Qaytii 1-aad Musalsalkii "Ma Salguure Caashaq"❤️

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Waa sheeko Jacayl ah oo ku salatsan dhacdo dhab ah! #Love #Heartbreak #Somalilove
    #Follow me;
    Instagram: Fathia_absie_network_official
    On Twitter: @FathiaAbsie
    Facebook page:
    Fathia Absie Network

Komentáře • 453

  • @sheydaandidiye747
    @sheydaandidiye747 Před 4 lety +23

    Fathia absie:-
    In badan waan dhageystay adoo heeso cod macaan ku qaadaya!!!
    Waxaan rajeynayaa inaad qur'aanka kariimka ahna sidaasi iyo si'kasiifiican ugu luuqeysid mansha Allah😍

  • @isafaricom9876
    @isafaricom9876 Před 4 lety +91

    😂 😂 😂 this is the Somali Titanic without the ship.

  • @reminder_rappel
    @reminder_rappel Před 4 lety +15

    You can start writing novels. It's so beautiful the way you're narrating the story 😍😍😍😍😍

  • @naajali5174
    @naajali5174 Před 4 lety +8

    Anigii baaba igu kicisay jacayl aan islaha waad ilowday thnks ❤️😘fathiya absiye alah yacisak ❤️

  • @ahmedyusuf5553
    @ahmedyusuf5553 Před 4 lety +27

    Waaw sheekada waxa ka daran qaabka ay walashen farxiya cabsiiye usoo gudbinayso cajiiiiib waan sugaynaa siday ku danbayso (( big respect ))

  • @abdulazizmohamoud1945
    @abdulazizmohamoud1945 Před 4 lety +89

    Salaan kadib Fathia Walaal waxaad tahay Gabar( Cod Macaan), (Akhlaaq badan),Caqi Badan, Qurux Badan Aqoon leh oo,aan laga Daalin Sheekooyinkeeda, Laga xiisin, laga hurdin(Gam,in) Guleyso

    • @farhiyoyusuf4888
      @farhiyoyusuf4888 Před 4 lety +2

      Abdulaziz Mohamoud waxaad dhahdaa Maasha Allaah walalo

    • @najmosiyad9039
      @najmosiyad9039 Před 4 lety +2

      Mashlaah dhaha gabdha

    • @abdulazizmohamoud1945
      @abdulazizmohamoud1945 Před 4 lety +2

      @@farhiyoyusuf4888 Mahdsanid Waa sax waa inaan dhaho Maashaa,Allah, Farhiyo Yusuf Fathia & Adigaba waxaan idin leeyahay Maashaa,Allah Gabdho Soomaaliyeed oo waxaad tihiin la Jecleysto,Guuleysta

    • @abdulazizmohamoud1945
      @abdulazizmohamoud1945 Před 4 lety +1

      @@najmosiyad9039 Maashaa,Allah Mahadsanid Najmo Siyad, Adiga & Fathia waxaan idin leeyahay Maashaa,Allah

    • @suadisnail7450
      @suadisnail7450 Před 4 lety

      Absolutely, where is the other part

  • @fowsiyaisack3367
    @fowsiyaisack3367 Před 4 lety +40

    Masha Allaah fatxiya
    Qalbiyadii daxaleystey ayaad dib u nadiifisaa
    Waxaana tahay qof taqaana
    Micnahay jeceylka💝

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor9054 Před 4 lety +4

    You are such storyteller! I like how you bring the audience’s attention, so focused.

  • @saadaadman9497
    @saadaadman9497 Před 4 lety

    Waaban iska jeclahay sidii musalsalkii kuu daawadaa waaban ku haystaa sheekooyinkaaka qalbiga kahadashaa big respect my sister 🙏👑🇸🇴

  • @sayidmdubeys5243
    @sayidmdubeys5243 Před 4 lety +18

    Sida aad Sheekooyinka Farshaxanka Quruxda badan ugu Samayso baan Jeclaaday.
    Marka aan barnaamijyadaada Daawanayo meelo Gaar ah iyo Wakhtiyo Gaar ah baan siiyaaa Walaal Farxiya Mahadsanid In badan.

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 Před 4 lety +1

    Gabdhaan sheekooyinkeda waaba Ku raaxaystaa aaad iyo aad walhy niyad daganaajo baan ka dareema CZcams keda inta ila mida like isaara walalayaal

  • @cudbicawil263
    @cudbicawil263 Před 4 lety +4

    ♥️ what a beautiful story! Somalidu Wey jecelyihiin jacaylka hadal hayntiisa ama falanqayntiisa waxse ixtiraamq umahayaan intooda badani waa xiisooleyaal. Aadna wey uga heesaan

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 Před 4 lety +1

    Why don't other people be like this happy girl who focuses something that people can relate to , instead of only focusing on somali politics , which is not going anywhere. I love you fathia absie walalo , live happy and healthy life.

  • @mohammedomer8178
    @mohammedomer8178 Před 4 lety +4

    Wooow walaal Fatxiya! Dhawaan ayaan bilaabay inaan muqaaladaada daawado. Mashallaah caadi ma ahan!! I would give you the Noble prize for LOVE champion. I'm from Puntland Somalia. Keep it up. Thank you abaayo.

  • @smilestayhappy6018
    @smilestayhappy6018 Před 4 lety +3

    habo i fell in love for the first time december of 2019. i felt exactly how you are describing her feelings. though we broke up after some months, till this day i remember him and its really hard to move on. however, now that i know what love is and how it feels i wanna fall again. i love your contents and everything you talk about. love you

  • @raabiyare3065
    @raabiyare3065 Před 4 lety +46

    I almost got in love with nobody

  • @aminyare5772
    @aminyare5772 Před 4 lety +7

    Just discovered this amazing girl & channel 😍

  • @Nuritahaji
    @Nuritahaji Před 4 lety +5

    I'm so proud of you and thank you inaad soo celisay sheekooyinkii jacylka🤗

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 Před 4 lety +1

    Sheekada waxa macno weyn u yeelayaa waa qaab soo gudbinta Farxiya kun dhaan. ❣

  • @nawiilc4272
    @nawiilc4272 Před 4 lety +4

    Masha Allah it was a beautiful story I was eagerly waiting for it to end beautifully not like the previous one

  • @abdihobhob9987
    @abdihobhob9987 Před 4 lety +10

    tiixbaadaya marnaqaadaya laydhbaa dhacaysa waaw waan jidhidhicoodayba.. gabadhan yaanaga qabta.

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 Před 4 lety +2

    Fatxia Absiye gabadhii furtay Voice of America Codkeeda Clear ka ah ban jeclahay Masha Allah gabdhaha ree Somaliland Codkar waaye I love them wlhi

  • @sahramohamed6440
    @sahramohamed6440 Před 4 lety +4

    Hi I’m the first 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @farhiasaid1974
    @farhiasaid1974 Před 4 lety +4

    I felt like I’m watching the most exciting romantic movie wllo sida wanaagsan ee aad sawir qurxoon uga bixisay sheekadan❤️❤️❤️ it gave me goosebumps, can’t wait part2🌹

    • @sirdoon1
      @sirdoon1 Před 4 lety

      farxiya nalka hadaad thy waa cabaas ee se thy hadaanad aheyna raali noqo wlshey big respect

    • @fathiasalah9533
      @fathiasalah9533 Před 4 lety

      P

  • @cabdiraxmaancabdillaahi7556

    Heesihii wacnaa ee Magool iyo Khadra Daahir oo aad dhextaal sheekada uga dhigtay baa aniga aad ii sii ruxay - weliba heestii “ma tallaabsan karaayee...” oo aanan beryahan maqal Mahadsanid, Fathia. Qaybaha danbana waan sugayaa.

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 Před 4 lety

    Without actor ayaad sheekada noo sharxday waxaadba moodaaa inaan daawanaayo sidey u qurux badantahay sheekada❤️waa sheeko jaceyl
    Atariisho banaan dagtay😍Maasha allaah horey u soco abaayo

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 Před 4 lety +2

    Fathia,.. you're heart minded as i am... It's really cool inaynu isaga mid nahay taas..
    We easily feel something, actually

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. Před 4 lety

    Intaan Nola nolashayda sheko sidaa qurux badan maan maqal gaar ahan somalidena waa sheka cajiba inan film jacylka Ah inan Dawanayaan modayay intii yarad ee ay soctay shekadu thnk u Fathia qaybaha kalana nola soo dhaqso incha allah

  • @qadi7632
    @qadi7632 Před 4 lety +1

    مااحلاها من قصه، تجنن. ماشاء الله وكيف تحكين القصه روعه. اروح انوم العيال وارجع اكمل الباقي.❤️🙏🏿❤️

  • @luuluhamed6080
    @luuluhamed6080 Před 4 lety +2

    Wax macaan oo qurux badan weeyan shekoyin kad ka shekaysa Masha Allah xbbti waan ku jecelahay😍❤❤

  • @ilwaadhashi1781
    @ilwaadhashi1781 Před 4 lety

    Farxiya magacagu waa run wlhi markan dawado barnamijyadad Waan nasta iska dhoola cadeey😍😘 ilahay janadii hakugu bushareyo insha allah 🤲

  • @shiimasaeed8463
    @shiimasaeed8463 Před 2 lety +1

    Wow, that is an amazing story.👍🏻❤️💯💯😍

  • @coolguyibroos290
    @coolguyibroos290 Před 4 lety

    MaashaAllah walaashey fatxiya absiye waxaa tahay gabadha somalida ugu fiican dhanka sheeko sheegida een aan abid arkay , qaabka iyo dareenka sheekada waxaa la moodaaba sidi filin aan si toos ah u daawaneeno oo kalle , halkaas kasii wad , guul ayaan ku rajeynayaa , MuchLove❤

  • @hamzematan7495
    @hamzematan7495 Před 4 lety +1

    Farxiya absie wll khayr alle haku siiyo qalbiyadeena xumaanta, is nacaybka iyo xaasidnimada ka buuxday waad dhaqday walee mahadsanid wll

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 Před 4 lety +1

    hands up for nurse practitioners

  • @leylayussuf8346
    @leylayussuf8346 Před 4 lety +2

    I love this girl and her beautiful stories ❤❤❤❤❤

  • @zamrinabdi5270
    @zamrinabdi5270 Před 4 lety +1

    Aww that’s really a true love story 😍😭 can't wait for part 2

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 Před 4 lety +3

    Fathia Absie waxaad tahay jila wacan xaqiiqdi qaabka aad shekada u so jeediso baan jeclahay,
    Alle haku barakeeyo Gacalo😍❤😍
    Insha allah Qaybaha kale nogu so dhokhso ,

    • @zakisalaad6942
      @zakisalaad6942 Před 4 lety

      Asc. What a nice story
      Walahi it's so beautiful love.
      Thanks tathia jacay
      PLEASE see ku heli karaa qaybaha kale
      Walhi I can't wait to listen!

  • @cabiirosman5833
    @cabiirosman5833 Před 4 lety +1

    Maasha Allah waa sheeko Aad u macan badan oo dareen cajiiba xambarsan waxana ka si macan sida ay fathia Absie uga sheekaynayo 😍😍 masha Allah bal aynu eegno qabaha danbe

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 Před 4 lety +2

    Very beautiful story❤
    Amazing

  • @Mgggggggggv
    @Mgggggggggv Před 4 lety +4

    Waa kusalanay wallo manshaa allaah hoygii jacelka aa thy runtii

  • @haxmed2876
    @haxmed2876 Před 4 lety +3

    Fatxiya waan Ku jeclahay walahi hadda ayaan niyadana kugu hayay islamarkiiba waan isoo galay video gaagi qofba iigama hormarin!

  • @aishaguure9942
    @aishaguure9942 Před 4 lety

    Ilah haku barakeyo codkaga ayaba si qurxinaya shekada iyo sida dagan o quruxda badan mashallah

  • @somalitiktokerlive
    @somalitiktokerlive Před 4 lety

    musalsalkana caawa arkay bilow ila dhamaad wan dhamaystay markay iga dhamaatay qaybtii u dambaysay waan naxay walahi hore u soco inadero

  • @KorontoAcademy
    @KorontoAcademy Před 4 lety

    Wooow. Waa sheeko cajiib ah oo waliba heshay good story teller. Thank you Fathia, qaybaha kalana waynu sugaynaa idamla alle

  • @gacma-dheeregaraar7791
    @gacma-dheeregaraar7791 Před 4 lety +1

    Masha Allah , Fati runtii sheekadaba waxaa macaynayaa afsoomaaligaaga hodan ka iyo qaabka farshaxanimada leh ee aad sheekada isugu shaqasho.
    Aadbaad u mahadsantahy, sheekooyinkaaga dhamacdaayi maahan kuwo laga hamuun beeli karo.
    Heedhe armaad jacayl aan hanayn naguba abuurtaa yaabnaye!!!!

  • @sahramohamed6440
    @sahramohamed6440 Před 4 lety +8

    Sister I love your story I’m wetting soon ❤️

    • @fadumaofficialschannel661
      @fadumaofficialschannel661 Před 4 lety

      Abaayo iso boqo channelkega cusub subscribe like iyo comment igucabe mahadsaniid 💕🙏

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 Před 4 lety

    Wow amazing Farxiya absie, walhi aniga laftayda ayaa jawi caashaq galay, believe me waan dhoola cadaynayey ilaa inti sheekadu socotay, thank you so much wll🖒

  • @somalitiktokerlive
    @somalitiktokerlive Před 4 lety

    woooow sheekooyinka farxiya cabsiiye qalbi laxaamad xataa way dhalaalinaysaaa walaahi wooow film yaa ka sameeya

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Před 4 lety

    Waa sheeko macaan oo qalbiga taabanaysa, aad waa u sii qurxisay adiguna fatxiyaay. Thank you walaal.

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 4 lety +2

    Gabadhaan waan jeclahay she is nice person.

  • @mustafemahad801
    @mustafemahad801 Před 4 lety

    runtii waxan aad ula dhacey qab tabineydka quruxda iyo farshaxanimada afeeyd ka muuqato ee aad nogu soo tabisey. dhabtii waxad ruxdey ood rusheysey dareenkayaga🌻 Thank you

  • @amalahmed2877
    @amalahmed2877 Před 4 lety +3

    Autumn 🍂 is my favorite season to fall in love!

  • @hawohassan3714
    @hawohassan3714 Před 4 lety +2

    Masha Allah wllo fatxiya wllhi xayeysiinta jacaylka khatar waad sara kicisay single kii allaha kudhowro

  • @nafisamohamed7726
    @nafisamohamed7726 Před 4 lety +3

    Mansha allah jacayl aan ku haynin ayaa iskaga kaa dhacaya 😘😘😘😍😍😍💜💜💜❤❤❤👍👍👍

  • @abdirahmanqorshe2960
    @abdirahmanqorshe2960 Před 4 lety

    Wlhi billahi abti waxan ka helay( waad qurux badantahay iyo markay jidhidhicootay) masha allah

  • @mandumar2327
    @mandumar2327 Před 4 lety +8

    💞💞💞💞💞💗💗💗💗💖💖💖💖💓💓💓❤❤💝axsan yaa jaceyl walhi aad ayan uga helay intan ayaanba jaceyl ku daremey aniga ayba is moodoy ha waro jacaylka yaakhkw 💝💝💝💞💞❤💗💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @hanadibrahim4680
      @hanadibrahim4680 Před 4 lety

      Something like you I feel.......❤🤦‍♂️🤦‍♂️😁

  • @a.a1412
    @a.a1412 Před 4 lety +1

    Fathiya Quluubta ddaka jacayl ayaa ku abuuri kartaaa
    MashAlah hbo
    Amuun and salmaaan❤
    Qaybta 2 iyo 3 noosoo gali Hbo

  • @muhiimdhuuxgooni749
    @muhiimdhuuxgooni749 Před 4 lety

    Alla Fatxiyaay jecliyaa sheekooyinkaaga jacaylka iyo qaabkaad u qurxisid jacalbaaba igu soo laba kacleeyay ❤️❤️❤️

  • @mimyadam5378
    @mimyadam5378 Před 4 lety +2

    Hi Eedo love you stay tune guys 😘😘❤️❤️

  • @sharax1
    @sharax1 Před 2 lety +1

    mashaALLAH, ALLAH ku xifdiyo walaal.

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před 4 lety +1

    Maba talaab maba talaabsan karaayee .aniaa..jeceyl may daarayeey
    Mahadsanid walaalo. Can't wait.next.part.
    Fathiya.

  • @xafsamaxamed2934
    @xafsamaxamed2934 Před 4 lety

    Fathiya ku jacliyaa walal shekooyinkada quruxda bdn I can't wait scend part 👌

  • @mohammedaa1679
    @mohammedaa1679 Před 4 lety +1

    Waxkasta Waxaa Ka qurux Badn Sidad Uga Sheekaynayso Sheekada
    Guuleyso Walal💓

  • @xalaalquutemaqasaaro5287

    Allah fatxiyay walal mcn horta markaad sheekooyin ka jaceyl ka ku saabsan tabineyso aniga waxaan sawirto maba qiyaasi kareysid lkn walalo gormaad no so dhameys tiri doonta Inshalah maba sugi karsye 😊👍🥰 Manshalah thanks walal gacaliso jizakalahu khayr de wax aad iyo aad u fiican weeyaan in la dhageysto sheeko jaceyl ah waliba qaab mcn ku bilaabatey 😊 i can't wait wlhi 2 &3

  • @bilana7028
    @bilana7028 Před 4 lety +3

    Horta dadku ma waxay is jeclaadan waqti jawigu fiican yahay.
    Miyaan lays jeclaan karin meel boodh, cadeed iyo habaas la dhacayo lol
    Ma sal guuro caashaqe ani sahal ma igu helay
    Intuu soortii iga jaray suun adag ma igu xidhey
    Ma isaaray heegada.
    Intuu samada ila tegey saxar-qaada fooraha dul sabee ma igu yidhi.

    • @canabcali9771
      @canabcali9771 Před 3 lety

      Sorry wll waaruntaa waydhacdaa dadka KU nool baadiyaha, miyigeena way is jeclaadaan iyagoo jooga boodhka habaaska iyo jilaal , waxan dhagaystay hada kahore gabadha iyo will reer miyiya jaceyl cajiibo dhaxmaray Cashaluul ka Soo daawo hadaan awoodo

  • @umulkairmohamed1750
    @umulkairmohamed1750 Před 4 lety

    Habo sheekada qaabka aad u sheegeyso i like it Wlhi, sida qofka eey ku dhactaa si lamida ayd inoogu sheegeytay ❤😘😍❤😘😍👏🙏

  • @tahirayusuf7287
    @tahirayusuf7287 Před 4 lety

    Fathia Absie Asc walaalo I really love to listen your stories. Can't wait for the part 2 story . Salman and Amuun

  • @rahmayasin5358
    @rahmayasin5358 Před 4 lety +1

    Wlhi waan jaclahayy fadxiya sida ay wax usoo jeedisooo Maan sha allah ♥️♥️🥰

  • @asmahoussein9997
    @asmahoussein9997 Před 4 lety +1

    Machallah a beautiful story ❤️❤️❤️❤️

  • @cabdisamedcaliclaahi3158
    @cabdisamedcaliclaahi3158 Před 4 lety +3

    Ma yihi farxiya Qli dhalinyarada ciyaal suuq ah ee hablaha ku ciyara daacadbaan ahay Qalbi

    • @cabdisamedcaliclaahi3158
      @cabdisamedcaliclaahi3158 Před 4 lety +1

      Wllo farxiyaay jacayl way dhaaftay cishqi na way dhaaf tay caashaq aya igu beermay wallaahi
      Waa dhab walo halkaan kaso xidhiidhiyaa please waan ku baryaya naf jacayl haleelay baan ahay
      Hurdada illayon fiidhyawgaga daawado maseexdo wallaahi billaahi tollaahi waa iga dhab farxiya
      Waxa laga yaaba inaad tiraahdo kan muxuu aha ma mid kugu dheelaya mise waa qof si kala ah
      Daacad baan kuu ahay wallaahi farxiyaay wllo macan waxaan ahay wiil dhalinyara ah oon been aqoonin
      Hadimada hablahana waan necbahay wayo shan hablood aya ila dhashay wayna idhahay waan u dhixi doona waanan dhali doona hadii ALLAH ii idmo walal farxiyay ubad malihi gabadhna maan guursan
      balse gabadhan aan ku ducaystaad tay indhaha qalbigaa ka eegma fogoo waxaanay aragbay ogaadaye
      Jacaylkaaga qalbigaan ka dareemaya waxaan ubaahanay hadii boqorka awooda badan ogollaado inaan lamaane is jecel isku faraxsan ina cimrigooda ka dhiman inaan ahaano insha ALLAH 💑💑👪👪💘💘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @suaadmohamed141
    @suaadmohamed141 Před 4 lety +1

    What a beautiful romance story Mashallah 💖💖💖🌹🌹 thanks sisters

  • @magicspell7940
    @magicspell7940 Před 3 lety

    Since i watched your Beautiful Love stories......FATHIYA You make my Heart Full of Life,Mercy and Love 🤍🔐........you enfold my life a circle of hope and dreams that i wouldn't want to get out off it...
    I LOVE YU GRACE
    I WILL CALL YOU ( DRAMBOAT💐
    Sheekooyinka noocaan ah soo badi
    Beryahan waad naga mashquushaye🔐

  • @mandeqmanka8748
    @mandeqmanka8748 Před 4 lety

    Adban ugu farxay fathia o markale sheko mursal ah o taxana wada waxan ad u jeclahay shekadi khilaf ❤❤❤❤❤❤❤

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 Před 4 lety

    Wooow Farhiya thanks for sharing such great story u are amazing story teller ❤️️

  • @jihanmm7569
    @jihanmm7569 Před 4 lety

    👏👏👏💐WaaaaaW Fathia you're the best storyteller 😍

  • @Maimuna114
    @Maimuna114 Před 4 lety

    Mashaa allah tabarakallah. Ilahay haku barakeeyo meel iyo waa aad joogtana. What a good storyteller. Mashaa allah.

  • @mohamedshareif8889
    @mohamedshareif8889 Před 4 lety

    Masha allaah, Thanks, Alle abaayo Farhiyooow jecliyaa SHEEKOOYINKA jaceylka ee aadka u MACAAN, wlhi marka ka SHEEKEYNEYSO QALBIGA ka raaxeystaa FARXAD saaidna waa DAREEMAAA, Thank you so much.

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Před 4 lety

    Walalaha yan laydin kumaweelin waxan miisanka aakhiro waxba idinka anfacayn kuma jirro hal qof oo u arka inuu yahay dhalanteed waxa jacaylka lagu sheeko xaqiiqada dadka is jecel waa dadka isku jecel dar ilaahay kuwasina ma kala xiiso dhacaan abid ogaadana somalidu waxay jecelka u taqaano waa inta labada qof caruur kayelanayan malinka waxad moodi inay dakano kale kaleen waayo noloshu qaybta hore waxay kadhigan khiyali balse markay caruurtimado ayaa runta lodhacaa marka walale qof kad jeclanayso dar ilaahay u jeclow thnks dhaman

  • @haniibrahim2578
    @haniibrahim2578 Před 4 lety

    Mahadsanid Farxiya ima soo marin mar aan ku dhageysto oo aanan kuu riyaaqin
    goormsy iman qeybtii 2aad Inabti

  • @mukhtarmasoud6692
    @mukhtarmasoud6692 Před 4 lety

    Mahadsanid Fathia sheekooyinkaagu waa kuwa aad uqurux bdn hore usoco.

  • @deeqaarush9107
    @deeqaarush9107 Před 3 lety +1

    Manshaallah qisoyinkada wa cajiib

  • @WHO2024
    @WHO2024 Před 4 lety

    Fathia, maashaAllah, you are a great storyteller. I can't wait for the rest of story. I love happy endings.❤...I hope they live happily ever after.
    .

  • @mohamedkala3974
    @mohamedkala3974 Před 4 lety +3

    MashaAllah waan kutageera 💯🙏✌

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 Před 4 lety

    Waaw wallaahi waa qiso aan ka helay bilawgeeda😘😘😘 Mahadsanid fatxiyaay habo

  • @abdiazizsaeed3399
    @abdiazizsaeed3399 Před 4 lety +3

    Fathia, qor buug jacayl ah (romantic novel). Weliba ku qor Soomaali. I’m 100% that it will receive huge audience because of you.🤣🤣

  • @mohamedmire1964
    @mohamedmire1964 Před 4 lety +1

    Romantic😘❤ musalsal

  • @hamdaxayaad2245
    @hamdaxayaad2245 Před 4 lety

    Waw l Can' t wait walahy lasoo dhaqso qabta kale quruxeen waa sheeko dareen qurux badan leh walahy

  • @Illyv4ever
    @Illyv4ever Před 4 lety +12

    Reminded me of how I met my husband🥺🥰🥰

  • @fadumayusuf6859
    @fadumayusuf6859 Před 4 lety +4

    Huno are you married if you are your husband should be like men I. Love your story and your are beautiful masallah

  • @suleqo0fficial717
    @suleqo0fficial717 Před 4 lety +3

    She love farhiya absiya❤❤

  • @ayaanmohamud6032
    @ayaanmohamud6032 Před 4 lety

    Masha allah wan jeclahay sidaa usoo tabisid shekooyinka jacaylka ee aad noo dhex gayso badwaynta jacaylka waad ku mahasantahay qaali noosoo de deji qaybaha kale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌🙏

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 Před 4 lety

    Fathia absie sheeko jacayl ah markaad ka sheekaynayso ban ugu jeclahay sheekooyinkaaga
    Alle haku barakeeyo❣

  • @marwamiskiofficialchannel770

    kķkkk thank u so much in aan goobta joogna mooda farthia allaya barak...

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 Před 4 lety

    Fathia. Qeybtan koowaad markaad daawaday. Kuwa kale ba waan u gudbi la'ahay macaanka iyo dareenka aad usoo gudbisay. Waxaanba mooday inanta qofka ay uga sheekeesay inaan anigu ahay. Sheekadan qorid beey ku fiican tahay. Iyadoo heesaha aad qaaday ereyo ahaan loo dhax galinaayo. Mahadsanid inbadan

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 Před 4 lety +1

    I am feeling happy I don’t know why 🤗

  • @nemahmohammedsaeed2297
    @nemahmohammedsaeed2297 Před 4 lety +1

    Mansha allah farxiya waxaad modaa dareen igu jira in aad ka hadlayso 😭😭😭

  • @fartunmohamud9179
    @fartunmohamud9179 Před 4 lety

    mansha allah habo qaali allaha noo kaa daayo sheekooyinkaaga waan ka helaa mansha Allah

  • @inadahabo
    @inadahabo Před 4 lety

    Anoo si macansanaya bay iga dhamaatay wlh inaa shaqo kujiro xitaa ilaaway marka farhia video geda arkay Love u abaayo #Mytutor❤

  • @saabiryare5848
    @saabiryare5848 Před 4 lety +4

    Mom I missed your massage this days 😥