAN MODEL IYO LEYLA O AHA WAX KALE
zhlédnutí 47KPřed 21 dnem
SAFARKI KULANKII ADNAAN MODEL IYO LEYLA O AHA WAX KALE
MALINTII IGU CABSIDA BADNEED AY EHED MANTA😭
zhlédnutí 75KPřed 21 dnem
MALINTII IGU CABSIDA BADNEED AY EHED MANTA😭
DALXIISKA MALINTII 3 XAD GOOBAHA UGU QURUXDA BADAN Chicago 🇺🇸
zhlédnutí 45KPřed 21 dnem
DALXIISKA MALINTII 3 XAD GOOBAHA UGU QURUXDA BADAN Chicago 🇺🇸
SANADGUURADI AROSKA RIYAQ IYO AHMED O U DHACDAY SI QURUX BADAN 🌸HAPPY ANNIVERSARY
zhlédnutí 69KPřed 21 dnem
SANADGUURADI AROSKA RIYAQ IYO AHMED O U DHACDAY SI QURUX BADAN 🌸HAPPY ANNIVERSARY
WAXAN SO ADAY SHOPPING 🛍️TOBKI SANADGURADI AROSKEYGA
zhlédnutí 61KPřed 28 dny
WAXAN SO ADAY SHOPPING 🛍️TOBKI SANADGURADI AROSKEYGA
VLOOG SHIDAN STORE KA AAN KA IIBSADI MEAKUP DUKAMADA AAN UGU JECLAHAY INAAN KA ADEGTO
zhlédnutí 44KPřed měsícem
VLOOG SHIDAN STORE KA AAN KA IIBSADI MEAKUP DUKAMADA AAN UGU JECLAHAY INAAN KA ADEGTO
XAYAWANADA UGU HALISTA BADAN AMERICA 😭
zhlédnutí 32KPřed měsícem
XAYAWANADA UGU HALISTA BADAN AMERICA 😭
MALL OF AMERICA AYAN KA DONTAY ALABTEYDA GURIGA MARTI QAAD CASHO FAMLY ADAY
zhlédnutí 52KPřed měsícem
MALL OF AMERICA AYAN KA DONTAY ALABTEYDA GURIGA MARTI QAAD CASHO FAMLY ADAY
FULL DAY ROUTINE 😂MANTA WAXAN QABTAY OO DHAN
zhlédnutí 66KPřed měsícem
FULL DAY ROUTINE 😂MANTA WAXAN QABTAY OO DHAN
VLOOGA MANTA ANIGA IYO FAMILY MAXA NAKALA QABSAY 😂
zhlédnutí 106KPřed měsícem
VLOOGA MANTA ANIGA IYO FAMILY MAXA NAKALA QABSAY 😂
VLOOG MALINTII UGU HOREYESAY WAXAN LA KULMAY……..
zhlédnutí 127KPřed měsícem
VLOOG MALINTII UGU HOREYESAY WAXAN LA KULMAY……..
QAAB CAJIIB AH RIYAQ LOGU SO DHAWEYE AMERICA 🇺🇸
zhlédnutí 181KPřed měsícem
QAAB CAJIIB AH RIYAQ LOGU SO DHAWEYE AMERICA 🇺🇸
SIDE BU AHA SAFARKEYGI KENYA 🇰🇪 ILAA AMERICA 🇺🇸
zhlédnutí 180KPřed měsícem
SIDE BU AHA SAFARKEYGI KENYA 🇰🇪 ILAA AMERICA 🇺🇸
XAYAWANADA UGU HALISTA BADAN KENYA AYAN BOQANAY MANTA -NAİROBİ NATIONAL PARK
zhlédnutí 13KPřed 2 měsíci
XAYAWANADA UGU HALISTA BADAN KENYA AYAN BOQANAY MANTA -NAİROBİ NATIONAL PARK
WAXAAN ISKU RAACNAY SAFAR QIYAAS XAGEE SAFARKAN………….
zhlédnutí 48KPřed 2 měsíci
WAXAAN ISKU RAACNAY SAFAR QIYAAS XAGEE SAFARKAN………….
WADA JIR UGU SO DALXIISNAY SAXARAHA MALINDI #mambrui sand dunes
zhlédnutí 40KPřed 2 měsíci
WADA JIR UGU SO DALXIISNAY SAXARAHA MALINDI #mambrui sand dunes
MALINTEENI 2bad EE DALXIISKA MALINDI JAWI QURUX BADAN
zhlédnutí 39KPřed 2 měsíci
MALINTEENI 2bad EE DALXIISKA MALINDI JAWI QURUX BADAN
ROUTINE KEYGA MANTA 🌸MALINDI MALINTEYDA CADIGA
zhlédnutí 27KPřed 2 měsíci
ROUTINE KEYGA MANTA 🌸MALINDI MALINTEYDA CADIGA
SAFARKEENI MANTA IYO JAWIGA SIDU AHAA
zhlédnutí 51KPřed 2 měsíci
SAFARKEENI MANTA IYO JAWIGA SIDU AHAA
Fatush aby gbdha rali gali
Ma❤
Maxa waxan kulaha sarwlkaa iyo shatiga wan ku wataa ani camal thy markan dhoho waxban soibsana wan kudhax washa meshaa 😂😂😂
Nolosha America kasoo hadal abayo
Nolosha America kaso hadal abyo
Migraine 😢💔 haiishegine kaas
Hilibka xalaapka ka gado dukaamada galada xalaala ma ahan ee dadka xaaran ha siini famiilkaga kaa soo horey maxey kugu sheegi wayeen😂😂😂😂
Riyaqe bashasaaa gaduda o wawen xmrna Wa taala ado tan cad qaata ka roon 😂😂😂
Waaba qaaali lkn America 🇺🇸 joogtaa wax maba ahan lacagtaaz reer Africa Lee qaali latahay allow noo sahal America ani io intii rabta
Bas wayee marka America taago kuma dhax dhumayi kaligey le bixi Riyaqey shukrn abaayo saa ikala barte melaha 😂😂😅
Riyaq cabitanka vaRiety pack dadka shaydanka isku dhiibay ayaa cabaan ee iskada abyo😢
Night routine no so gali abayo ❤🌙
Samiixa khaliil ugu drn inta riyaaq kunaxsan
Asc abayo Riyaq waxan kaso adegatan sums club iyo Costco their pancake is the best hadana wa jamlo Hada big family tihiin hada adiga gurigada u adeganaysid cub foods wu ficanyahay
iska ilaali chicken ka it may not be Halaal
300 igama qatan maa Costco aado ama Sam’s club
Masha allaa❤❤❤
Masha Allah Allah hani barakeyo abayo youtubkada maba socde maxawaye
Caku riyaq sawir kaqataa kula dawa cadeyga hadane aniga 😂😂
Full day so samey plzx Night routine plus morning routine isku dar ah sido kle gurigaag ina argn rbn plzx riyaqee❤
Adno kaaga nosoo duup 😂😂
@@Kajol833 ani mar mar tik tok so dhiga lkn reer youtube ma noqon
Riyaqe saan le wax nagu so dhig saan wn ku haaysna anga we love you❤
Naago badan kugu mashqulsan baa tiktok ku arkay ilhy ishooda hakaa hayo hppti ❤
There’s Halal everywhere in Minneapolis why buy non-Halal meat
Mashallah Riyaq ❤
Riyaq abayo wan ku jacelahaya 💓❤️💖💖💖💖💘💗💕 keep going 👑💖💖💞😍💞🥰❤️🎉💖
Riyaqey routine
Magalade jogta abyo USA 🇺🇸
rayaq qurexey hilibka abayo xalalada ama hollilan kagado
Masha Allah ❤❤❤❤
Xasan waa isku egtihin❤mshaa alhaa
❤❤❤❤
Cadhowga unoloow🎉🎉❤
Riysqey America ayaa kula jooga specially Tennessee ee Hilabka ka gado Halaalada Somalida ama Carabta. Hilibka Cup ama meelaha kale lagu qado Halaal uma badna oo wey isku qasaan, so becareful
Sax waba layaabnaa video kan ka horeyat cub foods ka gadesay
Naa hilibka wxa laga so ibsada halal ka hn 😂
Kan ba wayku qorantahy 😂
Masha Allah I love your vlogs❤. If u want fresh food go to Whole Foods
Was that's a cond**😂
Maasha allah ❤❤❤
❤❤riyaq
Routine waqti dheere anyway keep going
Night Routine no soo samey ❤❤
Maceeshada minesota wa qaali meelo kalo bdn aya ka jaban
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🫶🏻😢
Scw ❤
Fatush allaha kudayoo❤❤❤
Fatuush ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤tamiim ❤❤❤❤❤❤❤❤
Abayo message ka xage address ka iso dir please muruq xun igi jiree please hada aragto isku meel an jognaye reer Minneapolis kula ahay
Asc
Happy 4th July America 🇺🇸
Asc ❤
Riyaq walaaley 6days dhn naga maqneed plzz ha no ganbin mar kle xitaa hal malin wn kgu qaadn krna lkn 6 day's ma soconeyso 6days dhn Africa joogny anga America rbn 😂😂ee no so gali vogue routine wx le so galy❤
Migraine wye anaa qaba gabdhha uu u badantahay la dhhy maalin walba waa laso kacaa wllhi allaha naga caafiyo