Qaybta 2aad Waaya-aragnimada Maalgaliye Dhismaha iyo Beeraha ee Afrika | Sulaymaan Cabdi Ciid

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 02. 2023

Komentáře • 17

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 2 měsíci +2

    Masha allah maalgashiga africa is good specially affordable housing

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb  Před 4 dny

      Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @Ayanle665
    @Ayanle665 Před rokem +4

    Waaa waraysigii ugu caajibsanaa een abid daawado waad ku mahadsantihiin bahda dhaxalreeb khabiirkan oo kale waa dadka loo baahan yahay in dhalinyarada ka faaiidaystaan

  • @abdirahmanadanibrahim9910

    Masha allah dhaxal reeb wad mahadsantihiin.
    Waxan idinka codsaneyna in aad noso badisan barnamijyada noocaan camal ah e waxbadan no fa ideynaya.
    Thanks dhaxalreeb group

  • @khadarsheikhmahamud1652
    @khadarsheikhmahamud1652 Před rokem +2

    mahadsanidiin dhaxal reeb
    xaqiiqdii waxaad soo gudbisern xog aad iyo aad u muhiima

  • @freestress3397
    @freestress3397 Před rokem +3

    Wareysi aan caadi ahayn waaye Hormara wacan Dhaxalreeb

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Před 28 dny +1

    wadankeena maad wax ka qabatid!

  • @abdikarim290
    @abdikarim290 Před 3 měsíci +1

    waa nin caqliyad warshadayn leh (Industrialist) buuxda leh. waxaan rajaynaya wax uun inuu dadkiisa ku celiyo oo asaas u noqda warshadaynta dalka (INDUSTRIALISATION) Soomaalida barasho tababar iyo warshad ba.

  • @universeboy6304
    @universeboy6304 Před rokem +1

    This guy is legend

  • @abdifitahmohamud
    @abdifitahmohamud Před rokem +1

    Waa book dhameys tiran oo waayo aragnimo ah

  • @baxdawbulaale254
    @baxdawbulaale254 Před rokem +1

    Ina adeerayaalow ii sheega halkeen ka helaa ninkan oo kala xiriiaa

  • @farahqorshe510
    @farahqorshe510 Před 8 měsíci

    Soo badiya wareysiga dadka ninkaanoo kale ah