Heestii Xalay Hargaysa laga Qaaday ee Axmaar baa Xamar iiga Roon waxaa Sameeyay Abagadhe Lafti Nagaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 06. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 103

  • @djibworld
    @djibworld Před 21 dnem +9

    JIGJIGA WAA GOOBTII LAGU ALKUMAY, SYL WEYNA XOROOBI IN-SHAA ALLAH

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 21 dnem +1

      Maxaa goba may haduu Amxaar iyo oromo xuntahay ka xoroobaan oo heeryada iska qaadaan magaalo khayrkaa u cay adna ha dayn

    • @OGg227
      @OGg227 Před 20 dny

      @@user-sz7sn2rv9rbeenaale car xoreeya

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 Před 19 dny

      Citiraaf ma jiro wllo dadkaaga dhinac ka raac

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 Před 21 dnem +9

    Xasan Shiikh waa khaa,in waa madaxweynihii ugu horeeyay oo tago Jigjigo oo gacan gumeysi ku jirto teeda kale Xasan Shiikh waa ninkii ONLF ku aflagaadeeyay isagoo joogo Jigjiga.

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Před 20 dny +2

      Farmaajo soow ma ahayn ninkii ugu horeeyay ee ONLF ku daray ururka argagixisada aduunka. Muusan Ahayn ninkii Qalbi Dhagax u dhiibay Itoobiya.

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Před 20 dny +1

      Sxb waa runta xasan hoolka sayidka ayuu dhaanto kutuntay

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg Před 20 dny

      Hadba kii jooga ayeey khaa in kusheegtaa bal yaa ku qeeybsaday dulli nimadaa bal eeg hadii hunfuri kaaga jiro somali in aad maamusho caqli lakaalay iskadaa baroorta iyo wax aanbdani kuugu jirin

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 19 dny

    Soomaaliya Soomaalibaaleh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 Před 21 dnem +9

    Lidoor 😢😢😢😢😢😢

    • @gulbahar2714
      @gulbahar2714 Před 21 dnem +1

      The enemy of your enemy is your friend

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 Před 21 dnem +6

    Ab iyo isir alle swt haw naaro amxaro iyo oromo midna wax ma wadaagno aan derisnimo aheyn

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 21 dnem

      Aday ku yirtaa anagu waanu wadaagnaa Waa walaalkay aan jeclahay

    • @anab9951
      @anab9951 Před 21 dnem

      Hadaad walaalo tihiin utag dhulka soomaali baa leh e. Cagma soo dhigi karaane

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Před 20 dny

      Adiga Soomaali ma tihid ina Lafti Nagaa oo qorida Soomaaliga bartay ee afkaaga kala bax dad Isla dhashay Itoobiya iyo qurunkoodaba waanu neceb nahay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 20 dny +2

    Khudbadii xalay ee xasan sheekh waxaa ka horeysay labo ka hor mid uu jeediyey oo yidhi ethoipia colaad nagama dhaxayso waana ogolanahay inay biyaheena soo gaadhaan lkn aniga ha I soo maraan

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm Před 21 dnem +5

    Somalia laba qolo baa cadawga ujabisay.
    (1)Qabiil jaahila oo baadiye isku laynaya iyo kuwa taageersan.
    (2) Kuwa kursi isku dilaayaa 30sano iyo kuwa taageersan.
    Dawadu waa Kurisiga oo gudi cadaalada oo doorashada maamula la sameeyo.
    Iyo islaamka oo lagu dhaqmo.
    Axmaar Markaas baa udanbaysa

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 19 dny

    Kaani waa asalkii cagdheery

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 21 dnem

    Walaal sida kale waan ku ogolnahaye doqmaha uun naga daa ilaahay khayr ha ku siiyee.

  • @faadumoelmi7439
    @faadumoelmi7439 Před 21 dnem +6

    War bin qafiir baa nahaysta iyo far rights ee noo cudur daara😂😂😂😂

    • @thegunner971
      @thegunner971 Před 21 dnem

      Wallahi waa bin qafiir😂😂😂😂😂

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 Před 19 dny

      Oo.maa iska dulqaadaan. Tuugga

  • @fowziamulaha9638
    @fowziamulaha9638 Před 21 dnem +2

    Laftii nagaa kkkkk😂 walahi waan qoslay isaqland ku noqo meeshaad Ka imaadeen somaali somali ayaa leh by by

  • @Mudaneey
    @Mudaneey Před 19 dny

    Yes
    waa kugu raacsantahay in Xukuumadii Siyaad cid alla cidii Xukuumadiisa ka hor timaada uu Edbinayey Xukuumad adag bey ahayd

  • @NuurOsman-ne1hs
    @NuurOsman-ne1hs Před 21 dnem

    WA sax

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 20 dny

    SOMALILAND HEESTOODA JABUUTI BAA JAWAAB SIISAY OO HEES CAJIIB AH U QAADAY SOOMALIA ❤.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 21 dnem +2

    Nurow Adiga waad ogtahay Feisal warabe waa shaqsi marna Dhiigyacab Muse Judaan Gaweta baris uu kuhaysto,Marna Sheega in Muse Dhiigyacab ayaa hoyadisa caayay,

  • @cabdalaful
    @cabdalaful Před 20 dny

    😢

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 Před 20 dny

    Walee nama Kala jecla axmaar

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 19 dny

    Cagdheery aqli kuma ogi doqonkii ogadeen dolo lagaqadey Naceybaa ka buxa shacabka ayay ka turjumayaan

  • @Mudaneey
    @Mudaneey Před 19 dny

    Aboow dowladii soomaaliya Ciidankeedi dhan Xareynta Soomaali galbeed bey ku dhamaadeen ,kumay hanjabinin ee (Galbeed waa la Xoreeyee waarsaa gaagixisey)Ruush kuma aadno ee taariikhda ha xumayn

  • @Umo580
    @Umo580 Před 21 dnem

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před 20 dny

    Soomaali waxaa looga baahanyahay inay iska qabtaan kuwa Gumaynaya please
    Soomaaliyeey Dalkii tegye Hadalka hala daayoo hala Difaaco Dalka iyo Dadka

  • @mmskmn8740
    @mmskmn8740 Před 21 dnem

    Heesta waxaa sameeyey muuse biixi muusigana waxaa saaray Adna aadan iyo maxamed kaahin

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk Před 20 dny

    War Kuwaas hadii Ciida kasoo kaci lahaayeen gacmaha furan baa nasoodhaween lahaayeen Gabar baa naguuri lahaayeen.

  • @Mudaneey
    @Mudaneey Před 19 dny

    Siyaadna waxaa ka halaabay siyaasadii arimaha dibada
    Ruushki wuu ceyriyey maraukana ma raacin wuxuu yiri dhexdhexaad baan ahay Ethopiana Ruush baa la joogay
    Reer muqdishaan nahay dadkeenii dhamaan waa ku dhamaadeen Somali galbeed

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 21 dnem +2

    Darood dow iddoor goaan ka gaara inta aysan cudurka Hawiye kuridin

    • @HoodoiyoAyaan
      @HoodoiyoAyaan Před 20 dny

      Adigaba cafimad qabin marka hora adiga isasax qabiil dhan baa isku qaday sheikh iyo sharef leh qof cafimad qabo noqo 😮

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Před 21 dnem

    “Af Oromo ayaa lagu heesay”! “Maasha Allah” kulahaa😂
    Cagdheer! In caqli suuqa madow loogasoo gado weeye😊
    Waan idin salaamay dhamaantiin. Salaamu Laahi caleykum!

  • @saalaxdheere457
    @saalaxdheere457 Před 20 dny

    Somaliland The 55th State of Africa coming soon.

  • @HRU2100
    @HRU2100 Před 20 dny

    SYL SHAQO KUMA LAHAYN XORIYADII SOMALILAND EE WAXA XOREEYEY XISBIGII SLN OO HOGAAMINAYEY MAXAMED IBRAAHIM CIGAAL..

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 20 dny

    Labada milyan, ee gaajada ee, reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco, ee ku dawarsada Xamar iyo Koonfur, ee weliba rabin inneey ku laabtaan saxaarahaa Hargeeysa.
    Haddaan soo raacdeeyo, xaggee tagi karaan ?

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 21 dnem

    inaad beenaalsyaal tihiin iyo caruurnimo adin hayso ma kala garanayo syl goormaa 11:23 hargeysa calan ka taageen

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 20 dny

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI karaan.

  • @mohamedomer6180
    @mohamedomer6180 Před 21 dnem

    SYL adeer anaga Somaliland xuriyad nooma keenine taariikh aanad garanyn ha ka sheekayn.

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 Před 21 dnem

      Daraawiish ayaa u halgamay isaaq taariikh kumalaha xornimada Somalia oo ahayn gaal xabaarin!

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 21 dnem

    Yaaa kaa yidhi xafald dhigata qaaadaweyntu miyay riyoonyaan
    1 July baaud leedeehiin ha riyoonina

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 Před 21 dnem

    Waka xaasidki xumbeeyay waa kuwan ugu xun xaasidinta aahi ee heestu sheegyso

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 20 dny

    balcagdheer taneega Oromo iyo Axmaaro hoosjoogta eewaligumeysiugujira ethiopa. ee. Oromo iyo Axmaarwaxkasheegeysa. iyagoohoosjoogaotomo. Maskiin Yaa cagdheer. Hadaa kuu sheegeysaa. ethiopia. ayaanu idinkajecelahey.

  • @user-qk7bt8kn5m
    @user-qk7bt8kn5m Před 20 dny

    Rabbi qulubta somaliyed hausku dumo siyasi an dirnaxaya lahen aya nakala qoqobe

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 21 dnem

    Laftah nigah kkk

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h Před 21 dnem

    Naarquutayaal Nabiyomoodijirteen Walee Waa Xaqiiq

  • @user-hw5bt5bj8r
    @user-hw5bt5bj8r Před 21 dnem

    Nacab daarod ugaadeen wanimankii soomaaliland dhibtaka gaystay

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d Před 20 dny

    Lafti nagaa😂😂😂😂

  • @AYJIIJI
    @AYJIIJI Před 21 dnem

    Hada waxaa layiraahdaa hoyga fanka qariban

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Před 21 dnem

    Cajiib, Somaliland wey idinka tashatee. Maad naftiina u tashataan?

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 20 dny

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed6446 Před 20 dny

    Iidoor JS buu iska celin waayaye laftinagaa 100m ilama ah in uu wax iska odhan doono,
    Horay baa loo yidhi iidoor wagaash iyo kufriga wacad allaa u yaale waa niman walaalo ah tan iyo waaga aakhiro e
    Waano dhalan baa ka adag,

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 20 dny

    Danta soomaaliyeed u tilmaami maysid puntland ama k/galbeed, juhdiga iyo dhaqaalaha iyo dhiiga ay u daadsheen kuwaad ku hadaaqaysaa reer somaliyed oo gelin karaa ma jirto.marka joojiya shacabka somaliyed ee aad aflaadaysaan.guys.

  • @mohamedmuuse6709
    @mohamedmuuse6709 Před 21 dnem

    Hargaysa amxaara qabsanayse maxaa Idina galaxy qadaadwayn

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 Před 21 dnem +1

    ma ogtahay sahro ileystu inay oromo tahay 60% waa dadka soomaaliland waa amxaar iyo oromo wayna kala cadyihiin soomaaliga iyo amxaarada ku tarantay soomaaliya gudaheeda xamar ayay hadda sidaas u buuxaan lagumana baraarugsana weli waase intay oromo iyo soomaali iska arkayaan

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 21 dnem

    Hoooyda qoorta weyn ka wase
    Soo kii shalay laahaa waa walaldeeen baddna uma diidanin
    Maa gaallaka aan kaaga horeeybaa
    Taayda xaaran maxa ka dhigay
    Munaafaq muunfaq dhalay weeye xasan iyo inta la mid ka ah

  • @Yassin-c3u
    @Yassin-c3u Před 20 dny

    Lol😂😂😂😂😂😂

  • @sahraonline
    @sahraonline Před 20 dny

    Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkk 😊

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 Před 20 dny

    HORTA AXMAARO MIYAAY AHAYN KUWAN NAQANAY RER HARGEISA WAA FUNNY

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 Před 19 dny

    Alle doorigii wuu iska qoslayaa
    Waar kahadla dadkiina ku dhibaateysan qaxootiga Kenya Ee Maalin kasta loogu hanjabayo qamadigan idinka jaraynaa......... Alle idin doori ma xili aad qososhaan baad joogtaan...... Somali iyo isku dirkeedu idiinma taal taasi

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před 19 dny

    Waa mashruuc ay amxaarada wadato, Alla maxaa damiirkii dhintey… kuwaana ma sidaa bey uga abaal dhacayaan Maxamed Siyaad wanaagii uu u galey, Soomali Galbeed…

  • @user-gw7tq6zv7m
    @user-gw7tq6zv7m Před 21 dnem +1

    Ogadeen saw kuwii u ooyayay Mala ,anawi cag cheered xishooda ya xayawan😂😂😂😂

  • @farahanabdii-ct4vu
    @farahanabdii-ct4vu Před 21 dnem

    Meeshuu mahanadi umalenaya midiyaha ya iskalee

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 21 dnem +1

    Oromo iney qaadato isaaq ay dhibtoda iyo munafaqadoda naga xigsato waba xal aa udaaya Somalida na xadudka hakaso xirato tariikhda inta lahayo isaaq cadow ga umada Soomaaliyeed buu hor socdey oo wehel kadhigan jirey aa boqortooyadii amxarada xitaa gabdho ayey siinayeen oo wey udaba dhaqi jireen

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Před 21 dnem

    Walee dad waalanbaa siyaasadii kuliqadey, bal sida ninkaas dhalinyaradaa ufahamsan yahay sharta Xabashida iyo meesha ey kagashey MUSE Handaraab.

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 21 dnem

    Qaaadad weyn isku camira
    Ader xamar xabashigaa nooga dhow nooga ron ooy ama farax

    • @asalsomali7745
      @asalsomali7745 Před 19 dny

      Adigo ah xabashi amxara o af Somali barty 😂

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 20 dny

    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 20 dny

    Hees baad ka cabaadaysaan ee suga maalin dhaw. Tolow oohin intee leeg ayaa idinka quban doona.

  • @musaibnnuseir8313
    @musaibnnuseir8313 Před 21 dnem

    Labo arimod oo si khalad ah lagu celceliyo:
    1- meeshi uhoraysay ee calanka laga taagay wa waqooyi been weeye wa muqdisho 1954!
    2- xabashi waxa looyaqaan axmaarada, sida saxda ah wa Abasynia waana axmaaro iyo tigrey ama kaniisada kiristanka.

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 Před 21 dnem

    Mucjiso wee dhaaftey shekadaan, meeqo mar ee qowmiyad jabikarta

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 20 dny

    Somaali erayga la yidhaahdo macnaheeda ma garanaysaan waxa ay tahay?. Waa ummad isku Diin ah oo kali ah. Maaha isku Dan mana aha isku Af iyo isku dhaqan ah. Cid walba danteeda hala haariso. Somaliland waa dal xor ah oo aanay waxba ka dhaxayn 4-ta Somaaliyeed ee kale.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 21 dnem

    Reer pundland saraakiishii Isaaq iyo dhulbahante ayaa xasuuqay waqooyina soomaali oodhan ala maxaa aakhiro xisaab taala Rabiyow dhiig muslim Yaanu kaamagan galay

  • @omar7396
    @omar7396 Před 21 dnem

    Snl ayaa ka daliyay maxaa ka hadlaysaa, syl wuxu haa xisbiga ugu codka yar.😂😂😂😂😂

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle Před 21 dnem

    Somali. Land. Shakh. Siyad. Gaarihi. Malaha. E. Somali. U. Dhan. Ayaa. Lee.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Před 20 dny

    Waryaare Ragyahaw somaliyeed, hadii somaali dhibaaato kudhacday somaali ayaa kamasuul ah ee Ethiobiya, Afkiina kabixiya. Waayo gabdhihii somaliyeed ee muqdisha lagu kufsaday Adis Ababa ayaa lagudaweyn jiray. Amxaarna makufsan ee somaali ayaa kufsaday!!!

  • @adonallah
    @adonallah Před 20 dny

    Ogaadenow MAAD isaaq usheegTaan dhibTa xabashida iyo gumeysiga uraaya

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 20 dny

    SOMALILAND AAD FAANTIIN BAY ISLAHAAYEEN, LAAKIIN CEEBIBA CEEBTAY KA WUNTAHAY BAY ISU SOO JIIDEEN😂

  • @abdiwaliisse3082
    @abdiwaliisse3082 Před 21 dnem

    Kanwaraaya isaaq nacaybaa dilay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 19 dny

      waad xanuusantahye goormuu ninkaasi reer isaaq la dhhao caayay ?1 war isku xhishoo

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 21 dnem

    Abagaadhe ma samayn hees somaliya ayay ahayd maad tidhahdid tii keestii ilays buu abagaadhe sameeyay labadaa kkkkkkkk

  • @sidiiqbustaale2392
    @sidiiqbustaale2392 Před 21 dnem +1

    Ogaaden iyo doqonimo waa wll

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Před 21 dnem +1

      Runta miyaad diidan tahay aaway abwaannadiinii aadan suni baqal buqmadow xildhibaan badbaado odaygii idin weynaa

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 21 dnem

    He has no talent at all

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 21 dnem

    Argeissa waa Oromo,

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 Před 21 dnem

      maxaa oromo kadhigay qashinyahaw hargaisa mardhaw ayaa la aqoonsan bilaa ethiopia ee ethiopiankan gaajaysan yay cuniyaan war dadka nooga leexda

    • @moudankhaireh4015
      @moudankhaireh4015 Před 21 dnem

      @@kabarodadkasaaxiibkaa5165 uf..uf.. tfuu..tfuuuu

  • @keysa9579
    @keysa9579 Před 21 dnem

    Ree cabdile ma xishoodan nuur cubidhye soo kii gardarada nirigta intuu ku qashay cowlyahanka gowraceen maheyn goormu halgama ahaa 😂😂😂😂😂

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 21 dnem

    beenale beeta jooji

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 21 dnem

    soomaali degmo degmo ha loo kala qaybiyo adeer xataa isaaq baa u baahan in la kala qaybiyo habraha hala sii kala qaybiyo daarood sodon haloo kala qaybiyo hawiye todobaatan

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 19 dny

      istiratijyadaas maxaad dan ah oo kuugu jirta marka ?!

  • @kadroable
    @kadroable Před 20 dny

    Beenaale, kacaankii baa wax idinka dhigay!!!

  • @ahmedfarah6520
    @ahmedfarah6520 Před 21 dnem

    😂 wallaahi your guys are so funny!
    Soomaali Galbeed waa soomaalida ugu soomaalinimada qadariya jecelna.
    Shanta soomaali hanoolaato.