PRANK GII IGU YAABKA BADNAA MASEER DARTIIS AYAY IGU GACAN QAADAY😩🫣

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 404

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před 2 lety +137

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم

    • @qanciyeyare6891
      @qanciyeyare6891 Před 2 lety +3

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤️

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 Před 2 lety +2

      Scw scw scw

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 Před 2 lety

      @@qanciyeyare6891 ALLE HAKU RUMEEYO RIYADAADA WLL FADLAN ISOO RAAC PLZ SUBSCRIBE 👋w🙏

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 Před 2 lety +1

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @feisalyare3452
      @feisalyare3452 Před 2 lety

      Salalaahu caalayxi wasalam

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +141

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Před 2 lety +99

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 lety +162

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +114

    inta markay prank aragtay soo carartay ismujiya 😂🙏

  • @axmadcade1230
    @axmadcade1230 Před 2 lety +75

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋

    • @qanciyeyare6891
      @qanciyeyare6891 Před 2 lety +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 Před 2 lety +2

      Scw scw

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 Před 2 lety +1

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @mshire3995
      @mshire3995 Před 2 lety

      صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Před 2 lety +31

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰💟💟 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣💟

  • @abdulahiiidow4020
    @abdulahiiidow4020 Před 2 lety +74

    Prank Aan kahelnay Lkn Gawadhena in laga Xanaajiyo maqabno Raali gilin Ayan uga fadhina Arinkas😂

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 Před 2 lety

      ALLE HAKU RUMEEYO RIYADAADA WLL FADLAN ISOO RAAC PLZ SUBSCRIBE 👋w🙏

    • @abdihamidhaji4364
      @abdihamidhaji4364 Před 2 lety

      Reer canada our queen xanaaq no ..raali galin rabnaa..

  • @user-po3fn5bs2s
    @user-po3fn5bs2s Před 2 lety +4

    aanku wada salino xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @bezani
    @bezani Před 2 lety +34

    Prankigan waa iga gadan yahay😂 Reer Canada xabad fcn ee kaa gashteen👍 Lkn cadey Canada gacan fudeedka waa la isku xiraa ee ka taxadar hada kadib😜

  • @nashuuxasan6295
    @nashuuxasan6295 Před 2 lety +56

    Hhh gabadha prankiga sameesay jugta wey ku dhacday🤪🤪lkn wey mahadsantahay anagio team qurux ku dhiigle eh xitaa maseer baa dareemeenay

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Před 2 lety +21

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 😥

  • @bashirabdi1656
    @bashirabdi1656 Před 2 lety +13

    Waa ku xiisnay plz malin walba video noso gali queen

  • @mahrezking1346
    @mahrezking1346 Před 2 lety +17

    Gabadha hala rali galiyo marish wa gabar wanagsan ila xaaad masha allah

  • @xanfaresh2024
    @xanfaresh2024 Před 2 lety +22

    Keep going Marish Naga adag sidaas u garac wixi aad fahmi weeydo geesida 👑👑👑🦁🤟❤️🥰

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Před 2 lety +31

    Marish quruxkudhiigle ayaa guursan doono inshaa allaah

  • @bashirabdi1656
    @bashirabdi1656 Před 2 lety +26

    Qarashbaa naga galay nimanka kulahaa ayada miyaa kentay Canada😂😂😂

  • @boojadheere
    @boojadheere Před 2 lety +21

    Keeb going wll kusali nabi muxamed SCW SCW SCW SCW SCW🕋🕋💖💝✔✔✔✔✔

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 2 lety

      ( SALALLAHU ALEIHI WASALLAM)🤲👍🙏🌷💯🤲💯🎉💗🌹❤️♥️💯🤲🌺🌷🌷💕💗💗🌹🌹❤️🙏❤️

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 Před 2 lety

      Scw scw

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 2 lety +30

    Anigo Chanelle kaaga dawanayo ayu Muqaalkan so galay lkn marish walagu helay prank kigan 😂😂😂👍👍👍keep going sis 👍💕

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Před 2 lety +7

    Marish baayo geesiyada inaa tahay cad reer galgacayood baa tahay dhiigaga libaaxyada Darbi darood baa kugu jiro af Iyo adin waa iskaga filan yihin gabdhaha reer galgacyoodka reer puntland caqli Iyo geesinimo dacad Nogu imada maashalah ...guuleyso maarish libaaxad faridad

  • @fatxi5110
    @fatxi5110 Před 2 lety +9

    Marish wallhy iska ilaali nagaha qurbaha jooga tan hada waa prank lkn sidaba ha isku raac raacin naago io nin toona ma jecli inay wax xun kugu dhacaan xptty ilhy ha ku xifdiyo 🥰🥰🥰 love you qali

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 Před 2 lety

      Dee maxaa la raaci marka naag iyo ninba la iska ilaaliyo ee meshana family badan jogin 😀😀

  • @Somalia9
    @Somalia9 Před 2 lety +14

    Gabadha kaliya baraha bulshada ka taageero Marish 🙏

  • @maniyamohamedabdi9380
    @maniyamohamedabdi9380 Před 2 lety +20

    😂😂😂😂😂😂Mariishey gebadha cill noocee uqabteyni hhhhh bisinka wlhi ayadhana jugteedha wey qabtaaa😂😂😂

  • @zamzambide174
    @zamzambide174 Před 2 lety +14

    Mariya Jack iyo aamin ayay baraty waa wllaladay ee haday Canada ugu tagatay rag lagu dilayo alle hagaga dhigo nabar xaqdaro 😂😂😂😂😂👍💟

  • @mariyanmohamed4837
    @mariyanmohamed4837 Před 2 lety +15

    Plz Vlogs nosoo duub magaalada dhexdeeda inan kala barano ayaa rabnaa wa so soconaa mss Canada 🇨🇦

    • @luckygirl7305
      @luckygirl7305 Před 2 lety

      😂😂inaa kala barto rba aaa aadso nyaa

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 2 lety +10

    Welcome Back My sweetheart Marish beauty Sharaf Io Karaamo Korkaaga Ha Ahaato ♥❣🥰🇱🇧

  • @samiiraibrahim3103
    @samiiraibrahim3103 Před 2 lety +14

    Waa prankigii ugu horeysay aan aamino😂marish waleey xooga ani maa iga xaday😂

  • @abdirahmanabdulahi4325
    @abdirahmanabdulahi4325 Před 2 lety +28

    Walalhi Masha alaah boska aa kaa filayay aa ka soobaxday lpx naag eh waliba qalqal xtaa malagaa daremin dadaa ogahay sacaan Abyo sorry dhihi lahaayen gurigaaga maa la igu dilaa cml gesiyadena alahaa ku xifdiyo 💪❤️🤲🇸🇴

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Před 2 lety +5

    Sidaa usugyy lee vediowyada abyo wan ku jeclhy wllhi farxad ku nolow nolosha kuma xumeso mariya💯❤❤❤❤❤

  • @abdirahimhyder5975
    @abdirahimhyder5975 Před 2 lety +12

    masha Allah marish waa ku wataa kun iyo kow jeer adaa ku leh The queen from ireland Dublin

  • @vagabondventure7681
    @vagabondventure7681 Před 2 lety +18

    That prank was another level 🔥

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 Před 2 lety +6

    Marish ixtiraam badnida m.a xtta wey uwcday ❤

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Před 2 lety +9

    Kkkk maria ileen wey dagalami taqaa 😂❤️✌️

  • @sowdosiman2276
    @sowdosiman2276 Před 2 lety +14

    Mariish abayo macan waan kusalaamey gabar aad aan kujeclahey baa tahey runtii

  • @naasiraxmad4445
    @naasiraxmad4445 Před 2 lety +11

    Maariish gabadha caadi ayaad udisheyi😂😂

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před 2 lety +11

    The one and only queen of the queens Marish in the building 👸🏻♥️🥰❤️♥️👸 Marish waxan hubaa inad silayaqaano nogu so aari doontid sorry xbbt 😂😂

  • @samadoonmedia3696
    @samadoonmedia3696 Před 2 lety +1

    Waa Qalad Walahi Gabadha Caadibaad U Dishay Adaanay Wax Ku Waday Xataa Hadaanad Ogeyn Run U Haysatid Wax Qof Loogu Gacan Qaado Kugumay Samayn Wlhi Biyo Nadiifa Ma Wax Laga Xanaqaa

  • @abdullaslla562
    @abdullaslla562 Před 2 lety +12

    Ar shime igu danbese marish o shini cml u qeliso 🤣😂😂😂😂

  • @mahadsomali
    @mahadsomali Před 2 lety +2

    Nimankaan inuu Qarash Nagaga Baxay Ma Ogid Miyaa Kulahaaaa iyaaaa

  • @samraana143
    @samraana143 Před 2 lety +25

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Saxiby qofta waa kuwaabsantahy
    Naag danbe prank iyo dhuq dhuq kulama imaan kaaraan feer kadherji walhi👊👊👊
    Ugaali qofkii cunay laweydiinaa meshan wixii kadhacay😁😁😁

  • @legend-nc3wu
    @legend-nc3wu Před 2 lety +3

    Agah agah agah naa heedhe maarish huuno inanta yari Waad ba dishee ileen laguna ogee xoog baad tabcaan latahay

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 2 lety +3

    Masha allaa quruxey waa paranki qosol badan iyo naxdin waa yabay wale 😂😂😂🥰🥰🥰💖💖💖🌹

  • @DAhabo-nw1yi
    @DAhabo-nw1yi Před 2 lety +3

    Wel com xaptii meshaan la aantada abad wyae

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 Před 2 lety +3

    mariish beuaty wan ku xisnay wlhy welcome back

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 Před 2 lety +3

    War marishbeauty hala iska ilaaliyo nimanka qaar xataa saas wax ma ufeeri karaan... she's a real boxer. FLOYD MAYWEATHER in loo balamiyo waaaye✌✌✌✌

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 Před 2 lety +9

    Marish wll aan qosolkedii uxiizy noolaw in badan quen

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 Před 2 lety +3

    Wallahi mariish cadi ma tihid saa feerka utuurtan layabay

  • @abdirahmanmohamed3964
    @abdirahmanmohamed3964 Před 2 lety +11

    Hhh kulahaa shaqadaada anaa Aqaan way dhaarsantahay Qofta😗😚😗😃

  • @mohametcade3149
    @mohametcade3149 Před 2 lety +24

    Gulayso marish allaha ku xafido 😿❤❤❤

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 Před 2 lety +17

    Marish : Ma intaas Lee u imaaday hhhhhhh
    Gabadha : haa intaas u imaaday 😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😅😅😅😅😅

  • @bosslady6295
    @bosslady6295 Před 2 lety +6

    Maarish naag nool iga dheh❤❤👑

  • @iguwaalo7141
    @iguwaalo7141 Před 2 lety +8

    Quen of somali marish 🥰🥰

  • @sadiriyaaally2539
    @sadiriyaaally2539 Před 2 lety +8

    Waan iga gaadeen sxbtay walle mayeelin aarso team marish💪❤

  • @nuurta
    @nuurta Před 2 lety +7

    Dagaal markey galeyso miirdhan ma lahn🤣🤣🤣🤣

  • @AdoontiAlle2023
    @AdoontiAlle2023 Před 2 lety +8

    Manooli walaahay marish waa dagaal socdaa ileen 😂😂😂😂

  • @ayaanahmed1973
    @ayaanahmed1973 Před 2 lety +10

    Isku dabecad nhy marish 😂

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse Před 2 lety +2

    Marish waa lagaga xiisay CZcams welcome back xbbti

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před 2 lety +33

    Keep up the good work 👏

  • @mulkihappy
    @mulkihappy Před 2 lety +6

    Waa Lees kaga danbeyna waan arsanenaa hadaa nahay team marish sorry xabibti weyba kugu dhacday tan mante🙄

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 Před 2 lety +3

    Marish qof loo xiisay xbbti waan Ku tawnay hubal

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 Před 2 lety +8

    Sida naciimo jakar sharci la aan hakuku dhacdo intaa dadka kuduuftit meshan Africa ma ahinee 😂😂😂😂😂

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 Před rokem

      Manta dhan comment tigaagan ayaan raadinayy nicimo ma bilaa sharci baa 😀😀😀😀

  • @zahroshanleey6847
    @zahroshanleey6847 Před 2 lety +3

    WALI MA ARAK MAGAC MARIYA OO LAGA ADKAADAY SAAS AAN KAARABAA KKKKKKKKKKKKK❤❤❤❤❤

  • @araksanhamoud1833
    @araksanhamoud1833 Před 2 lety +14

    Oh caadi bada u dishay gabadh marish ❤️

  • @sidra857
    @sidra857 Před 2 lety +4

    Qoftii yarayd waxbaa helay feer aaba kow uga siisaye 😁😁😁😁😁

  • @sadiriyaaally2539
    @sadiriyaaally2539 Před 2 lety +5

    Sxb wan ku xisay mariya abshir❤

  • @roondo9124
    @roondo9124 Před 2 lety +19

    waraa Marish Sida Ragaa ayay U Dagalantay kaw Oo Maa Tasaa leedin Qurux ku dhigle Haa Is Guursadan wabay Dilaysaa Marku Da,aawdo Video gan Qurux ku dhigle Revise Bu Qaadnyaa camal Gadal gadaal bu U baxyaa Kaftan weye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdulqadirabuukar1186
    @abdulqadirabuukar1186 Před 2 lety +20

    Walahi marish waa lagu gaaday sorry sister waa prank kigii labaad sifiican lagaaga raayo waxaa kahoreeyay Kan kii qurux kudhiigle gabadha jidka idiin istaagi jirtay oo lahayd gaariga iijoojiya telka sanka kaaga dhici jiray midkaana laba kuu ah lol

  • @samirahussein8949
    @samirahussein8949 Před 2 lety +2

    Jah! Rer Canada gabada miyadan ka xishooneyni wayo marti ayy idiin tahay

  • @aasiyobashiir2445
    @aasiyobashiir2445 Před 2 lety +5

    Wlhi waa dagaalimi kartaa😁😁😁😁

  • @omarmaahir9099
    @omarmaahir9099 Před 2 lety +5

    War Marish Waba Dagalamey 😂😂

  • @miskimohamed62
    @miskimohamed62 Před 2 lety +4

    Ala ala ba'ay ba'ay aniga NBI igu ogadey kkkkk gabadha nodaaya reer Canada😄😄😄

  • @abdoulkaderobolos9520
    @abdoulkaderobolos9520 Před 2 lety +2

    Haye marish wn ku salaamney wll gadaal ban ka fahmey thnk you

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 Před 2 lety +9

    Waan qosli lahaaye Canada 🇨🇦 baan joogaa😃😃😃

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 Před 2 lety +4

    Marish naagaha qurbaha iska ilaali, xitaa shatabkoda ha cabin joog

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle4225 Před 2 lety +1

    Marish waad u dhalatay kartida keep going sister

  • @ilwaadmhmud9546
    @ilwaadmhmud9546 Před 2 lety +3

    Kuwani prank inu yhy gormay shegayan😅😅😅😅😅😅😅 ala marish xoog waynaa

  • @aadanyaretube7102
    @aadanyaretube7102 Před 2 lety

    Waraa maarish daacad ayey u hadashay wlh bismilaah

  • @Fatuush1156
    @Fatuush1156 Před rokem

    intiina varka fahantay like sara iney ninkii waxladubayay dadka dhaha nin kanada joga ayaykuqabstay quruxku dhigle wa hilmantay dhaha iney ujawabeso hey smart lady 🤪🤪🤪🤣😂😂😂❤️❤️❤️

  • @abdirizakqoslaaye3283
    @abdirizakqoslaaye3283 Před 2 lety +4

    😁😋😂😁😁 Marish team waayabee Dad ka daran u tagatay Prank waali ah hhhhhh

  • @mohamedamiin1337
    @mohamedamiin1337 Před 2 lety +4

    Hello marish

  • @hamdaahmed8771
    @hamdaahmed8771 Před 2 lety +2

    Wllhi ani dhan moodness ahaa waad igaqoslisay 🤣🤣

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 Před 2 lety +5

    Salalahu caleyhi wasalim

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 Před 2 lety +1

    Mariish tiiyarayd caadi udishay 🤣😅

  • @kowsaridiris6261
    @kowsaridiris6261 Před 2 lety +1

    kkkkkkkk mariyay gabadha ciil cuune ah aa uqabtay waa bobsiisay 😅😅😅😅🤣🤣😍brank really ah waa funn kiisa wata

  • @mahamudayshidindhabi4685
    @mahamudayshidindhabi4685 Před 2 lety +2

    Waxaan kaftan maaha naago ka maseyrsan waaye gabadhaas maskiintaa oo meeley usoomaraan weysanaa. Sheeko barakey badanaa. Naahooy gabareey is ilaali naagahaan walaahi noloshey kaaga cayaaridoonaan ugudambeyn.

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 Před 2 lety +4

    Mariish waa dulqaad badan tahay wlhi😂😭

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 Před 2 lety +1

    Sorry mariish wekugudhaacday tan iskaqado hayedheeh

  • @RelatableRealitiesYt
    @RelatableRealitiesYt Před 2 lety +2

    Wlh am first

  • @salmasalah7119
    @salmasalah7119 Před 2 lety +3

    Marish wan ka xumahy prank lagugu sameyy balse gabadha waa tuntay 😁

  • @Muqdisho669
    @Muqdisho669 Před 2 lety +1

    wllhi way kaa gashteen Reer Edmonton

  • @suldaankaraamamusic3154
    @suldaankaraamamusic3154 Před 2 lety +7

    Keep going my sister ✌

  • @mahadibrahimabdulle5169
    @mahadibrahimabdulle5169 Před 2 lety +2

    Marish cadey wan ku wataa dhig aya ledahay gawadha wa iska celisay sas aya laga rawa wan ku wataa San Lee mar kasto iskaga celi wlh si dhab ah ayan ku tagera walashey qalida ah

  • @nafisoali2886
    @nafisoali2886 Před 2 lety +1

    Wlhi sorro marish quruxeey rer canada mar horay parnk iyo waxan lojogin kugu bilaben awalna fanax ba kugu sameyay awala team wa yab barnk yada ku nacay rer canada gabdha no dhafa

  • @xaawoabshir6460
    @xaawoabshir6460 Před 2 lety +1

    Landherinimo gbdheyda indhahey kudhufaneh wlhi mraish qurx wey tonte wlhi keep going hpo mcn

  • @farxiyajaamac3525
    @farxiyajaamac3525 Před 2 lety +3

    Naa marish waxb kuhelay wllo hhhhh

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před 2 lety +1

    First new best "Jilliin" from Canada 🇨🇦 👌 😍 😎 😀

  • @rudwaansiikee920
    @rudwaansiikee920 Před 2 lety

    Maarish shalay tiktok aad yaaan uu ugu faraxnay balse najiib har baar hanaga mudan
    Marish
    Qurux ku dhiile waan sodanaa ilaa Canada
    Insha Allah

  • @zamzamgacalo119
    @zamzamgacalo119 Před 2 lety +2

    First ahey keep going baayo ☺️

  • @AdoontiAlle2023
    @AdoontiAlle2023 Před 2 lety +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂 prank ugushidnaah 2022

  • @bashkacade115
    @bashkacade115 Před 2 lety +3

    Marish beauty love you soo much ❤❤❤❤