Dhismihii Suuqa Waaheen oo gabo-gabo ku dhow iyo Xiliga la furaayo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Zábava

Komentáře • 44

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Před měsícem +8

    Xildhibaanka cadkayga wan siiyay wallow wuxu balanqaday Anu arag hadana wa nin wanaag san O afgaaban codkaygi Kuman khasaarin❤

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před měsícem

      Siyaasiyanta balan qaadkoda waa been wax aaney qaban karin baay balan qadan kokaa ku dooro afgaabnimada iyo shaqadiisa uu qabnyo

    • @TacticalRuse
      @TacticalRuse Před 26 dny

      @@abdullahiomarali5241 Project,

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před měsícem +3

    Maashaallah guul cidkasta oo ka qayb qadatay si toos iyo si dadbanba

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před měsícem

    Manshala xaasidintii tuugtii dhiigmiiratada ahayd ee warka xun shegi jiray indhahooda ha ku arkaan alaw u barakee

  • @Hana-si3sk
    @Hana-si3sk Před měsícem +4

    MAshallah Tabarakallah

  • @Madadaal
    @Madadaal Před měsícem

    Msha ALH, Xildhibaan WiiWaa waad mahadsan tahay, shaqo fiican baad qabateen, Ilaahay haydin garab galo.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před měsícem +2

    Dawlada hoose iyagoo saas ah madaxtooyada halagu wareejiyo hadii dalka wanaag iyo horumar lala rabo qabiil iyo reero waxba ma taraane

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 Před měsícem +2

    Mosha allH alle ha barakeeyo moyar mooge iyo teamkisa lkn dhir halagu beero

    • @Madadaal
      @Madadaal Před měsícem +1

      In la xasuusiyo ayay u baahan yihiin 😂😂😂 dhirtu waa muhiim.

    • @Aymanvlogs252
      @Aymanvlogs252 Před měsícem +2

      @@MadadaalWaa runta walal

  • @Janagale10
    @Janagale10 Před měsícem +1

    Maansha allah Suuqa waaheen baahi badan ayaa loo qabaa rahmanku haynoo barakeeyo incha allahu idemka alle

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +1

    Saab Tv wariyhan baa keenaa wax lagu farxo TV wax u badanyhey niyad jab qaran isgoo ku xumeynya xukumada taasi waa wado if iyo akhiro u fiicneyn wadankena

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před měsícem +1

    Masha allllah ilaaahow hargaysa xiftii aamiin❤

  • @user-lj1eb2ef8b
    @user-lj1eb2ef8b Před 15 dny

    ماشاءالله تبارك الله ❤❤🎉🎉

  • @buraneburane217
    @buraneburane217 Před měsícem +2

    Ilaahay haku daayo mudane

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Před měsícem +3

    Waxan so jeedin lahaa in fooqyada dhexdooda la dhigo( interlock) ama marmaka dalka aynu u naqaan si bilicda suuqu u soo baxdo dhirna lagu beero

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Před měsícem +1

    Mashaalah xildhibaan geedbeerstii iyo cagarintii maxaa ku dhacay ❤❤❤❤❤❤ alow Somaliland dhowr

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Před měsícem +1

    Maashaallah guul Mooge Team❤

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před měsícem +3

    Tvgan anigu ma dawado

    • @bilana289
      @bilana289 Před měsícem +2

      Sawdigan daawanaya imika ee weliba comment ka qoray maxaa qaldan

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z Před měsícem +1

    Good job

  • @bilana289
    @bilana289 Před měsícem +2

    Mayor Mooge ALLOW dhawr cadawgiisa cagta hoosteeda ha galaan

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Před měsícem

    Maashaalah

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před měsícem +1

    Masha alllllah guuul.somaliland

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 19 dny

    YUSRA TV 📺

  • @user-iz3wk3cl5x
    @user-iz3wk3cl5x Před měsícem

    Suuqu waa biyo mareen😂

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 Před měsícem +4

    meel gawaadhida la dhigto u sameeya dhirta meelo lagu nasto

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland Před měsícem +2

      Gawaadhida looma ogola gudaha suuqa. Waa inaad lugaysa. Bil cakis, waa in loo sameeya Basas suuqa uun dhex wareega si dadka waa-wayn iyo caruurta lugta ugu badan.

    • @maxkamadasare2067
      @maxkamadasare2067 Před měsícem +1

      @@SanaagSomaliland walaal meelo dadka baabuurta ku imanay soo dhigtaan xtaa suuq ha ka fogaadaan oo dawladu lacag kahesho intaa xata gaadhigu yaalo cashuur dadka iyo suuqeysigu wuu fududaan laga

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před měsícem +1

      Tan Ay dowladu dhisanaysa leh ban maqlay Underground parking

  • @Businessflip
    @Businessflip Před měsícem +1

    Tuuganimaa dib u dhigtay 5 dabaq ba loogu talagalay kadibna 2 dabaq baa lacuney waa waxa shirkada ajinabiga ah loo siiyey qandaraas ka reer Somaliland goormaad la xisaabtameysaan gafanayaashan dhiiga idanka jaqaya😮😢

  • @mk-fg6jl
    @mk-fg6jl Před měsícem +1

    Waddooyinka drainage hoosta mara haloo sameeyo

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Před měsícem

    War xamar aan ka soo guure ee meharad ma ka helaya?

  • @user-mg3og9ik2t
    @user-mg3og9ik2t Před měsícem

    Suuqa drainage halloo sameeyo shub keliya oo bilaa drainage ah biyaha waxba kama tarayo e.

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před měsícem

    Lamiyo casriyahalosameyo iyo dhir iyo cagaar

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před měsícem

    Geedaha maxad uga reeb teen ku dara

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    waxan kah xumahay in aan ku bixiyoh lacag suqah sababto ah waxan idin haystay somalih waxaan idin ku Arkay in aad tihin cadowgah somalih waxan so xasustah 9 bilod bad shacabkah lasaanod ku garacaysen sawarikh matanah oromoh iyo xabashi bad somalih u so wadan sorry in wax laydin Aruriyoh sababto ah waxad tihin cadowgah somali ku dhax nol

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 Před měsícem

    Tuugo lacagtii somali laga khiyaamay waaye tuugo

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před měsícem

    Ggyyy

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm Před měsícem

    Waar TV gii faqashtu sawkan suuqii jooga

    • @bilana289
      @bilana289 Před měsícem +2

      Niicey faqash adiga iyo wixii kula mid ah ayaa ah
      Ta kale suuqa ma hooyada baa leh

    • @cabdiraxmaanaadam2811
      @cabdiraxmaanaadam2811 Před měsícem

      Waxaad rabtaa warbaahin local ah sawmaaha😅