hanaanka beerashada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 06. 2024

Komentáře • 10

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před 20 dny

    Telkaaga nala wadaag fadlan macalin bocoreey

  • @mustafeabdi4516
    @mustafeabdi4516 Před 22 dny

    ❤❤❤mashalh

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před 20 dny

    Macalin bocoreey arinkaaga arin fiican waaye laakiin wixii aad samaysay natiijadii kasoo baxday dadka la wadaag si loo ogaado in dadaalkaagii mirihii dhalay koley aniga 100% waan ku kalsoonahay qaabka aad isticmaasho cocobeatka comsat ka soak waa arin ay fiicnaan lahay somali badan oo beerihii isaga tagey dalag la' aan inay isticmaalaan waayo beerta hadii aan ciideed la hagaajin way xumaanaysaa beerta waxay rabtaa haramayn iyo daawayn iyo nafaqayn ciidda
    Dad badani ma oga beeraha marka miraha laga goosto oo balka qalalo waa lagu gubaa nidaamkaasi wuxuu keenaa haramayn wax la yiraahdo oo beerta waxaa ka dhinta fungalka germs bacteria waxaana ka samaysma caafimaad iyo hayuumas

  • @abdicaziz6783
    @abdicaziz6783 Před 21 dnem

    mid falan isoo dari talafannka

  • @khadarhuseinkhadarhusein4977

    Macalin waxaad noo sheegtaa midhaha ku baxa bil iyo badh maalmood

  • @YeeyaaWaaq
    @YeeyaaWaaq Před 19 dny

    Macalin sual qaba perlite muxu tara muxuse yahay wxan jeeda Alabta yare cad cad ee beraha lagu daro naga jahil bixi

  • @apdiqaniahmed8883
    @apdiqaniahmed8883 Před 21 dnem

    Kumbadu waa maxay macalin ?

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah Před 20 dny +2

      Kumbad wax la yiraahdo ma jiraan sxb
      Qumbo oo geed ah
      Comsat oo ah waxyaabaha dhirta lagu nafaqeeyo oo laga sameeyo caleenta geedka digada xoolaha ama digaaga saxaradiisa la iaku daray oo ciid lagu dar waxaa kasoo baxa comsat waa nafaqada ugu fiican ee dhirtu ku baxdo cocobeatka isaga waxaa laga sameeyaa miraha geefka qumabaha oo la shiiday waana nafaqo aad iyo aad beeraha ugu wanaagsan 100% qofkii heli kara nin beer lihi ma baahdo

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 7 dny

      ​@@abdifataaxabdallah. Wah, su'aal unbaa macalinka la weeydiiyey, waxaybintaas oo qoraal ah?😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 7 dny

      Cabdiqani waa Qunbe ama coconut.