Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 06. 2020
  • www.kayd.org/
    Instagram : / kaydsomalia. .
    / somaliweekfest
    / kaydsomaliarts

Komentáře • 197

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 2 lety +13

    Allah how naxariisto Abdikarim jiir oo wiiggan geeriyooday, oday Somaliyeed buu ahaa, oo nin fiican, ehlu diin ah, dhaqan yaqaan ah, Somali u siman tahay, Jannadii Faroduwa Allah haku geeyo aamiin

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Před 3 lety +16

    Heesaha inta horyaalka ahoo dhan abwaanku asagaa laxameeyay shaqadaaniwaa shaqo adag intaad abwaan nooshahay aqoontaada arday geli.noolow.mulaxamiiste cabdi kariim jiir.

    • @kinghcm559
      @kinghcm559 Před 3 lety

      Oo dadka ma waal baad leeday ileen heesuhu waa shaqo jin

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Před rokem +5

    Fatxiya Kaalin muhiim ah bay bulshada ugu jirtaa wallaahi. 🤩

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 3 lety +8

    Masha allh jiir runtii wuxu sameeyey laxamo aad u macaan balad weyn bal ninka laxameeyey kawarama runtii adeer wax badan waad nooga tagtey sido kale abwaanada heesa sameeyey Alle ha idin barakeeyo oo ha idiin naxariisto

  • @kozhinbazhir
    @kozhinbazhir Před 3 lety +8

    Wxaan fanan zheekano oo aan abwaan ku faano hdii mulaxamizte cabdikarin jiir helin laheen (zharmaboy) baan ku laxan aahan laheen
    Wxa alle mahadiz ah inuu (cabdikarin naga beeray )🙏🙏🎊🎉✌️🙏🎉🎊🙏

  • @ahcontinh9539
    @ahcontinh9539 Před 5 měsíci +1

    Alle naxariistii janno ha ugu deeqo Ustaad C/kariin Faarax Qaaray (Jiir).

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Před měsícem +1

    Laxamiiste haduu jiro waa jiir wuxuu ahaa aqoon yahan ku xeeldheer dhaqanka iyo suuganta waana mida usahashay inuu noqdo Laxamiistaysha soomaali midka ugu horeeya waxaa intaa usii dheereed inuuu ahaa wadani dadkiisa yo dalkiisaba jeclaa allha unaxristo unaxristo😢 wuuxu nagaga tagay codad dahabiya oo ila hadana aan duugoobin kana dhadhameyso afkeenii dahabka ahaa

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj Před 3 lety +7

    AHU naxariisto marxuum M.M..Liibaan aameen yaa Rabbi.waqti cajiiba, rag qaaliya dibna aan inoo soo marayn.abwaan,Fanaan, mulaxam iyo musician intaba.

  • @arizaakahmed8964
    @arizaakahmed8964 Před 2 lety +4

    Ilaahay Naxariistii Janno Hasiiyo Abdikariin Jiir maantay oo taarikhdu tahay 13/2/2022 maalin Axad ah, ilaahay qabrigisa waasac ha uga dhigo 🥺🥺🤲🤲

  • @munirkh
    @munirkh Před 2 lety +3

    Maanta ayuu geeriyoodey, inaal ilaahi wa inaa ileyhi raajicuuun. Ilaahow u naxariiso. 10 jeer ka badan baan daawadey video gan.

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi Před 3 lety +3

    Odagu waa hit maker,inaba caadi maaha,yacni wixii shidnaaba 80% usagaa mulaxameeyey,salute adeer.

  • @abwaanbaasto6816
    @abwaanbaasto6816 Před měsícem +1

    alle ha u naxariisto abwaan Abdikarim jjir

  • @ahmedabshir9970
    @ahmedabshir9970 Před 2 lety +2

    Eebbe ha u naxariisto, shalay ayey ahayd markii uu dhintay, Cabdiqaadir Jiir. 2/ 13/2022.

  • @durguf3993
    @durguf3993 Před 3 lety +2

    Ilaahay cimriga ha u siyaadiyo abdikariin jiir ,waa uu naga yara cuslaaday .laakiin ha qalbi jabina waxaa inoo soo baxay badalkiisii oo ah ninka la yiraahdo Daa'uud xanfar.

  • @zaraosman2096
    @zaraosman2096 Před 3 lety +2

    Barnaamij aad u qiimo badan. Ilaahay ha badbaadiyo dal dad iyo diinba aamiin ❤ nin aad u qaali ah Sheikh Maxamud Sheikh Dalmarba jooga oo isna diin iyo taariikhba haya mashaallah odayaal aad qiimo badan ba iyaguna jooga meesha.

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Před 6 měsíci +1

    Aadbaan Kuu Taageeraa,Al Mulaxamiiste.Cabdikariin Faarax Qaareey( Jiir)

  • @mataanyare611
    @mataanyare611 Před 2 lety +3

    Adeerkey abdikariin qaarey jiir sharaf korkaaga ha a haato 🤎

  • @saidjamaali2528
    @saidjamaali2528 Před 2 lety +2

    llaha Unaxariisto Adeer Abdulkariim Manta Ayuu Xaqii u yimid.
    13.2.22

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Před 6 měsíci

    Maashaa,Allaah.Triple Legend.Mulaxamiiste.Cabdikariin Faarax Qaareey(Jiir).Waa Laxamiiste.inernationala

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 Před 3 lety +5

    Waxbadan halaga reebo mulaxamayste Jiir. Eebe hawnaxariisto

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 Před 8 měsíci +5

    A man who knows what he is talking about. Rest in jannah

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Před 3 lety +12

    Heesahaan jeclaa oo dhan isagaa Codka u sameeyay,

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 Před 10 měsíci +1

    wax badan ayaan kororsaday maanta Allaha u raxmado Abwaan Jiir

  • @mohamedhassanali6694
    @mohamedhassanali6694 Před 2 lety +1

    Ilaahay haw naxaristo cawa oo june 5 22 ayan ogaday walahi wn ka naxay sidi oo anu ehel ama asxab ahahn keliya waraysigan oo an sanadkahor dawaday ayaanan ku bartay ahay ah cidina ku waarimayso tan aduunyo ah alahow u naxariiso abwanka sida wejigisa ka muqata qof dun wanagsan buu ahaa

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 Před 3 lety +1

    ABDIKARIM FARAH QAAREY ((JIIR),CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD DHEER INSHA ALLAH,,,,,,,,,,,A XASUUSO GAAAR AH BAAN U HAYAA RUNTII ,,,

  • @akram3130
    @akram3130 Před 3 lety +4

    Laxamadiisa Waan taageera dhamaantod Waana cajiib dhamaantod
    Kuwan mida
    -Rako erayadii M.Cali Kaariye
    -xalayban saqdii dhexe erayadii M.Cali Kariye
    -Baladwayn ereyadii hadraawi
    -Laalays ereyadii Xasan sh muumin
    -Guuled ma joogaa ereyadii yamyam
    Abdikariin jiir aqoon durugsan ayuu u leeyahay fanka Somalida hadaanu jirin cid suugaan ma dhagaysateen.

  • @haaji99
    @haaji99 Před rokem +1

    The legend jiir ilahay hoow naxaristo

  • @baxsanfaisal3129
    @baxsanfaisal3129 Před rokem +1

    Heesi wa laxan laxanna waa kii “Jiir” 😇💕🤌🤌🤌

  • @ahmedgeymale365
    @ahmedgeymale365 Před 3 lety +2

    Hesaha uu laxamey
    Waa kuwa qarxay runtii
    Lgnd always lgnd

  • @Mohamed_A_Alpha
    @Mohamed_A_Alpha Před rokem

    Allah unqxariisto wllkeen Abdikariin Jiir Laxamiiste aad ufiican ayuu ahaa

  • @aliadanwarsame9211
    @aliadanwarsame9211 Před 2 měsíci

    Alle ha unaxariisto c/kariin jiir.

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 Před 3 lety +5

    Maasha allah mulaxam qaaliya

  • @TheRandomOne681
    @TheRandomOne681 Před 2 lety +1

    ilaahay haw naxariisto cabdikariim jiir

  • @ahmeddaahir5355
    @ahmeddaahir5355 Před 2 lety

    Illahy hawnaxariisto abwan cabdikariim qaaray jiir mulaxamaystihi wayna

  • @abdirahmanahmed8985
    @abdirahmanahmed8985 Před 2 lety

    Allah ha u naxariisto Abdikariin Faarax Qaaraay jiir

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 Před 3 lety

    Masha Allah a living legend cimri dheer iyo caafimaad sareeca abwaane

  • @samatarmumin6655
    @samatarmumin6655 Před 3 lety +4

    Heeso badan oo xasan sheekh mumin sameyey ayu laxanka usamayey Kuwo badan buso tiriyey 👍

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Před 6 měsíci

    Cajiib.Heesta.Waayeel Dadoow Wallaahi,Waa Heesaha,Aan Adduunka,Ugu Jecelahey.iyadoo,Original Ah Ayeyna Ku Jirtaa Kaydkeyga,international Stereo Daameey (Dooqkaban)

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 8 měsíci +1

    AHUN Cabdikariin Faarax Qaaray Jiir

  • @dhalboqortooyogm5252
    @dhalboqortooyogm5252 Před 3 lety

    Cabdikrim qaareey jiir allow cimri dheer ku sii. Fanaanintii marfashyada ku heesi jiray iyo abwaanada Qadaadweynta asagaa soo saaray sida Axmed mooge iyo hadraawi.

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 Před měsícem

      Hooyada wase ninkan waa nin hg saleeban ah

    • @dhalboqortooyogm5252
      @dhalboqortooyogm5252 Před měsícem

      @@abdinaafac8211 inuu HG yahay u saleebaan yahay Waan ogahay ma cid kalaan ku sheegay.? IdoorQadaadweyn niicda ila dhaaf nacalaa abahaa iyo dhiladu ku dhashay kuyaale

  • @ArMaanio-Lyrics
    @ArMaanio-Lyrics Před 2 lety

    Mulaxan ay u dheer tahay Abwaanimada heesaha uu hal-abuuray ay noqdeen qaar ruuxda dhaqaajinaya.😘

  • @abdulqadirnour3204
    @abdulqadirnour3204 Před 3 lety +5

    Aragtiga iiga baxaday ninka abwaanka ah waliga hanoqon qof dadka niyada kaqaniina

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Před 3 lety +13

    Asc Alleylahee gabaryahey Fadxiya waxaad isku dubariday barnaamij aad u qiime xiise badan weyn, aad ayaan kaaga mahadcelinayaa Abwaanka mulaxamiistahena Soomaaliyeedee inagu weyn waaan salaamayaaaaa

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 Před 3 lety

    Waxaan ku faraxsanahey, in laxamiise uu caan noqdey Maanta. In badan ayaan hawshaas, isku Hawley. Allah Mahad leh.

  • @zhazhamoha7608
    @zhazhamoha7608 Před 2 lety +1

    Allow ku naxariisto😭😭😭

  • @ahmedbusuri4160
    @ahmedbusuri4160 Před 6 měsíci

    AUN Laxamada ugu qaalisan ee soomaalida Abdikarin Farah Qarey

  • @abdelahiabdirihmanjama4000

    Ilaahay ha unaxariisto maantuu dhintay😭😭

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 Před 3 lety +2

    Living legend ❤💯

  • @abdirahmanabdullahi539

    he's the legend Abdikariim jiir

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA Před 3 lety +4

    MUCJISO 😱

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj Před 6 měsíci

    Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi

  • @abdulkarimomar5323
    @abdulkarimomar5323 Před 2 lety

    Alle ha u naxariisto maanta ayuu Geeriyooday

  • @abdulaahiyaresaid2641
    @abdulaahiyaresaid2641 Před 3 lety +11

    He is very talent

  • @abel3841
    @abel3841 Před 3 lety +4

    Qeelo badanaa islaanta!!!

  • @nasracadeyhanaan9127
    @nasracadeyhanaan9127 Před 2 lety +1

    Aabe mcn alle cafiyo mad tama ha ku siyo

  • @saidsalah9389
    @saidsalah9389 Před 3 lety +8

    Heesta sababkale ha moodine,waxaan filayey in uu Sameeyey Maxamed cali Kaariye lakiin Cabdikariin jiir waxaad moodaa in aanu kala saarin samayntuu lahaa laxamka iyo in uu u jeedo midhaha markaa ma kala saarin.

    • @mustafeiimaancabdi5454
      @mustafeiimaancabdi5454 Před 3 lety

      Look look lpnl

    • @mustafeiimaancabdi5454
      @mustafeiimaancabdi5454 Před 3 lety

      Polo limp plop km lip olli klpblll.lkllp

    • @mustafeiimaancabdi5454
      @mustafeiimaancabdi5454 Před 3 lety

      Kolol
      Omnipotent kkoo.okomkklkkoollok

    • @MYD.Mohamed-Aar
      @MYD.Mohamed-Aar Před 3 lety +2

      Sxb malaha si fican bad u dhugane heeska kaariye ba ereyada sameyay lakin qisa heesta ayan la ha o aan u geyst isaguna wa jiire laxan ku la ha
      Xita heeskisi labaad ee rako u laxameyo waxa sameyay aun Kaariye isla qisaduna jiir bay quseysay jaceylkiisi

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 Před měsícem

      ​@@MYD.Mohamed-Aarzxb labada hees waa kuwee ee qisada jiir

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 Před 10 měsíci +2

    Naagtani tan hadda gaalku qabo ma ahoo

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 Před 2 lety +1

    Eebahiis ha u naxariisto the best laxamiste ever in somali people.

  • @alandosh
    @alandosh Před 2 lety

    Ilaah ha unaxariisto

  • @DREAM-vt5ho
    @DREAM-vt5ho Před 2 lety

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid Před 3 lety +6

    Adoon soo rogaal celin
    Raarkan kasoo dagin
    Ra’yigayga sidaan qabo
    Kala raagi doone ...

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 Před rokem

    Cabdi kariin jiir sxb sheeg mulaxamiiste maxamed xige (ilbir) (ilbir )sheeg in uu yahay ninkii ugu horeeyay ee ku bara sameenta codka

  • @abdillahiosmanomar9612

    Allah yarhama legend

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 3 lety

    Laailaaha ilalaah codmaheysid

  • @deekamohamedabdiqadir8179

    ALLH HA U RAXMADO

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 Před 2 lety

    Allah ha naxaiisto

  • @mohamedkulane4844
    @mohamedkulane4844 Před 3 lety

    Ninkaan waa nin cajiib ah

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 Před 2 lety

    Alaah yaa raxma abwaanka maanta buu dhintay 13/2/2022

  • @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787

    Kacel dhiig malagu qoray

  • @istarehabdinasir5456
    @istarehabdinasir5456 Před 2 lety

    Mashallah

  • @wllsaacid0461.
    @wllsaacid0461. Před 2 lety

    Legend Abdikariin jiir

  • @cumarahmed3558
    @cumarahmed3558 Před 2 lety

    Alla haw naxariistee waa macalin.

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 Před 3 lety

    Mulam, Abwaan Abdikariin Farah Qaarey Jiir walahay waa mucjiso codka sidda uu ninkaan u sameeyo

  • @sagalabdirahmaan6391
    @sagalabdirahmaan6391 Před 2 lety

    Allah hau naxaristo

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 Před 2 lety

    Alle haw Rahmado ameen

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 Před 3 lety +1

    Waa salaam

  • @Mohamuoud
    @Mohamuoud Před 9 měsíci

    Wariye dalmar suaalo macquula buu waydiidey , laakiin panelku si waafiya ugama jawaabin , allaha u naxariisto Abdikariim

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 2 lety

    Alle yrxm legend

  • @wiilkahamigafogleh4318

    Ilaahay hau naxariisto

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Před rokem +1

    Mullaxan macal abwaan Cabqari C/kariim Jiir. Ilaahoow u naxariiso.

  • @user-ce6io3je4n
    @user-ce6io3je4n Před 3 lety +3

    fitxiy🌹

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 Před 3 lety

    Legend

  • @hassanyassin2546
    @hassanyassin2546 Před 3 lety +3

    Timajaraha rali galin hakabixiyo maxaa yeelay qof dhan ayuu niyad jabiyaay waa haduu noolyahay

  • @warsamehashi6879
    @warsamehashi6879 Před 2 lety

    Legend abdiqadir jir

  • @maxamuudaadan6629
    @maxamuudaadan6629 Před 4 měsíci

    Alle haw naxariisto

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Před měsícem

    Maclinka laxanka hada maqasho waa c/kariin jiir qaarey nin hg saleeban ah

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. Před 2 lety

    Alle ha ku caafiyo

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 Před 3 lety +2

    Shaqo wacan

  • @ubaxbashiir999
    @ubaxbashiir999 Před rokem

    Alle hawnaxaristo

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Před 2 lety

    Great 👍

  • @mosesdirik7172
    @mosesdirik7172 Před rokem

    Rest In Peace that is all I can say

  • @baylecali4778
    @baylecali4778 Před 3 lety +4

    Heesaha hibo qaado ilayn laxanka jiirbaale dhadhankooda maangarto

  • @user-ce6io3je4n
    @user-ce6io3je4n Před 3 lety +3

    gabadh ayaan qosolkeeda jeclaaday woooow

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343

    Inbadan baan daydayay inaan helo laxamayste la waraysanayo alxm waxaan helay ninka mida laxamyst tayashi horo mud snid wll

  • @aadanciise4649
    @aadanciise4649 Před 2 lety

    Hada ayuu geriyo day 2022 febrayo 13

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 Před 3 měsíci

    Eebe hawnaxariisto

  • @daauudcali1726
    @daauudcali1726 Před rokem

    esh cala abwan jir

  • @mohamedesse8692
    @mohamedesse8692 Před 2 lety

    Expert

  • @hassancarab1037
    @hassancarab1037 Před 7 měsíci

    Abwaan Kaariye.

  • @abdihakiinmukhtaar2973

    Waw