Gabadh dad qalato ah oo gabadhii ay u soo maratiday cuni gaadhay Europe

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 642

  • @hannahabdi602
    @hannahabdi602 Před 4 lety +11

    Luul is so funny! She takes all her guests seriously..I can’t believe how engaging she is with this strange story 💖

    • @sabirinamohamed5380
      @sabirinamohamed5380 Před 4 lety +1

      Weligeey been intaas le eg maan arkin cidiya kasoo baxay ku te

    • @UmuAisha642
      @UmuAisha642 Před 10 měsíci

      @@sabirinamohamed5380😂😂😂😂

  • @ne7056
    @ne7056 Před 4 lety +10

    It reminded me the story of my funny aunt was telling us whenever we refused to sleep so that we got scared and stop playing around 😱

  • @abdrisaaqahmeddaher9911
    @abdrisaaqahmeddaher9911 Před 4 lety +6

    Subxannallh wlh wan cabsadey dad dadka cuno wanmaqlijiray allow hanatusin 😭😭😭😭😭😭

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 Před 4 lety +17

    Gabadhii holan oo gabadha jidka ka soo waday oo saliida ku gubtayn. Iska ilaaliya dadka waa dhamaatay waa Soomaali.

    • @ceynicade9519
      @ceynicade9519 Před 4 lety +3

      gabadha waxay ugaysatay maxaad ka ogtagay ilaahay baa og xaqiiqada dadka qaar ayaa dadka masaakiinta ah dulmiya oo ku shaqaysta qof bilaa sharci ah bey ahayd naagta media soo fadhiisatay warkeeda waad maqashay ee qofka kale isaga qaybtiisa ma maqashay naago badan oo soomaali ah ayaa jilicsan oo gurigooda iyo ilmahooda iney korsadaan jeclayn oo gabadhaha qaraabada iyo saaxiibadood ah ku shaqaysta sixun uu isticmaala hubso sheeko xaqiiqadeeda ilaahay ogyahay haku dagdagin walaal aduunkaan dulmi iyo khiyaamo badan ayaa ka jirta

    • @anababdi5155
      @anababdi5155 Před 4 lety

      @@ceynicade9519 walaal gabadha saliid ku gubtey Holland axzaaan bey usameysay naag jid ka soo kaxeysay baa gubtey soomali abaal ma leh

  • @abdirahmanhersi5681
    @abdirahmanhersi5681 Před 4 lety +31

    ASC bal hadaba caaawa yaa noo seexan saw Ku riyoon mayno balaayadàn
    Xirsi xidhka waa inaan badiya

    • @salaadoomar285
      @salaadoomar285 Před 4 lety +1

      Waa iga qoslisey😂😂😂Hurdo ma jirto caawa😂

    • @sabrinaahmed7857
      @sabrinaahmed7857 Před 4 lety +1

      Kkkkkkkkkkkkk

    • @sabrinaahmed7857
      @sabrinaahmed7857 Před 4 lety

      Stanbey kkkkk

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 Před 4 lety +2

      🤣🤣🤣🤣🤣 iska so jed noh

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 Před 4 lety +6

      Abdirahman Hersi Alx maalin cad ayaan daawanayaa Hada ka hor ayaan gabar somaliyed igu qabatay jidka markaasey itiri ruuxii aan u socday ayaa ii gooyey meel aan aado ma aqaan waxaan ku dhahay anigu inaad ii raacdo xaafadeyda maahee wado kale ma hayo waxey tiri okej waadna mahadsan tahay waxaan ahaa hooyo kali ah caruurna heysta waxaan samayeey qolkii caruurteyda ey lahaayeen ayaan iri seexo ana caruurteyda ayaan qolkeyga ku soo xareystay waxaa dhacday gabadhii iney habeen madow baxdo albaabka gurigana ma eysan ii xirin salaada subax ayaan u kacay Saa albaabka ayaa furan naxdin gabadhii ayaan qolkii ka fiiriyey saa maba joogta habeenkaa habeen iiga naxdin badneyd iyo yaab badnaa ima soo marin waxaan ahaa dadka dadka soo aruursado somaliba iney dhul dhacdo ma jecleyn Wixii ka danbeeyey Somalia amaan buuxa ayaan siiyey

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed2881 Před 4 lety +7

    I DONT NOW WHAT TO SAY ABOUT THIS STORY BUT ANYTHING CAN HAPPENED THIS WOULD I DONT WANT TO BELIEVE THIS WOMAN IS LIED ABOUT THIS STORY ALLAH ONLY KNOW WHAT IS TRUE AND WHAT IS NOT ANYWAY WAS SCARY.!!!!

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 Před 4 lety +1

    Gabadhan hadleysa waa good story maker. Wariye bey ku fiican tahay becouse wey taqaan sida hadalka loo muunadeyo.

  • @reo9475
    @reo9475 Před 4 lety +21

    This is Hollywood’s finest werewolf story 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 Před 4 lety +2

    Aniga mid kanada katimid ayaa icuni gaadhay khadra macalin weeye magaceedu jigjiga ayaan joogey😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 Před 4 lety +6

    Wiilasha ay shegeeso so raadi ayagana wareeyso inay shekadan Run tahay! @luul youtube

  • @farhiyomohamed1982
    @farhiyomohamed1982 Před 4 lety +2

    Asc Abaayo mahadsanid hawasha aad noo heyso aniguna aad ayaan u dhageystaa barnaamijkaaga laakiin salaanta ayaan wax kaaga sheegaa adigoo raaliya (asalaamu caleeyku waraxmatulaahi wa barakaatuhu )marka iska sax salaamta

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 Před 4 lety +2

    Subhana’Allah 😭 ilaahow adaa og makhluuqaadkaage na badbaadi miskiina nolosha ayaa lagu qalan gaaray, dadka cuna dadka maan moodayn in ay cudur qabaan,😱 Ya Rabbi na caawi 🤲

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 Před 4 lety +26

    Hada ka hor ayaan gabar somaliyed igu qabatay jidka markaasey itiri ruuxii aan u socday ayaa ii gooyey meel aan aado ma aqaan waxaan ku dhahay anigu inaad ii raacdo xaafadeyda maahee wado kale ma hayo waxey tiri okej waadna mahadsan tahay waxaan ahaa hooyo kali ah caruurna heysta waxaan samayeey qolkii caruurteyda ey lahaayeen ayaan iri seexo ana caruurteyda ayaan qolkeyga ku soo xareystay waxaa dhacday gabadhii iney habeen madow baxdo albaabka gurigana ma eysan ii xirin salaada subax ayaan u kacay Saa albaabka ayaa furan naxdin gabadhii ayaan qolkii ka fiiriyey saa maba joogta habeenkaa habeen iiga naxdin badneyd iyo yaab badnaa ima soo marin waxaan ahaa dadka dadka soo aruursado somaliba iney dhul dhacdo ma jecleyn Wixii ka danbeeyey Somalia amaan buuxa ayaan siiyey. Hala is ilaaliyo.

    • @ridwaanmohamedridwaan2340
      @ridwaanmohamedridwaan2340 Před 4 lety +1

      Mxaaa abyo ma dadcun aheedna

    • @layanaxmed6011
      @layanaxmed6011 Před 4 lety +2

      Umu Nashaad wax miyay kaa qaadatay haben madow maxay u baxday

    • @DhukowChannel23
      @DhukowChannel23 Před 4 lety +2

      Umu Nashaad abaayo somali oo dhan maxuma

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 Před 4 lety +1

      Ridwaan mohamed Ridwaan wlhi ma ogi waxa ey aheyd laakiin wey iga yaabisay naxdina wey iigu dartay

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 Před 4 lety

      Idris Abade wllal waan ogahay ineysan DADKU wada xumeyn.

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978

    Subaxanallah walahay wa qiso xanu badan adaban unaxay

  • @gobdeeqlagasiray4446
    @gobdeeqlagasiray4446 Před 4 lety +7

    Walaahi wa wax dhaca oo jiraa ana arkay wanan kula so xidhiidhaya caashey

  • @rukiaali1573
    @rukiaali1573 Před 4 lety +1

    Somali waxkasta hada waalaga helaa waa yaab hada waa in aan qofna la aaminin aniga ciyaalkaan uga tagi lahaa markaasay cuni lahayd ilaahay baan gabadhan ciyaal ujoogin, wuuw waaba naxay markay tiri bahal taagan, afarqooblow ashahaado ban maqli jiray

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 Před 4 lety +2

    Naxdin weynaa gabdhu kaligedna wanoshay waxbaa isku sawiray 🥺😭😭😭😭cabsi cabsi

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před 4 lety +1

    Waan baqaay bisinka illaayoow naga qabo jin iyo isiibaa shar koowda aamiin aamiin aamiin yaa raabii

  • @rukhiahassan
    @rukhiahassan Před 4 lety +55

    caqligu hashaqeeyo qofka bil aadanka Allah siduu u abuuro waayeelnimo mooyee sikale iskuma badalo malaha jin bee aheyd

    • @onlyquen8387
      @onlyquen8387 Před 4 lety +7

      Hno dad wxa jira qoris marisa o bahal iskadhiga

    • @jiijajacelow5490
      @jiijajacelow5490 Před 4 lety +6

      Aalia Bebo official waxan waxa ku maqli jiray shekoyinki naloga shekayn jiray wayadan yaryn qoris mariska bismillh wax been ah bn uqabi jiray ma wax xaqiiqa jira Wll

    • @willwacan810
      @willwacan810 Před 4 lety +3

      Waa indho sarcaad wall oo sixir datka kucuna

    • @rukhiahassan
      @rukhiahassan Před 4 lety +6

      @@onlyquen8387 waxaas ma ahan wax jiro wax walbo Allah quraankiisu kusheefay bil aadan bahal isku badalaayana lama sheegin Allah in laga baqo fcn

    • @maryanjama2918
      @maryanjama2918 Před 4 lety +2

      That's true, haduu cid cunayo isagoo qof ah ayuu cunayaa ama dhiiga kajaqayaa.markaa sheekadu khiyaali bay u egyahay.

  • @nimcomohamed5086
    @nimcomohamed5086 Před 4 lety +1

    Inaa lilaah inaa ilaahayi raajacuun walaa xawla walaa quwati ilaabilaah calya cadiim🌚🌚🌚🌚🌚🌚🐻🐻🐻🐻🐻🐻🐻🐻🐼🐼🐼

  • @atikaabdlh4650
    @atikaabdlh4650 Před 4 lety +5

    Anu shekadan wn jecladay wa sheko mcn😁😁😁 I was enjoying while I was listening😆 lkn guys anu ma ihi dad qalato😉

    • @warsanmohamet669
      @warsanmohamet669 Před 4 lety +6

      Waaban kaa cabsaday

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 Před 4 lety +5

      Atika Abdlh 😂😂😂😂😂😂 alla maxaan qoslay! Adaaban kaa shakiyey

    • @atikaabdlh4650
      @atikaabdlh4650 Před 4 lety +2

      Anaaba iska yaaban wan jecelhay filmada ama shekoyinka la is cuncuno dadku dadka cunan oo la is dildilo😂😂😂 lkn xaasha lilaah ma ihi dad qal 😆😆 crimeska ayan dawaada uun

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 Před 4 lety

      Atika Abdlh walaley is baadh Plz aarmaad adna Dad cun tahay 😂😂😂 Astaqfurullah

  • @samsamita3831
    @samsamita3831 Před 4 lety +1

    Dumarii qolalkaa CZcamska soo imid🤣🤣🤣 soo shawoow casha Luul iyo xeertii qolalka oo naciimana an maqlayay malin hore❤❤❤❤❤❤

  • @deeqzanofficiall9564
    @deeqzanofficiall9564 Před 4 lety +2

    Subxaanallah somaliye dadkaad Marti ka dhiganaysan ka taxdir dad qaar ha so xaraysan waxa la aamiino ma jiro wlhi subxaanallah illhow adaan ka magan galanaya

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 Před 4 lety +3

    Juudaanku waa cudur, laakiin say Soomaalida utaan dadcun maaha. Gabadhaa way oo riwaayadaysay.

  • @najahhussen5886
    @najahhussen5886 Před 4 lety +1

    Subhnllah 🙏🙏🙏Allahe haanga baadabadiyo walhi waane Cabsodaye manta Arkaye

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 Před 4 lety +21

    Ala wll maxaad noogusheegtay bal waakane caawa yaa iì seexan kkkk

  • @micraajyaasin8872
    @micraajyaasin8872 Před 4 lety +16

    😭😭😭😭😭😭
    Wallaahi waa ooyee jirka oo dhan ayaa ijareeye
    Abyo mcnto ilaahy ayaaa mhd lah ku badbaadiye
    Waa qiso xanuun badan
    Ilaahy ayaa mhd lah hadaa naxdin NAFTA kaale bixin

    • @kaddow7617
      @kaddow7617 Před 4 lety

      Waxas ma jiran walal ha rumeysan ee gabdha sheekeynayasa aya riyootay oo u haysata in gabdha bahalka ay ku riyonayso ay la nqotay waxa ay iska celineyso bahal ayay mooda gabdha aya laga yaba in ay celcelineyso - Marka ay bananka u bixisay weli bahalki ayay mooda - marka ay toostay ayay aragtay in ay bahal ahayn oo ay qof tahay

    • @deqaali5866
      @deqaali5866 Před 4 lety +2

      K Addow hunno qof wayn waxaanu arag oo beena ama riya dad hortooda lama yimaadee baan u maleyn

    • @dawodaacad7173
      @dawodaacad7173 Před 4 lety

      Fuleey baaa tahay

  • @munaosman9798
    @munaosman9798 Před 4 lety +2

    Subxaan Allah ILLAHAY ayaaku badbadiyay walaal Allahu Akbar

  • @kunkaroon3154
    @kunkaroon3154 Před 4 lety +3

    😂😂😂😂😂😂mar wan ku aaminay mr klna wan qoslay filimadan dawan jiray bn xasuusty

  • @dekamoh3282
    @dekamoh3282 Před 4 lety +5

    Itobiyan aad ayuu u jooga qofka bahalka noqda, ama warabe wadanka Somalia aad ayaa u ucunay dad badan dad ayaa been uqadan waxa dhaca

  • @wallinsondubadd4109
    @wallinsondubadd4109 Před 4 lety +3

    Beautiful video and great program lov from Sweden Stockholm👏👏👏👏👏👏💟💟💟🎊🎉🎆🍒🍇🍓🎇🍓🎉🎊🎆🙏🙏👌👍👍👍

  • @naeimahassan9007
    @naeimahassan9007 Před 4 lety +1

    Gaabaadhaan waxeey ugtahaay gaabaadi so taariibtaay weeyee ruunti weynaa ugtahaay

  • @mama.aftahan5840
    @mama.aftahan5840 Před 4 lety +2

    ASC 1993DII SWEDEN AYAAN KUGALAY CUSBATAL GABAR NERISAN KU IRI HAWADA BAN RABAYE DIBADA ISAAR WEXEY AHAYD MARKEY DIBADA ISARTAY GURI YARE CUSBATALKA KA BAXSAN BEY IGU TIRI GURIGAAS DADKA DADKA CUNAA KU JIRA WAXAN KU IRI SEY DADKA UCUNAAN WEXY IGU TIRI HILIBKA DEDKEY CUNAAN WAXAN KU IRI YAA UTAGA AMA CAAWIYA WEXEY IGU TIRI SHAQAALE LOO.CARBIYEY BAA SIIYA DAWADA IYO CUNTADA MARKAASAAN BAQAY OON IRI IGU CELI QOLKAYGII WEYNA ICELISEY WADANKU WAA SWEDEN

  • @SomaliGrl1
    @SomaliGrl1 Před 4 lety +3

    What where is the end.. albabka markay soo garaacday maxaa dhacay.. ma waraysateen meqo dad ayay soo cuntay bismilaahi

    • @kaddow7617
      @kaddow7617 Před 4 lety

      Walal waxas ha aminin don't trust them, it's fiction it doesn't make sense at all....

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 Před 4 lety +3

    Sheekadan maxaa ka qaldan ???
    13:12 "markuu qofkii fadhigii madoobaa soo galay wixii oo bahal ah... Bahal ahoo taagan"
    13:24 "qolku wuu ii madow yahay oo halkan baan taaganahay albaabka hoostiisa...dabadeetana albaabkii baan furay, eeg baan is idhi... Waan arki waayay waxba"
    Inuu bahal ahaa oo uu fadhiga madow soo galay see u aragtay madaama uu albaaku kuu ceshanaa ood kolkii dambe ad furtay ood eeg is tidhi hadana waxba arki weyday ???

  • @nadir4328
    @nadir4328 Před 4 lety +26

    QISADAAN WAA BEEN SABATOO AH WADANKA AYEY JOOGTA BAA LA SHEEGI LAGAA FAKE.COM

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 Před 4 lety +2

      Kkkkk big time bro waa fake caadi ah aduunka dhana isugu imaan lahaa waxas haday dhacan kkkkkk

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 4 lety +1

      Gabdhan hada ka hor ba waresatay oo sheeko kale ayeey ka wareesatay nin ba i qabay bay tiri naag kala iga dul qaday

    • @bukhaaribooker82
      @bukhaaribooker82 Před 4 lety +1

      Kkkkkkk baadiyo maan joognaa CZcams lacag ku raadis iga dheh Subhanalah war shaqaysta oo shaqo taga meel xun lacag ha ka raadinina iyo sheeko fake ah bisinka kkkkk

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 Před 4 lety

      Chad Logan
      That’s what I thought too 💯

  • @maxamudliiban1795
    @maxamudliiban1795 Před 4 lety +3

    Inantan sheekada ka sheekaynay si fiican baan u garanayaa Waa ku salaamay

  • @Shire859
    @Shire859 Před 4 lety +11

    Caawa maseeexan koroh cabsi hayaay xaajigoo iga maqan bal maxaa kusoo beegay 😭😭😭anoo soojeeda baanba cabsanayaa🤺🤺🤺🤺🤺

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 Před 4 lety +1

      caaliya cunaaye 🤣🤣😀🤣sarirta iska egg hoosteda

    • @marwobuni9872
      @marwobuni9872 Před 4 lety

      caaliya cunaaye 😂

    • @kaddow7617
      @kaddow7617 Před 4 lety +1

      Cunaaye kkkkadigaba cunaaye ku qoran tahay an ka baqeyna

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 Před 4 lety +4

    Sheekan Waxa ka qaldan :
    1) 7:00 "gurigaan ku jiraa (daganahay) waa 3 qol iyo fadhi"
    2) 7:12 "Qof single ah oo iska soo yar adeeganaya"
    Qof single ah (caruurna may sheegin) oo qurbaha jooga oo guri 3 qol iyo fadhi ah la siiyo intee ku aragteen somaalaay ?
    Qofkii arkoow isoo sheeg hadaan u tahriibayaa dalkaase kkk

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991

    Cabsi badanaa subxanallah

  • @ifrahomar3142
    @ifrahomar3142 Před 4 lety +1

    Inaantu maxay sheekada u dhamayn wayday tan kale iyado qoxoonti ah o single person ah siday dawladu u siisay 3 bedrooms?????

    • @user-ct1ns8ep2y
      @user-ct1ns8ep2y Před 4 lety

      Adu wa sheeko malaa awl ah ayn filaya sadex qol laba dusha yihiin inamaduna seexdan qolka sadexad wa hurdadii oo aniga seexda ayey ina tidhi hdana sheekadedaqol fadhi ah ayaa inoogujirta yaab qolkasi miyanu guriga afr ka dhigayn marka

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 Před 4 lety +1

    1979kii ayay arintan oo kale walaalkay KU dhacday,!!!!

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 Před 4 lety +9

    Fake story

  • @maryanmahamed4147
    @maryanmahamed4147 Před 4 lety +1

    Show yurub dad qalato baa jogo anagu waxas ma aragno dadna waa iso martiyan tulana waa daganahay hayeeey xuuuuux sheko baraleey north America kama kama jiro 😀😀

  • @issadihre2066
    @issadihre2066 Před 4 lety +1

    Qisadaan aan ku ka haayo Waxey ahead Holland Gabadhey ku dhacdeyna Reer koonfur bay ahead Tan waa Reer Waqooyi ku dhaheyso Inan Inan kulahaa

  • @user-ke8zi5hm9n
    @user-ke8zi5hm9n Před 4 lety +2

    allahu aclam bes wexey iila cod ikaatay naagtii tiri waxaan usoo tahriibay naag inaa ninkeedee kaqaato

  • @dhaantoland
    @dhaantoland Před 4 lety +3

    I think she had a bad dream 😂

  • @willwacan810
    @willwacan810 Před 4 lety +3

    Ilahey halaga baqo habo waayo dhaaro ku dheh hadey runtahy

  • @halima2476
    @halima2476 Před 4 lety +2

    Subxaanaallah 😱😱😱😱😭😭😭aadbaad unasiibbadantahay waqtigaada ayaa waxkadhinaayeen.
    Waa very scary .

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 Před 4 lety +2

    Haaye mawareesaty gabadhii oo makutiri maxaa ku helay ???

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 Před 4 lety +2

    bismilah maxaa tiri horta nin dad qal wan maqli jiray lkn ma dumar baa soo baxay asxabta caasha iisara subscribe iisara

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 Před 4 lety +3

    Cajaayib waxani jin bay ahayd marna insi bay iska dhigaysey ilaahay ha inaga qabto wixii shar ah yaa rabi raxiim

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 Před 4 lety +2

    Yaa caasha luul waanku salabay huuno markasta waanku dawadaa🤩💖

  • @manaomar212
    @manaomar212 Před 4 lety +1

    Sheekhada wey dhertahay inta muhinka ah,gabar Somali ah ayaa dariq isku aragney wiilal Somali ah baa marba mid inuu lahadlo rabay waxey mid walbo ku tirahdaa war iga har aniga guur marabe mid baa ka hari wayey dariiqan wada socona kiibaa ku yiri walalo maxaa u diideysa ina isbarano waxey tiri aniga isku diin ma nihi waan yaabey,marku naga harey wiikii ayaan gabadhii wareytey dhahay huuno xaafada maku cusub tahay xageese dagan tahey waxay igu tiri walaa isbitalkaa lokalka ah ayaan qol kadaganahay markaasa iri walaalo soobax gurigeyga iska joog oo habeenkii un hoyo waxey igu tiri thanks huuno kama maqnaankaro sacado badan oo waa laygu ilaaliya waxa dhahey sowtan aad cafimad qabtid maxaa lagaa ilaalin ,waxey tiri huuno waa runtaye cudur kale ma qabo ee hadaan xanaaqo ilaa aan dhiig ka arko miyirka iguma soo noqonayo waan ka nahay walhi inan qur ILLAHEY u dhaliyey bay aheed. ILLAHOW caafi inta xanuunsan YAA RABI

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 Před 4 lety +1

    wlllo allan kugu dhaariyee sheeg naagta si dad badan ay oga bad baadan caan nimadeeda waxaa ka muhiim san in dadka iska ilaaliyaan.

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 Před 4 lety +1

    War wAllahi wan naxay SubhanAllah😧😦

  • @foos7330
    @foos7330 Před 4 lety +1

    Asc asxaabta walahi waa mucjiso ilaahey hana badbaadiyo bisinka 👂👂🙏🙏🙏🙏🙏🙏👌🌹

  • @ju4965
    @ju4965 Před měsícem

    Thank you so much ❤

  • @AAli-ul8ed
    @AAli-ul8ed Před 4 lety +1

    Somalida tolkeyga ayey 4qooble u yaqanan, sidey wararka igu so garayana ilaa hada ma maqlin gabar tolka ah aya qof qanintay ee arinkani hala hubsado yanan la fududanin. 😁😁😁

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Před 4 lety +1

    Asc walaal gabadha bahal ka noqotay dad baay kolaay cuntay why aad u qarinay saa sheeg mee shay jogto waa laga fojignaan waxun lamaqari yoo dad badan baad bad badinay saa subxanalah

  • @nasroisak7960
    @nasroisak7960 Před 4 lety +1

    Subxanallah abyo allah kubadbadshay alx dheh waxwalbo adunkan kajiro

  • @sahraomar8850
    @sahraomar8850 Před 4 lety +3

    Subxanallah

  • @anfahassan9783
    @anfahassan9783 Před 4 lety +5

    Anigu wan hurdo wayno way icuni lahayd bisinka balaya dad so xaraysata iyo sidan uradsado dadka kamka kujira waayo way ka naxaris badan yihin dadka qurbaha kuragay 😂😂😂

  • @bishaaroali3164
    @bishaaroali3164 Před rokem

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga badbaadi wixii dhib leh yaa rabbii

  • @karti-soor
    @karti-soor Před 4 lety +2

    Qori Ismaris Mu Sixir Deegaan kastoo Somali ka mid ah wey joogaan noocaasi.

  • @safiyobacdi3917
    @safiyobacdi3917 Před 4 lety +1

    Juudan wa jira dadkana wa cuna lkn isma bedeli karo wa qofki oo caadi ah balsa miyirbedelmay dharerkuna ka socdo lkn cijiyo dhadheer afweyn qofna isma bedelikaro

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Před 4 lety

    Movie ayey soo daawatay naagtas ka dib wax iyada ku dhacday bay nooga dhigtay ilaahay ku qabay beenta xataa kama xishooneyso nebigu scw wuxuu yidhi kuwa beenta sheega umadayda ka mid maaha

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 4 lety +1

    Xuuxeey run iyo been waxay tayba wan cabsaday😢😢😢😢😢😢😢

  • @ayanabdirashid9079
    @ayanabdirashid9079 Před 4 lety

    Masha allah maamo luul sacado badan ayaan ka dhex radinayey yutubka alle ha ku sharfo qali

  • @maandeeqmaandeeq7111
    @maandeeqmaandeeq7111 Před 4 lety +2

    Haa markey leedahaaban ka cabsadey teeda kale intaas oo qol qof la siinaayo oo kaligiisa waaxay

    • @salmanour2554
      @salmanour2554 Před 4 lety +1

      Walal anigu ma ogi Allah baa og in shekadani run tahay iyo inkale
      Lakiin waxaan ogahay xeraarka guryaha yurub (Eu) isku xeer mahan wadamo dadka 1 qol kabadan la siiyo baa jira iyo wadamana hal qol baa lasiyaa.
      Anigu imika Holland baan hubaa dad hal qof ah oo 3 maqsin lasiyo baan garanayaa marka wee dhici kartaa 1 qof oo 3 maqsin lasiyo

  • @fartunmohamed6319
    @fartunmohamed6319 Před 4 lety +5

    Gabadha ka sheekeyneysa qisada waxa ay joogtaa belguim ama holland waa hadi ay xaqiiq tahay waxa ay ka sheekeybeyso

  • @Aisha-gf7tw
    @Aisha-gf7tw Před 4 lety +15

    Sheeko sheeko...sheko xariir dhag dheerne ma qaxooti eey isu dhiibtay?

  • @OromoUrji
    @OromoUrji Před 4 lety +1

    Our people are the best story telling!!! But people have jiin incounters I have before

    • @shaharsaatabdulle4827
      @shaharsaatabdulle4827 Před 4 lety

      Scw, qabiiladda ayaa lagu caynayaa sheekadan sida kuwa dega Daniele, iyo dubiti iyo Kenya hhhhhh

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Před 4 lety +3

    Mamadas horror movie badan wa dawatay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 Před 4 lety +3

    Subxanalaah 😭😭😭😭😭

  • @onlyquen8387
    @onlyquen8387 Před 4 lety +3

    Chnlkaga wn uso xiisa wlhi aad bn ujclhy lkn gbdha naxdin wy aragty ax😭 lkn warunted wlhi wxa jira dad qoris maris ah o bahal iskadhiga ilhy hanaga ilaaliyo 😭😭😭

  • @hajirahajiali3476
    @hajirahajiali3476 Před 4 lety +1

    سبحان الله
    Iney Mar kale guriga soo gashato maba aheyn

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 Před 4 lety +1

    Qorya ismaris miyaa wll ????!!!!!!
    Oo qori isa so mariyey

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 Před 4 lety

    waa mucjiiso badaan

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 Před 4 lety +3

    Imika is this for real?

    • @Lnique1
      @Lnique1 Před 4 lety

      Mental health darling.

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 Před 4 lety +1

    Subhanallah cabsiba idili gaadhay😨

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 4 lety +1

    Waa qayileeysey dibaabaab dibaabaa dabadakagag

  • @adnoyusuf2144
    @adnoyusuf2144 Před 4 lety +2

    Waala jabay qolkayga yarbaa cwa igu noqondoonan kabaqi

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 Před 4 lety

    Wllo waad mahadsan tahay wiilasha markey soo degen hoos waxa fiicneyd in la duubo camero alaha naxafido aniga ito intii muslim ah ilaahow aamiin yaarabi

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 Před 4 lety +1

    Dadqalato kanada joogta is ilaaliya soomaalida kanada 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💀

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 Před 4 lety

      Dalqalato somali ah miya dawlada may ka qabato dadka bisinke

  • @khadradawoa2750
    @khadradawoa2750 Před 4 lety +6

    Shekada hadan sidan modayo inay ucabsi badan tahy ano sii sexanaya ma dawaden

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 Před 4 lety +1

      Khadra Ahmed 🤣🤣🤣maa cabsatey

    • @queenluula2294
      @queenluula2294 Před 4 lety +1

      Thanks huuno Wa iga badbadisay kkkk anigu wax cabsi maba jecli wana damiyay bye😂😂

    • @hamdimohamed5842
      @hamdimohamed5842 Před 4 lety +1

      Khadra Ahmed waan sii seexanye markan dartay wxn arkey qoralkaada waana iska damiye hhhh Thank you

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 Před 4 lety +1

      queen luula 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 Před 4 lety +1

      Dheeman Muhamad habayn lama dawan karo abayo qaali walahay saan ucabsaday anaba oga

  • @bilanhussein2782
    @bilanhussein2782 Před 4 lety +3

    Subhanallah wlhi wa wax laga baqo runti

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 Před 4 lety +6

    I don't believe...........

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 Před 4 lety +1

      Kkkkkkk me neither loool

    • @reo9475
      @reo9475 Před 4 lety

      Medina Ibrahim
      Hollywood story
      Michael Jackson’s Thriller music video iga dheh

  • @roodarooda1098
    @roodarooda1098 Před 4 lety

    subxanalalaah walaal wuxu jimiyu ahaa bin adamiyu isbedelaa xage lagu arkay

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 4 lety +1

    Subxaanallah anba qisadan oo kale hada ka hor ano yar bey igu dhacdey wey dhacdaa marmar lakiin ma badna

  • @zahramohmeth7677
    @zahramohmeth7677 Před 4 lety +1

    Asc waan idin salaamay dhamaantiin tiimka luul horta habeen ban qisadan arkay waxan sugay intuu waagu ii beryayo waa baqay wallaahi shugran wllo alle hayna xafido waa dadkaa dahriibta isku cuna yacnii waxkasta filo aduunka anoo yar baan arkay waqtigii qaxa waqooyiga nin neef cunaya yacnii waa lay rumaysan waayey ilaa uu dad cunay sumxaanalaah

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 Před 4 lety

    Wlhy waan cabsadey cawa subxanallah illahey waxbu tusey gabadha oo sidey bahal u noqotey naagtu dad qalato ha ahaate laakin side bahal u noqotey

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 Před 4 lety +3

    War xaadaa i istaagtay naxdin owgeed cabsi ayaaba ilasoo deristay caawa sideen kuseexanayaa tolow

    • @star-ld2ys
      @star-ld2ys Před 4 lety

      Raga ma baqan la dhahye 😂😂😂😂

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 Před 4 lety +2

    Cabsiy Walahi 😱😱😱😱😱😱 ilahay hana xafido

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 Před 4 lety +1

    Markay qaylinaysay maxay dariska uso bixi wayen ila wa ta tiri qayla lama ogole

  • @deeqsanosmaan21
    @deeqsanosmaan21 Před 4 lety

    Luleey waxan ubaahantahay qiyaasaa tan ookale ahayd ee ninka soomaliyed ku dhacday wll please

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 Před 4 lety

    Bismilahi raxmani raxiim Ilahay ayaa ka badbaadshay cidba ayaan la aaminin

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 4 lety

    Soomaalidu waxay usu bedelaan dhurwaa waa layaqaan dadka gobolada togdheer saaxil sool sanaag buuhoodle xaysimo maroodijeex hays ilaaliyaan wuu jiraa geed ismalas isbedela, dharkiisa wuu xidhanyahay balse indhahaagu ayuu sirxay oo bahal ayuu isu ekaysiiyay siiba soomaalida
    Qadiimka ah ee 11kon oo sano KU noolaa geeska afrika waana dhaqan diinta kahor soomaalidu lahayd oo
    Dadka soomaalida diinta islaamku ka nahyiday waa sida faalka. Cunsur riixa falka iyo IWM

  • @fabu2526
    @fabu2526 Před 4 lety

    Waa sheeko siloon .waxay u baahantahay in dhaqtar maskaxyin uu warysto qofkaan waxan ka sheekaynaya iyo kan waraysanaya oo umada ka dhaadhicinaya wxaan jirin .dad daka cunaa waa jiraan aduunka laakiin sida ilaaheey u sameeyey ooy yihiin
    Iskagama badalaan .acuudu bilaah

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 Před 4 lety

    Shekadan waxbaa ka qaldan.uma eega true.