Taariikh Faneedka Cabdalle Yuusuf Hanuuniye Waxa waraystay Cumar Seerbiya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Taariikh Faneedka Cabdalle Yuusuf Hanuuniye
    Waxa waraystay Cumar Seerbiya

Komentáře • 446

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 Před 4 lety +31

    Abwaan + Laxamiiste + Kaban yaqaan +Fanaan ❤️ Legend Cabdala Hanuuniye 😍 Mid ka mid aha Boqoradi Codka 👏

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Před 2 lety

      KKK ABKOW WAQTIGA AD SHEGTAY INAD DHALATA WAXAKASO WAREGATAY 57 SANO WAXSLAYIRA BASTADA AF SHEGTAY WAXA LAYIRA JIMCO BASTALEEY ABKOW HANUNIYE CIMRIGA ALLAHA KUBARAKEYO DHAMANTEN AAMIIN YARABI

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 Před 6 lety +33

    AX AX Wuu Gabobay Hanuuniye alle khaatumada khayr ha ugu dhameeyee aamiin aamiin

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya Před 6 lety +154

    Saaxiibada waraysigan daawaday mahadsanidiin waxaan arkayaa saaxiibo aad isuweydiinaya taariikhda dhalashada Cabdalle uu sheegay madaama waqti badan ka soo wareegay xasuuso badana ayna sidoodii ahayn qiyaas ahaan 1954 taariikhda Abwaanku sheegayo oo isaga laftiisu wauxuu ku daray in ay xornimadii ka horraysay dhalashadiisu
    Dadkii magaca lahaa marka loo fiiriyo 1970 waxa lagu sheegaa inuu ahaaa kuwoodii ugu da'da yaraa.
    Mahadsanidiin qofkasta oo waraysigan daawaday jecelna inuu fankeena xariirta ah wax ka ogaado
    Cumar Seerbiya

    • @siradm
      @siradm Před 6 lety +2

      Maxaad fannaanka oo saan ah wareysi uga qaadday

    • @abdibarrenooh7563
      @abdibarrenooh7563 Před 6 lety

      Cumar Sxb Alle haku sharfo

    • @museadan2109
      @museadan2109 Před 6 lety

      Sxb aad baan kusalamaya from australia

    • @Ry-k-d3e
      @Ry-k-d3e Před 6 lety

      Cumar wankusalamay

    • @musbaaxmedia
      @musbaaxmedia Před 6 lety +1

      Sxb daawashada bilaawayooba Suasha aan isweediyay 1964 ayee aheeyd. Dadku iyagoo kala da'yar ayeey gaboowga Kukala horeeyn karaan fikir iyo arimokaleba hasaameeyee
      Mahadsanid Sxb

  • @nadaarasoomali6107
    @nadaarasoomali6107 Před 5 lety +21

    Ilaahey hacaafiyo legend aduunyo kadaba timid waaye.
    Cod iyo kaban isku dheelitiran buu lahaaa xanuunka alaha kaqaado cibaado suuban iyo khaatuma fcn alaha kudambeysiiyo

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 13 dny +1

    Qofka wareysigan cajiibka nooga reebay Fananka aad buu u Mahadsan yahey ilahay haku xifdiyo Fanan mug wayn leh . ❤

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 Před 3 lety +13

    Ilaahey ha dhawro fannaanka. Waan jeclahay heesihiisa, gaar ahaan daalo, shimbir, dumar iyo jaceyl, ayaan ugu sii jeclahay.

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 Před 6 lety +12

    Ilaahow adaa wayn ,mahanuuniyaa saan noqday,, dhalinyaranomo qurux ilbaxnimo aftahanimo masaanaa udanbaysay ilaahow caafimaadsii aakhiro iyo aduuna unaxariiso

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 Před 2 lety

      Strok baa ku dhacay fanaanka sidaasoo iminka ku soo ladnaaday.

  • @mahadow
    @mahadow Před 5 lety +8

    Mahadsand wl Cumar Seerbiya runtii hawl wanaagsan ayaad bulshada u haysaa guulayso
    Abwaankana Allaha caafiyo

  • @AbdifitahnuurSamsung
    @AbdifitahnuurSamsung Před 9 měsíci +4

    Aduunyooy ku nici waayay
    Aakhirooy ku huri waayay😢❤

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej Před 8 měsíci

      Aduunyooy khalka baa😢😢

  • @abdiwaliyusufdhoof
    @abdiwaliyusufdhoof Před 5 lety +19

    Abwaan/heesaa/ muusikayste sare Hanuuniye Alaha caafiyo.
    Waa tiir adag ee fanka Soomaliyeed.
    #garowe.

  • @abdikaremsaid9336
    @abdikaremsaid9336 Před 3 lety +4

    The one and the only, cabdalla yuusuf Hanuuniye, Alle ha caafiyo wllhi waxaan u haystay inuu dhintay weligayna waan dhagaysan jiray nin aan saaxiib nahay ayaa ii sheegay inuu noolyahay runtii waan ku farxay markaan fiidyowgan heley, Alle fanaanka ha janneeyo, Mahadsanid Cumar seerbiya.

  • @dayaxhayaan6657
    @dayaxhayaan6657 Před 2 lety +2

    Waqtigu Waa seef ,Bal dhalin yaranimadiisii Siduu Kabanka ugu Raaxaysanayo Day iminkana Isagoo haysta baanu awoodi karin ,Ilaahay Khayr Ha inoogu dhameeyo nolosha ,Abdalla Waa Legend ilaahay Ha Janeeyo

  • @abdirahmanwarsame9111
    @abdirahmanwarsame9111 Před 6 lety +30

    Baastooleey wa 1955 meelahas aabahay ayaa iga sheekeeyay markii ugu horeeysay ee uu baasto cuno.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Před 3 lety +1

      Wlh waan qoslay brother😭🤣🤣🤣

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 Před 6 lety +23

    Somalidu waxay dhahdaa halmaan hadal kuma jiro cabdalle yuusuf wuxuu u jeedaa inuu dhashay 1952 ama 1954 tii ba waa talyaani ayaa baasto keeni jiray ayuu dhahay for sure waa intii horiyada aad uga horaysay waayo faysal xabeeb iyo tubeec waxay wakhtigaas 1964tii ahaayeen rag gayiga laga wada yaqaanay hanuuniyena inyar unbuu ka danbeeyay markaa dhalashadiisu waa 1952ilaa 53 ama 54

    • @sallowadam5982
      @sallowadam5982 Před 4 lety +2

      fanaan sare runtii aad baan uga helaaa codkiisa iyo miraha heesahiisa

  • @tagsantayasiir1691
    @tagsantayasiir1691 Před 6 lety +26

    Hanuuniye sallimahullaah heestiisa aan ugu jecelahay waa heestii odhan jirtay(Daalo aragtideedaay)

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 Před 3 lety +1

      Heestaas waxaa Sameeyay Cabdulqadir xirsi Yamyan ayaa ereyada lahaaa laxankana waxaaa saaray cabdikarim faarax qaarey cabdikarim jiir

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Před 6 lety +8

    Wallaahi Abwaanka heesaha A-leyda ayaan u daayey. Dhamaantood waa top.

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 Před 5 lety +17

    Waa fanaan aan aad u jeclahay
    Codkiisa hadaan maqlo aduunyo kelaan tagaa
    Cumar seerbiya mahadsanid walaalo

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 Před 4 lety +1

    Masha alh wale wa legend heesaha somalida kuwa ugu wawayn uguna casan isga lahaa ereyo+laxan+iyo giitaar kuwa uqado kuli makala dhacan ilhy cafmd iyo cimri dherer ha siyo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před měsícem +1

    Cabdulle yuusuf Hanuuniye, barbaarkii ku dhashay magaalada ceelbuur ee hibaddiisa fanneed ku qabsaday magaalada muqdisho iyo guud ahaan gayiga Soomaalida, Hanuuniye waxa uu ahaa Fan dhameestiran si kale haddaan u dhigno wuxuu ahaa muscijasadii fanka Soomaalida, wuxuu ahaa hal abuur wax kusoo kordhiyay heesaha Soomaalida, wuxuu ahaa Abwaan, mullaxan iyo kabaniiste, marna wuxuu ahaa heesaa cajiiba oo marba halka loo eego waxa uu noqonayaa kuwa ugu sareeya jaadkiisa.
    Hanuniye waxa uu ahaa nin neceb tartanka iyo wax yaabaha la nooca ah kuwaas oo xaqiiqdii ah wax aan wanaagsanayd qofku hadduu hibo leeyaahay uma baahna in la dhaho waad tartamaysaa ee in isaga laga codsadaa mudan, kolkii uu diiday tartan iyo hawlihii uusan rabin waa ay diiday Kooxdii Waaberi albaabkana way ka soo xidhatay isna uma joojin ee waa uu iska sii watay hawlihiisii oo uu is ogaa in hibadiisa aysan qarinayn koox si gaar ah ugu heshiisay.
    Waxa ay soo saareen Riwaayadii ugu horeysay isaga iyo koox kale ee anaan caan bixin waana riwaayadii uu ugu baxay magaca " Hanuuniye" Riwaayaddaas waxa ay kaga hadlayeen dhalinyarada miyiga ka yimaada ee magaalada soo gala iyo disa ay u qariso mawjadda magaaladu oo qayba meel galaan kuwa looga bayaqo in ay tareenka malwadda raacaan oo darbiyada ku cabbaan daroogada ayuu ka hanuuninayay waana halka uu ka raacay magacu dhab ahaantiima waaba hanuuniye oo kolka aad dhagaysato "Guri guri ku dumay iyo Dalkii idinkaa qaribay" ayaad ogaanaysaa inuu waligiiba ahaa nin hanuunin iyo wanaag ka shaqeeya.
    Intaa kadib Hanuuniye wuxuu noqday hiboole aan fankiisa qarsoomin, iyo mucjisa yar oo hooballadii waaweeyna oo jooga qabsaday magaalada muqdisho. Heesihii ugu horeeyay uu qaado, walibana uu gacantiisa ku tunto. Cabdalla Y. Hanuuniye 1978 ayuu soo saaray Album qariyay kooxihii waaweynaa ee kolkii hore diiday waana Album-kii caanka ahaa ee "Baddu laydh qaboobaa" heesihii ku jiray Album-kaa si weyn ayay ugu dhex baaheed suuqa oo kuwo dadku ay aad u xiisaynayaan ayay noqdeen Hanuuniyena waa ay soo shaacbaxday hinadii aan la qarin karahayn ee ku abuurnayd waxa uuna noqday mid ay u kala tartamaan kooxihii jiray oo dhan xitaa Waabaridii kolkii hore diiday.
    Hanuuniye codka talmoon iyo hibadiisa dabiiciga ah waxaa u dheereyd ruuxaaniyad u gaar ah, iyo in laxamadiisu ahaayeen jaad gooniya oo dareen gaar lagu sameeyo.
    Waxaa xusid mudan in kooxdii waabeeri uu marka hore diidmada kala kulmay, in ay u baahdaan, laguna amray maamulkii kooxdaas in la keeno kooxda mucjisadaan cusub, waxa aynu u arkayeen haddii ninkani uu koox kale galo inay suuqa ka baxayso Waabari oo ninkaa si ay u keenaanba waa u tafaxayteen.
    Rag badan oo isku dayay inay Hanuuniye tashkiiliyaan kuwaas oo qaybba koox ka socotay, Cismaan gacanloow oo rabay in uu safar dibadda ah u baxo Hanuuniye ay saaxiib ahaayeen ayaa fasax weydiistay maamulkii kooxdii waaberi, iyagoo xujo uga dhigay in booskiisa uu keeno Hanuuniye si loo fasaxo. Sidaas ayuuna Hanuuniye uga mid noqday kooxdii uu markii hore diidmada kala kulmay ee Waabari.

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 Před 6 lety +9

    Aad ban ijecelahy fanaankan aad waxn ujclahy heestisa shimbiryohow dabaylaha waxa iqaadi jiry abdilahi aadan indrky xasuus wlhi ❤💘💙💗💚❣💟💞💝💜💛

  • @abdikaremsaid9336
    @abdikaremsaid9336 Před 3 lety +9

    Subxaanallah, wllhi marka uu su'aalay seerbiya fanaankee ayaad u jeceshay ama aad ku dayan jirtay waxaan niyada ku qabtay inuu dooran doono AHUN Maxamed Mooge Liibaan 💙

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 Před 4 lety +14

    Mid ka Mid aha Boqoradi Codka Fanka Soomaaliyeed 😍 Cabdala Hanuuniye ❤️

  • @ciyowcassio3764
    @ciyowcassio3764 Před 5 lety +7

    Fanaanka stroke baa ku dhacay ee illahay ha caafiyo, waa xanuun xun oo maskaxda wax u dhima waliba sidaas buu fiicantahay masha allah

  • @joker-vn3kq
    @joker-vn3kq Před 6 lety +15

    Ninkan runtii waa nin aad u wanaagsan.
    Waa nin aan kibrin.
    Soomali dhaba oo dadku u siman yihiin.
    ILahay waxaan uga baryaya caafimad degdega iyo cibaado saalaxa

  • @nasrudiinkhaalid9443
    @nasrudiinkhaalid9443 Před 5 lety +13

    Fanaan taariikh wanaagsan leh weeye, laakiin imnka daryeel ayuu u baahanyahay dowlada waa in ay wax u qabataa.

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +5

    1964 waxa dhici karta inuu ka wadaY
    1954 waxa kaloo dhici karta Denmark
    Ayuu ku noola in uu da daas qortay oo uu la qabatimaY baa dhici kartaH....
    Mideeda kale saas uma wayne xanuun baa ka daba yimi...
    Warayso 2010 laga qaadaY xabadaas muu qabin...
    FaaliG ayaa ku dhuftaY ayaan u malaynayaH...
    Dhawan waxbuu samayn jiray heesta uu wiilkisa u dhiibay bashiir ee farxiya fiska lagu karbaashayo sagaa erayada saaraY.......
    Alle caafimad ha siiiyo...

  • @abdihussein1297
    @abdihussein1297 Před 2 lety +1

    Legend cabdalle Yusuf hanuuniye aad baan ujecelahay hesihiisa khatumada khayr allaha ugu khatimo insha allah.

  • @khadarmaax4590
    @khadarmaax4590 Před 6 lety +5

    Abdalla yuusuf hanuuniye waa nin fan culus alle ha xifdiyee

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347

    Cabdala caafimaad ka ALLAAH ha kuu barakeeyo legend+legend

  • @ismailgutale9786
    @ismailgutale9786 Před 6 lety +4

    Adeer Ilaah swt kacabso qaatumada ilaasho, isaga'bax fisqiga, kacabso maalin Ilaah xagii laguu'celindoono, Allahaa ku'hanuuniyo oday Hanuuniye insha'Allah. Wariye Silamida jooji baahinta fasahaadka Allahaa kacabso!

    • @logannnnnn930
      @logannnnnn930 Před 4 lety

      waar fasahadka uu kujira eed aragtay wakee ala maxan kayaba dadka iska badhaaciya

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 Před rokem

      Ilaah ka cabso maxeey tahay ilaaheey ma dhurwaa dadka cunaa?

  • @ibrahimtimocade9788
    @ibrahimtimocade9788 Před 6 lety +2

    Wad haduu ku daayo gabow baan ku daynaynin legend abdule yusuf hanuuniye Rabi ha ku xafido

  • @ahmedaliwaqooyi8602
    @ahmedaliwaqooyi8602 Před 6 lety +6

    Allaha caafimaad taam ah siiyo abwaanka fanaanka qaaligaa ah

  • @hollabutler6616
    @hollabutler6616 Před 6 lety +13

    Fanaan wayn oo aad u Taageero weeye Balse Heesihiisii way lumen
    Sida Heesta Malab iyo Sabiib
    Sida Yartu waa gayaan
    Sida Samsankii maka iyo biyihii madiinaay

    • @AbdinasirNaale
      @AbdinasirNaale Před 2 lety +1

      Waa runtaa heesahaas waa la weysanaa inkastoo imika Channelka Rageedi lasoo wada galiyay ayagoo badan.

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 Před rokem +1

    caafimaad iyo cimri dherer Aamiin

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 Před 6 lety +2

    waa fannaan caan ah qiimo leh'' mahadsanid cumar serbiya howsha fanka ee ad hayso caawa waxan kaa faa'iday fannaan anan wali maqal AXMED ILEEYE waxan qirayaa in hargeysa tahay hooyada fanka Fannaan walibana uu qiray....

  • @laacstudio107
    @laacstudio107 Před 3 lety +2

    Hadii Geeriyi Ku Dayn lahayd Gabow baan Ku Daynayn Abdulahi Yousuf Hanuuniye rabbi Khaatumada Khayr hakuugu Khatimo Libaaxa Fankuu ahaa Xaqiiiq

  • @Shafici_Ali
    @Shafici_Ali Před 2 lety +2

    Gabowgu haduu wax iga maqlayo waxaan odhanlahaa pls hanuuniye iska dhaaf hanuuniye bas noo dhaaf.
    Allah cimri dheer iyo caafimaad taam ah haku siiyo ustaad.

    • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
      @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Před 2 lety

      Aaax waa iska suno la wada marayo sxb ee dadkeenu daryeel iyo ixtiraam uun bay u baahan yihiin haduu mawdku daayo waa la gaboobi cimriga ALLAAH ha u barakeeyo LEGEND HANUUNIYE caafimaadna ha siiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @MubYus
    @MubYus Před 4 lety +4

    Cabdale Yuusuf Hanuuniye... waa Faniinta aan ku caqliyastay heesahooda.

  • @Ibnuciisaa
    @Ibnuciisaa Před 3 lety +2

    heesta aan ugu jeclahay heesihiisa waa istaahil iyo hasha labada geel jecel 😻

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 5 lety +3

    Alla cod macanaayee markuu yaraa Ilahay Caafimaad iyo Jano hasiiyo aakhirana

  • @hiboosman4041
    @hiboosman4041 Před 4 lety +6

    masha allah Hanuuniye Allaha caafiyo xusuustii way kayaraatay wlhi aad baan uga helaa hesihiisa khaasatan heesta shimbiryohow axsan cod xanuun iyo gaboow ayaa haya sorry

  • @hanadcade3269
    @hanadcade3269 Před 6 lety +4

    Masha allah al fanaan hanuuniye

  • @MubYus
    @MubYus Před 4 lety +1

    Cabdala yuusuf hanuuniye... waa dadkii hore fanaantii hore qiimaha lahayd.

  • @abdiqays7136
    @abdiqays7136 Před 4 lety +5

    Fadlan qoraal kasoo dhiga si wakhti kooban loogu akhristo, tixraacna ay noogu noqoto.

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 Před 4 lety +3

    Allaahayow ku xafid

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Před 4 lety +7

    Ninkan wadanigao ah fanan somaliyed dadka aflagadenaya wa cunzuriniyiin xaramiyiin ah qabyalad bana ka keneysa

  • @carabcadow2517
    @carabcadow2517 Před 6 lety +5

    Ilaahay haka soo hanuuniyo

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Před 3 lety +1

    Odaga lug iyo gacan ayaa dhacay, hadalkiisiina iyo maskaxdiisaba way saameysay illaahey caafimaad hasiiyo.
    Xaashi yaraha, uu sheegayaa waa walaalkiis xaashi yuuf malaheyga..

  • @horusocodfilmsandvilogs2761

    Cabdala halmaam ayaa ku galay ustaad 62 ma adan dhalan masha alah

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Před rokem +1

    maxamed moge allha unaxaristo

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 2 lety +4

    Wuxuu u jeedaa abwaanku 1954 ilaahay ha caafiyo oo haw denbi dhaafo insha Allah

  • @zakii22ahmed50
    @zakii22ahmed50 Před 5 lety +4

    fanan in la is ka wada sheegto mahan wakana fanan sikasta
    u heeesay abdala yusuf hanuniye
    noloow baba inta nolol jirto

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Před 6 lety +30

    Waa fanaan weyn runtii waana laxamiste cajiib ah , lkn waa uu gaboobay xataa xusuustiisu aad uma fiicna , wuxuu sheegay inuu dhashay 1964 waa markii Axmed Cali Cigaal fanka ku soo biiray, Marka odayga waa ka khaldan tahay taariikhdaasu 54 sano jir ma ahaan karo,, Bashiir Hanuuniye baaba jira 40 sano hadda . May be inuu ka wada 1954 uu jiro 64 hadda. Isagu sidu sheegayo xataa 1972 bay riwaayaddii ugu horreysay ee magaca HANUUNIYE uu kula baxay dhigeen,,, marka 8 jir waxba dhigi karo ( 1972-1964).

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 6 lety

      Waa Run wllo

    • @amiinhasanali6094
      @amiinhasanali6094 Před 6 lety

      Abdiaziz Said Haa wlhi waa ka dhamaatay

    • @AbdiSalah87
      @AbdiSalah87 Před 6 lety

      Aad baad ugu raagtay ina aad saxdo halmaantaa. Waxaa kaaga filan, 'Talyaanigaa Pasto keenay sanadkaan dhashay'
      By the way, Cigaal 1967 dii ayuu ku biiray fanka. Isagoo yar. Heesaa muu ahayne waxaa imitixaan lagaga qaaday xaga laxanka.

    • @FOOTY277
      @FOOTY277 Před 6 lety

      Waa runtaa oo wuxu yidhi markii talyanigu keenay baastada that’s mean talyanigaa maamulka hayay

    • @nasirabscir6404
      @nasirabscir6404 Před 6 lety +2

      Dhalin yaradu ha ogato markii da'du ku hesho qofku waxa uu qaldi kara magaciisa,,,,,anigu waxan dhageysan jiray heesihiisa qaasatan "Shimbir""1976,,,,kolka 12 jir fanaan laguma noqon karo.
      Tan kale 1964,,,waxa dhacay labo dhacdo,,,kan hore dagaalkii xabashida iyo inaga,,,tan labaadna waxa dhacday Abaartii Baastaaleey.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 4 lety +3

    Miskiin alla ha caafiyo dhiiga ku furmay u maleynaa

  • @axmedcsalaan6005
    @axmedcsalaan6005 Před 6 lety +6

    waan qoslay markuu dhahay waxaan dhashay 1964 ma hubo lkn waxaan rajaynaa inuu 1954 uga jeeday sidaas ayaan qiyaasaa lkn odaga waxaa haleeley cudurka Srock loo yaqaan ee allaha caafiyo xitaa maskaxdiisu caadi ma ahan hadalkiisa wax badan ayuu isku dhax qasaa

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Před 3 lety +1

    Cimri iyo cafimad allah ku siiyo

  • @ayanleabdulahi381
    @ayanleabdulahi381 Před 3 lety +2

    Axaxax wuu iga ilmaysiyay hanuuniye waa nin aad wadani uah buu ahaa ilaahay caafimaad hasiiyee

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 Před 4 lety +1

    Hanuuniye fanaan cod macaan waa fanaan qaran

  • @gantaboss1563
    @gantaboss1563 Před 11 měsíci +1

    Wlhi bilaabi waa fanaankii hees aan dhageysto iigu horeysay abahaybaa dhagaysan jiray hasha labada geel jrcel

  • @Abdisalandeeq
    @Abdisalandeeq Před 6 dny

    Illahay caafimad iyo cimri dheer ban u waydiidnayaa, wakhti qurux badan wuu soo qaatay, wuxuu ka mid ahaa xidigihii fanka quxuxda badan ino hibeeyay.
    Cod iyo laxan iyo ereyo iyo kaban meel buu saaray. Heesihiisii ugu dambeeyay waxa ka mid ahaa heestii uu somalida kula hadlayay ee ahayd: somalaay gabadhu guur bay rabtaa

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Před 2 lety

    Wow,,haheey,ilaahay,haku,caafiyo.legend

  • @abdikaniali6421
    @abdikaniali6421 Před 6 lety +12

    Hanuuniye yurub ayuu ka yimid mana duqoobine jiraa heshay Allaha caafiyo
    Markay codkiisa ka yaabeen ayey reer hargaysa u baxsheen mooge dille waa u quuri waa dhabtii

    • @khadarmohamed3322
      @khadarmohamed3322 Před 6 lety +2

      Abdikani Ali hargaysa fanka iyo fanaaninta iyada samaysa mooge ma jiro qof xitaa qaadi kara heesihiisa. Hanuuninye Waa fanaan wayn aan aad u taagero

    • @siradm
      @siradm Před 6 lety +2

      Maxaa ku dhacay? waa arkaa 2 sano ka hor intan wuu ka yaraa wuuna ka fir fircoonaa.aad ban uga xumahay Seerbiya inuu fanaankan waniga ah ee inbadan u dadaalay dalkiisa inuu wareysi la qaado asoo arka inuu fahmo daran yahay

    • @hoodocabdiabdi6373
      @hoodocabdiabdi6373 Před 6 lety

      Sxb ninkani magaadhayo hargiisa iyo moge xitaa magadhayo fanin hada jirta lakin waxn idin sheegaya inan Somaliad ninkan taagerno waaana nin cod macan Lakin balwakase wax uun qira idinku

    • @siradm
      @siradm Před 6 lety +1

      @@hoodocabdiabdi6373 horta hargeysa dheh.amad Oromo tahay waaban kaa shakiyaye illeen dadbaa intaa nagu dhexjiree.dadka aad shegeysa leysu amaani maayo leysuna caayi maayo waa deenna garab.Hanuuniyena taariikhda baa xussi doonta allaha caafiyo.reer Soomaaliland wax wan u qireynaa inkastoo Kulmiye la dagay siiba Siilaanyo oo Soomaali ka soo dhex saaray Soomaaliyana dhib u sababay.

    • @siradm
      @siradm Před 6 lety +1

      @@mohamedmakthal4177 dadka uu sheegayo Soomaali buu ahaa garac ma ahayn aan meel uu kasoo jeedo aqoon oo asalkiisii ka tagay sidaasna uma fekereyn marka u cay meyno allaha u naxariisto ban leenahay

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 Před 2 lety +2

    BEENAALE HANUUNIYE MAADHASHAY 64TII ADBA QIYAAS YAAYA XEEEYTAHAYNE

  • @masnasaed1429
    @masnasaed1429 Před rokem +1

    Codku wuu joogaa se kaba siifiicn masha Allah

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 4 lety +2

    War sxb cumar heesta oonka biyaha loo cabaa ilaahay ha u naxariisto waraysiyo badan oo aan daawaday waxaan ku arkay daauud cali masxaf in laxanka leeyahay oo daauud laftiisu sheeganayo tusaale ahaan waraysigii uu abiib iimaan warsame uu ka qaday bal daawo

  • @faaraxcabdisaciid8242
    @faaraxcabdisaciid8242 Před 6 lety +2

    waa nin oday ah waqtiga ayaa haayo ee allaha caafiyo

  • @hassandhidar8537
    @hassandhidar8537 Před 6 lety +2

    hambalyo sxb omer seerbiya aad baan kuu salaanay go fowrd u alwayd do great

    • @nuurosman858
      @nuurosman858 Před 5 lety

      Kkkkk hanuuniye 1964 maya sxb 8 sano fanaan kuma aheyn is xisaabi intaan lagu xisaabin kkkk

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye8519 Před 5 lety +6

    Qadro dahir way abaal dhacday wana qof xun xitaa way shegiweysay inuu leeyahay inu leeyahay hanuniye

    • @shafihussein8552
      @shafihussein8552 Před 4 lety +2

      Sxb runtii khadra waa laga calaacalaa qabyaalad ayaana kabuuxda ayaan filayaaaa

    • @doogdhodkon7291
      @doogdhodkon7291 Před 4 lety

      Maxay ka abaalka dhacday waa Buraale uma baahan noocaase

  • @axmedibrahim4746
    @axmedibrahim4746 Před rokem

    Cabdalle Yuusuf Hanuuniye FanaaN QaraN Alle Cimriga hakuu Dheerayo

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 Před 4 lety +1

    Doqon Maaha Liitaa Dirac Maaha Kii Ladan Dantu Ceeba Malahee Dadkuunbaaba Isku Naca☑️. Axyaa Ereyo Iyo Murti Miisaaan iyo macne Waynku Fadhida💫💫💫💫

  • @falastiin1000
    @falastiin1000 Před 6 lety +2

    viva al xaaji cabdalla yusuf hanuuniye

  • @MohamedMohamed-qk2bs
    @MohamedMohamed-qk2bs Před 4 lety +2

    Hanuuniye cigaal iyo hassan adan waa ka da 'yaryahay laakiin xanuunbaa haleelay.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 3 lety

      Xanuunka faaliga ayaa ku dhacay, dhiig ayaa madaxa uga furay, allaha caafiyo willi xusuustiisii way nooshahay.

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 Před 6 lety +4

    hanuuniye waa fanaan jira runtii

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 Před 6 lety +3

    wariye qof xanuunsanaya ha dhibin suaalo guud weydii

  • @axmedcumar5630
    @axmedcumar5630 Před 4 lety +1

    Hanuuniye Allah ha shaafiyo ee xanuun baa ka muuqda ninka fanaanka ahi mar walba wuxuu qiimihiisu taagan yahay sida dalkiisu yahay

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 Před 4 lety +3

    Cashar aduunku inuuna aayabalahayn kutusaya muuqaalka legend hanuniye

  • @HawdmediaPro
    @HawdmediaPro Před 6 lety +3

    Axyaa fanaan qaaliya

  • @khaalidbihi85
    @khaalidbihi85 Před 4 lety +3

    Fananka inuu jogo man modayne dib looma arag allah hacafiyo cimri dherar

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 11 měsíci

    INA CUMAR JEES MAAHA WAA INA NUUR SHAREECO

  • @husseinali4174
    @husseinali4174 Před 6 lety +1

    Yaa salaam! Mahadsanis seerbiya

  • @abdirisaqmoalinahmed1416
    @abdirisaqmoalinahmed1416 Před 6 lety +6

    Wuu xanuunsanyahay fannaanku runtii lkn waa nin qaali ah caku Soomaali wax u noqo

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 2 lety

    Msha allh legend alfannaan hanuuniye

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 Před 3 lety +2

    Waxa igu maqaaala inu ku xanunsanayo xamar, Rabi caafimad taama hasiyo, hayley wayn weye, hanuuniye ilhyn haudanbi dhaafo.

  • @suldanayanlehashi9757
    @suldanayanlehashi9757 Před 6 lety +4

    fanan qaaliya oo waliba ah laxamiiste ah

  • @MubYus
    @MubYus Před 4 lety +2

    Waaa hanuuuniye , heesaaaa . abwaaan. oo duqooobay.

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @shidane22
    @shidane22 Před 6 lety +5

    Lix iyo afartankii buu kawadaa baan umalaynayaa 1964tii

  • @nimcaaxmed4218
    @nimcaaxmed4218 Před 3 lety +1

    Adeerkay ma afar iyo lixdankiibuu dhashay mise wuu halmaamay cilmi iyo caado markuu kujiro waanin wayn oon sodonjir kayarayn ruwaayadaasi waa sìdeetankii ma lix iyo toban jirbaa

  • @MubYus
    @MubYus Před 4 lety +3

    Hasha 2 geeel jecel noqotay sideediidiii.. hees mcaaan

  • @samawade282
    @samawade282 Před 6 lety +7

    Durdur iyo xareedey heestaan ilaa iyo hada waan dhegaystaa oo wayba igu jirtaa
    Abdala yuusuf hanuuniye ilaa hada codkiisu waa sidiisi

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 Před 3 lety

      Ereyadiii yamyam laxamkii cabdikariim noir heeesta daalo

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 2 lety

    wuxuu yidhi waxaan dhashayi 1964 &1970
    waxaan bilaabayi fanka mawuxuu ku bilaabayi 6 jir walee dalama ogola Subxanallah

  • @badridualle
    @badridualle Před 6 lety +1

    Hees uu maandeeq laqaado Oo yusuf adam laha cilmiyo caado kujirtaan jecele allah ha caafiyo

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před 2 měsíci

    Hanuniye wa iga qosliyay waxa dhashay 1964 fankana waxan ku biiray 1970

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Před 6 lety +8

    Abwaanku 1954 & 1964 ayuu isku kahay. Waxay u egtahay inuu dhashay 1954-kii. Mahadsanid.

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 Před 3 lety

    Tolaw fankii hore iyo kan hadaba cid hanuuniye lamida makujirta abwaan laxamiiste musickiste

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 Před 3 lety +2

    Miskiin waxaan umaleynaa falik baa ku dhacey illahoow caaf

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Před 7 měsíci

    Cimi,iyo Caado Waxaa Sameeyay.Abwaan Yuusuf Aadan Allaale.Waxeyna,Aheyd Barnaamij Ay Wadeen Qaramada Midoobey Gaar Ahaan Kuwa Carruurta Qaabiksan.Unesco.Goob Joog Ayaanna,U,Ahaa.Markii,Ugu Horeysana Waxaa Lagu Soo Bandhigey Shineemo Hodan.Haddaanan Qaldaneyn.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 4 lety +3

    Osmaan gacanlow allayarxama

  • @ahmedaliwaqooyi8602
    @ahmedaliwaqooyi8602 Před 6 lety +6

    Baastoolay waxay ahayd abaar bala ah oo dhacday 1950s markaas oo abaar ba anka dhacday mudug iyo galgaduud

    • @wadani9971
      @wadani9971 Před 2 lety

      1954 beey aheyd sida Awoowgey inoogu sheegay

  • @superlula2674
    @superlula2674 Před 6 lety +2

    thnks hanuuniye cawooy malin ileen adaa lahaay somalida meel kastaa waa isku dhaceen qadro waa fananad lakin meel walbaa garab ayaa ka jira xabiibo xasan tooxoow ayaa ka fanana san iyadana ka heesa badan wax ay ku heshay garab abwanadan kalena ma fahan saneen tas