DHISMAHA DOWLADNIMO, NIDAAMKA CAALIMIGA AH; QAAB XUKUNKA IYO MAAMULKA QARNIGA 21|Q1aad| FUKUYAMA|

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 06. 2020
  • Buuggan waxa uu Francis Fukuyama oo aqoonyahan gadh-wadeen ka ah jaamacadaha iyo xarumaha cilmibaarista maraykanka iyo guud ahaan ree galbeedka, kusoo gudbinayaa aragtida dowladnimo iyo sida loo dhiso dowlad taabbo gal ah oo tiirar adag ku taagan.
    sidoo kale waxa uu Fukuyama ku qaadaa dhigayaa buuggan aragtiyaha is diidan ee bariga iyo galbeedka aduunka, sida uu isu waydiinayo aragtiyo ay kamidyihiin sababta dowladaha ay ree galbeedku dunida u dhisan ay u guulaysan waayaan.
    #HASSANQORANE #XASANQORANE #FRANCISFUKUYAMA #GOLAHABUUGAAGTA

Komentáře • 33

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 21 dnem

    Absolutely fine

  • @salaamchannel7420
    @salaamchannel7420 Před 4 lety +2

    Masha Allah

  • @user-sp7ks6qd8n
    @user-sp7ks6qd8n Před 4 lety +2

    Top man💯

  • @user-my3eg2ou1f
    @user-my3eg2ou1f Před 8 měsíci

    Masha allah ustaad shukran

  • @aweysabdi8586
    @aweysabdi8586 Před 2 lety +1

    Ma shukran

  • @suldaangeeddi8491
    @suldaangeeddi8491 Před 4 lety +1

    Mahadsnid ustaad qorane

    • @Qorane86
      @Qorane86  Před 4 lety +1

      Abdi Fataax Hassan Qorane Cabdoow🙏🏾

  • @dayaxqorax234
    @dayaxqorax234 Před 4 lety +1

    Ugaas mahadsanid

  • @liibaandaahir9864
    @liibaandaahir9864 Před 4 lety +1

    shukran ustaad

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 Před 4 lety +1

    Mahadsanid sida aad noogu soo diyaarisay Buuga

    • @Qorane86
      @Qorane86  Před 4 lety

      Maxamed Cabdi adigaa mudan..

  • @sahaltech7510
    @sahaltech7510 Před 4 lety +1

    M.lh ustadi howl aad uwyn ayaad haysa ilahay haka ajarsiiyo.
    xaqiqdii buugaag aad uqiima badan ayaad si kooban afkaarta kujirta noogu sharaxdaaa . Mahdsanid al ustaad Hassan qorane.

    • @Qorane86
      @Qorane86  Před 4 lety +1

      Abdiaziz Mohamed sahal mahadsanid Cabdicaziiz

  • @mohamarwan8394
    @mohamarwan8394 Před 4 lety +3

    Aad bad uu mahdsanthy ustaad, Golaha buggagta, bugagta aad kuso qadto waa buugag maskaxda qofka dhaqajinya fikardo badan ku abuuraya, aad baan ugu riyaqay mahdsanid in badan ustaad.

  • @vlogs4youlike
    @vlogs4youlike Před 4 lety +1

    thanks ustaaad hassan deeq❤️❤️🙏🙏🙏

    • @Qorane86
      @Qorane86  Před 4 lety

      ahmed abdi soo dhawoow . Mahadsanid

  • @ayaanlenuur6041
    @ayaanlenuur6041 Před 4 lety +1

    Masha allh sxp sare aad ayaan kugu xiranahy

    • @Qorane86
      @Qorane86  Před 4 lety

      Nuur Cade waan kaaga mahadcelinayaa sxb

  • @abdinasir_tr
    @abdinasir_tr Před 4 lety

    Masha alh xayakalah ustaadi sida wangsn aad nogu turxaanbisy

  • @naimaabdullahimumin8611
    @naimaabdullahimumin8611 Před 4 lety +1

    Ustaadow waad mahadsantahay
    Guul iyo hormar aan kasoo noqod lahayn baan kuu rajaynayaaa Insha-Allah
    Qeybaha kale noosoo dadaji adoo mahadsan

    • @Qorane86
      @Qorane86  Před 4 lety +1

      Nimco Muumin adigaa mudan, insha allaah si joogto ah ayaan usoo halin doonaa halkaan buugta.

  • @starlanguagesacademy3571

    mashaALLAH abti aad ayaan ugu faaídeynay no so badi inshaALLAAH,

  • @hindamustaf6174
    @hindamustaf6174 Před 4 lety

    Maashaa allah

  • @SOOMAALI_ENTERTAINMENT

    Mahadsanid

  • @kkuu4446
    @kkuu4446 Před 4 lety +1

    شكرا أستاذ على هالكتاب جميل وسأقرأ النسخة العربية

  • @hbnhklm520
    @hbnhklm520 Před 4 lety +1

    State building waa u baahanahay

    • @hbnhklm520
      @hbnhklm520 Před 4 lety

      Waa ku Mahadsanthy sida quruxda badan leh oo noo soo gaarsiisay

  • @abdwali5501
    @abdwali5501 Před 4 lety

    Sxb taarikhaha wan jeclhy sobadi

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 Před 4 lety +1

    Su'aal aan in badan is weydin jiray baanta helay jawaabteeda
    MAXAA QOFKA SOOMAALIGA AH DOWLADNIMADA WAX WEYN ULA AHAYN ?

  • @user-df7jd4uw3d
    @user-df7jd4uw3d Před 9 měsíci

    Ma buug baad ka hadlaysa mise waad sheekaynaysaa?

  • @salaamchannel7420
    @salaamchannel7420 Před 4 lety

    Mahadsanid