Ma tahay Xaasid !!! Qiso Cajiiba ah !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 20

  • @fatuuxmohamed3726
    @fatuuxmohamed3726 Před 2 lety +1

    Bisinka waa arm cajiiba allow anan walaashay xasidin walashay oo iga yar way iga hor guursatay caruurteedana waan la koriyey waxanan u jeclahay walaashay si saa is ah allow iidaa walaashay mcnto

  • @user-gp9oz4ze8n
    @user-gp9oz4ze8n Před 9 měsíci

    Fatama mun iyo caasha luul Allah ha xaftiyo aamiin ❤❤❤❤ and

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 2 lety +3

    Asc fadimo muna waxaan kaa sugeynaa qisooyin basaasnimada ee yuhuuda inugu wedey insha allah

  • @lookefr8741
    @lookefr8741 Před 2 lety +1

    Xaasid maa yaflax dad dhan oo dunida ugu jeclaa markaan arkey xaasidnimadooda baan jaray

  • @zuhurali8697
    @zuhurali8697 Před 2 lety

    Walalayal dadki wanagsan waxa kabatay kuwa xuna ilahay haka qado xasidnimada iyo xumanta qalabigoga ka buxada Allahuma amiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @nimokhasse5602
    @nimokhasse5602 Před 2 lety

    Maanshaa allah waad moo faaiideysay allaha kuu xfdiyo

  • @zuhurali8697
    @zuhurali8697 Před 2 lety +1

    Asc sisters Fatima muna and Aisha luul maa shaa allah tabaarikallah ❤️❤️❤️❤️🤲🏻🤲🏻❤️❤️

  • @user-gp9oz4ze8n
    @user-gp9oz4ze8n Před 9 měsíci

    Soomalida waxa dhamaaya xaasidnimo iyo quudhiwa

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 Před rokem

    Aamiin

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 Před 2 lety

    عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: إِيَّاكُمْ وَالْحَسَدَ، فَإِنَّ الْحَسَدَ يَأْكُلُ الْحَسَنَاتِ كَمَا تَأْكُلُ النَّارُ الْحَطَبَ.
    أَخْرَجَهُ أَبُو دَاوُدَ
    Iskajira xasadka, xasanaatk ayuu Cubaanse sida dabku xaabada oo cuno.
    Xasanaat ku na waa wanaaga qofku sameeyo oo dhan.
    Lakiin erayga (xasad) Soomaalidu maxay u taqaan?!

  • @aminanadif8846
    @aminanadif8846 Před 2 lety +1

    Masha allah

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Před 2 lety

    Asc aniga waxan arkay walaashey anigoo rer leh ayadana dhowr jerey rer yelatay markadagaalbadan oo buuq wata orod igatag ban iri habaryarten baa gartena gashay mar quray walasheytiri guriga iga bax bay itiri ma gurigay horey uwadatay aniga markaa kenyan imi gurka ka hor

  • @zohouromar7667
    @zohouromar7667 Před 2 lety

    Manshalah gabdho sharaf leh

  • @umuarmanamiir9257
    @umuarmanamiir9257 Před 2 lety

    Waa mahadsantihiin soomali waa isku mid meelkasta ay joogaan xaasidka xinka

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před 2 lety

    Mashashaah guulaysta💕💕

  • @shukrijama3926
    @shukrijama3926 Před 2 lety

    So true habo

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Před 2 lety

    Asc

  • @nasab6929
    @nasab6929 Před 2 lety +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @oumalkairehousseinbarreh5747

    asc huno fatima mouna

  • @princesstasliim6932
    @princesstasliim6932 Před 2 lety +1

    😘😘😘