SUAALIHI UGU ADKAA INSTAGRAM KA LAIGA SO WAYDIYAY🤗😩

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 567

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před 2 lety +227

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad 😍😍❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 lety +149

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋qof lagu daydo waxa ugu qiimo bdn rasulkena🤲

  • @bilecali4616
    @bilecali4616 Před 2 lety +25

    Halkii jack adna ma haysid Cid kuu buuxisa isna ma hayo anana ma hayno isha allah waan rajaynaa idinkoo wadajira taageero wada isku maalin ah 3 years

  • @axmadcade1230
    @axmadcade1230 Před 2 lety +10

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 Před 2 lety +81

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @mohamedahmedibro2001
    @mohamedahmedibro2001 Před 2 lety +10

    Qurux ku dhiigle meesha wuu ka
    Shaqaysan laha waa nin Karti badan
    Marish way fahmaysa

  • @nuurcool
    @nuurcool Před 2 lety +30

    The best human in the world is our prophet muhammed peace be upon him

  • @laylamaxamed6189
    @laylamaxamed6189 Před 2 lety +27

    Waan ferxay merkay tidhi jeck thanks sidaaa waan kugu ogahay

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan Před 2 lety +4

    dhaman intii ay labadoda walid ka dhinteen ilahy janatul fardawsa hoygooda hakayeelo, intay u nolyihina cimri dher iyocafiyad ilahy how siyo. amin

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Před 2 lety +52

    Marish i abaayo macaan qurux kudhiigle ha dayic waa wiil aad u wanaagsan oo waad ogtahay nolol wanaagsan waad soowada qaadateen walibo nin ka ahayn qurux kudhiigle ha guursan macaaney

    • @umumaryama9023
      @umumaryama9023 Před 2 lety +6

      Guurku waa calaf lkn muhiimadu waa iney iswanaajiyaan

    • @maryamaabdikadir9612
      @maryamaabdikadir9612 Před 2 lety +2

      @@umumaryama9023 🙂waaa sax

    • @sadiyoibrahim9176
      @sadiyoibrahim9176 Před 2 lety +6

      Wll mcn marish waa qof aad u qalbi wngan lkn dadkan marki marish canda tagtay si kle u fahmeen manta hdey africa jogi lahayd hdlkaa kaso qaad malaga dhigi lahayn lkn canada wax kle u maleyyan iidaba manta maskinta meel cid ah jogto wallhi garab u bahan inta intaas fahansan salaan sare🥰🥰

    • @maryanabdirahman8356
      @maryanabdirahman8356 Před 2 lety +3

      Warunta abayo wanjclne ineygursato lkn calaf jira mcney ilali wilka plz

    • @faraxabdalla4596
      @faraxabdalla4596 Před 2 lety +1

      😍😍😍

  • @saleebantayo4802
    @saleebantayo4802 Před 2 lety +10

    Adiga iyo jack mooyee cid kale inay wax kula duubto anigo ma daawado marish sorry 😭

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Před 2 lety +52

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world 🌎

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib Před 2 lety +93

    6:50 Sido kale Waxa xusid mudan in Canada 🇨🇦 lagu tago Ardaynimo Study permit. Wana Mida aan aaminsanahey in ay ugu fududahey
    Kaliya processing time ku wuxu qaaata 2.5 months oo UU dhiganta 12 weeks….. Shurudu waa In UU ardeygu iska bixin karo ama laga bixin karo Tuition feega iyo kharashka Nolasha ama life expenses
    Waxa qofka sponser gareyn kara
    Waalidkiisa. Hooyo ama aabo ama relative sida walal iyo adeer, study permit feega Waxan ku oga 150 CAD iyo 85 CAD Oo ah Biometric fee,
    Total waa 235 Canadian dollar
    Marka US DOLLAR loo badalo noqonaysa
    190 dollar. It’s very cheap
    Qofka ardeyga ah waxa loo Ogolyahey in UU shaqaysto per week 20hours Marka ay waxbarashadu UU socotO, halka marku UU fasax galo xiliyada winter ka ama summer ka ahna loo ogolyahey full time… guys please be smart
    G5 iyo wax kharash Baden idinkga baxo haku habsaamine try gareeya fursadaha kle!

    • @husseinabdihakim144
      @husseinabdihakim144 Před 2 lety +1

      MashaAllah qoral wanagsan e intee kaso qabta xb fahfahin derad ubahanahay e

    • @shamziinahppeh6321
      @shamziinahppeh6321 Před 2 lety +6

      First qoraal i faraxd galiyay wlhi pilhi allow riydena no rumee dhaman inta muslim ah 🤲🤲🤲😭

    • @umalkhayrmukhtaar9748
      @umalkhayrmukhtaar9748 Před 2 lety

      Tnx wllo qali inti kala soo xiriirah plz

    • @fatima_keif
      @fatima_keif Před 2 lety +1

      Mash allah waa arin lkn mahestaa anig waan jacel allow ii rumay lkn mida ardynimda qofn ima jooga waa mid fudud allow iirumay riyaded

    • @fatima_keif
      @fatima_keif Před 2 lety

      Mash allah

  • @bisharjeleziyech5379
    @bisharjeleziyech5379 Před 2 lety +6

    Master fanax wa mxy dee muqaladii hore ee an dawan jirnay ee jeck iyo marizhti kenya manan ka dali jirin muqaladoda lkn hada may waban ka cajisnay fanax naga adke dee zhazhada unpad zo egaysaye ayada ma ka baqaysa pa aye

  • @kingmo1882
    @kingmo1882 Před 2 lety +9

    Wllhi pillahi wan ku farxay markan arkay subscribka oo usoo laabtay marisha xita farxad darted telka dhulka iiga dhacay oo iiga jabay keep abyo mcn aadban kuula muragooday wllhi 🙏🙏🙏

  • @xafsamuhiyadin6996
    @xafsamuhiyadin6996 Před 2 lety +6

    Abayo mrish waxa nojoogta gavr aan ogalany inay video kale dawato only video yada wlhi blhi wan yaabnay say ku jeceshay mamalay karti msha allah from puntland we love you

  • @xaawo1
    @xaawo1 Před 2 lety +3

    marish inadeer telfoonkaaga si fudud ha ku siinin dadka aduunka sidii hore maaha hada telkaa dadkaclaga sixraa just asxaabtaada bess ku hayso qofkasto noo aamiin inadeer qaali

  • @mohamedmuse5308
    @mohamedmuse5308 Před 2 lety +4

    Marish iyo jack wed uun ba kala fogeeya Nolol waarta Boqortooyo 😘🥰💟

  • @saamisiman1736
    @saamisiman1736 Před 2 lety +76

    Miss you Jack iyo marish oo isla jogan 😥😥

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 Před 2 lety +26

    Wow marish qaali abayo hadhaafin youtubeka pliz dad ayaa fans kuu ah oo kujecel sida aniga ookale Waxan sugaa muuqaladada waan kutaageeraa abayo yeysan dhicin inaad youtube wada joojiso guud ahaan marmar muuqalo nosogeli🙏

    • @mariyanmohamed4837
      @mariyanmohamed4837 Před 2 lety +3

      Madhaafayo ayay tiri lkn Sidii hore kuma noqonaayo maadama aan shaqaynaayo

    • @foosshiikh9711
      @foosshiikh9711 Před 2 lety +1

      Haa wlhi ani xitaa wan sugaa maariyo wax eey so galiso markey wax so galin waxan is iraa maariyo maxa ku dhacay

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 2 lety +6

    Boqoradeena aan ku Faano Marish Beauty Noloshaada inta Kaaga dhiman inaad Farxad ku Noolaato Ku Rajaynaynaa The Real Queen 👸♥❤😍💖😢👸

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Před 2 lety +84

    Team Jack Like dhac ku siiya ✊

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Před 2 lety +15

    Marish wali waxaan sugeynaa prank-gi aad kaga aarsan laheyd Farax. Fadlan wiilkaan cashar u dhig, waxey u muuqataa inuu howshan ku cusub yahay ee kaga faa’ideyso🤣

  • @iskufilanhani1133
    @iskufilanhani1133 Před 2 lety +22

    Wiilkaan sanka iyo bushimaha dhexdooda laguu marmarinayo oo nin walbana kuweydiinayo Waa walaalkay uga bax hadii aan wax idin ka dhexeyn hadaa rajo ka leedahay damac guurna Waa wiil wanaagsanse guurso Hada waqti baa kugu socdee. Jack kack meel walba. Isku dhamaada hee

  • @najahahmed4628
    @najahahmed4628 Před 2 lety +9

    Sister qofkan naga cun jack keen meeshan iska shiday video 🥰🥰

  • @SAKISALAL39
    @SAKISALAL39 Před 2 lety +4

    Cadawgaagu wuu bodan yehee cindiga ka ogow wll qaali soo laabasho wacan

  • @daadirdookh8036
    @daadirdookh8036 Před 2 lety +8

    mastarad kanada marish alaha hakuxafido meelkasta ooaadtadto waankujecelnahay

  • @sakariyeabdulahi2043
    @sakariyeabdulahi2043 Před 2 lety +6

    Maris Beauty naag nool ku soco abayo huno naag Gobeed

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Před 2 lety +21

    Maariish muuqaaladeedu waa lama dhaafaan keepGoing macaaneey.
    team marish🙏❤❤

  • @adanabdibaan8512
    @adanabdibaan8512 Před 2 lety +11

    Marish In The Building
    Zaa,id U Qurxanaatay Lkn Qurux Ku Dhigle Marku Garabkaga Fadhiya Ayey Quruxdada So Bixi Anyway Keep Going🥰

  • @mukhtaarfeko5302
    @mukhtaarfeko5302 Před 2 lety +33

    Marish Qurux is back haday soo laabatay Alx ❤👍

  • @luqmaanhussein3892
    @luqmaanhussein3892 Před 2 lety +26

    Marish gabdhaha quruxda dhinac dhan baad ka heysata marish cimaamada kugu tuuray quean marish keep Going 😍🥰

  • @BkBk-bd9mn
    @BkBk-bd9mn Před 2 lety +2

    lacagta ay youtubka ka hesho meel ay ka qadto majirto cadi cadi

  • @call-me-king-warya
    @call-me-king-warya Před 2 lety +17

    Mar Labaad Ban Ban Daawanaya Hadda Codka Waan Maqalnaa Maria Kush Kush ✌️😩

  • @deeqoxuseen1006
    @deeqoxuseen1006 Před 2 lety +21

    Abaayo marwalba waan kaa codsadaa routine full day soo gali🥰💞🤌

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 2 lety +7

    My favorite Queen 👑 Marishbeauty
    Su,aasheyda Malintan Janis Kuhela Ku Weydiin Doona Keep going sis 👍💕😘

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel Před 2 lety +7

    Walaahi waa Gabadh Qalbi wanaagsan

  • @abdullahiali6897
    @abdullahiali6897 Před 2 lety +3

    M.a ninkan waa ninkarmed legendi ah👍 qabku gbadha u xushmynayoh❤
    Xgga rggeena kle hdan agfadhiisan lahayn iska dhaadhicin lahyn wixii mediaha lawareejinayey iyo casharadi xaliye😅

  • @salmanyare6261
    @salmanyare6261 Před 2 lety +7

    Su'aasha u danbeysey oo fanax ku weydiiyey ba'aaaH adkeydaa inaderoooy

  • @mohazcaddemedia5217
    @mohazcaddemedia5217 Před 2 lety +11

    Muuqalka title ki hore waa tirtirtay marka Ka fiirso inta aadan Wax Soo dhigin sister 😍

  • @bushraabdiqani7453
    @bushraabdiqani7453 Před 2 lety +6

    Mansha allha subescarers kii wuku so laapty waalhi abyo waku farxay ❤❤❤

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 Před 2 lety

      Haa wall isar subscribe ado mahadsn🥰❤❤

  • @maanbile5646
    @maanbile5646 Před 2 lety +14

    inta og in Vidoegii Hore kasaartay 😂😂😂😂☝️

    • @najmoabdi8395
      @najmoabdi8395 Před 2 lety +1

      Muxuu ahaa😂

    • @maanbile5646
      @maanbile5646 Před 2 lety

      @@najmoabdi8395 Kan uun Lkn ciwaanka waxkle ku qornaa😂

    • @najmoabdi8395
      @najmoabdi8395 Před 2 lety

      @@maanbile5646 haa😂

    • @mariyanmohamed4837
      @mariyanmohamed4837 Před 2 lety +3

      Suaasha kobaad ayay uga dhigtay titel hadane suaalo Bas ayay kuso qortay wax wayn ma ahayn

    • @maanbile5646
      @maanbile5646 Před 2 lety

      @@mariyanmohamed4837 adigu wax weyn Haka Dhigin

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před 2 lety +4

    Mnshlaah finally waasoo laabteen subscriberti hore u soco sister we love you

  • @cabdallaciisejamac8340
    @cabdallaciisejamac8340 Před 2 lety +11

    Keep going my sister Mariah ❤️❤️❤️

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 Před 2 lety +3

    Masha allah hambalyo wayku soo noqdeen habo qaali Allaha kuxiftiyo 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🎋🎋🎋

  • @naimoabdi2695
    @naimoabdi2695 Před 2 lety +2

    Mansha allah finally wuu no sonoqdey subscription ki alx abyo keep goin

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 Před 2 lety +4

    wlshy mariish wlhy wan kula walwalnay hadan wan kula farxanay subax kasta wan egi jiray sidi an leyahay lkn hanga tagin pls wan ku jecelahay from burco keep going wlshy cadawgagu cagta hosteda

  • @iguwaalo7141
    @iguwaalo7141 Před 2 lety +7

    Welcome back my Quen marish 🤍🥰

  • @ATRjakatyare
    @ATRjakatyare Před 2 lety +14

    Fanax waa ku wata king 🤴 canada 🇨🇦

  • @ismailikraj7706
    @ismailikraj7706 Před 2 lety +2

    Marish wlaahi waagii Jack aad lajoogtey ayey videogaga kala kacsanaa walipo clipyada iska normallka ah lkn inshllh ilaah idin kulmiyo

  • @druzair5466
    @druzair5466 Před 2 lety +15

    Keep going brother and sister 🥰🌄

  • @abdallanune8551
    @abdallanune8551 Před 2 lety +7

    CZcams kaga inuu soo labtay warba u hayn runti sister keep going

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Před 2 lety +9

    Masha Allah Marish Qurux Abayo Waan Ku Faraxsanahay In Subscribe kaagii Kuu Soo Noqday!! Congrats 🎉 Sis!! Horey u Soco!! ❤️💯🎉✅

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel Před 2 lety +1

      Walal CZcams channelkayga iso boqo ✨😌

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 Před 2 lety

      Wall subscribe isar ado mahadsn❤❤❤🥰🥰🥰🥰❤

  • @ahmedabdi3362
    @ahmedabdi3362 Před 2 lety +5

    Team Washami Ma Kala Qaleyseen mise waa Ku soconaa weli 😄

  • @najuuomar2719
    @najuuomar2719 Před 2 lety +9

    Masha allah sis wa dhownahay
    Keep going mariish wllshey

  • @nasdiidahmed610
    @nasdiidahmed610 Před 2 lety +3

    Kama yeelin su aasha u dambeysa
    Igana dhaadhici meyso taas 🥱🥱🥱🥱🥱😒😒😒😒

  • @mohamedeirow1638
    @mohamedeirow1638 Před 2 lety +3

    Walaal xijaabkii maxaad u ilowday, war dhaqankaagii inaad ku faantaa majaahilnimo baa, jaahilnimo ma ahee, waa gobnimo., qof kastood aragto dhaqankii ka cararaya waligii horumar magaarayee ogaada
    Wassalaamu Aleikum.

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Před 2 lety +3

    Gabdho Is bara inaad Gursi kale kala fadhiisatan haduuna Muxramkada

  • @maryanduraan4073
    @maryanduraan4073 Před 2 lety +6

    Ma sha allah hamblyo abyo horay usoco waan kujecel nahay

  • @zakiaosmail7153
    @zakiaosmail7153 Před 2 lety +8

    wlhi qalbigaa ka farxay markaa arkay youtupe kaada oo soo noqday 💖💖wn ku jeclahay dar illaahay huuno 💋keep going wllkey qli 💖💞💖

  • @hassnyousef5737
    @hassnyousef5737 Před 2 lety +3

    Well come back m. Beauty.alxamdu Lillaah Soo noqoshada chanelkeena.

  • @hayaanqalpi2761
    @hayaanqalpi2761 Před 2 lety +7

    fanax anaga waba naga war jecelyhy🤣🤣

  • @siidcumarmuqtaar3862
    @siidcumarmuqtaar3862 Před 2 lety +53

    Kor sambab is back The queen in Canada salaamaad 🥰

  • @queennimcoqueen6286
    @queennimcoqueen6286 Před 2 lety +4

    Maariahteena welcome back mi queen❤️🥰

  • @mohzan-dekh
    @mohzan-dekh Před 2 lety +3

    Caga jiidka naga daa wey ubahan yihiin ma aheen suasha jackna uma bahnee ee suasha haka mer meranin 😄😄😄

  • @fartuunabdiqadir398
    @fartuunabdiqadir398 Před 2 lety +3

    Waan farxay markaan arkay inay subscribti kusoo noqotay love you wll qli naag garti leh baa tahay

  • @azuuupdilaahi2131
    @azuuupdilaahi2131 Před 2 lety +4

    Oh my God Uu solaabtyy Dhamaantiii Masha Allaah Hppty 😢 ❤ 😍

  • @khasibabrawa3446
    @khasibabrawa3446 Před 2 lety +31

    Manshalah 🥰🥰💯💞

  • @jabracade9056
    @jabracade9056 Před 2 lety +2

    Marish abyo markaa 50 jir noqoto isoo qabo🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedabdirahmannoor8066
    @ahmedabdirahmannoor8066 Před 2 lety +3

    Canada 🇨🇦 hadda meeqa saac waayo reply isoo gal waraa Mrs Canada

  • @abdaleahmed6219
    @abdaleahmed6219 Před 2 lety +5

    Maria gabar qalbi wanagsan

  • @abdirasakcm10
    @abdirasakcm10 Před 2 lety +2

    Uusoo labtay alxamdulilah subscribers ilahay baa mahad iskaleh

  • @aamiincabdi1978
    @aamiincabdi1978 Před 2 lety +4

    NAFTU TAY UMUHATEE LAGA MAARMI KARINEEY NIYADAADU WACANAA MARIO WELCOM BACK

  • @axmedshariifow5830
    @axmedshariifow5830 Před 2 lety +2

    Run ahaan tii muuqaaladu sidiihore xiisa umalaha waayoo mariyo markii ey kasoo tagty qurux kudhiigle ayey iigumabeey sey

  • @Xurmad.boy_Officially
    @Xurmad.boy_Officially Před 2 lety +3

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ina adeer mariish maxaa kugu dhacay waad madoobaatee ?
    Sidookale farxaddii iyo qosolkii badnaa waad jooojisee
    Maxaa iskakaa badalay xitaa camera waykudiidaysaaye ?
    💥💥💥💥💥❤️❤️❤️❤️

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před 2 lety +4

    Maxaan u dareemayaa inaan kunacay markaad Canada 🇨🇦 aaday 😏🤭

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Před 2 lety +2

    Cid kasta oo aan jack ka ahayn iskuma soo baxaysaan

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Před 2 lety +6

    Kuwa comment ama markasta kuwa live tik tok su,aalahe kuweydiyan waa wada faul miiran markasta jack eku weydiyaan adna si waafiya aya uga jwpta thanks wlsheen maarish abshir ex kor sambab🤪🤪✌️✌️✌️

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Před 2 lety +3

    I don’t know waxa qaldan jack markaad isla joogtaan ayaan xiiseyn jirey inaan ku daawado,hadase waxaan dareemayaa boring,waxaad aheydeen laba isku nuuro

  • @zamugclzamugcl3869
    @zamugclzamugcl3869 Před 2 lety +1

    Mariyay abyo aniga wnku tagera ilahay cimri deer oo cibada ileh hakusiyo wllshy mesha jogtana ilahay hakugu xifdiyo abyo wn iskaga jeclahay wllshy iga weyn oo kle itahay abyo🥰🤩

  • @nasteexomaxamed393
    @nasteexomaxamed393 Před 2 lety +2

    Marish habo mcn keep going lkn waxaa u xiisey adi io jack io aamiin qosolkiinii wlhi wahel baa ii eheeden sedaxdiina🥺

  • @farax6361
    @farax6361 Před 2 lety +1

    Mariyay inankan yar ee laabta xajiimalahaleh horta naga astur kudheh waanu kaa ......

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib Před 2 lety +36

    6:47 not only ajaanib, Fursadaha kale ee Canada 🇨🇦 lagu tago maha oo kaliya Mid hindida iyo Asian kale UU banaaan, Somalida umbaa family sponsorship ku taga, waxa jira sabab kale oo lagu tagO Sida:- 1, express entry ( Immigrate as a skilled worker. 2, provinces nominates 3, Quebec selected skilled worker, Quebec Waa goballka af French ga lagaga hadlO.
    4 Atlantic Immirgtion program, oo ah sida gobalada Nova Scotia,
    Shuurudu Waa in UU qofku haysta Language proficiency sida IELTS minim band 6.5 not less than 6.0, processing time ku sidan ku ogaa wuxu ahaa 23 months hadaan wax laga badalin . Website ka IRCC ayd ka heli kartaan more details
    Waa fursad cidkasta UU banaan oo aan jeclaan laha in ay dadka somaliyed ku baraarugan.

    • @suhuurbintusuhuur5711
      @suhuurbintusuhuur5711 Před 2 lety

      Wllo xagee kalaso xidhidha

    • @zuzuvip8884
      @zuzuvip8884 Před 2 lety

      Wall halke kala so xarira more information ubahana he

    • @hayatti5945
      @hayatti5945 Před 2 lety

      Hadad qof wngzn hore dad kle process kaa ku mariyay noo sheeg more information bn ubaahna

    • @nimcomo4095
      @nimcomo4095 Před 2 lety

      Wll qli halke kala soo xidhiidhi karaa adoo mahadsan

    • @calicabdifiidow290
      @calicabdifiidow290 Před 2 lety

      Sxb wax badan ayaad fahansantahy intee kala soo xariira si aan xog badan u ogaado

  • @fatushR
    @fatushR Před 2 lety +5

    Marish keep going my sister,,♥️♥️

  • @aishocabdulqadir6409
    @aishocabdulqadir6409 Před 2 lety +3

    Keep going marisha sister fanax iku salan wayo sulaal aan rabay buu ku waydiiyay kkkk qurux

  • @shankaroon8840
    @shankaroon8840 Před 2 lety +3

    Abayo tittlekii iyo comment aaway mad delete gareysay comments kii

  • @abasssaid1188
    @abasssaid1188 Před 2 lety +3

    Boumboum in the house the family in bea qurux gudhigle in the house from 🇩🇯

  • @mohamet_fouzi4504
    @mohamet_fouzi4504 Před 2 lety +5

    Ninkii suaalaha macaneyn jiray u baahan yihiin😃😃😃😃✌💯

  • @hamseahmed4081
    @hamseahmed4081 Před 2 lety +3

    Qofkii Su"aalaha mcanayn jiray
    Ayaa ka mqan meesha Sorry

  • @faaisxasan4795
    @faaisxasan4795 Před 2 lety +30

    Allah guide you to the right path

    • @Tradingfreak611
      @Tradingfreak611 Před 2 lety +1

      Amiin yaa rab
      Dibada iney qof badali karto
      Ma moodin lkn cadeyn igu filan waan heysta

  • @naila_queen8423
    @naila_queen8423 Před 2 lety +3

    Masha'Allah waan ku faraxsanahay abyo mcn in subscribe kii kuusoo noqday hadda arkay hambalyo abyo mcn samraa sadkiisuu helaa

  • @khadijamohamed9962
    @khadijamohamed9962 Před 2 lety +1

    Abayo horey u soco wixii kuwanaajiya wanaaji wixii kalena kasoc

  • @wllhanad1982
    @wllhanad1982 Před 2 lety +5

    Abaayo farxad kunoolow😍

  • @yusufabdiaziz507
    @yusufabdiaziz507 Před 2 lety +5

    Mariyo qurux ku dhigke ma jeceshahay runta sheeg

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 Před 2 lety +6

    Wooow am happy that Mariah's channel is back Alhamdullilah

  • @kawsarita1561
    @kawsarita1561 Před 2 lety +6

    M.a abaayo waxn ku Faraxsanahay in yutubbkii kuusoo laabto❤🥰

  • @ATRjakatyare
    @ATRjakatyare Před 2 lety +3

    Hi maarish where is Jack & Amiin & fanax

  • @mohamedmohamud2849
    @mohamedmohamud2849 Před 2 lety +2

    😀wa ina noqdo first
    wxi kadmbeya not big
    wlhi so funy answer

  • @bosslady6295
    @bosslady6295 Před 2 lety +3

    Wxn uxiiisey mario iyo jack is agjogoodii😪😭

  • @ruunmaryan4036
    @ruunmaryan4036 Před 2 lety +8

    Anaa uhoreeyo macaanto ❤🥰👭