Daawo Itoobiya Oo Dagaal somaliya ku Qaado Diyaarisay Saldhig ciidan ka Sameesay,Feer Feer, Masar oo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 54

  • @ironboy436
    @ironboy436 Před 21 dnem +1

    Dublamasiga turkiga wuxu qorat SOOMALİYA waxay noqotay qof maradisa lagu qabsadey SOOMALİYA turkiga dabin kudhaceen ?🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️💪.

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf Před 10 dny +1

    ❤❤ETHIOPIA and SOMALILAND BROTHER'S ❤🎉 1 CADOW AYAAN LENAHAY WAA SOMALIYA 😮😅😅

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Před 25 dny +1

    Guul soomaaliya habkana waan kafureneynaa

  • @ironboy436
    @ironboy436 Před 21 dnem

    Wuxuuyiri diplomasiga tukiga soomaliyana inay aqbasho ma eheen. yayna aqbalin waxaas oo kale,🇸🇴✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MubYus
    @MubYus Před 25 dny

    Zoomalia waxay wadaa waa hanjabaada caruurta.

  • @ironboy436
    @ironboy436 Před 21 dnem

    Waqtigii waa gaaray SOOMALİYA dhulkeda Ogaadenya dacweya dalbada balaayada waa imaaraadka. ??🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️💪

  • @nassermohamed9525
    @nassermohamed9525 Před 25 dny +1

    Waryahee bentanagadaa

  • @ironboy436
    @ironboy436 Před 21 dnem

    Diplomasi turki ah (yaasır.t.oqlow.,) wuxu yiri abiya qaa in waa SOOMALİYA iyo turkiga dabin ku dhacen .?🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️💪

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m Před 24 dny

    Droonta beraqdaar Jabuuti baa nii haysa o la garab joogta Somalia

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax Před 25 dny

    Maamulka.muqdisho.somaaliland.
    Haykaga.hadhaan.hadiikale.
    Way.eedidoonta.somaaliya.
    Daba.socodka.somaaliland.
    Somaaliland.kamid.maaha.
    Somaaliya

  • @SadraFoosi
    @SadraFoosi Před 25 dny

    walaal guusha ale hayna siiyo aamiin laakiin walaal runtii dawlad kumahayno somaliya waayo ciidankii ladhisay eelagu rafaaday qabaa iladii ayuu kalaraaciyay run ahaantii xasan sh isagaaba lashaqayn haya itoobiya

  • @nadhirmaalim2083
    @nadhirmaalim2083 Před 25 dny

    Itobiya calosheda ayan kujina waxaysa fahansanay farqiga udhaxey godey iyo xamar balse nabarka marku kudhaca ayay
    kufahmidonta

  • @ShafeecAdeen
    @ShafeecAdeen Před 25 dny

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇸🇴

    • @AmranAM-bg9qs
      @AmranAM-bg9qs Před 25 dny

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢caalol adheeg waxa dhaafsaan ma haaysid😢😢😢😢😢

    • @AbdiFakat
      @AbdiFakat Před 24 dny

      😢 by😅​@@AmranAM-bg9qs

  • @JosifIbrahim
    @JosifIbrahim Před 25 dny

    Inaga iskaladhantale intoobiyan xun maanta bad baan xoog kurabnaa madhahdeen😢 walalayalow aan dagaalano nolosha sidan geerida dhantee

  • @user-gf2qo9ly8k
    @user-gf2qo9ly8k Před 25 dny

    Somalidaaaa Dhe

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul Před 25 dny +1

    Beenta caado haka dhigan!!

  • @ShabcaanYousuf
    @ShabcaanYousuf Před 25 dny

    Itobya.xilgad.isasogadhan.wamrka.somaliland.dhamato.anaga.idunkuMilan.halka.gusing.doda.wa.muqudisho

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Před 25 dny

    .itoobiya.waa.runteed.waayo.soomaaliya.dad.keedii.waxay.noqdeen.kabo.qaad.itoobiya.lakin.alle.ayaan.lenahay.insha.allah.abey.sadu.wey.dhimaney.saa.mar.dhaw.alle.idankiis

  • @user-lq9lv6kh9b
    @user-lq9lv6kh9b Před 25 dny +1

    soomaali diyaar uma ahin inay iska ciliso ithopia

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před 25 dny

    Sooururiqaniimada warhalakeeno.masaaridawaayocadawgaagacadagiisuwaasaaxiibkaa

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 25 dny

    Yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu ummadda ha u saadin belooyo, qumay

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol Před 25 dny +1

    Waar. Kan. Beenaalaha. Ahi. Muxuu. Ahaa. Ku lahaa. Xasan. Sh ayaa. Dagaal udiyaar garoobaya. Ninkan. Ciidankii. Soomaaliyaba. Ka takhalusay.

  • @AmranAM-bg9qs
    @AmranAM-bg9qs Před 25 dny

    War ma sheeko Caarutha meesha laa tiimidh 😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ragbadanayaakamaqancaawasu8145

    Yaa la fariistey ethopia halkeed ka keentey?

  • @MubYus
    @MubYus Před 25 dny

    Zoomalia futada ay ku dagaalamayso halkay ka keenaysaa iyaadaba gacanta lagu hayaa.. Yaaaab

  • @XasanCadi-q8b
    @XasanCadi-q8b Před 17 dny

    She kadan wa tii arsail e somali xaisdi yariso ayanleyaxay

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 25 dny

    Waxa laysku haysto waa dhulkiina ee saa ulla socda.tan kale turki iyo somalia labaduba etopia ayaa ceebeysay.
    Waxjirana ma aha turki iyo somalia oo dhan

  • @ironboy436
    @ironboy436 Před 21 dnem

    Diplomasiga turkiga wuxuy yiri biyaha SOOMALİYA waa lama taabtaan. Wuxuy tiri abbiya sharafta SOOMALİYA ayuu kutun tay??,🇸🇴✌️

  • @SaifSaif-v3s
    @SaifSaif-v3s Před 8 dny

    😢😢😢😢😢😢😮😮

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Před 24 dny

    Sommaliya yaa udagaalamaya waadad kalamaqan oo kala go ay

  • @KhaderSheekhyuusuf
    @KhaderSheekhyuusuf Před 25 dny

    Beney waarun maxa somaliya iyadaa lailaliyaye ay katari itobiya

  • @ironboy436
    @ironboy436 Před 21 dnem

    Abbiya wuxu rabaa inuu calamka yirah turkiya ayaa isisay badaha soomaaliya?🇸🇴✌️ Turkiga waa ogaaday xanaaq manta

  • @user-hw5bt5bj8r
    @user-hw5bt5bj8r Před 25 dny

    Neef neef dhalay hadmay istaqaneen mataliskii hargasa haysataa

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Před 25 dny

    xage dowladu joogta wa kox qowleysata odeygan sida xun ku korey waxan arki jirey aabihi o isbaro u tal lamiga liqliqato maku cayayo wad sobari kartan o rer balad weyne weydiya curyan bu aha lamida dhexdisa ayuu fadhiyi jirey baburki geska mara waxa jirey tarafikada aya lacagta lacuni jirey baburki intu istaga o an lacag siin e lamida kadaga o dhinac kamara tarafikada aya ganax ku dhufan jirtey

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 Před 25 dny

    bacacaac ilaa bacaac

  • @user-ko7em6hb7h
    @user-ko7em6hb7h Před 25 dny

    War jaaniskii kilalku ku gilahaa

  • @KhadarAxmed-qc5bp
    @KhadarAxmed-qc5bp Před 25 dny

    Guul Ethiopia Somalia Dal maha waa qabiilo xaqiiqdii bale Ethiopia away si dhistay soo Malia maxay qadatay yada is cunaysee

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před 25 dny

    Somalia ma Dawladbaa " puppet State". Somalia has no legal competence to reject the Agreement of Somaliland. Annagaa kuu sheegayna Ethiolpia garacad ayay qabsanaysaa, kamana celin kartid.

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi Před 25 dny

    Miskiin wallee siyaasadi kaa dheer soomaalidaad sheegeysaa meeday waa labartay waxay tahay ee baacda jooji nacasyahaw

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Před 25 dny

    Somaliyey yaan Carabi dabin idiin qooli ! Daayeerow qadhab ka waran ? tunkayga iyo tagooggay ka eeg buu kujawaabay , eega Carab sida haadku uga dhergey !

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před 25 dny

    Waar 77 cidii dagaalatay ma ogide, Xasan Sheikh hayska celiyo Somaliland iyo Ethiolpia way wada socdaan.

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před 25 dny

    Waarwaxaani waaxaar kabuux miidhan nagalatagadhefaataadhakhda adisababaalaskuwarasan

  • @user-ik5kk7ps9f
    @user-ik5kk7ps9f Před 25 dny

    Tolow ninkani miyaanu ogayn in Goday ay tahay magaalo Soomaaliyeed?
    Muxuu uga diiri waayey in Goday Amxaaro joogto oo dhulkeeda uu ka mid dhigtay

  • @fatumamohames
    @fatumamohames Před 25 dny

    Hakuwarerin iskamacelinkartan😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 25 dny

    Xeryaha ciidanka somalia masar iyo turkiga duqayn doona beesha calamka iyo sharciga sheegyan iyo madax bndida ilaliya ku doodysn markas ha shqyso 😂😂😂

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 Před 25 dny

    markii hore maxaad u sheegiwayday ma markii ay fashilantay dawladii xasan gurguurte ayaad hadlaysaa wicilyahoow dhulka ma habartaa ayaa leh ragii dalka lahaa ayaa utashaday somaluiland fiva

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 25 dny

    Daroodow hawiye intad dhiiqu lugaha u galisin bad kaga baxdin wadiga durbanka somalinmda u tumyay laha dad somalyeed maxay somalyeed ba tehin cid wax idin ka qaadysa male dii diiqada lugaha u galisin ku difaca maanta 😂😂😂

  • @hindaofficilchanle2956

    Xasan dhiiqo maanta ciidan difaca xata ma hayo oo waatu ciidankii xasuuqaya itoopiya waya la socotaa xaslada soomaaliya👁️

  • @CabdiqaadirMuxumed-z1b
    @CabdiqaadirMuxumed-z1b Před 25 dny +1

    Konfurta somli,ma dawladbaa kajirta waa maya la haystayaal qarax dhib murugo ohin is eryad xasan gurguurato wuu fashilmay
    Itoobiya ayuu xagxaganayaa wa nasiib

  • @ibrahimsaleban502
    @ibrahimsaleban502 Před 25 dny

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣walaahi dhaandhaan miidhan weeyaan qadaadwayntu waar xoolayahaw bal inuun iska baadha inyar oo caqliya kal ancaam baad tihiin walaahi bal eega dalkiinii iyo dadkiinii oo baaba'san ayaad kusoo hogaaminaysaan AJNABI IDIN NECEB OO IDIN CUNSURIYADEEYA aan dan inuu idinka fushado mooyaane naxariiskale idiin hayn waligiina ethiopia cadaawad issaga udan ah mooyaane aan wax kale ka shaqayn bilaahi calaykum eega dadkiinu siduu yahay ethoobipa illahay ayaan idinku dhaarshee ma u makaynaysaan inay somaliya la awood tahay se haday somaliya iskusoo qaado etoobia yaa u dagaalamaya yaa ku dhimanaya xaggee lagu dagaalamayaa yaa ku baaba'aya oo dadkiisu ku lee'edayaan
    JSLD ee illahay barakeeyay ayaaba idinka xoog wayn oo walaahi ah itaal aad leedihiin ma jiro caqliga se ka daran markuu naafo kaa noqdo subxaanaka yaa cadiim wax allaale waxaad kala garanaysaan ayaanba jirin illahay haydiin sahlo walaahi etoobia dhulkeedii ayay joogtaa feerfeer iyo goday waa dhul etoobiya ah ogaadeen ka ayaana sidaa yidhi bari horeba waanay kamid yihiin
    masaarida afka waawayn leh ee xoolaha ah goormaad iska garan doontaan in ay cadawgiina koobaad yihiin oo walaahi ah

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před 25 dny

    Sooururiqaniimada warhalakeeno.masaaridawaayocadawgaagacadagiisuwaasaaxiibkaa