Somalia Sidii ay dpworld u diidanyeen bay tan Ethiopia na u diidan yihiin

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 10. 2024

Komentáře • 10

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před 2 měsíci +1

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 Před 2 měsíci +2

    Haa waa sidaas. Wanaags Somaliland iyo HORUMARKeeda .. Laakin xaasid maaya aflax. Iimaan la,aanbaa haysa Somalia

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 Před 2 měsíci

    Waaxasiidin Alle haa iinagaqabto caaduga Somaliland guul guul insha Allah 🎉💐♥️♥️

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 Před 2 měsíci

    Nin walab allaah meel buu ku abuuree ha ilaaliyo nabada .
    Sidii khayrku kujiro allaah hayno waafajiyo dhamaanteen

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před 2 měsíci

    REER KOONFUREED, MUNAAFAQAD, BEEN IYO WAX IS DABA MARIN MOOYEE CAMAL KALE MA YAQAANAAN!!!!!.WAXAA U DHEER, XASADKA, XIQDIGA IYO XUMAANTA!!!!!.DAD INAGAMA XIGAAN XAGAAS, TAAS OGAADA!!!!!!.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 měsíci +1

    Ilaahayow xasadka iyo dayernimada adigaanu kaa hoos galnay !!!!!!!! from saylac❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd Před 2 měsíci

    Isaac waxey sheegan jireen iney soomaalida ugu faham badan yihiin. Miyaysan isaaq arkin mirihii daarood Tigray al akhdaam? Bal aan eegno isaaq Oromo amxaaro dhaxalkiisa

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Před 2 měsíci

      Wll kuwani isaaq ma metelaan waxa jira kooxo badan oo kala nooca oo qaar iska dhigayaan inay heshiiskan ka soo hor jeedaan lakiin waa buste saar qaar taageeraya waana isku wada koox dowlad ku sheegtiina waxaabad moodaa inaanay jirin iclaamkiina cidaan heshiiska taageerayn looma ogola waa calaamadihii qiyaamaha waxaan munaafaq ahaynaba ma hadlayo allaahumma salim

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před 2 měsíci

      FAHAMKA AANU HAYSANAA WAA KOONFUR DAD NAGAMA XIGO, WAX BA LALAMA WADAAGI KARO, LAMA AAM8NI KARO!!!!!!.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Před 2 měsíci

      @@mustafahassan2555 arinku maaha koonfur koonfur dhibka somaliland haysta ka badan baa haysta dhibku waa hal reer oo reeraha somalida ka mid ah ayaa ka masuula mushkilada somalidoo dhan hadii la doonayo in somaliyi toosto waa in reerkaa la fahmaa marka mushikilada la fahmo ayaa xalka la helaa