Dood aan waxba la isu reeban oo dhex martay Puntland iyo SSC-Khaatumo.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k #somaliland #boqoradastelka #daarood

Komentáře • 11

  • @seed3966
    @seed3966 Před 15 dny +1

    Asc dadkan hadlaaya hala iskakiin hubiyo 😎puntland waa SSC -SSC waa puntland wax kasta dhaacaa waa mid ✅✅✅

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi Před 15 dny

    Harti guul putland ssc khaatumo guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 15 dny

    waxaan lah yabah gabadhah lagu magcaboh polticlaan iyo warsame waxay shaqoh kah dhigten scc mar walbah waxay kah xumadan horumarkodah mar walbah nocas waa in lo jawabah

  • @cabdilaahixaaji5208
    @cabdilaahixaaji5208 Před 15 dny

    Dadkan hadlaya hala hubiyo

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 Před 7 dny

    War yaan .laydinkala xadin raga . Darwiish 7 ..sebin waa isaaq iska jira

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 15 dny

    cawaan ma maamul baa katalinsyay mise shacab adeer puntiland iyadaa bixisay laascaanood adeer hadana waatashaday dhulbahante no ountiland danbe oo aan waxlawadaago khaatumaan ahay cabdilaahi yuusuf waa kiiciidankii laascaanood difaacayay kaxaaystay beenta joojiya

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 Před 15 dny

    Waa dood cajiib ah waxaa ku wata ninka Maxamuud wata hadaladiisu waa xujo

  • @mohamedhashi8068
    @mohamedhashi8068 Před 16 dny

    War ninyahow kuwaan sheeganaya majeertenka maxaa daba dhigay dhulbahante war dhulbahante iska daa anagaa ogol puntland

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 Před 15 dny

    Puntland iyo dawlada somaliyaba waa ka qayb galeenshirka Ethiopia ka dhacay ee qabsashada Laascaanood waxaana ka hadlay madaxweyne ku xigeenkii putland Ina Dahir Afqudhac oo mar danbe ka waramay

    • @user-ez4kj7fm8d
      @user-ez4kj7fm8d Před 15 dny

      Arinkaas waxa looga Dan lahaa in sland la soo afjaro sabatoo sland in la citiraafayo xildhibaan ilhaan baa kongreska 🇺🇸 ka soo ogaatey
      Hadaba arinkii field buu noqdey
      Laascanoodna wax waa la dhaafin waayey
      Dhulbahate waa iska cawaan khaatumo & wax aan jirin bey ka hadlayaa halka laga shaxayey lamay socon markaa dhulbahate
      Waligiiba askari buu ahaa aqoon siyaasad ma yaqaano
      Khaatumo prank ah bey ka sheekeynayaan maba oga
      Dhibaatada laascanod ka dhacdey inay ka dambeeyeen dawlad somalia iyo siyaasiinta daarood ismaaciil
      Laascanood state lagama sameyn karo sabaabtoo ah dasturka somalia wuxu dhigayaa in wixi ka badan laba gobol inay maamul noqon karaan
      In sool sanaag maamul noqdaan
      Waxa ka horeysa sland oo ka mid noqota faderalka somalia mar labaad ka dib beelaha h.jeclo dhulbahate warsanagli garxejis ku heshiiyaan state la yiraahdo khaatumo ka dibna intey dastuur sameysataan aya aqoonsi u doon madaxweynaha somalia oo ah hayadii fulinta dalka
      Madaxweynahuna & xukumadiisa markay saxeexaan warqadaas khaatumo lagu aqoonsanayo ay anxixiyaan waxay u sii gudbinayaan
      Barlamaanka oo ah hayadii fulinta
      Halkaas bey barlamaaku ku saxeexi lahayeen ama ku diidi la haayeen intiib midna mey dhicin
      Arimo jira dartood zxb
      Macaa dilalkii ka dhici jirey laascanood waxa ka danbeeyey butland waxayna aheyd kicin dadweyne balse dhibka jira ayaa ah
      Wixiba failed buu noqdey
      Wabilaahi towfiiq
      From awdel

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 Před 7 dny

    Waa isaaq dadka iskukiin been .fariima . ...waryaa ...raga beenta iyo ..isbeen ...fariimn .waxaassi waa cadowga isaaq