Maxaa laga rabaa Hodan online

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 6

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před 3 měsíci

    C.luul wll wan ku salaamay xagaad ka dhacday ayaamahan wll wa runta hadon dadku ma shaqo la.aan ba haysa caashay wll dadka somaalidu masidaan bay xaasid u ahaan jireen mise wa intii burburka walaahi anigu wan yaabanahay .war gabadha ka fuqa gunyahay guntu dhashay o meel aan somaalinmo kasoo gelin

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 Před 3 měsíci

    Wllo dadkii somalier dad xun bay noqdeen oo NOF QUUDHI WAA AH SUBXANALAAH. INANTAA YAR NOLOSHA AYAA LOO QUUDHI WAAYEY ILAAHAY HA KA QABTO XASADKA

  • @nasraismail1661
    @nasraismail1661 Před 3 měsíci

    WALAAHI WAA RUNTA 👏👏👏👏👏HODAN ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @haboonmaxamed6849
    @haboonmaxamed6849 Před 3 měsíci +1

    Waxa laga rabaa nolosheda ayay ka xun yihin oo waa naago guumaa oo wax guursada waayay anba carbal maydhan oo suuqu kasoo xidhmay

  • @durdurdikir4021
    @durdurdikir4021 Před 3 měsíci +2

    Very Dodgy girl...May ALLAH Almighty Guide us all...

  • @bilana289
    @bilana289 Před 3 měsíci

    Sheekadan waan arkayey lknse maan fahmin meel ay sheekadu u socoto iyo meel ay ka socoto
    Somalidu in ay isku mashquulan ayay shaqo ka dhigteen