Africani tv
Africani tv
  • 688
  • 2 120 939

Video

ceerigaabo ilaa inta la xoreynayo khaatumo jaamac siyaad ba madaxweyne ka ahaanaya ( darwish 77)
zhlédnutí 2,6KPřed 8 hodinami

maxed h ibrahim AHN isaga United nations uga doodayey CHINA
zhlédnutí 412Před 9 hodinami
maxed h ibrahim AHN isaga United nations uga doodayey CHINA
maxed abiib sharciga dastuurka lagu qaadaya
zhlédnutí 1KPřed 10 hodinami

reer waddani oo lagu haysto heestii soolay soolay oo salaxlay laga qaaday
zhlédnutí 1,9KPřed 10 hodinami
reer waddani oo lagu haysto heestii soolay soolay oo salaxlay laga qaaday
cabdrahamn cirro oo gobolada barriga ku wajahan ( diiriye legend )
zhlédnutí 358Před 11 hodinami
cabdrahamn cirro oo gobolada barriga ku wajahan ( diiriye legend )
fariin ku socota madaxweynaha somaliland ah
zhlédnutí 395Před 12 hodinami
fariin ku socota madaxweynaha somaliland ah
xildhbaanada cusub muuse biixi jaanis bu siiyey ( Sahara halgan )
zhlédnutí 1,7KPřed 13 hodinami
xildhbaanada cusub muuse biixi jaanis bu siiyey ( Sahara halgan )
gabar hambalyey say xildhibaanadii ogolaaday dacawadi maxamed abiib
zhlédnutí 4,1KPřed 14 hodinami
gabar hambalyey say xildhibaanadii ogolaaday dacawadi maxamed abiib
fiikooni xasan oo hiilisay wiilkii majeerteen ee ogaadenku dileen
zhlédnutí 552Před 14 hodinami
fiikooni xasan oo hiilisay wiilkii majeerteen ee ogaadenku dileen
fahiima quje oo 7 sano lagu xukumay nairobi
zhlédnutí 9KPřed 15 hodinami
fahiima quje oo 7 sano lagu xukumay nairobi
nin waliba guriigiisu ku xiniyo weyahay
zhlédnutí 419Před 17 hodinami
nin waliba guriigiisu ku xiniyo weyahay
reer ceerigaabo ow nabadiina ilaashada
zhlédnutí 394Před 20 hodinami
reer ceerigaabo ow nabadiina ilaashada
faaadumo adam oo canbaaraysay fal gunimo ka muuqato oo ay ku kacday gabar kulmiye taagero u ah
zhlédnutí 620Před 20 hodinami
faaadumo adam oo canbaaraysay fal gunimo ka muuqato oo ay ku kacday gabar kulmiye taagero u ah
masar meel ay tagtay oo any bur burin ma jirto
zhlédnutí 1,3KPřed 5 hodinami
masar meel ay tagtay oo any bur burin ma jirto
majeerteen wax iska celiyeen lacagtiina idin haysa in ad so xidhaan
zhlédnutí 7KPřed 5 hodinami
majeerteen wax iska celiyeen lacagtiina idin haysa in ad so xidhaan
diiriye legend oo cali dul dul ilko u galiyey
zhlédnutí 668Před 5 hodinami
diiriye legend oo cali dul dul ilko u galiyey
joohnnoon oo barkhad batun riwayad ka sameeyey
zhlédnutí 3,8KPřed 5 hodinami
joohnnoon oo barkhad batun riwayad ka sameeyey
faadumo ibraahim o xildhibaanada kabaha la dul martay
zhlédnutí 5KPřed 8 hodinami
faadumo ibraahim o xildhibaanada kabaha la dul martay
wiil warsengeli ah oo samaroon la taliyey
zhlédnutí 1,1KPřed 8 hodinami
wiil warsengeli ah oo samaroon la taliyey
gabar samaroon ah oo xildhibanada samroon dhaliil dusha uga tuurtay
zhlédnutí 2,6KPřed 8 hodinami
gabar samaroon ah oo xildhibanada samroon dhaliil dusha uga tuurtay
baabuulahi oo kulmiye cadhuuf kala daalay
zhlédnutí 590Před 10 hodinami
baabuulahi oo kulmiye cadhuuf kala daalay
doodi ugu adkayd oo maxamed abiib ka dhalatay ! #slntv #universal #saabtv #hctv
zhlédnutí 2KPřed 10 hodinami
doodi ugu adkayd oo maxamed abiib ka dhalatay ! #slntv #universal #saabtv #hctv
ceerigabo waxa iska leh qofka nabadeeda ka shaqeeya gabar warsengeli ah
zhlédnutí 3,3KPřed 10 hodinami
ceerigabo waxa iska leh qofka nabadeeda ka shaqeeya gabar warsengeli ah
ciibaadqysan cida ku haye daniba way igu celin ciyaarihii
zhlédnutí 1KPřed 10 hodinami
ciibaadqysan cida ku haye daniba way igu celin ciyaarihii
hishiiskii somaliland iyo ethiopia oo guulaystay
zhlédnutí 3,7KPřed 13 hodinami

nabad galyada ceerigabo ee la isla qaatay wan hambalyay nayaa
zhlédnutí 560Před 13 hodinami
nabad galyada ceerigabo ee la isla qaatay wan hambalyay nayaa
xirsi gudoomiye nimadii waddani in laga qado ayay u dhaw dahay ( mj kismaanyo )
zhlédnutí 2,4KPřed 13 hodinami
xirsi gudoomiye nimadii waddani in laga qado ayay u dhaw dahay ( mj kismaanyo )
somalia laba ayay u kala baxaysa ethiopia iyo masar
zhlédnutí 753Před 13 hodinami
somalia laba ayay u kala baxaysa ethiopia iyo masar
darwiish hawd oo ad uga xanaaqay dhulbahante waa u xoroobay
zhlédnutí 3,7KPřed 13 hodinami
darwiish hawd oo ad uga xanaaqay dhulbahante waa u xoroobay

Komentáře

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Před 3 hodinami

    Hoosta ka halgan🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 Před 3 hodinami

    Geesiyal dad culus

  • @nuhaden3448
    @nuhaden3448 Před 3 hodinami

    Sahra. Wan joogay. Geedkii. Dhoqoshay heesta gaas daqiiqa anigaa joogay

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g Před 4 hodinami

    Xidigtaay wallo waxba majiraane ma waxaad maqashay sheekadii huwanta ee doonaysa doonaysa inay idinkana ay idin galaafato ee doonaya inay nolosha idinkala dagaalamaan oo ay sidooda oo kale idinka dhigaan ee aan haadba haysan ee go'doonka ku jira? Walaalo waxaan ku moodayay inaad intaa ka caqli wayn tahay maxamed abiibna lamana qafaalan waxna looma gaysan ee miyaydaan ogolayn in hadii eed laydinka soo gudbiyo oo ay baadhisi socoto ma waxaad nagu odhanaysaan ayaan nala baadhin mise iska daynaa laamaha amaanka oo aanu iska nasanaa haba layna qabsadee waa maxayse waxan aad ka cabsanaysaan cidan baadhaysa miyaanay ciidamo samaroon ahi ku jirin waa maxay sheekadan idin gashay ee idinku qufulan ee ah isaaq ayaa xoog ku haysta waxaasi waa wixii laascaanood lagu burburiyay ee ay ku burburiyeen xasan sheekh iyo ismaaciil cumar geele ee danaha lagu fushanayay miyaydaan fikirayn.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Před 4 hodinami

    UU SHEEG SHACAABKA SOMALILAND WALAAHI WAAXAYE ARKAYAAN KANA AQLIBADEN DALKODANA QOOFKU UU ROON WAA OGYIIHIN🤣🤣😂😂😂😂 KURSIGU ,,,,,,XOOOG,,,,,,,MAAHA,,,,,,,,ISAAQ,,,,,,,ISE ,,,,,,,,DILIMAYO ,,,,,,KURSIGU,,,,,,,XOOOG,,,,MAAHA,,,,,,GUULE ,,,,,,,,SOMALILAND,,,,,,,HASSAN SHEIK......GEELLLE.......WAA WADANI,,,,,,KAA FOJIIGNADA. FARTINA HAA ERSANIINA

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Před 4 hodinami

    Ku soo noqo horta dharkii haweenka iyo xishood kii

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 4 hodinami

    Idoor geesi maleh uf..uf..uuuuf

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 4 hodinami

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 Před 5 hodinami

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @axmedxasan3828
    @axmedxasan3828 Před 5 hodinami

    Mahasani guul waarun hadlakaas

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 Před 5 hodinami

    Guul Somaliland 👏🏽👏🏽👏🏽✊🏽✊🏽♥️♥️

  • @asiashabeel8802
    @asiashabeel8802 Před 5 hodinami

    Reer salaxley way wanjaleen Ciro

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 Před 5 hodinami

    😂😂😂😂 doqontan maxay ahayd 🤮🤮🤮

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 5 hodinami

    Futadaada xoree ! Qurji qorji dhalay !

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 Před 5 hodinami

    H

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf Před 5 hodinami

    Garxajis mar aan dhawayn hargeysa waydin ka qaxi.dhedi isaaq waa af kanool😂😂 😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 5 hodinami

    Dhilo dhilo siiiiilqamuun uf

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 5 hodinami

    Maxy samykaraan caaaaaaac abiib waa faqash xaarmajo

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf Před 5 hodinami

    Sacad muusaa ku heesi jiray.berigii snm layskuma jiree juun baanu.nahay faqash bay ahaayeen waanay baqayeen😂😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 5 hodinami

    Caaaaaaaaac naaya huwantaa faqasha xaarmajo xaaramig

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 6 hodinami

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 6 hodinami

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva

  • @fisaali9689
    @fisaali9689 Před 6 hodinami

    Isaaq matihid naughty bilaa cavalier baatahay

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 6 hodinami

    Sahara jiib noom tanning. Madax ka xishood.

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Před 6 hodinami

    Horta Belo nina uma. ROONA. ABIIB asalkisu Waa AYUUB SHEEKH ISXAAQ. Kuma ay ceebayn ee wa Niman ISAAQ ah asalkoda ma aha SAMARON

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 Před 6 hodinami

    Xisbiga wadani waa huwan faqash faqash dhashay cirro

  • @AliAwadYonismohamed
    @AliAwadYonismohamed Před 6 hodinami

    Sakhraanki ugu waalnaa nolashayda aan arko

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před 6 hodinami

    Kkkkkk

  • @Caliabshir-yg3gl
    @Caliabshir-yg3gl Před 6 hodinami

    War heedhe magacyo xumaa miyaanay soomaali ahaanjirin yaab

  • @hirsiaid9758
    @hirsiaid9758 Před 6 hodinami

    Waa sakhraan

  • @user-sf1ji4vq3v
    @user-sf1ji4vq3v Před 6 hodinami

    Siil qadhmuun

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Před 4 hodinami

      Daba qadmuun orod dabada iska dhaqa 🤢🤢🤮🤮

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před 6 hodinami

    Waar Diiriye naga Fadhiiso Kuwan ilaahay ayaanu ka magan galnay Kee wax soo celinay wadankaba waa iibinayaaye 🥸🤥

  • @mustafexasancalikaabanka4332

    guska isaaqa naagta daarood ee aanu galino maba joogi karto biyo isaaq mooye wax kale ma qaboojin karaan hoos olol ayaa ku dhaca 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 6 hodinami

    Faadumo hunguri guriga Cira kab kagaaga soo saaray. aduun baa na yidhi ma khajila shaxaad u nool Muuse inaan la shaxaadin maad sii ogayn miyaa dhusleeyaay magacaa ba’

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 Před 7 hodinami

    Mashaallah ..❤️💚❤️

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs Před 7 hodinami

    Waxani ma nin baa mise waa naag?

  • @user-sj4gw6ic3s
    @user-sj4gw6ic3s Před 7 hodinami

    ITobiyo iyoMASAR iSkudagalaya ganatalaka inateloga ada

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 7 hodinami

    Waar yaadhaheen waa maxay waxa ninkani ka sheekaynayaa....mee dadkii, meeday bulshadii, meeye waxgaradkii, aqoonyahankii iyo odayaashii ilaalin jirey wanaagga, birimageydada iyo xurmada dadka. Dhulbahante rogmad baa soo wajahay. Waxan ka waayey nin hadal wanaagsan oo uu ka fiirsaday ku hadla. Waar cayda iska daaya, colaad hurinta iska daaya, xadgudubkan meeshii u sarraysay iska daaya... waar dhiiggiina kala ilaashada, dadka idinka magaca duwan wax kastaa ha idin dhex maraan dhiiggooga iska ilaaliya ha xalaashannina...dhallinyarada iyo waxmagaratada naarta ha ku gurin...asalguurkan idin soo waajahay ka jooga oo ehlu caqdi wal xal ha idiin taliyaan...waar idinku ma colaaddaasaydin ku jiri dhexdiinna, ummadda Ilaahay idinku dhex beerayna ma colaaddaa iyo jidhdiidkaasaydin ku wadi...haddaad dagaallantaan oo dhiigga daadanayaa bato maxaa idiin soo kordhaya oo aan wax Ilaahay ka cadhaysiiya ahayn. Waar maxaa reerkii ku dhacay ummadda islaamka ah ee dhaanta iyo kuwooga weli damiirkii, diintii iyo dadnimafii u nool yihiin may dhegeystaan... ma nolol xumada noocan iyo gunnimadan aad isu kala tirinaysaan baa guusha aad gaadheen... meeye hankii, dhaqankii fiicnaa, nabaddii, isbixintii, xididkiyo xigaalkii, ifkii iyo aakhiradii...waar Ilaahay oo aad caasideen oo aad ceeb, afxumo, alla ka koodnimo, dayac, nolol xumo, sharaf diidnimo iyo baaba'aa idiin mustaqbal. Waar Dhulbahanta inta eeli damqanaysa ee dareen inuun leh, ee Ilaahay xaqiisa iyo xaqa aadmiga islaamka ahi isku leeyihiin xusuysan ha toosiyaan ummadda waallida iyo imaan la'aanta lagu xereeyey..reero la kala sheegta wax aan nac iyo jidhdiid iyo munaafaqad ahayn ummaddiina uma soo sidaan. Ummaddiinnu in aad u naxariisataan oo aad Allah kaga baqdaan bay u baahantay.. inay nasato oo ay kala gartaan if iyo aakhiro kay joogaan bay u baahan tahay.. isaaq waa reer Somali ah Daaroodna waa la mid... ummadahaa miyaan xidhiidh iyo xidid tooyo ka dhaxayn...naca iyo colaadda yaa ku dallaca...dhallinyaraa ku leata...hooyooyin iyo carruur bay qixisaa oo macaluulisaa, mustaqbal iyo aaye ummadeed baa lagu waayaa oo boqollaal sano ayaa dib loo noqdaa...Khaatumo iyo SSC waa magacyo aad bixisern...keliya waxad doonteen in maamullo ummado idinka qolyo duwani dhiseen aad qabiil keliya ku diiddaan...haa dee Galagala iyo raggii xarfaanta ahaa ee howlgaliyey ujeeddadaa nac abuurka iyo isbixin waaga ayuu qorshahoogu ahaa... diintaa fitnadan abuuristeedii looga baxay...Dhulbahante dhammaantii iyo dadkii wax wada lahaayeenna inay kala dhintaan, la ismadhiyo, oo dagaal riiq dheer oo cadaab kulul lagu mutaysto ayaa lagu jiheeyey...waa kuwaa cayda, ceebta, dhaqan xumada iskugu biyo shubatay ummadfii sharafta lahayd sannad keliya ka hor...ilaahay idin hadeeyaad leedihiine dib Ilaahay ugu noqda oo idinku iscafiya ummadda kalena cafiya oo cafis ka dalba...bal ciduuni idinka badbaaddo!

    @jamaadnuura10 Před 7 hodinami

    Xidigtaay kolkii Rayaale raggii dalkan xoreeyay Eng Maxamed Xaashi Cilmi Allah haw naxariistee Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Muj. Jamaal caydiid uu bilo dhan mandheera Ku xidhnaayeen yaa yidhi, Habar Awaleey, Habar Yooniseey, Araboow kaca xiniinyaha iska jara. Basaas Ooyaaye sharciga kama wayna xildhibaan la xildhibaan la xidhana uma horayn Ibraahim mahdi buubaa Saciid cilmi rooble Dhakool baa ka horeeyay. Kuwaasi ma fataatiir bay ahaayeen naayaa??? Dadka hays nacsiinin waa lagu jecel yahaye

  • @warss11
    @warss11 Před 7 hodinami

    Wadani is finish 🎭

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 Před 7 hodinami

    ❤❤❤❤

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v Před 7 hodinami

    Nuciima inabti waa ku salaamay

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 7 hodinami

    Waall xiidiitay fiiciba ku qaaday maalintu xiidhay daahir Riiyale gaaboosee miiyad araagatay ciid leehee daagallama is deejii dhuulka yaayinu waada leenay aniiga xiirsi baa adeer iaha haadiilay maaqalayo soo xiidhan dhiihi laaha isaaga iyo maxamud xaashi baa waayo dhuulka yaan kaa jeeceelhay qaabiil

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy Před 7 hodinami

    Waan ku salaamayaa xidigta jarmalka❤❤❤fariid Fariid dhalay geesiyad geesi dhalay nooloow ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wq6we8bh9x
    @user-wq6we8bh9x Před 7 hodinami

    Akh duli

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 7 hodinami

    Horta SAMAROON ma isbahaysi baa mise waa isku reer.

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 6 hodinami

      Gudabiirsey ba is bahaysi. Nin kan sheegaysa asalkiisa ma.ha Samaroon ee Waa AYUUB SHEEKH ISXAAQ ..

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 Před 7 hodinami

    Been low