MD Xasan “Walaaha reer Waqooyiga waxaan leeyahay hadii aan wada jireyno iyo hadii aan kala tageyno..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • MD Xasan Sheekh “Walaaha reer Waqooyiga waxaan leeyahay hadii aan wada jireyno iyo hadii aan kala tageyno waa howl Soomaaliya u taalo ee nagama jirto Ajnabi”

Komentáře • 23

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Před měsícem

    Somalia-Italia jiri meyso... ma jirto, waligeed may jirin.
    Xaraaaaaash xabaalaha.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem +2

    SOMALILAND cadow aan soomaaliya ahayn xasan nacas malaha turky wax ha kuu taro

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 Před měsícem +2

    Hasoo lugo'in gadhweynow waad ogtahay xaqiiqdee

  • @haboon180
    @haboon180 Před měsícem +2

    Bidood dooxato. Ayaa qashay CabdiNasir Dahableh? Qof waxa uu galbsaday jirin. Moryan Iyo faqash halkaa ka ooya.

  • @jamaalfaraax7579
    @jamaalfaraax7579 Před měsícem +1

    Indhoweed odaygu ma qosline maxaa dhacay muraara dilaac ayaa ka muuqdee

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 Před měsícem

    Xasan sheekh maalinba war noo sheeg.shalay waxaad la hayd itoobiya haka goaankay qaadatay .hadana waxaad noo sheege turkiga ayaan Ku wada hadlayna. Ma badeena ayaan itoobiya Kala hadlayna .mise turkiga ayaan Ka yeelna badiina gorgortan Ka gala.turkiga yuu idiin meerinin difaaca dalkiina

  • @mahamudcadashe-zy3sl
    @mahamudcadashe-zy3sl Před měsícem +1

    Ahayad.iyo.waqooyigad.sheegasidba.was

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 Před měsícem +1

    Wax waqooyi la dhoho majiro ee beesha isaaq ama iidoor dheh Xasanow damiinimada iska daa

  • @maxamedshuceyb2396
    @maxamedshuceyb2396 Před měsícem

    Walaaltinima aad sheegeyso amxaarkaan la show waxba afmacaan matarayso maanta xasan sduufloow sxb

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 Před měsícem

    Mansha Allah Mudane Madaxwayne guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem

    SOMALILAND la yidhaa oo kuu timi ee afkiina gobol kuma noqonayso Allaa wata ha raadin wax waqooyi la dhaho

  • @adamdahir9544
    @adamdahir9544 Před měsícem +1

    Beenaale waar dadkaaga run u sheeg lkn maxaan kula yaabi naftiisa ayaanu runba waligii u sheegine, wakaa kuwii calanka ukeenay ee isagoo aan mustacmarkii ku hoos jira calanka qaatay leh gobolada waqooyi een xaasidnimo awgeed afkiisa ka ilaalinaya jamhuuriyada somaliland sidee buu markaa doonayaa inay wax ugu hagaagaan runtiina s/land waa danteeda oo beentaa iyo khiyaaligaasi waatii lagu kala tagay

  • @MubYus
    @MubYus Před měsícem

    Afkiisa waxa uu ka dhawrayaa magaca ,, Magaca Somaliland. gobalada waqooy .. Munaaafaq

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Před měsícem

    Haku daalin burburinta somaliland waxaasi wax guul ah ka gaadhi maysid. Waqtigina geliya qodobadani oo midnimo waqtiga dheer idin anfici doona. 1.in shacbigi degena dalkiina bah talyaani 1960 aad u samaysaan dawladooda gaarka ah. 2. In distoor samaysataan.3. In doorashooyin xisbiyo iyo barlamaan qabsataan.4 in doorasho qof iyo cod ah madaxweyne ku doorataan. 5. In xuduudaha dalkiina ee kiiniya iyo itoobiya si caalami ah loo calaamadiyo. 6. In muddo 30 sano ah maamulka dawladnimadiina rogrogtaan si loo arko inaad maamul yeelan kartaan oo aad is xukumi kartaan.7. Ka Di wixii nolol ku gaadha ee dhinaca somaliland waxay daraasad ka diyaarin doonaan in la soo saaro inaydaan dad can ahayn ee aad wanaagsan tihiin iyo in kale... oon ku rejoweynahay dadka xiligaasi nooli go aamin doonaan hayso dhowaan dhoosay

  • @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c
    @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c Před měsícem +1

    😂😂😂😂walaahi kni gudcur buu guda yaaa

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před měsícem +2

    Too late kadaabyow beenta umada kadaa beenalayow

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem +1

    Xaasadka waa lagu badhaadhaa ee guul SOMALILAND ALLAH weyn baa siiyey ee Dilaac

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před měsícem

    Waar argagixisada magacooda ayaad ugu Yeldham ee magacayaga noogu yeedh no way back.

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 Před měsícem

    Amxaaro shaqo kuma lahin dagaal halo diyaar garoobo Somaliada dhaladka ah

  • @MubYus
    @MubYus Před měsícem

    Oohinta Yaxaaska .

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 Před měsícem

    Kkkkkkkkkk uf uf walalaha Ethiopian uf uf wa Ethiopian walal ma noqon karan walalo somalia iyo Ethiopian cadowga somalia wa Ethiopian please stop walalka ok

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 Před měsícem

    Dhaqanka beenta ahaa waa halka idin dhigay waxad ku danbfynasan uun been khiyaamo .