Macalin Bocoreey
Macalin Bocoreey
  • 20
  • 25 954

Video

sida dhirta loo qurxiyo hanaanka ugu wanaagsan
zhlédnutí 227Před 14 dny
sida dhirta loo qurxiyo hanaanka ugu wanaagsan
hanaanka beerashada
zhlédnutí 260Před 21 dnem
hanaanka beerashada
Sida abokaadho loo beero #macalin #Bocoreey
zhlédnutí 218Před měsícem
Sida abokaadho loo beero #macalin #Bocoreey
Sida darbiga guryaha loo qurxiyo #Macalin #Bocoreey
zhlédnutí 100Před měsícem
Sida darbiga guryaha loo qurxiyo #Macalin #Bocoreey
Carada ku haboon dhirta beerida
zhlédnutí 490Před měsícem
Carada ku haboon dhirta beerida
reer dhir Loo daawenayo
zhlédnutí 1,1KPřed 2 měsíci
reer dhir Loo daawenayo
Sida Loo Sameeyo Carada Dhirta Lagu Beero #Macalin #Bocoreey
zhlédnutí 1,3KPřed 2 měsíci
Sida Loo Sameeyo Carada Dhirta Lagu Beero #Macalin #Bocoreey
sida Loo diyariyo xididka gedaha
zhlédnutí 749Před 2 měsíci
sida Loo diyariyo xididka gedaha
Sida Loo Beerto Sanjawiil Ka #Macalin #Bocoreey
zhlédnutí 734Před 2 měsíci
Sida Loo Beerto Sanjawiil Ka #Macalin #Bocoreey
Sida Loo qurxiyo guryaha iyo dhirta #Macalin #Bocoreey
zhlédnutí 487Před 2 měsíci
Sida Loo qurxiyo guryaha iyo dhirta #Macalin #Bocoreey
Sida Loo Beero Geedaha Harka Ah #Macalin #0Bocoreey
zhlédnutí 1,6KPřed 3 měsíci
Sida Loo Beero Geedaha Harka Ah #Macalin #0Bocoreey
Sida Loo Dhikoreahin #Macalin #Bocoreey
zhlédnutí 305Před 3 měsíci
Sida Loo Dhikoreahin #Macalin #Bocoreey
#Sida Loo Diyaariyo Nafaqada beeraha #Macalin #Bocoreey
zhlédnutí 1,6KPřed 3 měsíci
#Sida Loo Diyaariyo Nafaqada beeraha #Macalin #Bocoreey
afakaandho
zhlédnutí 787Před 4 měsíci
afakaandho
sida loo abuuro baradhada
zhlédnutí 1,2KPřed 5 měsíci
sida loo abuuro baradhada
dayactirka geedaha ee Macalin Bocoreey
zhlédnutí 374Před 5 měsíci
dayactirka geedaha ee Macalin Bocoreey
somail maka baxee afakando
zhlédnutí 1,6KPřed 5 měsíci
somail maka baxee afakando
Sida Loo Beero Naac Naaca #Macalin #Bocoreey
zhlédnutí 3KPřed 5 měsíci
Sida Loo Beero Naac Naaca #Macalin #Bocoreey
Sida Dhirta Loo Nafaqeeyo Macalin Bocoreey
zhlédnutí 10KPřed 5 měsíci
Sida Dhirta Loo Nafaqeeyo Macalin Bocoreey

Komentáře

  • @Sacdiyo-o3t
    @Sacdiyo-o3t Před 19 hodinami

    Maaasha allh

  • @hasanabdisalamibrahim8354

    Geeduhu 2 nuuc ayay u kala baxaan kuwa abuurkooda iftiin u baahan yahay iyo kuwo mugdi u baahan Nacnucu waa kuwa iftiinka u baahan badanaana waraaqda abuurka ayuu ku qoran yahay oo laga fiiriyaa markii aa de day ma kuu soo baxay?

  • @miskimadar9532
    @miskimadar9532 Před 9 dny

    Compost kaliya ma isticmaali kara kaliya

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 Před 9 dny

    Mash.allha.❤😂

  • @BARNICHANNEL-nq4qx
    @BARNICHANNEL-nq4qx Před 11 dny

    💓💓💓💓💕💕💕💕💖💖💖💖💗💗💗💗🥹🥹🥹🥹🥺🥺🥺🥺🍁🍁🍁🍁🍁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🤝🤝

  • @HassanroobleAli
    @HassanroobleAli Před 14 dny

    Intee kalasooxariirnaa

  • @maxamedcali4744
    @maxamedcali4744 Před 15 dny

    Macalin bocoreey .. telkaaga .. muuqaalada .. soosaaro si dadka ay kuulasooxiriiraan..

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Před 15 dny

    Somaliyey baqiilnimada iska daaya ninkan wax tarkiis uma jeediin miyaa xan iyo mala yacni boqolal kunaa garsisan

  • @YeeyaaWaaq
    @YeeyaaWaaq Před 19 dny

    Macalin sual qaba perlite muxu tara muxuse yahay wxan jeeda Alabta yare cad cad ee beraha lagu daro naga jahil bixi

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před 20 dny

    Telkaaga nala wadaag fadlan macalin bocoreey

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před 20 dny

    Macalin bocoreey arinkaaga arin fiican waaye laakiin wixii aad samaysay natiijadii kasoo baxday dadka la wadaag si loo ogaado in dadaalkaagii mirihii dhalay koley aniga 100% waan ku kalsoonahay qaabka aad isticmaasho cocobeatka comsat ka soak waa arin ay fiicnaan lahay somali badan oo beerihii isaga tagey dalag la' aan inay isticmaalaan waayo beerta hadii aan ciideed la hagaajin way xumaanaysaa beerta waxay rabtaa haramayn iyo daawayn iyo nafaqayn ciidda Dad badani ma oga beeraha marka miraha laga goosto oo balka qalalo waa lagu gubaa nidaamkaasi wuxuu keenaa haramayn wax la yiraahdo oo beerta waxaa ka dhinta fungalka germs bacteria waxaana ka samaysma caafimaad iyo hayuumas

  • @apdiqaniahmed8883
    @apdiqaniahmed8883 Před 21 dnem

    Kumbadu waa maxay macalin ?

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah Před 20 dny

      Kumbad wax la yiraahdo ma jiraan sxb Qumbo oo geed ah Comsat oo ah waxyaabaha dhirta lagu nafaqeeyo oo laga sameeyo caleenta geedka digada xoolaha ama digaaga saxaradiisa la iaku daray oo ciid lagu dar waxaa kasoo baxa comsat waa nafaqada ugu fiican ee dhirtu ku baxdo cocobeatka isaga waxaa laga sameeyaa miraha geefka qumabaha oo la shiiday waana nafaqo aad iyo aad beeraha ugu wanaagsan 100% qofkii heli kara nin beer lihi ma baahdo

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 7 dny

      ​@@abdifataaxabdallah. Wah, su'aal unbaa macalinka la weeydiiyey, waxaybintaas oo qoraal ah?😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 7 dny

      Cabdiqani waa Qunbe ama coconut.

  • @khadijomohamudabdullahi2452

    Waa mahadantahay

  • @khadarhuseinkhadarhusein4977

    Macalin waxaad noo sheegtaa midhaha ku baxa bil iyo badh maalmood

  • @abdicaziz6783
    @abdicaziz6783 Před 21 dnem

    mid falan isoo dari talafannka

  • @mustafeabdi4516
    @mustafeabdi4516 Před 22 dny

    ❤❤❤mashalh

  • @muusekhadarabokor372
    @muusekhadarabokor372 Před 24 dny

    Horta macalin aad baad u mahadsantahay. Sida aad talentigaaga noogu zoo gudbisey .waana casharo wax laga faaidayo. Markaa suaal baan ku weydiin lahaa. Sidee ku garanaya iney caradan aan diyaariyey ama nafaqadan ay bislaatey oo diyaar noqotey in wax lagu beri karo?

  • @mustafeabdi4516
    @mustafeabdi4516 Před 25 dny

    Mashalh noo dadal❤❤❤❤

  • @mustafeabdi4516
    @mustafeabdi4516 Před 25 dny

    Mashalh macalin wanu ubahanay nosoo badi

  • @mustafeabdi4516
    @mustafeabdi4516 Před 25 dny

    Wcs macalin nosoo badi

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 Před 26 dny

    Masha alah aad ayaad u mahafsan tahay madaama aan beeraley ahay dhinaca jubada hoose mahadsanid

  • @MaxamedXaange-ff9kj
    @MaxamedXaange-ff9kj Před 26 dny

    Maa shaa allaah wll mahadsanid waxa tahayn nin wanaagsan oo dadkiisa wax wax tar leh u soo gudbiya casharadaada wax wayn ayaan ka fahmay

  • @axmednuradan3717
    @axmednuradan3717 Před měsícem

    Nin fiican iga dheh waa qof isku kal soon masha allh horay usoco

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem

    Mashaa alaah sxb luuq baanjoogaa sxb waan kuguul dareeystay sxb gado makubaxdaa moos xataa hoostiisa waan kutalaalay waxba waanka fahmiwaayay

  • @Cabdiraxman-dj1hp
    @Cabdiraxman-dj1hp Před měsícem

    Masha alah

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před měsícem

    Bocorey ustaad wixii aad horay usoo samaysay dadka waa la tusaa sida ay noqdeen si loo ogaato natiijada midda kale telkaaga noo soo dhig discreptionka si wax intaan ka badan lagaaga faa'iisto waxna laguugu faa'iideeyo

  • @farhiyoaliwarsame3695
    @farhiyoaliwarsame3695 Před měsícem

    Ka fogee camirada

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Před měsícem

    Horey usoco jaale💐💐👏🏽

  • @ahmedmahamed8193
    @ahmedmahamed8193 Před měsícem

    Jazaaakallah khayr ustaad

  • @cabdulahihil1850
    @cabdulahihil1850 Před měsícem

    Macalinka telefoonkiisa yaa haaya

  • @farhiyoaliwarsame3695
    @farhiyoaliwarsame3695 Před měsícem

    Maasha allh

  • @YeeyaaWaaq
    @YeeyaaWaaq Před měsícem

    Mansha Alh tabaraka lah wano faa ideysay cilmi ban ka faaidno Alle haka abal mariyo

  • @sahraabas1956
    @sahraabas1956 Před měsícem

    woow❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Před měsícem

    Mahadsanid markii uu xididku soobaxo nalasoo wadaag insha'allaah.

  • @BobThebuilder-pl9fy
    @BobThebuilder-pl9fy Před měsícem

    Mashalah waa laguu bahnaa

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 Před měsícem

    Guulayso sxb💪🏿

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 Před měsícem

    Thanks

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 Před měsícem

    Good

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 Před měsícem

    Thanks

  • @maxamedismacil5770
    @maxamedismacil5770 Před 2 měsíci

    Macalin carrada ma ka hadline Ka soo hadal Carrada ku haboon beerta guriga Iyo Nafaqada ciddu isticmaasho

  • @mohamedsheikh5493
    @mohamedsheikh5493 Před 2 měsíci

    Horay u soco Macalimoow. Howl dadka iyo deegaanka u wanaagsan baa heeysaa.

  • @haboonhussein3666
    @haboonhussein3666 Před 2 měsíci

    Ustad ku aad wax ku beeraysid xagee lagu gadaa mahadsanid

  • @haboonhussein3666
    @haboonhussein3666 Před 2 měsíci

    Asc macilin bocorey waxaan rabaa geed dhari in aad ii sameeyso ama aad ii sheegto meesha lagu sameeyo ❤

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 Před 2 měsíci

    Dad ilbax ah baaa mantay sodhigtay oo waxbartay. Compost iyo qalab kaloo badan samenaya. Dadkaan waa inay dariska iyo asxaabta inay ufa ideeyaan oo cilmiga lawadaagaan.

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před 2 měsíci

    Mclin lanbarkada cod ahaana usheeg sida laguugu sooxariira Mahadsanid

  • @maxamedismacil5770
    @maxamedismacil5770 Před 2 měsíci

    Ma shaa Allah

  • @eng.awoowe-zi2st
    @eng.awoowe-zi2st Před 2 měsíci

    Macalin waa asxaabta kugu xiran si maalinla ah nambarkaaga iisoodir aan kaa faaiidaystee macalin

  • @nasrahassan2131
    @nasrahassan2131 Před 2 měsíci

    Mahalla m bocorey and Ayaan ugu faraxsanahay inaa channel kaaga helo maanta waxaan and ujeclahay inaan. Waxbeero waxaan daawan jiray dad ajnabi ah waa ku faraxsa nahay Inaan hello qof soomali ah oon waxkabarankaro mahadsanid walaakey Hore usoco

  • @nasrahassan2131
    @nasrahassan2131 Před 2 měsíci

    Mahalla m bocorey and Ayaan ugu faraxsanahay inaa channel kaaga helo maanta waxaan and ujeclahay inaan. Waxbeero waxaan daawan jiray dad ajnabi ah waa ku faraxsa nahay Inaan hello qof soomali ah oon waxkabarankaro mahadsanid walaakey Hore usoco