7 Hab Oo Loo Suuq Geeyo Ganacsiga Dagaalkana Loo Isticmaalo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 12. 2020

Komentáře • 37

  • @mustafkhalid5203
    @mustafkhalid5203 Před rokem +8

    1.sirdoon
    2.qorsheen
    3.business plan
    4.weerar
    5.raaadi dal dilolka tartamahaga
    6.la imaaw taatiko cusub
    7.alaab aanen filanen tartamahaga
    8.dhis xirir

  • @anwarahmedrqs2810
    @anwarahmedrqs2810 Před 2 lety +2

    Maasha allaah macalin alle hakugu anfaco cilmiga
    Waxan jeclan lahaa inaad bugaag u badasho casharadan qiimaha badan ee ganacsiga ku sabsan si looga wada faideysto
    Mahadsanid ustaad

  • @user-bv9yi6du2f
    @user-bv9yi6du2f Před rokem

    Macalin Ama Adeee Waxaan Ahay Nin Dhalinyaro Ah Oo Ganacsi iyo Fikrad Cusub Soo Kordhiyey Waxaan Sameeyey Sirdoon Baaritaan Waxaan Ogaaday in Meeshaan Joogo Aysan Ka Jirin Ganacsigaasi Hadaba Sidee Baa Dadka Uga Dhaadhiciyaa intaasaan Baaritaan Dheer Ugu Jiraayee Hadaad iga Caawin Kadho iga Caawi Gaalo iyo islaamba Waan Baaray Oo Waan Wadaa Walinee Shukran Macalin Wax Badan Baan Kaa Faaiidey ❤❤❤😊😊😊😊

  • @aadanfaarax8368
    @aadanfaarax8368 Před 3 lety +2

    M.a allah kaa abaal-mariyo

  • @abulaziizsomali6647
    @abulaziizsomali6647 Před 3 lety +1

    Masha alh ustaad aad bu noo anafacaya ciwankan thnks very world

  • @mufakircabdisalaan8950
    @mufakircabdisalaan8950 Před 3 lety +1

    Hogaamiye macalin guulayso

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 Před 3 lety +1

    Mahadsanid ustaad

  • @ikrandahir8717
    @ikrandahir8717 Před 2 lety

    Masha allah macalin ilahy hakaa ajar siiyi

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 5 měsíci

    Wlhy talooyinka aad na siiso waa kuwo ka qaalisan daimond ka oo ayna jirin cid kale oo bixisaa

  • @user-nh6gc1kr4b
    @user-nh6gc1kr4b Před rokem

    Macalin majiraa book arimahan iy istiratijiyadan aad sheegtay aan ka heli karo

  • @AhmedIndhey
    @AhmedIndhey Před 3 měsíci

    13:44

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib Před 3 lety

    mnsha allah ustaad..... aadbu ii anfacey cashirkani

  • @suruurism
    @suruurism Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154

    Gulayso ustaad

  • @hiboabdilahi3624
    @hiboabdilahi3624 Před 3 lety

    Mnsha Allah macalin
    Allah ya xafidaka

  • @faisawade195
    @faisawade195 Před 3 lety

    Jazaakallahu khayran

  • @nasirmoha3838
    @nasirmoha3838 Před 8 měsíci

    Hormarti suuqa ganacsi

  • @hamzeibrahim8947
    @hamzeibrahim8947 Před 3 lety +1

    شكرًا جزيلا لكم

  • @Abdulahi2299
    @Abdulahi2299 Před 2 lety

    masha allah

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 Před 3 lety

    Masha allah

  • @suruurism
    @suruurism Před 3 lety +1

    Talooyinkaga m.A

  • @liibaanibraahim8081
    @liibaanibraahim8081 Před rokem

    Alle haka abaal mariyo

  • @mudalibabdi895
    @mudalibabdi895 Před 3 lety +1

    Waa 7qadob ee dahabiga aha ee maltariga,
    Ee hogaamiyayaasha miltariga.

  • @abdialasow1188
    @abdialasow1188 Před 2 lety

    Masha Allah mahad sanid ustad

  • @iidoahmed3959
    @iidoahmed3959 Před 3 lety

    Ale haka jasaai siiyo mcliN qaaliya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 3 lety +2

    Wow I’m thinking like an Army now😊

  • @jacfarcraxmaan5152
    @jacfarcraxmaan5152 Před 3 lety +2

    Mnzha allah maclin Mubarak aar alle cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo anana hanagu anfaco.
    ❕❕inzha allahu zheekh waxaa inoo balana,
    4bilood kabacdi iyo natiijada tijaabada darsigan ❕❕
    Inzha alle zida uu ii dhiirigaliyay ayuu noqon doona markaan ku shaqeeyo waxaan ka fahmay mid ii farax galiya,,waxna kabadala ganacsigayga yar iyo naftayda inzha Allah...
    ⛔🏃‍♂️🏃‍♂️4biloo🛏✔💯🤣

  • @faisawade195
    @faisawade195 Před 3 lety +4

    Maashallah ninkani waa nininoogu manfacaad badan. Iaakin dadkeenu kama faaldaystan dadka waxtarka u leh

  • @moyasin4499
    @moyasin4499 Před 3 lety

    Mchallh

  • @sahraosman5125
    @sahraosman5125 Před 3 lety

    Maashaa allaah. Qeer alaha ku siiyo

  • @ilyaashassan8ilyaashassan819

    Scw scw