Jackie Chan Muxuu Caruurtiisa Sidan Ugu Ciqaabay?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Follow soo dheh Facebook Pageka h / dadweynahachanel
    instagram : www.instagram....
    Tiktok : / famcozy
    Facebook: / mo-faami-1586180701705082
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha
    Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
    intended

Komentáře • 495

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 8 měsíci +257

    Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤
    😢😢😢😢😢

    • @user-hy5nu7iu5k
      @user-hy5nu7iu5k Před 8 měsíci +3

      صلى الله عليه وسلم

    • @samsamsalebn1084
      @samsamsalebn1084 Před 8 měsíci +2

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @caishaaxmad
      @caishaaxmad Před 8 měsíci +2

      صلى لله على وسلم❤🥺❤️‍🩹

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 8 měsíci +1

      ILMAHEYGA INAAD KA HADLEYSO AYAAD MOODDAA WALAAHI.
      ILMAHA INAGAA KU CIYAARNA RUNTII.
      HADDA CLIPKAN AYAAN UDIRAY BAL INEEY KU WAANO QAATAAN.
      LAAKIIN ANIGU HANTIDEYDA MASAAJID AYAAN KU DHISI DOONAA

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Před 7 měsíci

      صلى الله عليه وسلم

  • @Wahiib_Show
    @Wahiib_Show Před 8 měsíci +52

    Qaladka oo dhan Jackie Chan ayaa leh waayo maba Soo tarbiyadeen💯

    • @AARGO496
      @AARGO496 Před 8 měsíci +1

      Mashquulkiisa ayaa badnaa Jackie Chan wana sababta keentay inuu ka yar is dhigto

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 Před 8 měsíci +3

      ​@@AARGO496 hade dhab katahay caruurta wuu korsanlahaa isaga waa gaal lkn kuwa muslim sheegta oo caruurtooda dayaca buuxa 😂😂

  • @BigMan-uf3eb
    @BigMan-uf3eb Před 8 měsíci +142

    Jackie chan waa Legend Lacagta uu leyahay dhib Faro badan buu U soo marey caruurtiisa iney ku raaxeestan ma rabo iney shaqeestan oo ay Dadaalkooda wax kula soo baxaan buu rabaa lacag way dhamaataa lkn Xirfadu ma dhamaato Jackie chan👑🦁❤

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 Před 8 měsíci +29

      Lkn kaalinti aabenimo muusan u buuxin Caruurta markey yaryihin wax ay kaga baahi badan yihin malaha Lacag macno malaha macanida abenimo baa qimo bdan.😊

    • @safinhogaming5250
      @safinhogaming5250 Před 8 měsíci

      ​@@mahadabdirashid7783lisbean bay noqotay wuuna cayriyay

    • @ssaariinacadey
      @ssaariinacadey Před 8 měsíci

      ​@@mahadabdirashid7783Haa 😢xaqiiq 😢

    • @cabdicasisrashiid2686
      @cabdicasisrashiid2686 Před 8 měsíci

      Walhi waa runtaa waa ku wataa

    • @0name530
      @0name530 Před 8 měsíci +1

      Taas waa fikrad ka timid aabe iyo shaqsi xanuunsan adiga oo lacagtada isticmalaya bar xirfad ay ku shaqaystaan

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +55

    imisa qofood Aya dawaneyso Video gaan Ayakoo Saa'id ufarxasan🤩 waan idin Salaamay inta Cajabisay Muqaalkan👍 TEAM QALBI MA IIJEEDIIN 😂🤩

    • @Shakureyy
      @Shakureyy Před 8 měsíci +1

      Team 😂 QALBI TO QALBI SALAAM

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 8 měsíci +35

    Legend update ayaa tahay ayaantan keep going🌟
    Inuu iska raaxayso ahayd isagoo si nidaam leh ugu raaxaysanaya tacabka aabihii lkn sida aan ka dareemay sheekada wuu ku tagri falay aabihiina waxa uu arkay hantidii uu dhibka ka mari jiray oo lagu ciyaarayo dedaalkiisiina aan la ixtiraameyn taas oo keentay inuu wiilka culays saaro.

  • @Sheekopro11
    @Sheekopro11 Před 8 měsíci +26

    Muqtaarow waad dadaalaysa.maal,mahan markasta chanalkaaga indha ayaan kuhaaya guulayso.pro❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muniita-
    @Muniita- Před 8 měsíci +17

    Wxa qaladka leh abaha coz marku yaraa ayuuna si wacan tarbiyada u barin oo hadii ubadka yaranta wx walba lagu bari wayo mrkay weynaday sida lagu badalaa way adagthy ee abaha tarbiyada ka gabiyey wiilkuna abaaha un buu wx ka maqlaa❤🎉

  • @LadiyaLadan
    @LadiyaLadan Před 8 měsíci +10

    Jackie chan ayaa qaldan oo zaqjaan ah wayo hantidan lamu dhalne wuu tabcay ubadkana zidu hantida u helay oo kle ayu u helay inu ku tabcu tarbiyeyo ayay ahyde wuu qaldamay waa gaale ma waxbu ii fahmayaa😢😢😢

  • @user-lr7gy3tz9v
    @user-lr7gy3tz9v Před 8 měsíci +44

    Jakie chan wa legend lkn majeclo Qomu Ludnimo asigo muslim aheen❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +80

    inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 free sudan 😢 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna ❤❤️❤️

  • @Zaara548
    @Zaara548 Před 8 měsíci +16

    Masha allh malmahan Update bad so noqotay wilo😊😅😅😅

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. Před 8 měsíci +11

    Caruurta qaldan weliba naagta u dhalay Mr Jan wiilku balwad wa u yelan kara lkn wa qalad iska yar marka lo eego qaladka gabarta 😊

  • @hanadmohamed78
    @hanadmohamed78 Před 8 měsíci +26

    Keep going
    Golden voice❤

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Před 8 měsíci +5

    Wxn rabbnaa qisooyinka cabsidaa plz plz

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Před 8 měsíci +7

    SUBXANALLAH QOFKA HDUU ISLAAM AHEE USANAA IMAAN LAHEEN. FAA IIDO MALLEH

  • @MaxamedMuxumed-io5dq
    @MaxamedMuxumed-io5dq Před 8 měsíci +13

    Jachia chan wllhi waa legends ❤

  • @user-tk9ww8db7u
    @user-tk9ww8db7u Před 8 měsíci +21

    Noloshu mafududa 'You have to be tough. Hadal qiimo badan aan kafaaiday muqalkan ❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 8 měsíci +11

    Ninkan isagaa dhib uso marey Raaxada uu manta ku jiro mana uu rabo inay Caruurtiisu iskaga raaxeystan wuxu intas kuso tabcayey oo wuxu rabaa inay iyaguna dadaal la yimadan si ay uga guuleystan Nolosha adag😊

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 Před 8 měsíci +11

    Thanks Golden voice ❤

  • @fahadmawliid5583
    @fahadmawliid5583 Před 8 měsíci +5

    Horta chanelkii kale M0FAAMI waxba ma soo galisid

  • @user-iy3cs4kl1v
    @user-iy3cs4kl1v Před 8 měsíci +7

    Lacgta ma samayso aabo lkn aabaha wanaagsan wuxu sameeyaa wax walba u aduunka yaalo😢

  • @NimoAbdirahman-qo9wy
    @NimoAbdirahman-qo9wy Před 8 měsíci +10

    Aʟʟʜᴜᴍᴅᴜʟɪʟᴀʜ 🖤

  • @user-no7mk6cw8o
    @user-no7mk6cw8o Před 8 měsíci +6

    Sidan nogu soo gali sxp ayan tan waa so rananeysaye❤️👏

    • @mulki_j
      @mulki_j Před 8 měsíci

      Naruto fan ma tahay?

  • @Muzcabmohamett1
    @Muzcabmohamett1 Před 8 měsíci +8

    Zxp waa soo runatay baryahan ❤ 1:12

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 8 měsíci +6

    Waan ku salaamey walale

  • @abdikadirhasan
    @abdikadirhasan Před 8 měsíci +24

    Golden voice
    🎉🎉

  • @KhaderAbdilahi-qw9hx
    @KhaderAbdilahi-qw9hx Před 8 měsíci +5

    Khadar de djibouti my brother 🇩🇯

  • @yasminyaskamahamoud6145
    @yasminyaskamahamoud6145 Před 8 měsíci +41

    GOLDEN VOICE ❤🎉❤

  • @Mssmuna567
    @Mssmuna567 Před 8 měsíci +5

    The bes youtyber😊

  • @MaxamedCumar-16
    @MaxamedCumar-16 Před 8 měsíci +4

    Firstly

  • @muminkcodka2760
    @muminkcodka2760 Před 8 měsíci +12

    Golden voice dadweynaha mashsllah

  • @xamda1795
    @xamda1795 Před 8 měsíci +7

    Wan kuxiisnay zxp ❤

  • @xanidleabdi
    @xanidleabdi Před 8 měsíci +3

    aar niyow waan kaa yaabay wllh 4tii cishoo ayaa noo soo galineesa ee nagadaa niyow ok wan kuu jecelahay sxb❤❤❤❤ wllh

  • @user-mb1wv5ez1z
    @user-mb1wv5ez1z Před 8 měsíci +5

    ❤❤❤

  • @Musam377
    @Musam377 Před 8 měsíci +4

    Oldman is here for watching

  • @user-tz8sx8he3b
    @user-tz8sx8he3b Před 8 měsíci +11

    Golden voice❤❤

  • @heesohore
    @heesohore Před 8 měsíci +6

    i am the big fan of jackie chan

  • @fawsanmohamed9920
    @fawsanmohamed9920 Před 8 měsíci +3

    J chan isaga qaladka leh cruurtu maaha qasab inay maraan druufta aad so marty , lkn ta caksigeeda wa inaad adigu caruurtaada ka ilaalisa druuf ksta , mida kle j chan caruurtiisa mu tarbiyayna , lacag o la siiyo cruurta wxa uga fiican waqti inad la qaadato iyaga , iyo inaad hbeen iyo malin kasta xiisad cml wx ugu sheegto , hdi kle lacgta doonto hayso khasaaeo ayuunbaad ku jirta waliga j chan isaga qaldan maha cruurta bila tarbiyada ku korty

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Před 8 měsíci +4

    Qisoyinka nosobadi cabsi leh kuwa cajiibka

  • @user-or5cg7wi5f
    @user-or5cg7wi5f Před 8 měsíci +7

    My love muqtaar 🥰🥰🥰😍😍😍😍🫵🫵🫵🫶🫶🫶

  • @raxma1004
    @raxma1004 Před 8 měsíci +8

    sidan kugu xidhanee kuugu xiisno noogu soo dadaal adna❤

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g Před 8 měsíci +6

    M.a ayaan taan. Waad. Kumahadsanthy. Dadalkaaga❤

  • @khalithcade354
    @khalithcade354 Před 8 měsíci +2

    Lkin wilkiisa wuu isbedele ugu danbeyne waxoo ku guleyste fikradisa ehyd inow noqdo filin sameye weyna uhirgashey fikradisina wey ushaqeyse waa filin soo saaare weyn hda 🎉

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 Před 8 měsíci +10

    Keep gonig❤ wllkay😊 800k❤

  • @aishaabdi7979
    @aishaabdi7979 Před 8 měsíci +3

    Walidkaa qaldan sababto ah waxa ka dareemaysa ficilada ciyaal hab kuritaankooda.
    Ilmahan mindset ahan uma kurin,hoyooyinkuudna waqti kuma bixin hado abahood mashquulsana.
    Wiilka nolosha loma diyaarin,gabdhana waxay guy u noqotay laga yaba inay thy truama ay raga ka qabto madama abheed oo siiin xanaanayntii ay uga baahneed.

  • @abdihakiinmahamed6588
    @abdihakiinmahamed6588 Před 8 měsíci +8

    lajan baryaan kuma raagsano😢🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ug8uv1xr7i
    @user-ug8uv1xr7i Před 8 měsíci +5

    Waaaaaw❤

  • @wiilwaal8620
    @wiilwaal8620 Před 8 měsíci +5

    The bes CZcamsr 🫡

  • @Abdiqani-vw5pr
    @Abdiqani-vw5pr Před 8 měsíci +12

    Less go to 800k❤❤
    plz ad aniga like ❤❤

  • @abdisamedmohamud56
    @abdisamedmohamud56 Před 8 měsíci +8

    Mo faami legend aan taageto.❤

  • @user-qe5vm4qm3i
    @user-qe5vm4qm3i Před 8 měsíci +3

    Saaxiib maalin kasto waan ku sugaa ilaa muuqaal aad ka soogaliso

  • @eckeibreezybwya4035
    @eckeibreezybwya4035 Před 8 měsíci +10

    I'm just chilling at home when i see your notification i can't even describe my feelings my ⁴Ever Favvvv channel🥺🩵

  • @user-bj2vw5ic8p
    @user-bj2vw5ic8p Před 8 měsíci +6

    Omg maanta anaa uhoreeya ❤

  • @abdikarim4857
    @abdikarim4857 Před 8 měsíci +2

    Gaal waa gaal uun 😮😮

  • @Queen-nala
    @Queen-nala Před 8 měsíci +6

    First comment mo famiyow❤

  • @user-ph8xe2fm1y
    @user-ph8xe2fm1y Před 8 měsíci +3

    Kpging prothrs

  • @OmarHarbi-mt7ku
    @OmarHarbi-mt7ku Před 8 měsíci +3

    I am the first 😮

  • @amjadyare1139
    @amjadyare1139 Před 8 měsíci +3

    I'm the first one 😮

  • @Tyger23ihhv
    @Tyger23ihhv Před 8 měsíci +6

    Jackie chan ayaa qaladan 100%

  • @IdarisIdiris
    @IdarisIdiris Před 8 měsíci +7

    Keep going❤❤❤❤❤

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 8 měsíci +3

    Wcs

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před 8 měsíci +3

    Jaky Jan baa Ila qaldan sababto ah ilmaha yaranta lagu rabeeya hadaa rabayn waydana waynantoodana waxay layimadan waa loo dulqataaa oo waa lagarab siiya

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Před 8 měsíci +11

    Dadwaynaha 🎉in the building ❤

  • @user-om2oc5cb3c
    @user-om2oc5cb3c Před 8 měsíci +5

    Ana ugu horeyo❤❤❤

  • @user-tm4oz6ti5n
    @user-tm4oz6ti5n Před 8 měsíci +5

    hory usoco wll❤❤

  • @nimcoapdirahman2542
    @nimcoapdirahman2542 Před 8 měsíci +4

    Fav CZcamsr❤

  • @Thomassomali
    @Thomassomali Před 8 měsíci +1

    Sxb kaso hadal dilki morroco kadhacay MAREN UELAND iyo LOUISA VESTERAGER

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 Před 8 měsíci +2

    Jackie chan ba qaldan Carurtiisa isaga si qaldan uso korin wayay

  • @user-dd8kq9vu1y
    @user-dd8kq9vu1y Před 8 měsíci +4

    Legend ka CZcams

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 Před 8 měsíci +31

    Keep going pro🎉
    Golden voice pro💛✨
    KEEP IT UP pro💫

  • @user-le2mp1gv7m
    @user-le2mp1gv7m Před 8 měsíci +2

    Keep going my brother mo faami golden voice

  • @motivationchanel8757
    @motivationchanel8757 Před 8 měsíci +4

    Golden voice

  • @shukraanburhaan.6
    @shukraanburhaan.6 Před 8 měsíci +7

    our Legend❤

  • @shucaacgas3021
    @shucaacgas3021 Před 8 měsíci +5

    Legend Legend dhalay

  • @SAHALDAAUUD-qk3sk
    @SAHALDAAUUD-qk3sk Před 8 měsíci +4

    Big fan lpx ❤

  • @zamzamabdullahi3669
    @zamzamabdullahi3669 Před 8 měsíci +3

    Jakie chan waaa legan waaa raacsanahay ha ciqaaabo wiilkiiisiiii

  • @bilanhasan904
    @bilanhasan904 Před 8 měsíci +4

    M.a Golden Voice❤🎉

  • @simaminacqadir9057
    @simaminacqadir9057 Před 8 měsíci +4

    Jackie ayaa qaldan ilmaha mrka horaba hadii gacanta lagu qabto way ficnaanayan wiilkisa wuu dadaalay inuu naxriis u suubiye eheyd wiilka asigaa ka qaldan🙂

  • @AGUUN
    @AGUUN Před 8 měsíci +2

    Marka hore muxuu saas ugu kolkoliyay

  • @IfrahAden-
    @IfrahAden- Před 8 měsíci +6

    Golden Voice 🫶🏽😩❤️

  • @oziljr1027
    @oziljr1027 Před 8 měsíci +3

    Yeeeees first comment

  • @nabihailyass6495
    @nabihailyass6495 Před 8 měsíci +2

    Chaki chan wa khaldan yahay laba goor ba ilmihiisa waa dayacay asago yar ayu wajibki abanimo ka so bixi waayay hadana asago wayn garab ma siin 😢

  • @alimuuse293
    @alimuuse293 Před 8 měsíci +4

    Keep going brother

  • @IqlaasIbraahim-mw8wv
    @IqlaasIbraahim-mw8wv Před 8 měsíci +4

    Waa ku jeclahy dadweynaha ❤❤❤❤🎉😢

  • @user-ie9uj8ke4l
    @user-ie9uj8ke4l Před 8 měsíci +18

    Keep going brother ❤❤🎉

  • @kimtiana641
    @kimtiana641 Před 8 měsíci +5

    Tyyy mukhtaaaar

  • @moosman3572
    @moosman3572 Před 8 měsíci +17

    GOLDEN VOICE

  • @ayuuballi
    @ayuuballi Před 8 měsíci +2

    jekijan

  • @DunyaMahmetH6452
    @DunyaMahmetH6452 Před 8 měsíci +3

    Tar biyentah yaran tih ayuuuh ilaaaby wiiiil kiisanah khaldan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 8 měsíci +3

    Halkaan maxaa ka dhacaya

  • @barbatov288
    @barbatov288 Před 8 měsíci +3

    Jeck jaan qaldan

  • @zeynabxasan2593
    @zeynabxasan2593 Před 8 měsíci +3

    Horta checkis ma noolyahy wali

  • @exgenydamodwexgeydamodw2459
    @exgenydamodwexgeydamodw2459 Před 8 měsíci +3

    First time ❤

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 Před 8 měsíci +3

    Maalmahan update baa tahay.

  • @dembeledembele3155
    @dembeledembele3155 Před 8 měsíci +3

    First

  • @XabiibaSheekh-ek4nr
    @XabiibaSheekh-ek4nr Před 8 měsíci +3

    Waan kudhale isoo raac majiro

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před 8 měsíci +1

    Jeeykey jaan ilmahisa inu hogaamin fiican siiyo tababar siiyey macalin unoqdo waqtiga xaadirka maadama yarantisa dayacey tarbiyentisa sida rabo wa in kudhiira geliyaa

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 Před 8 měsíci +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 Před 8 měsíci +3

    Mo faami Waxaan Ka codsanayaa inaa kaso hadasho dilki Pop smoke please 🙏 😢

  • @Suuraley-sg6lt
    @Suuraley-sg6lt Před 8 měsíci +5

    Aabahood baa xun caruurtisi bowdayacey I yahoo 2ba eh😢