Jamal Diriye - Ethiopia waxay Somaliland ka Rabto ma ahaan Kiro ee waa Bad ay leedahay..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 44

  • @abdulkadirrage3718
    @abdulkadirrage3718 Před měsícem +1

    Thanks Jamaal taariiqda ayaa ku xusi doonto . Somalia mar unbay soo noqon insha Allah. Thanks again

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn Před měsícem +1

    Keep going Jamal is 🦸‍♀️ hero man kkkk

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před měsícem +2

    Somaliland wey ogtahay iney Ethiopia rabto baad eyqabsato iyagu kutalagal ayay usameyen sii somalida uu jabto markas cuuqdad eey uhayan awgeed qaranimo somalie oon sonoqon

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem +2

    Waa kuwaa dadkii aqoonta saaaxiibka u ahaa Ethiopia bad ay leedahay bay rabtaa

    • @jibriilmohamedfarah5301
      @jibriilmohamedfarah5301 Před měsícem

      Mar hore ayaan siiyey Berbera awalba iyaga lahaa maxaad ka bedelaysa

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před měsícem

      @@jibriilmohamedfarah5301 adeer maalinta Xabashi yimaado ayaa inoo balana waxba heshiis been ah ha ku meereysan oo aan la ogeyn wakhtiga, muuse fircoon ayaa rabay inuu dorashada ku galo ictiraaf madaama Sool iyo sanaag xoog looga saaray oo calankii buluugu ka taagan yahay

    • @AbidiMohamed-ih7fb
      @AbidiMohamed-ih7fb Před měsícem

      Ma cidkale ku xumayn baynu baddeena u bixinnaa markaa

  • @omarabdi2910
    @omarabdi2910 Před měsícem +2

    Dowlada federal ka Somalia aya leh dhulka dekadaha wax qabil leyahay ma ahan wa kala so degi karan alaab o isticmali karan iyago la baxayo qarash sida uganda wadamada aan leheen dekedaha lakin cidan ba so dejina wa waxan suuro galeyn 😊

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 Před 25 dny

    Waanu siinayna bada ee Ethiopia. Cuqdada somaliyey. Iska dhaafa

  • @HassanHassan-qm3vu
    @HassanHassan-qm3vu Před měsícem

    kiiska badda qof somali ah oo saan uga hadla maan arkin

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 Před měsícem +1

    Somalida in badan oo xalkodu cadi ahayn ba Jira qasatan kuwo dhunta u dukela oo anan fikir ayaha dmabe ah lahayn mid shawsiyan miyee, wase wax shalaay ku dambeyn dona sida dad degamo degmoyon & tuloyin dds ka yirsana oo oromada racey dabadedna lagu soo gurey oo dhulkodi laga qadey oo marki dmabana ku soo qaxey dds sida juwa ku jira xerada qoloji & melo kale

  • @xyzhussen7917
    @xyzhussen7917 Před měsícem

    Iswaafaji dal la aqoonsanyahay ayay rabtaa si ay u qaadato iyo way ka noqonkataa aqoonsiga

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 Před měsícem

    Reer Somaliland Hadii badeenii eey Xabashi siiyaan oo xabashi qaadato Ictiraafkiina uu noqdo mid xamar ku xiran ilee Ethiopia 🇪🇹 aqoonsi eey ayadu jeebkeeda ka bixin karto majirtee ee hadhow badne waayaan Ictiraafne waayaan mexeey sameeyndoonaan oo xal u eh

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Před měsícem +1

    Dds sow maaha .in ay yidhaahdaan abiy hadii .aad aqoonsanayso somaliland oo wadankii somaliya .aad kala jarayso nasii xoriyadayada anakana

  • @mahamoudhussein903
    @mahamoudhussein903 Před měsícem

    Bravo mudane Jamal. Codkaagu wuxuu ka turjumayaa midka Soomaali oo dhan ku fikirryso arrimaha la xiriira badda iyo damaca xun re Itoobiya.

  • @engbashirali9592
    @engbashirali9592 Před měsícem

    2 nin oo daarood ah is wareysanaya oo sheekaysanaya waxay ku hadlayaana lawada garankaro iska dheh

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Před měsícem

    War dadka somaliland. Jooga wax aan axmaaro jacayl ahayn kama muuqdo. Ha iska noqdaan kililka lixaad. Masaaakin siyaasada ka dhacsan

  • @daahirabdikariimbaroow7393
    @daahirabdikariimbaroow7393 Před měsícem

    REER WAQOOYI SI FIICAN U DHAGEYSTA WARBIXINTA DR, JAMAAL....WAA HADDII AAD TIHIIN DAD CAAFIMAAD QABA OO AYSAN MADAX MARIN WAX LA YIRAA SOMAALI LAND.
    HADDII KALE BERITO HA U SOO QAXOOTI TEGIN MUQDISHO....

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 Před 25 dny

    Daarood cadaawada ka buuxda wayna. Kkkk. Cadaawada isaaq iyo Daarood ka dhaxaysa ayaa kun jeer ka wayn ta Ethiopia iyo muqdisho ka dhaxaysa. Meel walba af qadhmuunkasay meel walba la taagan yihiin may dhulkooda ka xoreeyan haday neceb yihiin Ethiopia

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před měsícem

    Walaahi ninkaan waa runtiis haday wax fahmayaan soomaalidaan wada hurda oo ayagu isu wadajeeda een cadowgooda arag

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn Před měsícem

    Adeer run sheeg waa Rabbi Yaqaan kkkkk

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Před měsícem

    Xabashi somalidu waa .isugu mid ma kala jecla marka lasiiyo bad iyo dhul xabashida dadkii dhulkan lahaa .ee ku tiirsanaa bada siday noqon doonaan arinku intaa wuu ka waynaan doonaa

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn Před měsícem

    Soomaalidu waxay tidhaahdaa hadal xikmad badan oo ah: (Dadka ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran)

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před měsícem

    Abiy wax badan buu ku celceliyey in Itoobiya doonayso in ay xoog ku qaadato xeebaha Soomaalida.
    Qof aan garaad lahayn umbaa u qaadanaya in ay doonayso ganacsi iyo kiro iyo wax la mid ah.
    Soomaali haddaan nahay dagaal baan ka xignaa in baddayada Xabashi qaadato.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Wlèe ninkani hal meel ayùu run kasheegay Ethiopia aqòonsiga Somaliland ayey Ethiopia rabtaa waana wadan samayn kuleh aduunka Ethiopia waana hogaamiyaha Africa oo dhan marksi UN kursigeeda slnd waa Kala dhicinaysaa Ethiopia MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland cidna ma horjoogsankarto Huwan iyo huwan kalkaal alshab way jabeen Somaliland wxba kama qadi mayaan wlhi

    • @AhmedSayidMurshid
      @AhmedSayidMurshid Před měsícem

      😂😂😂😂riyo

    • @mohamedwarsa
      @mohamedwarsa Před měsícem

      Walalow hadaad sidaas xabashi u jeceshahay maad Addis tagto oo la noolaato Maxaad Somali xor ah u hoos gaynaysaa?

    • @MadihaIlyas-s2c
      @MadihaIlyas-s2c Před měsícem

      somali wa tee dhe​@@mohamedwarsa

    • @MadihaIlyas-s2c
      @MadihaIlyas-s2c Před měsícem

      ​Anaga Somaliland ayanala daha

    • @MadihaIlyas-s2c
      @MadihaIlyas-s2c Před měsícem

      ​​@@mohamedwarsaQasarada Somaliland waad lajeceshin lakin taan faido aye utahay Somaliland Guul Somaliland iyo Ethiopia

  • @jibriilmohamedfarah5301
    @jibriilmohamedfarah5301 Před měsícem

    Niyow is adkeeya oo beelasha xidha kelmadan soomaali waa waa fake waxa ka jira malaha cid nooga tacab badnayd ma jirto khasaare iyo xasidnimo ayuun baanu ka fa iidnay maanta waanu soo gabgabaynana sheekada soomalida ahayd waxanu idinka xidhana ya halkii ugu darayd

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 Před měsícem

      Alow alle, been ba lagu shegey ee dadkan & dalkan jiritankisa malintii midowga waqoyi& konfur waa la wada donayey wana fushey qofka ka daba yimid oo iyadon cagaha dhigana ka hor yimid zsnm bey ahayd oo 60 kii la midobey iyadon sandba la gaarin waa iyagoo cunqilabka waqooyi ka sameyey oo taahii malinta ay bilaben weli waa ku tagan tihin, waxana qaba in ad deganadina gosatan adse manka ka saran ingiris ba xudud no sameyey oo ah midda la isku dilayo Lakin deganadina wad la go'i kartan hadad ku cafimadeysan walow iyada laftigeda loo bahan yahay in cod bixin la qaddo(referendum) inta go'aanka doneysa wana soo dhaweyneynaa

    • @fatxishugri5284
      @fatxishugri5284 Před měsícem

      somali way iswada disghay ee adaa daciif ah oo cuqdad kaliga la bukka

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 Před měsícem +1

    Faqash kii daarood waxay baqayaan somaliland la ctiraaafo o dyaarado dagaal iyo hub hesho

    • @abdisalamakib6520
      @abdisalamakib6520 Před měsícem

      Daarood wuu ku jecel yahay oo wuxuu ku leeyahay DDs anagaa ah oo og Itoobiya waxa ay gasho iyo waxa ay guddo ba ee aayar cuqdada iska saar.

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 Před měsícem

      ​@@abdisalamakib6520
      ICTIRAAFKA JAMHUURIYDA BARAKAYSAN WAA DANTA DAAROOD 😊 LAAKIIN DAAROOD MA GARAN. WAAYO TALADII DAAROOD WAXAA LA LUMAY DAD AY KA MIDYIHIIN. ILHAN CUMAR,FAHIIMA QUUJE IYO JAMAC GALAD IYO CAYAYAAN KIISA. DAAROOD WUXUU GARAN MARKA ARGAGAXISADA GEESKA AFRICA LAGU SHAAMBADEEYO😮 MAANTABA WAATAA KENYA KA BILAABMAY DAGAALKII.

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 Před měsícem

      ​@@abdisalamakib6520
      DAAROOD WAXAA U TALIYAY DAD MA GARATO AH SIDA ILHAN CUMAR,FAHIIMA QUUJE,IYO JAMAC GALAD IYO CAYAYAAN KIISA. WAXAAN KA BAQAYAA IN DAAROOD LOO AQOONSADO ARGAGAXISADA GEESKA AFRICA. ALLOW SAHAL AMUURAHA, WAATAA KENYA KA BILAABMAY DAGAALKII. 2:12

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 Před měsícem +1

      ​@abdisalamakib6520 😂😂😂😂 DDS isaaq kulama haha miya Mar dhow filo Hawd and reserve area state.