8 Shaqsi oo shar badnaa balse wax fiican sameeyeen| HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Muuqaalkaan si guud waxuu uga hadlaya ragii gabood falada geystay sidoo kalena ganacsiyada xun ka shaqeyn jiray waxa fiican ay sameeyeen.
    Fadlan hadii Channel-ka ku cusub tahay Subscribe saar si aad muuqaalada kale ula socoto.
    Like Share and comment
    Facebook/Tanaad
    Gmail/Koorta1212

Komentáře • 130

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Před rokem +2

    Qadaafi illahay haku naxariisto halyeey Islam ayuu ahay Masha Allah wll tanaad hoorey usoco jazakallah khayr ❤️👏🕋scw scw scw

  • @beygadaalo7670
    @beygadaalo7670 Před 5 lety +11

    *Soo badi bar naa miJ kaan sxb guul & goba nimo,*

  • @faansanehchanel3995
    @faansanehchanel3995 Před 5 lety +7

    NABIGAH KUSALIYA DHMAANTIIN

  • @qaazimarab5521
    @qaazimarab5521 Před 5 lety +31

    Asc walaal mahaboona inaad mucamar alqadaafi raggan barbardhigto

  • @naima1.5.75
    @naima1.5.75 Před 5 lety +21

    Qadafi halasimin nimankan isuma dhawa 👏hitler 😂😂qisadisa dhamysa maku dhiiba😂😂

  • @hubsiimojslhubsiimojsl6975

    Qadaafi abihii libiya Allah ha unaxariisto AAMMIN AAMMIN AAMMIN

  • @MohamedMohamed-jp9ky
    @MohamedMohamed-jp9ky Před 5 lety +5

    Deg waa deg ama Muslim kadadi ama qal kadadi

  • @jaabirjaaburdiiriyefaarax5252

    Qadaafi hakudarin🙏🙏🙏🙏🙏

  • @khaliilmuxamed
    @khaliilmuxamed Před 5 lety +14

    Adolf Hitler waa ninkii gam iyo baa'ba ka dhigay yuhuudda belo ku degtay

  • @hiilkadhalinta4069
    @hiilkadhalinta4069 Před 4 lety +4

    Alla caqli daranidaa ninka dadka dhiigooda banaystay miyaa xuquqda xayaawaanka ilaalinaya

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 4 lety +3

    Rajiimkii Afweyne maxad ugu Soo dari wayday

  • @ahmedawil4593
    @ahmedawil4593 Před 4 lety +1

    afweyne kumaad darin

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Před 2 lety

    Ma jinkiskhan ayad ku tilmaamtay qod wacan waa beentaa wuxuu sigaara ucabay dhiiga musliminta 60/ alle naarta haku fogeyo

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 Před 3 lety +1

    Tanaad adiga laguma arki karomiya xitaa magacaaga nooma sheegtit sxb

  • @zalmaahmad1086
    @zalmaahmad1086 Před 4 lety +3

    siyaad barre ilawday
    wuxuuxazuuqay Dadbadan oo aanwaxba galabsan

  • @goldenhair5259
    @goldenhair5259 Před 4 lety +1

    Sxb Inan ka Tanad ka hadloow qaar badan oo dadkan ka mid ah amaantoda ama wanagoda waxad ku sheegtay inay ogolayen xoriyada Diinta ma wanaag baad u taqana arinkas

  • @shamsudinmohamed8053
    @shamsudinmohamed8053 Před 5 lety +1

    Jingis khan wuxu ahaa musiibo umada ku habsatay oo bilaa diinta ma haboona in lagu tilmaamo wanaag

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před 3 měsíci

      Sikastoo umadaga uhalaagi jirey hadana 1sifo lahaa oo aan laheyn madaxdii gaalada ee xiligaas joogtey waano curiyada diimaha badbaa ma fara galin jirin diimaha

  • @fadumomaxamud2814
    @fadumomaxamud2814 Před 5 lety +2

    walaal Qadaafi qof shar badan maxad ugu tilmaamaysaa waa qof muslima waa Aabihii horumarka Libiya waa khalad inaad Jingis khan iyo Hitler la meel dhigto

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 Před 5 lety +5

    Siyaad barre ka tagtay

  • @AbdulahiAY
    @AbdulahiAY Před 5 lety +6

    tan Hitler ba ugu qosol badan

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 Před 5 lety +5

    Qadaafi Rageedibu ahaa Ragan lama sina Hno Allah how naxariiste

  • @samix9770
    @samix9770 Před 5 lety +10

    Gaddafi meshaan kabixi . qalad waye

    • @trapstar8581
      @trapstar8581 Před 5 lety +1

      Dad badan ayuu dilay wuuna gum gumaystay

  • @toomany7105
    @toomany7105 Před 5 lety +2

    Khadaafi hadalkiisa Borobogando waaye oo Dalka mareykanka ay diyaariyeen si ay u xumeeyaan madax weynaha.

  • @derejo2707
    @derejo2707 Před 5 lety +19

    I AM THOMAS SANKAARA

  • @bashkaali4980
    @bashkaali4980 Před 5 lety +12

    Anna waxaan rabaa inaan naqdo midka 9aad 1.9.2019

  • @cabdikhaaliqmacalin1606
    @cabdikhaaliqmacalin1606 Před 5 lety +4

    Wa waxayalo rer galbed ey bunbiniyen waxan kaaheyn

  • @mahamedzadeam38
    @mahamedzadeam38 Před 5 lety +4

    Nice

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 Před 3 lety

    Qaadi muslinbuu ah allah unaxariisto

  • @gaboose114
    @gaboose114 Před 3 lety

    siyaad barre kwrn sxb

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs Před 5 lety +3

    Sxb walaxaa la dhjmane ku dar qadaafina ka saar

  • @Hikmawi1
    @Hikmawi1 Před 4 lety +1

    Qof u olaynayay kiristan ma wanagba

  • @pesaxmed6722
    @pesaxmed6722 Před 4 lety

    Muammar qadaafi legend

  • @anwaribrahim2826
    @anwaribrahim2826 Před 5 lety +20

    Abdi Mahamud Omer (Abdi iiley) ka ilaw day

  • @fadumomaxamud2814
    @fadumomaxamud2814 Před 5 lety +2

    Libiya kama dambayn qadaafi Ilaahay ha u naxariisto

  • @shamisnurjama3945
    @shamisnurjama3945 Před 4 lety +1

    Allah akbar allah akbar

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn Před 3 měsíci

    Guul and

  • @xurmo4031
    @xurmo4031 Před 5 lety

    Tanaad Masha Allah Allah wlle horay usoco insha Allah alle haku garabgalee galee

  • @cabdulaahimohamed4598
    @cabdulaahimohamed4598 Před 5 lety +3

    2:20 wuu ag swexan jiry aaa😂😂

  • @ahmedabdikalik7690
    @ahmedabdikalik7690 Před 5 lety +2

    Qadaafi

  • @Comps223B
    @Comps223B Před 5 lety

    Mahadsanid saaxiib

  • @mohamednuuh7449
    @mohamednuuh7449 Před 3 lety

    Sxb codsi khadafi document full ah ina so samey iyo sadam hussein iyo osama bil adin

  • @buraale134
    @buraale134 Před 4 lety +1

    Mashallah

  • @Haldhawr
    @Haldhawr Před 5 lety +6

    fikirada reer galbeedka miyaad iila timid qadaafi maa ahayn waxa aad ku sheegtay hitlar iyo qadaafina inaad isku meel dhigto wax anaga naga dhaadhacaaya maaha sxb yaana lagugu qoslin kkkkkkk

    • @fadumomaxamud2814
      @fadumomaxamud2814 Před 5 lety

      HOYGA JIIKA DANBE waa arin fool xun inuu mucamar alqadafi la simo kuwan aan ognhy qaarkood inay magaalooyin dhan ka dhigeen Wabiyaal halka ay magaalooyin dhan dadkoodii qoorta ka jareen waa Jinkis khan iyo Hitler oo dadka lafahooda intuu shiido shidaal ka dhigan jira subxaanallah ma dadkaas baan kala mid dhigaa Aabihii horumarka Libiya waa khalad

  • @abdallainbnumaryan9699
    @abdallainbnumaryan9699 Před 5 lety +6

    dani kufsina kusoodar

  • @hiilkadhalinta4069
    @hiilkadhalinta4069 Před 4 lety +2

    Meesha ragu malayiinka ku layeen miyaad qadaafi ku dartay

  • @hassanabc9190
    @hassanabc9190 Před 5 lety +2

    Mucamar alkhadafi waa qalad inad soo qaadato

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 Před 3 lety

    Qadaafi iyo gaalada miyaad isbarbardhigaysaa

  • @goobadgabadhgeesidhalay9587

    Qadafi ka bixiiii pleas

  • @AhmedSaid-jg8kb
    @AhmedSaid-jg8kb Před 5 lety +2

    diyaad barre maxa ugu do darri waydayeen

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 Před 5 lety +4

    Reer hooyadey wadankeeda dhulka ayaa lagashay sxb

  • @tolmonabdiqadir8351
    @tolmonabdiqadir8351 Před 4 lety

    Afweyne maxaad ugu tagtey? Ma Adeer buu ku yahay

  • @muctasimbin2004
    @muctasimbin2004 Před 5 lety +38

    siyad bare ayaa kailowdey videogaan
    yaa iguracsan like 👍
    👇

    • @quruxdumara5277
      @quruxdumara5277 Před 5 lety

      muctasim Bin siyaad bare muxuu haleeyay ma dad kaan ayee isku mid yihiin alle how naxariistee

    • @ahmetabdi8960
      @ahmetabdi8960 Před 5 lety

      Aabo siyaad hoyada mo dile duluf yaho ka dhamw halyeeyda somaliyed Ethiopiaan yaho tuuga amxaarka ah

    • @mohamedfilano9747
      @mohamedfilano9747 Před 5 lety +1

      Hoyadii wasahaas mesha haso gelin dad wawen aa laga hadloya siyad bre ciyal xafo waye

    • @muctasimbin2004
      @muctasimbin2004 Před 5 lety

      @@quruxdumara5277
      amiiin

    • @suldaansiciid1899
      @suldaansiciid1899 Před 5 lety

      Hhhhh inlagu daray ahayd xaga dadka uulaayay

  • @ahmedmahamud7920
    @ahmedmahamud7920 Před 5 lety

    zxb adoo raliya Dalka Austria kaso hdal please

  • @ASMA437
    @ASMA437 Před 2 lety +1

    Iyo masar na wu ku duulay nabilyon

  • @apwanzame1159
    @apwanzame1159 Před 4 lety +1

    Wuxuu Hitler xayanka ugu doodayey sababto ah bisadaha ayey isku eegyihiin 🦝😂

  • @somalientertiment3378
    @somalientertiment3378 Před 5 lety

    Sxb jankiis khan waxa wanaagsan ee uu sameeyay waa maxay???

  • @nimahhussein5733
    @nimahhussein5733 Před 5 lety +9

    Siyaad bare maxaa uga reebtay

    • @aadammohamed2252
      @aadammohamed2252 Před 5 lety +1

      Maxuu sameyey

    • @AhmedSaid-jg8kb
      @AhmedSaid-jg8kb Před 5 lety

      sayaad Barre dadku xasuuqay lkn waxbu qabtay Markii hore

    • @nimahhussein5733
      @nimahhussein5733 Před 5 lety

      @@aadammohamed2252 dadkuu xasuuqay dee

    • @aadammohamed2252
      @aadammohamed2252 Před 5 lety +1

      @@nimahhussein5733 bro asna allaha u naxaristo dadna uu alle ku salidana allaha u naxaristo iskaga ducey sxibow waa qof muslim ah

    • @fatimamusa8657
      @fatimamusa8657 Před 5 lety +2

      Aadam mohamed hhhhh qof dad dilay muxuu ka garan ayaa islaam misana wuxuu diiday suratu nisaa muxuu qabtay oo siyaad barre loo gu duceeyaa ku wuu dilayna allah Ha u naxariisto

  • @mxro_8439
    @mxro_8439 Před 3 lety

    Waaba dadfiicanee

  • @libaaxcobra5986
    @libaaxcobra5986 Před 5 lety +6

    Waxaad faafisaan warbixino been ah......kuli waa been.... khadaffi dadkiisa ayaa maanta u oonaayo

  • @upduraxmanali7258
    @upduraxmanali7258 Před 4 lety

    mucamar gaddafi.muqaalkiisa gaar usoosaar lamid maaha

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před 3 lety

    AFWEYNE BARRE OO DILEY INKA BDN 500,000 KUN OO QOF OO DIYAARADO KU KICIYEY MXD UGUSO DARI WEYDEY GACAN KU DHIIGLAYAASHASS

  • @AyaanleEric-xf4cm
    @AyaanleEric-xf4cm Před rokem

    Sixirka waa xirfad cajiib ah hada aminto wax kasto waa ku
    Fududanayan

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 Před 7 měsíci

      Ma igu cawin karta si an Barto nio walahhy wa runta wx walba way ku fufurmyan

  • @ubaxindhouroon5607
    @ubaxindhouroon5607 Před 5 lety +1

    woow

  • @NasirAhmed-bp4vj
    @NasirAhmed-bp4vj Před 4 lety

    War shekadan waa copy and past ma kuwa ugushar badan baa laga waye bush iyo blair soo sax vidiogan

  • @isxaaqmshido
    @isxaaqmshido Před 5 lety +3

    Taageero kuu ahy

  • @HanadMaxamed-oc2el
    @HanadMaxamed-oc2el Před měsícem

    Wara pablo escober 500 bilyan

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner Před 4 lety +1

    Mu amar alqadafi lama barbardhigi karno galadan

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 Před 5 lety +5

    Siyaad afweyne kusoo dar

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 Před 5 lety +1

      Cqaadir maxamed xasan afka yaa sameeyay jamhadu wax ma laysay

    • @adnankafi4035
      @adnankafi4035 Před 5 lety +1

      Cqaadir Maxamed Hasan kugu tagersany

  • @dufaanjacel
    @dufaanjacel Před 5 lety +2

    Itaan noolaa ma anmaqlin waligey janaral ka qawan

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 Před 4 lety

    Waxan layabay darogadey beran sanabna wey dumune afgani

  • @abdulahiomar4402
    @abdulahiomar4402 Před 5 lety +4

    Siilcaanyo ku so dar wa dhiigyocab eh

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi Před 4 lety

    Hitler waa kalaligii taliye waa dilaa

  • @mohamodgaariye8864
    @mohamodgaariye8864 Před 4 lety

    Waxa uu ahaa nin dadka laaya wuxu noqday daaci Christian ah ma wax fiican sameeyay iska hubi waxad sheegayso

  • @jimaalemohamed2828
    @jimaalemohamed2828 Před 5 lety

    Adolf Hitler waxa uudhaqaaleyo daaye dadka ayuu gas nafta kaga qaadijiray kabacdina gubi jiray

  • @cabdallecawilyoohiye5182
    @cabdallecawilyoohiye5182 Před 5 lety +1

    Siyaad bare maxaad uga reebtay ninkii diintiisa beenta ka sheegay ee yidhi Raga iyo Dumarkaa siman
    Yuhuudi ayuu ahaa

  • @ahmeddaqare9729
    @ahmeddaqare9729 Před 5 lety

    Okeypa

  • @ekramulkabir7607
    @ekramulkabir7607 Před 5 lety

    Is so Amazing

  • @abdulahialinor5973
    @abdulahialinor5973 Před 5 lety +2

    janaraalka qaawan hhhhhhhhh waad iga qoslisay

  • @cabdulaahizakariye7015

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @isxaaqmshido
    @isxaaqmshido Před 5 lety +1

    M.a

  • @MohamedMohamed-jp9ky
    @MohamedMohamed-jp9ky Před 5 lety

    Wanku saray

  • @mohamedhasan2933
    @mohamedhasan2933 Před 5 lety

    czcams.com/video/Lx-S_ZIXqDA/video.html FADLAN BOOQO

  • @fuadsaman2586
    @fuadsaman2586 Před 5 lety +3

    Fake new