Video není dostupné.
Omlouváme se.

Dv Lottery Dhalinta Somalia 🇸🇴 Dhibaatada Ay Ku heso Safaarada Mareykanka Ee Djbouti Iyo Caqabado

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 10. 2023
  • Dv Lottery Dhalinta Somalia 🇸🇴 Dhibaatada Ay Ku heso Safaarada Mareykanka Ee Djbouti Iyo Caqabadinka Waxaa Ka waramayo Wiil Somaliya Ka yimid Oo Ap Ku Jiray Mudo 10 Bil ah

Komentáře • 34

  • @Ci___se
    @Ci___se Před 3 měsíci +5

    4:18 illaahay amarkii waxbaa isku toos toosay ilahow selected laydhahaa

  • @museqazali9578
    @museqazali9578 Před měsícem

    Ethiopia Warkeeda Cadeeya. Maxaa ka socda please?

  • @abrahamabdi611
    @abrahamabdi611 Před 2 měsíci

    Ninkan aad wax waydiinayso eed hadana hadalka ka boobayso waamaxay 😂😂

  • @ArabHayaan
    @ArabHayaan Před měsícem

    Safarada asia laga xaraysta kuwa africa waa qaar xun😂

  • @muqtaarsalad83
    @muqtaarsalad83 Před 5 měsíci +1

    Uganda kwrn

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye Před 8 měsíci

    Waraabaa ka ciyay hhh walyy waa legend

  • @AbshiroAbdi-bn7ve
    @AbshiroAbdi-bn7ve Před 2 měsíci

    Wllo Malaysia kwran bal

  • @abdikarinmohamed2777
    @abdikarinmohamed2777 Před 4 měsíci +1

    Qof walba oo guuleystay malinta udanbeysa ayuu kuleeyahay😅

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 Před 9 měsíci

    Looyarka magacis noo sheeg dheh ❤❤

  • @user-ww1qz2qu3x
    @user-ww1qz2qu3x Před 5 měsíci

    ilaahay loyer nooma baahiyo .bisha maalinka u dabeeya xaree is lahaa sanadkan lkn 29 bn xareeyey ilaahow ii sahal yaa rabi

  • @TUREV____OD3
    @TUREV____OD3 Před 3 měsíci

    AB maxawey

  • @AbdiAmbaye
    @AbdiAmbaye Před 3 měsíci

    Congratulations ❤

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye Před 8 měsíci +1

    Loyerkaas noo sheeg libaax?

  • @user-mu7sg6pe7h
    @user-mu7sg6pe7h Před 3 měsíci

    Malasia kawaran

  • @mussekhadar7388
    @mussekhadar7388 Před 3 měsíci

    Wlhi bilaahi wiilka waa runtii waayo wiil aan asxaap nahay ayaa jabouti ka xaraystay wayna ka reebeen jabouti

    • @Ci___se
      @Ci___se Před 3 měsíci

      Maxaa loo reebay sxb

  • @mohameddakanehalane4510
    @mohameddakanehalane4510 Před 4 měsíci +2

    Adoo mahad San loyarka magaciisa iyo email address kiisa . Inoo soo qor . Mahad sanid.

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed Před 4 měsíci +1

    Walaalkeey oo india ku galayay interview waqti aad uyar ayeey ku qaadatay intuu india joogay iyo waqtiga uu visa usoobaxayay 2022/2023

    • @MariamYusuf-gg9dp
      @MariamYusuf-gg9dp Před 4 měsíci

      Waqti bdn may qaadene😢

    • @Saciid-axmed
      @Saciid-axmed Před 3 měsíci

      @@MariamYusuf-gg9dp week or two weeks

    • @NovaNimbus
      @NovaNimbus Před 3 měsíci

      ma hubtaa wll ma safe baa india oo ma layska halayn karaa

  • @umaradwa6182
    @umaradwa6182 Před 10 měsíci

    Ilhow noo gargaar

  • @ragehcaalin8993
    @ragehcaalin8993 Před 9 měsíci

    Lowyar iyo lottery maxaa iskukeenay

  • @alimaxamedcabduqaadir2803
    @alimaxamedcabduqaadir2803 Před 7 měsíci

    Sxb labo shall ban qabaa 1 africa safaarada ugu ficn kuwa diriska nala ah kabixi3 wadan tab 2 casekeyga hadu yahay nabar weyn tusale 98000 kun kawrn nasiibkeyga

  • @user-ps9ph1cj7h
    @user-ps9ph1cj7h Před 10 měsíci

    Mhdsanid bro sida wcn nogu so gudbisay information ka .
    Waxan qaba hal sual adigo raliya:
    Qofka marku mareykan tago o u dv lotery ku yimid deganansho nuce ah aya lasiya perminent residency miyu helaya mise kaliya waxa la sinaya daganansho sanad ah?
    Sido kle inta usan shaqo helin xagu ayu ku nolanaya sida guri lacag mahelaya ?
    Iga so jawaB wll labadas sual

    • @saleebaandaahircali6500
      @saleebaandaahircali6500 Před 3 měsíci

      Haddii aad u baahan more information ila soo xidhiidh wl waxaan ahay qofka wiil ka waraysanaya ee commentiga ayaan arkee

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 10 měsíci

    Kan wax waraysanayaa waa bahal cawaan ah hadalka ayuu boobayaa

  • @axmedshaafi9999
    @axmedshaafi9999 Před 10 měsíci

    war.sxb e biigu waa xay dee a ileen anagu manihin marekan bal noo af soomaaliyeeya

    • @ahmedrashid5668
      @ahmedrashid5668 Před 9 měsíci

      Documents kada dib lobaraya lagawada wallka

    • @mannohassan7884
      @mannohassan7884 Před 4 měsíci

      Ab waxa loogajeeda hakad ayaa lagaliyey oo macalumaadkaaga ayaa lahubinayaa