Luul youtube
Luul youtube
  • 634
  • 8 992 350

Video

QISO GABADH NINKEDI AY KA QAADAY GABDHAY GURIGEEDA KEENTAY
zhlédnutí 1,8KPřed 14 dny
QISO GABADH NINKEDI AY KA QAADAY GABDHAY GURIGEEDA KEENTAY
QISADII JACYLKAYGA,WIIL NAAFA AYAA QALBIGAYGII XADAY
zhlédnutí 730Před 21 dnem
QISADII JACYLKAYGA,WIIL NAAFA AYAA QALBIGAYGII XADAY
Ninkii i furay naagtuu la sheekaysanyey ayaa naftii ii kantay
zhlédnutí 1,4KPřed 21 dnem
Ninkii i furay naagtuu la sheekaysanyey ayaa naftii ii kantay
NAXDIN! GABDHII SHAQALAHA AHAYD BAA NINKII KA QAADAY🥲
zhlédnutí 1,4KPřed měsícem
NAXDIN! GABDHII SHAQALAHA AHAYD BAA NINKII KA QAADAY🥲
Gabadhii shaqala u ahayd yey sixun ula dhaqantay
zhlédnutí 1,1KPřed měsícem
Gabadhii shaqala u ahayd yey sixun ula dhaqantay
QISADII JABA WAA KA DANBEEYA IYO SAAMAYNTA AY YEELATAY
zhlédnutí 1,4KPřed měsícem
QISADII JABA WAA KA DANBEEYA IYO SAAMAYNTA AY YEELATAY
REER 10 SANO IS QABAY OO AAN ILAAHAY UBAD SIININ KADIB ILMO YAR ERIDA LOO SOO DHIGAY
zhlédnutí 1,6KPřed měsícem
REER 10 SANO IS QABAY OO AAN ILAAHAY UBAD SIININ KADIB ILMO YAR ERIDA LOO SOO DHIGAY
Gabadh aad u dhibaataysan iyo talo
zhlédnutí 3,6KPřed měsícem
Gabadh aad u dhibaataysan iyo talo
MAXMED BUSKUD IYO XAASKIISI OO KHILAAF BANI SOO DHEX GELAY OO AD U FOLXUN
zhlédnutí 3,3KPřed měsícem
MAXMED BUSKUD IYO XAASKIISI OO KHILAAF BANI SOO DHEX GELAY OO AD U FOLXUN
QISO ANIGA OO UUR LEH BUU NINKAYGII DEBADA II SOO TUURAY🥲🥲
zhlédnutí 2,7KPřed měsícem
QISO ANIGA OO UUR LEH BUU NINKAYGII DEBADA II SOO TUURAY🥲🥲
QISO YAABLE GABADH GURSTAY NINKII JAARKA IYO WIXII DHACAY
zhlédnutí 29KPřed měsícem
QISO YAABLE GABADH GURSTAY NINKII JAARKA IYO WIXII DHACAY
GABADH YAR OO NIN GUURSADAY XANUUN QAADSIYEY 😢😢
zhlédnutí 3,5KPřed měsícem
GABADH YAR OO NIN GUURSADAY XANUUN QAADSIYEY 😢😢
WIIL YAR OO GABDH DHIBTAY KA XOROOBAY 🤣🤣🤣
zhlédnutí 2,1KPřed měsícem
WIIL YAR OO GABDH DHIBTAY KA XOROOBAY 🤣🤣🤣
Soomalidii Nairobi degenayd khasaare intee leg baa soo gaadhay 😢😢
zhlédnutí 1,4KPřed měsícem
Soomalidii Nairobi degenayd khasaare intee leg baa soo gaadhay 😢😢
Sagal Somali iyo Sucdi oo dagaal qadhaadhi dhex maray
zhlédnutí 18KPřed měsícem
Sagal Somali iyo Sucdi oo dagaal qadhaadhi dhex maray
QISO YAAB LEH NIN SADEX DUMAR QARINYEY OO SODOHDII DHASHAY XAASKA HORE KU QABATAY 🥲🥲🥲
zhlédnutí 3,3KPřed měsícem
QISO YAAB LEH NIN SADEX DUMAR QARINYEY OO SODOHDII DHASHAY XAASKA HORE KU QABATAY 🥲🥲🥲
Qiso murugo badan gabadh wiil afar sono u balanbaysa jacylkiisa 😢
zhlédnutí 2,3KPřed měsícem
Qiso murugo badan gabadh wiil afar sono u balanbaysa jacylkiisa 😢
Qiso xijaabka iyo dhibka lagu hayo wadamada reer galbeedka
zhlédnutí 498Před měsícem
Qiso xijaabka iyo dhibka lagu hayo wadamada reer galbeedka
QISO NIN GABADHU SHUKANSADABA UGA TEGAAYA TELEPHONE 📞 II IBI AMA LACAG ISII
zhlédnutí 1KPřed měsícem
QISO NIN GABADHU SHUKANSADABA UGA TEGAAYA TELEPHONE 📞 II IBI AMA LACAG ISII
QISO GABADHA NIN QUDBAD SIRO KU GUURSATAY IYO NIMCADAY KALA KULNATY 🤣🤣
zhlédnutí 7KPřed 2 měsíci
QISO GABADHA NIN QUDBAD SIRO KU GUURSATAY IYO NIMCADAY KALA KULNATY 🤣🤣
NAJMA NASHAD IYO HIBAAQ GOBAD OO KA QAYB GALAY MAXADIRO AY QABATY SHEEKH NASIBA ADAAN SIIRO
zhlédnutí 4,4KPřed 2 měsíci
NAJMA NASHAD IYO HIBAAQ GOBAD OO KA QAYB GALAY MAXADIRO AY QABATY SHEEKH NASIBA ADAAN SIIRO
Qiso naxdin badan gabadh dhimaty oo soo noolatay!!
zhlédnutí 1,2KPřed 2 měsíci
Qiso naxdin badan gabadh dhimaty oo soo noolatay!!
WARYSI CAJIIBA ABWAAN FAARAX MURTIILE
zhlédnutí 883Před 2 měsíci
WARYSI CAJIIBA ABWAAN FAARAX MURTIILE
GABADH AABE HEED SIIYEY NIN SAAXIRA AMA FALALOW AH
zhlédnutí 1KPřed 2 měsíci
GABADH AABE HEED SIIYEY NIN SAAXIRA AMA FALALOW AH
Sheikh yidhi dumarka tell ka halaga xereeyo waa sax ila wadaag
zhlédnutí 1,8KPřed 2 měsíci
Sheikh yidhi dumarka tell ka halaga xereeyo waa sax ila wadaag
Fathia Absiye maaha walaashed lakiin waa walaal Soomaaliyeed ❤️
zhlédnutí 10KPřed 2 měsíci
Fathia Absiye maaha walaashed lakiin waa walaal Soomaaliyeed ❤️
GABDHA YAR O DUMASHIGED FARAXUMEYE KADIB MARKI WALIDKED DHEGYSAN WAYEY BALWADO XUN BARTAY 😢
zhlédnutí 4KPřed 2 měsíci
GABDHA YAR O DUMASHIGED FARAXUMEYE KADIB MARKI WALIDKED DHEGYSAN WAYEY BALWADO XUN BARTAY 😢
Wiilkii reer Uganda ah siduu u galay gabadhii reer America ahayd😢😢
zhlédnutí 25KPřed 3 měsíci
Wiilkii reer Uganda ah siduu u galay gabadhii reer America ahayd😢😢
Maxaa laga rabaa Hodan online
zhlédnutí 1,2KPřed 3 měsíci
Maxaa laga rabaa Hodan online

Komentáře

  • @user-xo6ob6st8c
    @user-xo6ob6st8c Před 3 dny

    aad bn u taageeraa hablaha haayada

  • @user-dn1if2hm5v
    @user-dn1if2hm5v Před 4 dny

    Msha allha qali❤

  • @AbdicasisDahir
    @AbdicasisDahir Před 6 dny

    Acs

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 Před 6 dny

    True wallahi🤣😂🤣😂

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 7 dny

    Wax in aykanogaato ayey rabtay

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před 8 dny

    Wan la so day shekadas

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před 8 dny

    Wlhi sheeko cajiib ah ayey aheed iyadon dhaman ayuu nagu jaray lkn wax yar ayaa dhiman ayan islaha

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Před 9 dny

    Masha allah

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed Před 12 dny

    Oo Ninki miyaanu gaal ahayn siduu u guursaday

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Před 14 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @fs292
    @fs292 Před 14 dny

    Sheeko maxaa inoo diiday, mar hadii afkeenii auburn ku sheekay sabayon.

  • @zenabela1196
    @zenabela1196 Před 16 dny

    Alla taas aqli badanaa iguma soo dhaceen😂😂

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Před 17 dny

    Sheeko wallee naag baan $1 bilaash iigagaqaadanin

  • @user-ie3kb3dq8w
    @user-ie3kb3dq8w Před 18 dny

    Luul walal aniga iyo adiga kawran?

  • @naimam.9551
    @naimam.9551 Před 19 dny

    Ileen ruwaayadaha ay matalaan somalidu qoto qoto waa run waxa ay ku matalaan waa run yaahuu

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Před 19 dny

    👍

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 19 dny

    Maanshallah bac ayay kuxidhay 👏👏

  • @HodonCawil-eu3ct
    @HodonCawil-eu3ct Před 19 dny

    😂😂😂😂😂😂😂 hbo gcliso caasha luul imitixaan baatahay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 19 dny

    😂😂😂😂😂 inabuushe ayaa ina qarmac welcome usamaynaysa ina jidhiidh iyo ina budo ayaa lamaamulaya buraanburku waa ina sixin durbaanka waxa tumi ina gadhoodh😂😂😂😂

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před 19 dny

    Wllo secret ka nosheg

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před 19 dny

    67 uma eekid walaahiy 30jir wayo 30jirki on anu ahay igada yarid wayo daca anaga iskuguwacan walaahiy

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před 19 dny

    Balayoy buulkayga kaagakay fariid mamo qurxoon allow kuda

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před 19 dny

    Mansha alaah

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 Před 19 dny

    😂😂😂👌

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Před 19 dny

    Luula wan ku salaamay Allah Runta xanuun badanaa gacalo maxaadan inyar na noogu hambeyn waa maxay fashilaada xaqiiqda ah bye the way 👍 😄 waa cashir dhaxal gal ehee ka faaideysta❤❤❤

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 Před 19 dny

    Dadku kala sharaf badan wlhi Haduuba ninka xaasla yahay Waxaaba la i horkeena Gabdha walashey Muslim ka qalbijabkeeda Oo niyadydu wayba diidaa nin xaasla alxmdulilah luul xbbty kawrn waxaan Gursaday nin Reer hore kaso burburay Tahniyadii Arooskenii wlhi Gabadhaa Aanan Garaneen Caawa Daraadeed Baan U Diiday in Ay Aragto Exkeedii Anigo Gacanta haysta si aynan niyad jab ciil ugu seexan marka sidee tu igu soodhawaysay Xafadedii wlshy ookale Iga dhigatay Aan u qiyaama dadku kala damiir wacan Alxm sooryo aroos Guri quruxbadan wu idhagay lkn baraha bulshada lama wadigin alle ayaa kaga mahadnaqay nimcadu isiiyau alxmdulilah

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 19 dny

    Habo you are legit soo badi xaaladaha Uk

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 19 dny

    Asha luul bey yidhaahdeen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 19 dny

    LE dumaar hawen YariisEey shantarooneeey shahshahlEEy yii kujirtayba dumaar Qaasatan Facyaashay troonEey Yartayarta Yartayarta laga yiri QatraayEEy QaranEEy cadayyareey lagufarxeeeey malinti Yartayarta SabirinEEY

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 19 dny

    Y, YYYYY Yartayarta Ya is Rumeeyaba lakin YYYYYy lE Bahbahbah bahyareey minyaroooy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 19 dny

    wsw, QatraayEEy QaranEEy YariisEey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu QiimobadanEEy Magacyadu buux Y Moocba Mooc Y Familyyyyyy Systems farac

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 Před 19 dny

    😂😂😂😂😂

  • @maslah345
    @maslah345 Před 19 dny

    Fariid ayey ahayd

  • @bilana289
    @bilana289 Před 20 dny

    Walee waxaad ka hadashay xaalad hada joogta Qofku haduu xaflad samaynayo muxuu dadka u odhanayaa keena lacagta soo ururiya Caasha waa funny ku jiqsii ha I jawaabin dumarka 💰aad bixisay ku magac doonanaya 😂

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před 20 dny

    Casha waa runtaa. Qof yurub ama USA ka yimi waxay Dahab baa la siinayaa? Dumarka Somaliyeed Naftoda iyo Ubadkiba qadiyey. Meel fadhista yaa yidhaa?

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 Před 20 dny

    Naag borsoyin wadata oo ninka qarabo nahay ku tiraa ka carar waa shaqo tag caadiya wll meelaha gee ku dhe oo karka cas u dhiib hadii kale hadhow baa laga dhex adeegan 😂

  • @missjano8249
    @missjano8249 Před 20 dny

    Naag caqli leh ahad 😂 si ficaan bay u gashay

  • @missjano8249
    @missjano8249 Před 20 dny

    Nin gurikisi ka taagay meel ma fadhisto 😂 guul ayey gabadhasi joogta

  • @yonishashi491
    @yonishashi491 Před 20 dny

    Fatima Muna soo qabo London kula joogtaa

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 20 dny

    Masbay bac ku soo qaadtaan😂😂😂😂

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j Před 20 dny

    😂😂naag lamasodhaweysto

  • @KhadraAhmed-r8x
    @KhadraAhmed-r8x Před 20 dny

    Ma caana xolladba❤ isii Kala fahan sii ka wrn hdaan canno Boodhe ku darsaado😮

  • @user-ix3vs7fe4o
    @user-ix3vs7fe4o Před 20 dny

    Wale waa naag nool😂

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před 20 dny

    C.luul wll wan ku salaamay

  • @bilana289
    @bilana289 Před 20 dny

    Tuugo kula taala tab kaama weydo Ninkan oo keliya wax ma saarayo naagtani iimaan ma laha gabadhii gurigeda ku soo dhawaysay ayay ka dhex bilowday Waa bilaa damiir dadkani Iyadana sidaas oo kale ayu ku samaynaya You lose them how you got them

    • @missjano8249
      @missjano8249 Před 20 dny

      Nagahu imaan maleh inta badan waa sida lama so dhaweysto

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Před 19 dny

      Tuugo kula taala lagama tabeysto

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 20 dny

    Casha luul horta maxaa 100 loo gadhsiin waayey mudo bey intaas haysataa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nq1cb9pr1m
    @user-nq1cb9pr1m Před 21 dnem

    Wlhi ininkasta oon la shekaysto waan usheegaa waligay uma qarin mid aan guur ku heshiinay waabu isa soo talaaalay lkn calaf ayaa na kala kexeeyey

  • @user-nq1cb9pr1m
    @user-nq1cb9pr1m Před 21 dnem

    Asc wll anaa qaba waxan ahay inan dhalin yaro ah 30jir ayaan ahay 6sano ayaan qabaa waan shaqaystaa balo ma qabo alxamdulaha

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm Před 21 dnem

    Il Adagaa Duni Akhirsabaan Kkkkkk

  • @Singlemomlover2
    @Singlemomlover2 Před 21 dnem

    Tolow ma inuu Biriq yahay iyo in kale in ay ogaato ayey rabtaa😂