SIDEE KHEYRAADKA BADDA SOOMAALIYA LOOGA FAA'IDAYSAN KARAA?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Doodaan waxa ay ku saabsanayd Kheyraad badaa iyo kalluumaysiga. Waxaa su’aalo la iska waydiiyay kheydaad badda, taariikhda, ahmiyada, macluumaadka, dugsiyadii waxbarashada ee cilmiga badda, caqabadihii jiray waqtigii dowladii hore iyo heerarkii kala duwana iyo horumarintii kalluumaysiga uu soo maray, xaalada waqtigaan lagu jiro, caqabada jiray iyo sida loo horumarin karo kalluumaysiga iyo guud ahaan talooyinka muhiimka ah ee loo baahan yahay in lagu soo kordhiyo. Dooda waxaa ka qayb galay aqoonyahano kala duwan: Cabdi Cali Yare oo ah qabiir ku taqasusay cilmiga kaluumaysiga, Kabtan Maxamuud Xuseen Mooge oo ah qabiir culumta badda iyo kallumaysiga ahna wasiir ku-xigeenka kaluumaysiga ee dowlad goboleeda Hirshabelle, Dr. Cabdiraxmaan Jaamac kulmiye oo ah kalluumaysato Soomaaliyeed horayna wasiir dowle uga soo noqday Doowlad goboleedka Puntland, C/qaadir Khaliif Yuusuf oo ah qabiir dhica warshadaha iyo cuntada ah. Dooda waxaa daadihinaya C/qaadir Faarax Dulyare iyo Cabdi Casiis Xuseen Xasan oo hada wada PhD maamulka iyo maaraynta kallumaysiga iyo kheyraadka badda.

Komentáře • 4