Qisada Yaabka badan ee Will Smith iyo Xaaskiisa iyo Fadeexadii Xumeyd

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 12. 2023
  • Follow soo dheh Facebook Pageka h / dadweynahachanel
    instagram : faamcozy?h...
    Tiktok : / mofaami
    Facebook: / mo-faami-1586180701705082
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha
    Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
    intended

Komentáře • 639

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 7 měsíci +345

    Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤

  • @user-pl4gy6dt4v
    @user-pl4gy6dt4v Před 7 měsíci +51

    Dhibta ugu weyn ee labadoodq haysatay waa inay diin la'aan yihiin الحمد لله على نعمة الاسلام

  • @fardawzabintufadumo5354
    @fardawzabintufadumo5354 Před 7 měsíci +99

    Nabsigii gabdhii jecleed ee cunuga uhaysy baa ku dhacay wayo waxas oo farxad ah ayada uga bahneed inuu wax wliba usameeyo lkn naag kaluu ka racay tasana ukenty waxas oo dhib ah 🙌🏽

    • @ogaalcusub21
      @ogaalcusub21 Před 7 měsíci +1

      Sax waa kugu raacsanahay

    • @naimaabukar3170
      @naimaabukar3170 Před 2 měsíci

      Cuquba ku dhacday qof jecel intu ka tagal qofa jecleen aday mac sonkor

  • @Axmedjb
    @Axmedjb Před 7 měsíci +216

    Allow walalehen Palestine 🇵🇸 dhibta kadulqaad oo cadowgooda jawi😔

    • @nuurgame4951
      @nuurgame4951 Před 7 měsíci +3

      Amiin yaa rabi😢

    • @meyranrooble3049
      @meyranrooble3049 Před 7 měsíci +4

      Aamiin yaa rabi 🤲

    • @user-or5cg7wi5f
      @user-or5cg7wi5f Před 7 měsíci +5

      Thank you so much i love the people of Somalia wallahi 🇸🇴 ❤ i am from Palestine 🇵🇸🫡🇸🇴🇵🇸💝🇸🇴
      فلسطين حره فلسطين حره

    • @Nafisacabdi-om5op
      @Nafisacabdi-om5op Před 7 měsíci

      Aamiin aamiin aamiin اللهم انصر هم يارب

    • @user-dh6jc7ke4i
      @user-dh6jc7ke4i Před 7 měsíci +1

      Aamiin yarrabi 🤲

  • @Skip294
    @Skip294 Před 7 měsíci +123

    Somali wayn love ima siin kartiiin miyaa idin xaasid sanidinaa 💔😖

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 Před 7 měsíci +79

    Mr will Nabsigii xaaskiisi hore Ayaa ku dhacay Oo bahdilay Waayo xaaskiisa ayuu khiyaamay Oo naag lamid ah ka raacay Mrkaa abaalmarintii baa Heshay

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 Před 7 měsíci +5

      Runta waaya

    • @amiraabdi7202
      @amiraabdi7202 Před 7 měsíci

      Waa runta nabsi aya kaso baxe

    • @Maandhoore
      @Maandhoore Před 7 měsíci

      Waa waxaad suureysatay qiyaaliga waa kaa fican yahay nabsi wax la dhaho ma jiraan waligeed lays furi jiray la kala tagi jiray!

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 Před 6 měsíci

      ​@@Maandhoorehaye nabsi wax jira mahane bal gabar qiyaan furin kaliya maha ee gabadh buu ka raacay nabsiga wa wax jira boqolal somali ah bu kasoo baxay baa jira oo rag iyo dumar leh

  • @Fuadmaxmed
    @Fuadmaxmed Před 7 měsíci +24

    Wadada kherka ilahey hakuu fududeyo wll waxan jeclaan lahaa intaad qissoyinka dadkan gaalada noo soden lahed QISOYINKA ISLAAMI

  • @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
    @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw Před 7 měsíci +24

    Dooqu waa cajiib wlhi
    Tii horeba ka qurxoonayd

  • @AbdullahiOsman724
    @AbdullahiOsman724 Před 7 měsíci +49

    mukhtarow active baad noqotay markan sidaadi hore ee keep going ilaa 1m my favorite youtuber ❤

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Před 7 měsíci +26

    Aduunka waxa ugu xun qof maqance ah aadan sina u qancin karan subxanalaah ninkan cimrigisa haaf imtaxaane ayuuba ku dhameste subxanalaah 😂😂😂😂adkesi badan. Thank you bro

    • @ayaanofficial815
      @ayaanofficial815 Před 7 měsíci +15

      Mac ee ku tahay xaaskiisa uu qiyaame

    • @MR_Taagane12
      @MR_Taagane12 Před 7 měsíci

      ​@@ayaanofficial815shuubo uu guursaday asna wa dayuus

    • @Fariiha12
      @Fariiha12 Před 7 měsíci

      😂😂😂😂 see ufool xuntahaya iiga daran😂

  • @user-wg3pv4ie7n
    @user-wg3pv4ie7n Před 7 měsíci +18

    Wìxìisu hawas buu ahaa🔥❤mìdkle mutaarow nabsigiina waa kudhacay😢💔

  • @SmilingAirplane-lc3bf
    @SmilingAirplane-lc3bf Před 6 měsíci +10

    Ani fikradayda hadan ka hadlo horay somali waxay utiri sadex kaama haraan
    1:: habaar waalid
    2:: hadimo xoolaad iyo
    3:: haansi dumar
    Wax walbana waxay ku qurxon yihin dhaxdhaxaad😊❤

    • @mulki6698
      @mulki6698 Před 2 měsíci

      hada sheydaan aa kuu qurxinaa, hadhowtina wuu kaaga baxaa, waxaana la dhahaa nabsi.

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 7 měsíci +113

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan keep going legend ❤️ Team qalbi is Not Easy 😂❤️❤

  • @missalone1288
    @missalone1288 Před 7 měsíci +27

    Asaga dhafiyay jacayalka halki logu tala galay ayada daneheday ku racany say see way dhacan dad badan oo nicasi no wara wara😢😢😊

    • @AFIFHD77
      @AFIFHD77 Před 7 měsíci +1

      Muusan dhaafin ee wy qiyaanty xtaa marku bilowga aha maysn jeclyn sowta leh waligypa kuma farxin wuxuu samynyo 😢😢

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 Před 6 měsíci +1

      ​@@AFIFHD77sow asaga xaaskiisa ka ma soo tagin

    • @AFIFHD77
      @AFIFHD77 Před 6 měsíci

      @@inamohamett1693 ha wu kaso tagey lkn tan qof lama ofhankaro ayada is cishey hdyzn jeclyn my marhore u sheegto iyana cilka wy ka bixi lhydr

  • @user-qm1uj7qb6y
    @user-qm1uj7qb6y Před 7 měsíci +16

    War xaajiga 1million gaadhsiiya❤❤

  • @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
    @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw Před 7 měsíci +15

    Abaalkiisa ay ka waraabisay😂😂😂😂😂

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 Před 7 měsíci +15

    Asc walal yaaal wan xanun sanhy iso duceya allhmdulilha for everything thanks all

    • @Samiir-dg3zv
      @Samiir-dg3zv Před měsícem

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před 7 měsíci +29

    Jaceelka Halka dhinac ah maguuleesto qof ayaan ku dulman ❤❤❤

  • @NurtoMohamed-qp1zv
    @NurtoMohamed-qp1zv Před 7 měsíci +13

    Qofkii ugu horeyey love dadwaynaha chennal❤

  • @suhaybbaashe412
    @suhaybbaashe412 Před 7 měsíci +6

    Zhp ugu horayn aad bad ugu mahadsan tahay sida quruxda badan aad noguso daadihiso qisooyinka marka xigta meesha waxa yaala jacayl hal dhinac ah kaasina na waaro balse wakhti dheer wuu gaadha halka mid ee jirtana waxay tahay gabadh hadey dareento in uu jiro shaqsi darteed wax walba u samey naya in ay ku joogsato hada maaha boqoradaheena muslimka ah ee waa kuwa ajaanibta ee aan islamka ahayn marka wall ma waaro mana sii taagnaado jacayl ka halka dhinac ah

  • @user-bg3ty9qd2d
    @user-bg3ty9qd2d Před 7 měsíci +16

    Asc mo fami and reer dadweynaha dhamaantiin subax wanaagsan

  • @zuuzaanhenna2500
    @zuuzaanhenna2500 Před 7 měsíci +15

    Nabsibaa ku dhacay miskiintii uu khiyaamay 😢😂😂faarax walba khiyaamo badan sidaasa u danbaysa

  • @maanyuusuf-rf2jm
    @maanyuusuf-rf2jm Před 7 měsíci +4

    Waa nabsi xaaskii hore😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢

  • @Ya_an200
    @Ya_an200 Před 7 měsíci +17

    Hurdad iga iman waysay dar ala kor ka arkay San u faraxaya😂 tnx mofami

    • @Baxuur
      @Baxuur Před 7 měsíci +1

      😂

    • @sucadahmed3303
      @sucadahmed3303 Před 7 měsíci

      Same😂😊 hadan islaha seexo kadib hurdo iska waaye

  • @RaqdaCadeey
    @RaqdaCadeey Před 2 měsíci +2

    Tii horayda qurxoon lkn tan foolxumo😂😢😂😂😂markaa say iswaalaysaa😮😢😢😢😂😂😂🎉🎉❤❤ mo faami mahadsanid

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Před 14 dny

      Jaceyl indho maleh oo practical ah wye 😂
      Qoftii hore shidnayd ee xaskisa ahyd ayuu ka doortay doofarta bidarta leh 😂

  • @user-xc4vw5ng4e
    @user-xc4vw5ng4e Před 7 měsíci +6

    Will smith gabdhan wax walba u sameyay si u qanciyo but it yada waxay rabtay wiil 24 sano jiro oo qanciya illaha muslim naga dhigay ayaa mahad leh ❤

  • @user-mv8hn7gk9b
    @user-mv8hn7gk9b Před 7 měsíci +8

    Ngta qalda bilaa dhaqmdaa oo xolo ah ninka wax walip usamye ee wey bahdishay ncs dheh😢😊

  • @MohamedAhmed-yp2dm
    @MohamedAhmed-yp2dm Před 14 dny

    Ilaahayow jacayl ha nagu ridin mid sidaas oo kle ah 🥲💔

  • @zelma_ahmet
    @zelma_ahmet Před 7 měsíci +2

    Dulucda sheejadani waa :
    1. naf wax jeceli dhiig maleh.
    2. كما تدين تدان
    3. Madax muuqda iyo mindi saawira midna lagama quusto

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 Před 2 měsíci +1

    Maya hadaad nabsi gasho, aduun iyo aqiraba waad helee, siida walidka iyo xaaskada iyo ilmahadaba, waana meshaas mesha uu dhibatadaan ka heley iyo wlaiba asagoon ALLE nin ku xiran aheyn

  • @user-fw5cp6wq1h
    @user-fw5cp6wq1h Před 7 měsíci +62

    My brother golden voice ❤

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy Před 6 měsíci +5

    ninka waa eey ayadana balayada madaxa dhukuran waa eey kle🥴
    (XALAASHIIS XUMEEYE XAKAAR AA U DAMBEEYO)😊

  • @maaidomuuse3528
    @maaidomuuse3528 Před 7 měsíci +14

    Mukhtaar ugu horen wan ku tageera 2020 ilaa hadda marka haddi aad aragtay comment gayga fadlan ila soo xiriir wan ku bahna

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před 7 měsíci +9

    Jaceyl Maahee Kani Waa Mid Doqonimo Ah

  • @zaxardidzaxardid5809
    @zaxardidzaxardid5809 Před 7 měsíci +2

    M.a sxp mcn hormar balaran ban ku rajeyn inshallah❤

  • @Suheib434
    @Suheib434 Před 7 měsíci +12

    Waxa salamaya dadka bari dawan dona I.a❤😂

    • @SafaMaxamed-gp9sn
      @SafaMaxamed-gp9sn Před 7 měsíci +1

      Wa lay gareeyay 5sac malin nimo ban daawanaya hada😂😂❤❤

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 Před 7 měsíci +15

    W legend 3 years ku tageerah wlhi What a CZcamsr Mo Faami 🔛🔝🖤🤴🏼

  • @TerrenceGoodrich-wc2om
    @TerrenceGoodrich-wc2om Před 2 měsíci

    Kkkkk funny your somali is actually good waa dhex dhex

  • @user-xk6jn3uc4r
    @user-xk6jn3uc4r Před 7 měsíci +6

    Keep doing whach you doing pro am supporting you 🎉🎉😊😊

  • @rowda-saxardiid
    @rowda-saxardiid Před 7 měsíci +5

    Favvv chanel❤

  • @Amiinaliiban1780
    @Amiinaliiban1780 Před 7 měsíci +8

    Wey ku sugtay walahi isaga xaaskiisi hore dayacay iyo caruurtisi😅

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 Před 7 měsíci +10

    Asc dhmaan muslumaanta
    allow ugar gaar falastiin walalaheen

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 měsíci +1

    Ayeeyo wa sax

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Před 7 měsíci

    Thanks soo badi barnaamij yada dilka

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr Před 7 měsíci +15

    Qofki udanbeyay ban ahay❤like 👍 Sara Comment gan pls hadad aragto🎉

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me Před měsícem

    Salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @mustafeali2684
    @mustafeali2684 Před 7 měsíci +2

    Waad la soo dhakh satay saa nuugu wad❤🎉

  • @haloyeelo_bot
    @haloyeelo_bot Před 7 měsíci +9

    Damerka tan ugu folxul aya ugu garati kulul😂💔

  • @maxamed9112
    @maxamed9112 Před 7 měsíci +30

    The golden voice ❤

  • @user-nh2wx5wz6e
    @user-nh2wx5wz6e Před měsícem +1

    Moo faamiyoow hadaa rabtid haylahaflin lkn ani markasto waan ku jeclahay 😢

  • @Dhelitira
    @Dhelitira Před 7 měsíci +8

    Aniga naabsiga xaskisa aya ninka helay 😂

  • @user-hk3ut4fs2x
    @user-hk3ut4fs2x Před 7 měsíci

    Ku saliya nabigeena🥺❤️

  • @user-xx1er7hf8w
    @user-xx1er7hf8w Před 7 měsíci +8

    😢😢😢😢 aduunkaan nabsi ayaa kashaweeyo

  • @abdihakintahirhassen
    @abdihakintahirhassen Před 6 měsíci

    Horay uu soco walalkay mukhtaar

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Před 7 měsíci

    Thanks brother ❤❤❤

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 Před 7 měsíci +2

    Aad baan uga xumahay waxa wiilkaa ku dhacay inta badana qofka wanaagsan ma helo jacayl qurux badan oo sida kan wil smith ah qofka xunina wuxuu helaa wuxuu helaa jacayl aanuu u qalmin sida gabadhan oo kale
    Gabadh xun baa heshay wiilka qofkana sidiiza banaan ba lagama badbadiyo jacaylka

  • @xazaafitness9253
    @xazaafitness9253 Před 7 měsíci +2

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @xanidleabdi
    @xanidleabdi Před 7 měsíci +7

    sxb waxaan kayaabey like anoo arkaya ayuu si xawliya usocdaaba aanaa kamid baan ahay lasoco yaa

  • @FarhiaMohamed-ku5bm
    @FarhiaMohamed-ku5bm Před 7 měsíci

    Fav youtuberr❤

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh Před 7 měsíci +18

    Mr golden voice❤

  • @FaysalAbdiqadir11
    @FaysalAbdiqadir11 Před 7 měsíci +3

    Golden voice

  • @ThomasMoha-oo1wj
    @ThomasMoha-oo1wj Před 7 měsíci +2

    Keep going pro❤

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 Před 7 měsíci +22

    Golden voice 🎤❤️

  • @bakarafrah5947
    @bakarafrah5947 Před 7 měsíci +1

    Ka ugu horeya

  • @user-pb1qb6tm9p
    @user-pb1qb6tm9p Před 7 měsíci +8

    Keep going pro❤😢

  • @Queenhamda39
    @Queenhamda39 Před 7 měsíci +42

    Golden voice 😊❤

    • @myousuph
      @myousuph Před 7 měsíci

      Pppp
      P
      P
      Pp

    • @Cabdituber1
      @Cabdituber1 Před 7 měsíci +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-uj6re7nv8f
    @user-uj6re7nv8f Před 7 měsíci +6

    Manshalah😢

  • @user-he7ek4ns4s
    @user-he7ek4ns4s Před 7 měsíci

    Mofami keep going wll❤🎉

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 7 měsíci +8

    Anigu waxan ka fahmay shekdan
    Qalbi kaa sii jeeda aduunka hadad i iibiso xataa naftada inaanad bahdilaad mooye wax kle kala kulamayn 💔🤧

    • @updalla12
      @updalla12 Před 7 měsíci +2

      Ninka awal wuxu ku qaldanaa xaaskiisa hore inuu xumeeyo

  • @football__hk4775
    @football__hk4775 Před 7 měsíci +10

    When I hear this Voice, I Felt HAPPY 😊 🧏‍♂️

  • @Wll_zakaria
    @Wll_zakaria Před 7 měsíci +1

    Keep going bro❤❤

  • @sakariyemohamoud
    @sakariyemohamoud Před 7 měsíci +3

    nio cabsi cabsidii meeday soo same sxp vedio cabsi cabsiya pls

  • @UbahMahamed-oc1cb
    @UbahMahamed-oc1cb Před 7 měsíci

    Wan ku salamay Mr mofaami

  • @sucadahmed3303
    @sucadahmed3303 Před 7 měsíci

    Waa dadaaLysa baryahn legend 🤜❤

  • @koranejr
    @koranejr Před 7 měsíci +3

    Mo faami kasoo hadal sxb Steve harvey iyo xaaskiisa mahadsanid

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS Před 7 měsíci +34

    GOLDEN VOICE🎉😊 1 MILLION COMING

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc Před 2 měsíci +1

    ومن يعرض عن ذكري فإن له معيشتا ظنكا

  • @hannimoogecusmaan3108
    @hannimoogecusmaan3108 Před 7 měsíci +3

    Wlhi aniga iyadaa ila qaldn waxay ku qaldanyd inay gursaty qof ay jeclyn asiganh wxuu ku qaldanaa inuu xaskisii hore uu farxadan mid la mid ah siin wayey uu iskaga tagay😢

  • @kaabaali565
    @kaabaali565 Před 7 měsíci +14

    Jacayl mahayn waxasiye nabsiba ku qangadhay ninka 😢

  • @user-lu2fw4ip9x
    @user-lu2fw4ip9x Před 6 měsíci +1

    Dulucda shekada__ Haddii aad qof jeclaaneyso si xad dhaaf ah ha u jeclaan mida kale qof ku jecel weligaa ha xumeyn /

  • @SsjokerSsjoker
    @SsjokerSsjoker Před 7 měsíci +7

    Inta faami ila jecel like 😂❤👍🏻

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Před 7 měsíci +9

    Jacelku waa cajiib 💔❤️‍🔥🥺

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf Před 7 měsíci +1

    Mo faami legendary thy wana ku taageera

  • @cabdifarax8789
    @cabdifarax8789 Před 7 měsíci +1

    Golden Voice

  • @zuuzbaari7908
    @zuuzbaari7908 Před 7 měsíci +1

    Nabsigii xaskisi hore ba haya

  • @safiyo4178
    @safiyo4178 Před 2 měsíci

    brother love your story

  • @RahmaRahma-ik8yz
    @RahmaRahma-ik8yz Před 7 měsíci +2

    nabsi ma duugmaayo waa soo daahiraaa nabsi ayuu ahaa😊😊

  • @Nimcoaxmedciise
    @Nimcoaxmedciise Před 7 měsíci

    Wow it,s very good

  • @syedalinawazish2123
    @syedalinawazish2123 Před 7 měsíci

    Keep going

  • @suaadnoah9945
    @suaadnoah9945 Před 7 měsíci

    Nabsiba helay wlly

  • @nimcohnaziyah2014
    @nimcohnaziyah2014 Před 6 měsíci +2

    abaalkisay ugu dhakhsaTay gabadh caruur uhaysu qalbiga ka dilay 😂😢

  • @BishaaroAadamibrahim
    @BishaaroAadamibrahim Před 2 měsíci +1

    Jaciil dhab ah iyo qof aan walegesa ku jacleen will smeth Uma qalmin nagtaas inkasto ayada ne ma garan karo qofka waa uu is bedela Lakin wax kale in oo heystayna waa laga yaba

  • @halimajama9226
    @halimajama9226 Před 7 měsíci

    Golden voice❤

  • @JimcaaleCali-il6kt
    @JimcaaleCali-il6kt Před 7 měsíci +1

    So bati ❤❤❤❤❤

  • @user-hr7lo2rz1b
    @user-hr7lo2rz1b Před 7 měsíci

    Keep going bro

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 7 měsíci +2

    Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk
    Manta wuu is ilaaway wajigiisa sow Kan lagu arkay moh fahmi
    Ninkana nabsigii nagtiisa hore baa ku dhacay nin walba oo naagtisa khiyaamo Taas baa udanbaysa.

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan Před 7 měsíci

    Waa xiriiryo wada qaldan

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim Před 7 měsíci +8

    Aad baan uga helaa qaabka aad u soo gudbiso muqaalada

  • @themamo8249
    @themamo8249 Před 7 měsíci

    I've watched from Patrick cc bro 🎉

  • @Mahamett8
    @Mahamett8 Před 7 měsíci +1

    Mukhtaar❤❤