Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 03. 2022
  • 🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Maxamed Cali Kaariye AHN 1976
    🌟Laxanka
    U/ Axmed Cali Cigaal
    - Kabanka : U/ Saalax Qaasim Naaji
  • Zábava

Komentáře • 207

  • @maxamadqadiibmacalin1707
    @maxamadqadiibmacalin1707 Před rokem +12

    Dhadhanka heesta waa kabanka cajiibka oo hadba is laba rogaya ❤ heestan oo kale horay uma arag

  • @khadarboqor3363
    @khadarboqor3363 Před rokem +10

    Gebiley iyo habeen salaasa ah waayaha aduunka oo iska yata culus Alle khadra dhool ha unaxariisto unagana ha inooga daba naxariisto Aamiin

  • @yusufsaid2730
    @yusufsaid2730 Před rokem +7

    Heestaan waxay kamid tahay silsiladii jacayl ee AUN abwaankii sugaanta jacaylka loo dayay Maxamed Cali Kaariyo, waana heesaha somalida heesaha uga laxanka adag una laxanka caajibsan iyo islaba rogida laxanka iyo musiga waa macalinkii laxanka iyo music Axmed Cali Cigaal oo ahaa ninkii bilaabay silsaladaan. Waa codkii boqoradii AUN Khadra daahir Cige Dhool.

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 Před 4 měsíci +13

    Xusuus hore waan ilmeeya markan heesahan dhagaysto xaaskaygi dhimatay 2o15ki xasuusta

  • @murtile1106
    @murtile1106 Před rokem +25

    GACALISO Hindaay, Fadlan dhagayso heestan bal inaad inyarna dareentid jacaylka aan kuu qabo, iyo dhibka aan mutay muddadii sannadka ahayd ee aad noloshayda kamaqnayd.
    Waayo iyada ayaa Sifaynaysa Duruufaha aan ku suganahay❤

    • @cabdicasiismaxamed7281
      @cabdicasiismaxamed7281 Před rokem +2

      Bru gabadhasi hda makuso noqoty? Bil baa kaso wareegte

    • @sharmarkejibriil6026
      @sharmarkejibriil6026 Před 11 měsíci +7

      Sxb horaa Looo yiri
      QOFKII QUBA QIIMAHAAGA
      MARBUU GARAN QAAYAHAAGA.
      is adkee QOFNA HASIIN QIIMO KABADAN INTA UU UQALMO.

    • @Zahrasomali48
      @Zahrasomali48 Před 2 měsíci

      After 11 month maheshay hinda

    • @abdillahiyare7674
      @abdillahiyare7674 Před 2 měsíci

      Waligaa u nolow Nebi khadar sidiisii.
      Saaxiib ragga rafaadka iyo dhibta wuu ku adkaadaye waxaan ku odhan lahaa “Waligaa u nolow sidii Nebi khadar sidiisii”!

  • @Madadaal
    @Madadaal Před 2 lety +12

    Yaa salaam, yaa Khadra. Ilaahay haw naxariisto Maxamed Cali Kaariye.

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar Před 6 měsíci +4

    Waa jacaylkii waalida Ahaa ee abwaan kii weeynaa AUN Maxamed Cali kaariya

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka Před rokem +11

    Taariikh nololeedka abwaan Maxamed cali kaariye oo ah ninka heestan alifay 1949kii ayuu ku dhashay dowlad deeganka Ethiopia 1969ki ayuuna fanka kusoo biiray 1995kii ayuuna ku geeriyooday Nairobi Kenya AUN Inta badanna heesihiisu waxa uu Ku cabiri jiray dareenkiisa waayo isaga ayuuba jacayl darani haleelay Anyway Qabriga allaha u nuuriyo dhammaantod🙏22/12/22

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal Před rokem +2

      Wuxuu ku dhashay Soomaali Galbeed waqtiguu dhashay ma aqaano lkn 1995 ayuu Nairobi ku geeriyooday Maxamed Cali Kaariye 2008 umasoo dhawaan.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      @@Xulkaqaraamka. Horta maxaad u tiraahdaan dowkad deegaanka Ethiopia??😳. Maxad dhulkeena u siiseen Amxaaro? Walba maa tiraahdid Dowlad Deegaanka Soomaalida. Walaal dhulku waa Soomaali Galbeed ee gumeeysiga maskaxda ka weeynoow.

  • @duule77
    @duule77 Před 11 měsíci +6

    3/9/2023❤😢 I'm listening first time this song
    "Hadaan hadal bilaashiyo
    Beeneey wax kugu falo"

    • @husseinahmed7265
      @husseinahmed7265 Před 7 měsíci +4

      28/12/2023😢❤it is not my first time😊
      Baroortiyo xiisahaan isku baanan doonaa
      Bartuu igu xareeyaan ka dhex baaqi doonaa
      Ubax baal casuuslaan ku dhex beeri doonaa
      Biyihii wabi shabeelaan kunbutaacin doonaa
      ALAY BADAY JACAYLKEE.❤

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Před 3 měsíci

      ​@@husseinahmed7265basteey weeyee"" cudurkii waygu sii balaadhee 😢

  • @saleebaancabdi4048
    @saleebaancabdi4048 Před rokem +4

    Heestan wa heesta aan ugu jeclahay Heesaha khadro daahir cige allaha unaxariisto

    • @user-rb3mw7qo3q
      @user-rb3mw7qo3q Před 9 měsíci

      Sxb wlhi isku doq aya nhy

    • @mubaarikahmed3606
      @mubaarikahmed3606 Před 5 dny

      Oo sxb heesaha Ahun khadra daahir miyaad kala jeceshahay? Aniga heesaheeda 100% hal khaanad bay iigu wada jiraan oo "kaalinta koowaad" ah maba kala dooran karo wallahay.! Hhh

  • @OmarAhmed-vz3bb
    @OmarAhmed-vz3bb Před 2 lety +8

    Assalamu calaykum alaha u naxariisto maxamed Cali kaariye

  • @haaruunm.1686
    @haaruunm.1686 Před 10 měsíci +2

    This song makes me in loved whenever I hear ad takes me back a decade .

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 4 měsíci +2

    DUMAASHIDEEYDII HORE WAQTI SAMAADKII. ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲THEN FROM WESTERN 🇪🇺🇩🇰🐯🇲🇵🐯 HOME STAT SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 VIVA

  • @1972543
    @1972543 Před 2 lety +27

    This song takes me back decades ...it’s special .khadra dahir sang some of the most beautiful Somali songs ever

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq Před 2 lety +20

    Waw feershankan ama qaabkan uu u tumayo Salax Qasim hore weli uma maqal, waase ka helay inaba caadi maahan. Maraan dhageystay wareysi Khadra Dhool kaga hadleyso heesaheeda ayey tidhi "Heestani waa heesta aan ugu jeclahay heesahayga, waayo Ahun M.C. Kaariyana jacayl baa hayey, ana sidoo kale jaceyl baa i hayey" Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa

    • @geeddimohammed6636
      @geeddimohammed6636 Před 2 lety +2

      Maamo Khadra Maanta ayaa hargaysa lagu aasay wll ilaahay ha u naxariisto 😭😭😭😭😭

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq Před 2 lety +1

      @@geeddimohammed6636 Aamiin yaa Alaah

    • @timirotaani8513
      @timirotaani8513 Před rokem

      GEEDI HEESTU WAA ANTI WAXA LAHAA ILAHAY HA UNAXARIISTE XASAN SHEEKH MUUMIN DADKU May fahmin jacaylkaygii borame kii bulaale iyo herer kii banaadir igu helay woqooyigii jacayl awgii soomli iskudhiibay markii danbana farta dhexda kaqaniinay ayay kahadlaysaa waxan dhagaystay xasan sheekh muumin oo kawaramaya ilahay ha unaxRiiste

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 Před rokem +1

      Walaal waraysigaa links kiisa isoo dir hadaad awoodo fadlan ❤

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal Před rokem +2

      @@timirotaani8513 kkkk waa sheeka suuq taasi, waa jaceeylkii Maxamed Cali Kaariye erayadana asagaa leh ee sidaas ula soco waxaan jirin lama aamino.

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 Před 2 lety +3

    Illahay ha u naxariisto dambigeeda allaha dhaafo maamo khadra dahir cige 😭😭😭😭 qalbiga ayaan ka ooyaynaa

  • @zirzirka33hotmail.c
    @zirzirka33hotmail.c Před rokem +5

    Scw scw hees anoo 10 sano jira dhagysan jiray xisuus 31 7 2023 ❤️❤️❤️❤️ amiiin mukhtar mohamed 💚🤍❤️

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Před 2 lety +7

    Mirihii m.c.kaariye laxankii a.c.cigaal codka khadra daahir cige

  • @galadapple155
    @galadapple155 Před 7 měsíci +3

    Amintu wa 11:26 habenimo 13/12/2023 waxa garabkayfa fadhiya zxb aad qaali iigu ah waxan fadhina meel magalada an daganahay banankeda ah waxanu hayna qaad si yaranaya zxbkey si fcn uma qayilayo lkn anigu wan la haya walow marar badan nalaka jiidhay mirqanka o anu kacnay lkn yelko wanu hayna ku darso su ixi zxbkey jamacad bu leyahay halka aniguna an s hool leyahay lkn wanu arkayna wayuhu siday noqdan hestan ba no baxaysa alow khadra dahir unaxariiso macsalama❤👋🙏

    • @GaraadHassen-mj6st
      @GaraadHassen-mj6st Před 7 měsíci +1

      Zaxibayal rag wax walba wa soo maraa wxan idin rajayn in belwada. Aad ka qalin jabisaan oo hormar wacana gaadhaan qadkana ale idinka madobeyo amin

    • @galadapple155
      @galadapple155 Před 6 měsíci

      @@GaraadHassen-mj6strecpect zxb❤

    • @galadapple155
      @galadapple155 Před měsícem

      Cawana tarikhdu wa 5/6/2024 Amintu wa 2:44 wa haben arbaco so gashay waxan fadhina banki mirqan wayne alx waxa wanag iigu dhamaday examki 4ka iyo rajo wacan waxa ila fadhiya jabhadi ragi an ujecla asxabta waxay igala talinayan jamacada alxamdulilah heskana no daran kama xiso dhaco ❤ bal an eegno wayaha meshay nageyan 🫡

  • @user-gy9qz2rd1l
    @user-gy9qz2rd1l Před 9 měsíci +5

    Saaalx qaasim +khadra dahir Ahmed cali cigaaal baa meesha isugu yimid waa Sababta Ay heestu U macaantahy 🇸🇴😍🎸
    Somalia ❤🇸🇴

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem +1

    Mashaaaaalah tabaarakalah inbadan sooooooo dhawoow khatraaaay qarantaan cadayyareey yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad. Waayo wanaagsan jeerwalba noolahey waa kujiraayaa iyaaaaaaaa ilaaaaa aaaaaakhiro taba wanaagsan baan Rajaynaayaa filaayaaba uhowloonaayaana camal ciyaar maahan janoo iyaaa bilyanyears hadaa moolaheyba janno.yaa rabi tawbah.balaaranaayaaba

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Před 2 lety +6

    Kaariye iyo cigaal iyo saalax iyo khadra bay kulmisay heestani cajiib hees way dhaafay

    • @husseinabdille
      @husseinabdille Před 2 lety

      Laxanka ma cigaal ba saarey

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 Před 2 lety

      @@husseinabdille haa wll axmed cali cigaal baa saaray laxanka

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 Před 5 měsíci

      ​@@ahmedcabdirisaaq2402 Laxankaaan waa laxamada ugu cajaaibsan sida uu iskula laba rogaayo cuudka. Cuudka orginalka Cigaal ayaa tumay. Waana kabaniistaha kaliya ee laxan iyo cuudka isku tola sida uu aleenta kabanka ama cuudka ugu tolay ayaa caadi ahayn iyo qaabka uu laxanka iskugu dhisay.

  • @xasanmaxamad8355
    @xasanmaxamad8355 Před 2 lety +4

    Alle Ha U Naxariisto Abwaan Qaaliya Moh'ed Ali Kaariye Dhakhtarkii Jacaylka

  • @shugribarkhadabdullahi
    @shugribarkhadabdullahi Před 2 lety +7

    Esh qiyaazak heestan barasho balan.qabe codka mcn khadra daahir saanqiyaasayo midhaha waxa sameeyey abwaan maxamed cali kaariye

  • @abdullahiaden1193
    @abdullahiaden1193 Před 6 měsíci +2

    Marwalba oo aan heestan dhagaysto waan ilmeeyaa
    "Haddaan hadal bilaashiyo
    Beeneeh wax kugu falo
    Ballan qabow ku aamino
    Caashaqow baddaadaba
    Haddii aanan kaa bixin
    Waad hawlo badantee"
    Eebbow khadra daahir iyo kaariyeba naxariistada sii

  • @borobiyomedia6543
    @borobiyomedia6543 Před 6 měsíci

    What a wonderful song, 🎵 Khadra is my favorite singer.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +5

    #LyricsSong
    Waan soo baraarugayaa
    Badhtamaha habeenkii
    Weli beerka xuunshadu
    Waakaa babanayeeeee
    Bestay weeye cuddurkii
    Igu sii balaadheeee
    Boholyow ma daayee
    Naftaydaa ahaahaa
    Badbaadsheeeeeee
    *****************
    Haddii aanan balaayooy
    Buulkayga kaa gelineey
    Bisinkana xijaaba odhaneey
    Bidhaantay aad waydide
    Bisinkana xijaaba odhaneey
    Bismilaahi raxmaani raxiim
    *******************
    Haddaan hadal bilaashiyo
    Beenay wax kugu fallooo
    Balan qaboow ku aamino
    Caashaqoow baddaadaba
    Haddii aanan kaa bixin
    Waad hawlo badateeee
    ******************
    Haddii aanan berisamaadkiyo
    Jacaylkaygii boorame
    Kii bulaale iyo herer
    Berbera iyo Hargeysa
    Kii Banaadir igu helayeey
    Birmadkii kalgacalkoow
    Haddii aanan kaa baqanee
    Buur aanan kaa koroneey eey
    Badweyn kaala talaabin-eeyeyy
    Ama bureeqaddii beri NEBBIGU
    Fuulaan bartee i qaad odhan
    HAAAHAAHAAAHAAAAAA
    ****************
    Waa baxnaanadaydiyo
    Siddaan beegsanaayee
    Hadduu igu balaadhuu
    Bogsan waayo caashaquyee
    Qalbigii bislaadiyo
    Hadday boogtu furantee
    Boqor weeye calan lee
    Ayaa iga bi'iin karayeey
    ****************
    Barroortiyo xiisahaan
    Isku baanan doonaa
    Bartuu igu xereeyaan
    Ka dhex baaqi doonaa
    Ubax baar cassuus laan
    Lu dhex beeri doonaa
    Biyihii WEBBI shabeelaan
    Ku butaacin doonnaa
    HAA HEE HAA HAA HEE
    Allay baday jacaylkee
    ALLAY BADAY jacaylkee
    BIYIHII webbi ganaanaan
    Ku BUTAACIN DOONAA
    HAA HAA HAA HAAAAA
    ALLAA i BADAY Jacaylkee
    ALLAA i BADAY Jacaylkee
    --------------------------.
    Hees xus iyo xasuus mudan.❤
    Heestani xasuus gooniya ayey igu leedahay waa mid ka mid ah xulka iyo foolaadka heesaha aanan dhagaysigooda ka Daalin-:At moment I Can't Stop Listening this
    Erayada Dhakhtarkii Jacaylka
    MOHAMED ALI KAARIE AHUN
    Laxanka Ahmed Cali CiggaaL
    Kabanka Saax Qaasim Naaji.

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 Před 2 měsíci +1

    Axyaa hees 2am dhageeysanayaa jawi dagan iyo dhulkii hooyo dhobleey jano.waan soo baraarugayaa bartamaha habeenki

  • @girinofdalmar6047
    @girinofdalmar6047 Před rokem +1

    Allow ku naxiriso hooyo khadra daahir
    15/6/2023...12:20..hapen saq dhexe khamis
    Waxan ku raaxaysanaya codka hooyo khadra jawigayga waxn ku cabiro garan maayo
    Aniga iyo rag saxibaday ah oo an ad u jeclahay waqti la qaadashadoda ayan isla jogna wax dhib ah nama wada haysto allow khayrka na waafaji
    From....m..g......ja....b..n....

    • @girinofdalmar6047
      @girinofdalmar6047 Před 4 měsíci

      27/3/24. 12:45 hpn arbaco soon bosaso waqtiga tagayw salama

  • @ibrahimnoor539
    @ibrahimnoor539 Před 6 měsíci +1

    This song reminds me when Mr taakeye was leading the war 1977 btwn Ethiopia and somalia

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před rokem

    Ax yaa khadra daahir cige khadŕa dhool alle naxariistii janne hakaa waraabiyo maalintaan geerideeda maqlay aad iyo aad ayaan uga naxay xaafadayadayada dhmman habeenka way saamaysay geerida khadra maanta heestan si kadis ah ayey iiga soo hor baxday waxaan aqaanay iyadoon kaban ahayn oo wax badan aan dhagaystay

  • @ceebla82
    @ceebla82 Před 7 měsíci +2

    Yaaaa khadra❤

  • @abdirahmanraage7713
    @abdirahmanraage7713 Před 16 dny

    Gacalo Zamzameey bal-yara dhageyso heestaan bal in aan iisoo yara qalbi jileecto, Heestan ayaa tusaaleyneysa Xaladda murugsan ee aan galay mudadii bilaha aheyd ee aad nolosheyda kamaqneyd.
    Heestaan wxaa Alifay Abwaankii weynaaa Abwaan Mohammed ali kariyo waxaana cajiibka ah sida uu Kabankeedu isu laba rogaayo Allha unaxriisto Pqorodii Codka Khadra daahir Cige Dhool.

  • @muhyadiinabdiasiis4499
    @muhyadiinabdiasiis4499 Před 3 měsíci +2

    Saalaxa qaasim gacan dahab
    Waa codkii sixirka ahaa ee Alla u naxariistee khadro daahir cige. Asxaabtii heeskaan jeclayd baan ka salaamayaa mo.Galad iyo Abdi -Ozill.
    Date. 24/April/2024. Salaama

  • @abdinejibmohamed8142
    @abdinejibmohamed8142 Před měsícem +1

    Hees aan maqlo heestii iigu horaysay bay ahayd ilahay jannoyinkiisa ha ugu galado Maamo Khadro Daahir 2024 baan dhagaysanayaa.😊

  • @abdikariin_ak
    @abdikariin_ak Před rokem +1

    Khadra daahir cige rabbi naxariistii jano hasiiyo

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285

    الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 Před 2 lety +2

    Allahu rahmo love this song

  • @Adoontiialle236
    @Adoontiialle236 Před 2 lety +4

    Inaalilaah waina ileyhi rajicuun she passed awey right now 22-07-2🥺🥺rip

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 Před 9 měsíci +2

    المرحومه جوهرة الصومال خدرداهر الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

  • @nasteh2483
    @nasteh2483 Před rokem

    Alle ha unaxariisto khadra daahir cige markaan heeetan dhagaysto waa qiiraadaa walaahi qabriga alle ha uwaasiciyo

  • @abdisalandayib6428
    @abdisalandayib6428 Před 2 lety

    Waayo waayihii wacnaah khadra daahir cige this is one original song 🎵 khadra

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Před měsícem

    2024 Qadro daahir iyo cumar dhuulaa dhagaysanaya jab jacylna ima haayo kaama yeelayo waligaa is giiji allha unaxristo mamo qadro daahir cigge 😢

  • @saleebaancabdi4048
    @saleebaancabdi4048 Před rokem +1

    Aun waberi legend khadro daahir cige heestan waa heestaan ugu jeclahay heeseheeda
    Mahadsanidiin waayo waayihii wacnaa

  • @abdiwahabonelove
    @abdiwahabonelove Před 11 měsíci +1

    Cesh calaa hees 12/8/2023 malin sabti ah ano shaqa kujira south Africa kudhagesanayaa anoo jawi jaceyl kujiro lkns quftan jeclahay ayaa ifahmi la,a🎉🎉🎉🎉🎉❤❤💝💞

    • @user-qc3jn1yf4n
      @user-qc3jn1yf4n Před 9 měsíci +1

      Ana 25 October 2023 baa dhagaysaya xili casira

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 Před měsícem

    Ala yaa raxma khadra daahir cige 🤲

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 Před rokem +2

    Mama khadra iyo maxamed cali kariye rabi heydi maxaristo cajiba noga tagten😢

  • @mahmetziad3607
    @mahmetziad3607 Před 2 lety +12

    One of the most talented people we ever had in our country,, rest in peace mom 😔

  • @abdifatahturkey75
    @abdifatahturkey75 Před rokem

    Ereyadii AUN Maxamed Cali kaariye

  • @YasirHusen-le1fm
    @YasirHusen-le1fm Před měsícem +2

    waxaan katagay jigjiga si an ula kulmo gacaladayda
    oo kunool boorame wakhti qurux badan baanu so wada qadanay
    jigjiga ayaan dib ugu soolabtay heestay iyaa idaaran
    waxaan dagana Hotel 🏨 Amuud xasuus baangalay

  • @AbdixirsiZuudi
    @AbdixirsiZuudi Před 9 měsíci +1

    Kabankaan anigu waxaan dhihi lahaa saaalx qaasim ha loo daayo
    War ninku hadal caadi ah buu ka keenay
    Sidaan kabanka loogu kala horeeyo
    Saaalx qaasim
    Gooobe
    Jiim
    Daa,uuud
    Xudeydi

  • @ahmedfaarah7250
    @ahmedfaarah7250 Před 2 lety +2

    Xasuus hore iyo wakhti tagey baan soo xasuustey🥰🥰

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 Před 2 lety +8

    Heestaan ma ogeyn inuu Kaariye lahaa! Waa hees Cajiib ah oo ka tarjumaysa Malaha jacaylkiisii dhabta ahaa ee uu Heesaha badan ee dhaxalgalka ah ka sameeyey. 😂

  • @yacqubcumarqawrax-cy9bg
    @yacqubcumarqawrax-cy9bg Před rokem +2

    Waayo waayo wlhi heestan midla mida lamazoo heli karo

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 Před 2 lety +1

    Maama illaahey qabrigaaga hakuu nuuriyo.😢🤲

  • @maxamedleloon8394
    @maxamedleloon8394 Před 2 lety +2

    Baraawo waayo waayo yes

  • @abdisalandayib6428
    @abdisalandayib6428 Před 10 měsíci

    Mamo Alleh yaraxma raaximiin adiyo intii kalapah

  • @Youtube.comkelliyare
    @Youtube.comkelliyare Před 2 lety +7

    Waa hees mucjiso ah ,ilaa 3 jeer ayey isbedelaysaa.
    Rabi haw naxariisto Abbihii jacaylka .
    Lkn dad badan ayaan arkay oo heestan
    Macalib/abwaan xasan sheekh muumin
    Siinaya.

    • @mohamedabdifarah373
      @mohamedabdifarah373 Před rokem

      Adeero waa runta Mohamed Ali kaariye lahaa dhakhtarkii jacylka barigay Soo baxday class 6 baan ahaa bari samaadkii

    • @husseinofficialpro8
      @husseinofficialpro8 Před 11 měsíci

      @@mohamedabdifarah373 abwaan buu ahaa Alle janadii firdowsa hasiiyee

    • @husseinahmed7265
      @husseinahmed7265 Před 7 měsíci

      ​@@mohamedabdifarah373laxankana yaa saaray please

  • @muusemaxamed4043
    @muusemaxamed4043 Před 18 dny

    Alla haw naxariisto aamiin

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 Před 2 lety +3

    Keep going waayo waayihii wacnaa channel waankula socdaa

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 Před 8 měsíci

    Kabankii Qaaliga ahaa ee Saalax Qaasim iyo Laxankaba waan a Version kii Kowbaad ee loo tumo heestan❤

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 Před 7 měsíci

      Laxanka waa Axmed cali cigaal kabanka cajiibka ah waa sax Saalax Qaasim boqorka cuudka ayaan u aqaan waayo nin ka gacan macaan xaga cuudka ma arag xataa Jiim iyo Xudeydi asagaa igala macaan

    • @mohamoudmohamed9996
      @mohamoudmohamed9996 Před 7 měsíci

      @@adamabdi743 Thanks Aadam, Laxanka Waxaan moodayay Saalax se waad isaxday. Kabanka No 1 Saalax buu ahaa, aniga Xudaydi iyi Jiimi waxaa igala wacan Kabanka Goobe tumay oo aan No. 2 soo geliyay Goobbe.

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 Před 7 měsíci

      @mohamoudmohamed9996 absolutely isku dookh baan ka nahay dhankaa Saalax no 1 no 2 Goobe no 3 Daud ayaa ii ah

  • @ahmedgeymale365
    @ahmedgeymale365 Před 6 dny

    2024/07/27
    Hees io badh
    Mom eebe haku janeeyo 🙏

  • @caalamiboy3510
    @caalamiboy3510 Před 3 měsíci

    Allah ku naxariisyo qadra daahir cige fanaan jcyl iyo dareen ku heesta bay aheyd, habeen talaado ah 16.4.2024 baan xaafadeyda buulo xubey muqdisho ku dhageysanaya, abaara 12:30 habeenimo

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 Před 2 lety +9

    This is original khadra Daahir cige
    Waaya waayihii wacnaa
    Mahad sanid sxb Heeso waxaad soo Galisaa classic Ah clear Ah thanks Again 💯🙏

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 Před rokem

    Macalinkeediina wa u tumayaa, Saalax qaasim naaji janadi ku Led khadraay

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 Před 2 lety +1

    Alla ya raxma khadra daahir

  • @cabdigujipages9358
    @cabdigujipages9358 Před 2 měsíci +1

    Manta 6may 2024 ayan heestan mirqan ku xasuustay sandguro wacan happy 18 may #somalilanders ♥️🤍💚👈hoos ha udagin hadaba♥️♥️♥️♥️
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @HUSSEINMohamed-ck8dk
    @HUSSEINMohamed-ck8dk Před 5 měsíci +1

    Aduun maxaa dad kaatagy allaa yarxama mama khadra iyo intii dhimatay

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 Před 10 měsíci +2

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 Před 9 měsíci +1

    المرحوم جوهرة الصومال خدره داهر الله الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

  • @HUSSEINMohamed-ck8dk
    @HUSSEINMohamed-ck8dk Před 7 měsíci

    Cajiib allaa yarxama mama khadra

  • @Youtube.comkelliyare
    @Youtube.comkelliyare Před 2 lety +5

    Mahad sanidiin waayo waayo
    Sxbayaal waxan idinka codsanaya
    Inaad soogeli saanTaarikh faneedka
    Fanaaniinta kala ah
    Caasho yoonis
    Maxamed A dhabarlow
    Faarax guuleed samatar
    C/khadar x laari

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 Před 2 lety +2

    Sawdkaa sawd ah heestan mudo raadinayay waana hees qiso jacayl dhap ah waxaana tiriyay ereyada kaariye

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 Před 11 měsíci

    Alle hanaxariisto maamo khadra

  • @danielpubg5769
    @danielpubg5769 Před 2 měsíci

    " Khadra daahir, jacaylkaygi boorama "

  • @user-xg2mn1vc1b
    @user-xg2mn1vc1b Před 9 měsíci

    Alle ha unaxariisto

  • @faaliiqyare9645
    @faaliiqyare9645 Před rokem +1

    Alla maxay hees tahay ❤️❤️❤️
    Ubax baal cas leh
    Baan ku dhex beeri doonaa

  • @yahyegavaneh9033
    @yahyegavaneh9033 Před 2 lety

    Allaha ku naxariisto

  • @Moon_XD-g4m
    @Moon_XD-g4m Před 9 měsíci

    Allah u naxariisto

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 Před 2 lety +6

    Yaa salaam Khadra Dahir 💯❤️
    (𝗪𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗪𝗔𝗔𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜 𝗪𝗔𝗖𝗡𝗔𝗔 ) mahadsanid🙏💯❤️
    Baroortiyo xiisahaa
    Isku baanan doonaa
    Bartu igu xereeyaan
    Ka dhex baaqi doonaa
    Ubax baal casuuslaa
    Ku dhex beeri doonaa

  • @adamabdi743
    @adamabdi743 Před 7 měsíci

    Saalax Qaasim uma malaynayo nin ka gacan macaan xaga cuudka inuu soo maray ragi hore xataa Xudeydi iyo Jiim

  • @Qoraxjoogmedia
    @Qoraxjoogmedia Před 2 lety

    Halla halla yaa khadra alla yacisak

  • @ileeyskanewmusic2607
    @ileeyskanewmusic2607 Před 2 lety +1

    Alle Ha Unaxariso ,she is no more

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Laysbaraey inbadan.iyaaaaaaah

  • @cabdixareed8632
    @cabdixareed8632 Před rokem +1

    Caashaqoow badaadaba hadii aanan kabixin waad hoowla badatayee 😢😢😢😢

  • @mohamedaziz2207
    @mohamedaziz2207 Před 2 lety

    2022 yaa dhagesanayo

  • @cabdiqafaarmuxumed1
    @cabdiqafaarmuxumed1 Před 2 lety +1

    Ama bureeqadi beri nabigu (s.c.w) fuulaan badise iqaad oran.😰😥

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 Před 5 měsíci

    Caashaqow badaadaba haddii aanan kaa bixin waad howla badatee😢💔

  • @kananxosh297
    @kananxosh297 Před 2 lety

    Sxb this the The original one Kaariye Khadra iyo cigaal good team

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Před 2 lety +2

    Wll waayo waayo waxan kaa codsanayaa
    In aad ila soo xariirto waxan kaa donayaa laxamada qaar in aad ika caawiso oo aaan hada qoridooda waado
    Si laxamada qaar ika saxdo wixii dhimana aan kaa faaiideeasto wllky aad baad u mahad santahay Halkan ikala soo xariir feeecbuukan Abdirahman Haydar wll mahadsanid

  • @axmedriig538
    @axmedriig538 Před 2 lety

    Waayo.waayo.khadra.daahir.cige.noolow

  • @aaminaabdirahmaan9578

    Ayy😮😊❤

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 Před 2 lety +6

    WAAYO WAAYIHII WACNAA waxay ka mid tahay heesaha meel fog I geeya oo anoo bad weyn dhex jooga ayuumbaad kusoo hambabaraa

    • @abdurahmanrooti4328
      @abdurahmanrooti4328 Před 2 lety +1

      Cabdiqaadir Ayaanle, Abwaanada Soomaalida wuxuu uga duwanaa Abwaan Kaariye isaga laftiisa ayaa jacayl dhab ah oo weliba hal dhinac ah uu asqeeyey marka inta badan heesehiisu ma ahan mala awaal. Waxaa kaloo megan u ahaa dadyowga Jacaylku haleelay oo dawo u raadinaya. Abwaanada Soomalida way ku yaraayeen Abwaanada jacayl dhab ah oo iyaga haleelay ka heesay.

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 Před 2 lety +1

      @@abdurahmanrooti4328 waa runtaa wll jacayl uu la God galay ayaa asiibay

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 Před 2 lety

      @@abdurahmanrooti4328
      axmed saleebaan bidde iyo
      sulub cumar maxaad uga tagtay
      wllo wa dadka jacaylka dhabta lo tiriyo

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka Před rokem

      @@abdurahmanrooti4328 Abwaan Mohamed Ibraahim warsame Hadraawi AUN Hestiisa baladwayn Xaged gaysay Sxb oo Heesta guuleed ma jooga Ee uu Sameeyay Abduqadir xirsi Yam Yam AUN Meeday Oo aaway heesta qadro ay qaado Owrkii cirkan xalay arkayoon ku mooday ? Intaa way ka badnyihin heesaha abwaanadu dareenkooda ku cabireen

    • @abdurahmanrooti4328
      @abdurahmanrooti4328 Před rokem

      @@Xulkaqaraamka dareenka mar la arag ah kama aanan hadlaynin ee kan Abwaan Kaariye waa mid bilowday 1970 ilaa 1980s soo gaaray. waa laga wada dhega qqaday kan Kaariye iyo Shankaroon balse kan Hadraawi ee Beledweyne heestaas ayuu ku ekaa sidoo kale Yamyam socodkisa iyo gabadha ayaa kulmay. jacaylka Kaariye waxaa aad ugu ekaa kan Abwaan Ahmed Saleebaan Bidde.

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 Před 11 měsíci

    المرحومه قدره داهر الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

  • @Daad7
    @Daad7 Před 4 měsíci

    Waa Habeenki 9aad Ee Bisha Barakeysan Ee Ramadaan, Sannadku Waa 2024, Waxaan Muddo Saddex Todobaad Ah Kahor Is Khilaafnay Boqorad Aan Dunida Ugu Jeclaa, Wixi Ka Dambeeyay Hbnkaan Murannay Meynaan Wada Hadal Marka Laga Reebo Subax Aay Isoo Wacday Iyada Oo Iiga Tacsiyadeyneysa Geerida AUN Abtigey Cabdi Cilmi Guuleed.
    Badanaa Habeen Aan Damcay Inaan Waco Misna Wax Xuni Iga Hor Istaageen, Balse Aan Khadro Nafta Ku Culo.😢

  • @Aliyoe2
    @Aliyoe2 Před 6 měsíci

    Alley badeyy Jaceylkee🥹

  • @somalitoday4962
    @somalitoday4962 Před rokem

    Laxanka waa A. A. Igal

  • @omerapdi1903
    @omerapdi1903 Před 2 lety

    Waah waah alay baday qaninimade

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 Před 2 lety +2

    Heeskan markan ma fadhiyo orignalkii soo gali o clear ah tan saalax baa tumaya ta kele cigaal baa tumaya

  • @hudahirsi9227
    @hudahirsi9227 Před rokem +1

    Ma Jacayl baa hestani