Hassan Mohamud Korane
Hassan Mohamud Korane
  • 95
  • 305 750
Ogolaansho Pdf. | GUURE |
Saddexda buug ee kala ah:
(جنوبا.. ما وراء الساڤانا، الصومال زوايا غير محكية، Guure) ogolaanshahayga ayaa lagu faadiyay. Qof kasta oo ay pdf ahaan ku soo gaaraan, waa uu akhrisan karaa.
*Xattaa kuwa ka macaashay ee sii gada (Kuwo badan ayaan aqaannaa) waa u xalaal iyo cafis.
Xusuusin: Damaca qaawan ee Xabashida, ayaa xiiso u yeelay dib u akhrinta #guure iyo buugta la midka ah.
zhlédnutí: 233

Video

awoodda suugaanta| Ninkii gabayga u sujuuday ! | الفرزدق|
zhlédnutí 435Před rokem
Gabaygu wuxuu leeyahay saamayn xoog leh, gaar ahaan bulshada afmaalka ah ee aan lahayn sooyaal dhigaal Soomaalida oo kale. Halkan waxaan ku soo gudbinaynaa Tuduc gabay ah oo ka yaabiyay gabyaagii waynaa ee Alfarazdaq illaa uu u sujuuday.
Caqaad iyo Shakuuku.. Caannimada Cawaanta !
zhlédnutí 469Před rokem
Dadka ka qayb qaata kibcinta wacyiga bulshada, iyo dhisidda garaadka dad waynaha ma helaan caannimada iyo daawashada ay helaan dadka cayda, ceebta, eexda iyo xumaanta faafiya.
Xiriirka ka dhexeeya Afka & Hal-abuurka
zhlédnutí 918Před 2 lety
Faylasoofkii Faransiiska ahaa ee Michel Foucault ayaa qabay aragti qeexaysa xiriirka qorada dheer ee ka dhexeeya horumarka afka, fahanka waaqica lagu noolyahay iyo curinta tolmoon ama tayada leg.
Saddex abaalkooda ma gudi karo !
zhlédnutí 922Před 2 lety
#Dardaaraniyowaano
SHIRQOOLKII AFRIKA | INGIRIISKA & SOOMAALI-WEYN| WAA NOOCEE SOMALIDA UU GUMAYSIGU DOONAYO?|XAL3aad |
zhlédnutí 1,1KPřed 2 lety
Yaa diley Kamaaluddiin Salaax maxaase loo dilay?
SHIRQOOLKII AFRIKA | KALA QAYBINTII DHULKA SOOMAALIDA | XAL 2ad |.
zhlédnutí 1,6KPřed 2 lety
Dhulka Soomaalida ee hodanka ku ah khayraadka dabiiciga ah iyo deegaanka laf-dhabrta u ah ganacsiga iyo is dhaxgelka bulshada waxaa kusoo duulay waddamo badan oo doonayay in ay dadkana gumeystaan dalkana maamulaan. Dowladahaa damacu galay waxay isugu jireen Afrikaan iyo Saan-caddaale kasoo doolay badaha gadaashooda. Inkasta oo ay Soomaalidu ka dhiidhiyeen arrintaa haddana kuma aysan guleysanin ...
SHIRQOOLKII AFRIKA | SIDEE AYAY DOWLADAHA WAAWEYN U SHIRQOOLEEN SOOMAALIDA?| XA 1aad.
zhlédnutí 2,1KPřed 2 lety
Waxaa dhulka Soomaalida soo weeraray gumaysi kala duwan sida Boortaqiis, Ingiriis, Faransiis, Taliyaani, iyo gumaysi Afrikaan ah, buuggan uu qoray Axmed Bahaa El-din wuxuu qaadaa dhigayaa Shirqoolkii ay gumaystuhu u dhigeen Soomaalida. #مؤامرة_في_أفريقيا #
Kalimada Jimcaha
zhlédnutí 821Před 2 lety
وَٱللَّهُ فَضَّلَ بَعْضَكُمْ عَلَىٰ بَعْضٍۢ |انْظُرُوا إِلَى مَنْ هو أَسفَل مِنْكُمْ وَلا تَنْظُرُوا إِلَى مَنْ هُوَ فَوقَكُم؛ فهُوَ أَجْدَرُ أَن لا تَزْدَرُوا نعمةَ اللَّه عَلَيْكُمْ . #كلمة_الجمعة
Waa kuma qofka Hodanka ah? | Yaa hodan ah?|
zhlédnutí 1,4KPřed 2 lety
Qofka hodanka ah ma aha midka haysta dhaqaale badan e waa ruuxa baahiyihiisu koobanyihiin. #golahabuugaagta #Epictetus
Dhaqanka (ANIGA) iyo (ISLAWEYNIDA) |
zhlédnutí 1,7KPřed 2 lety
Qofku in uu islawaynaado isuna arko qofka ka wada wanaagsan dadka waa cudur dad badan ku dhaca. #Hassanqorane #golahabuugaagta #Narcissism #TheCultureofNarcissis #ChristopherLasch
Sidee ayaad naftaada ugu qancin kartaa shaqo aad necebtahay?
zhlédnutí 1,3KPřed 2 lety
DAd badan ayaan jeclayn shaqooyinka ay qabtaan. Haddana duni shaqo la’aantu xarkaha goosayay sidee ayaad isugu qancinkartaa shaqada aad haysato? Sidee ayaad nafsi ahaan isugu qancinkartaa in shaqada aad hayso wanaagsantahay munaasab na kuu tahay?
BANDHIG BUUG | الصومال.. زوايا غير محكيّة|
zhlédnutí 884Před 2 lety
Waxaa haddii uu Eeebe idmo maalinta Sabtida taariikhduna tahay 9- 10-2021 lagu qaban doonaa magaalada Istanbul xafladda daah furka buugga الصومال.. زوايا غير محكية. si aan u garab istaagno una tusno walaalnimada Soomaalida iyo midnimadeeda waxaan kharashka kasoo xarooda buugta goobta lagu gato ugu deeqi doonaa qoysaskii kaga soo barakiciyay sida foosha xunna looga soo qixiyay magaalada Laascaan...
FALSAFADDA ISU DHEELLITIRKA NOLOSHA | HEDONIC & EUDAIMONIC|
zhlédnutí 1,7KPřed 2 lety
Kulligeen waxaan raadinaynaa farxad, hasayeeshee in badan oo inaga mid ah ma garanayno jidka loo maro iyo sida aan isugu dheellitirilahayn nafteena iyo dadka kale ee nolosheena saamaynta ku leh (Walad iyo waalid) Haddaba halkan waxaan ku soo gudbinayaa aragtiyo la xirara nolosha aadanaha. #golahabuugaagta #xasanqorane #hedonic #eudaimonic.
MAXAY TAHAY QAACIDADA 10 ILBiRIQSI? | MAGAALO-JOOG|
zhlédnutí 937Před 2 lety
Marar badan waxaa laga yaabaa in qof aad sheekaysanaysaan ama ku hortaagan aad ku aragtid wax u baahan hagaajin. Waxa ruuxa ka qaldan waxaad u sheegi kartaa haddii uu 10 ilviriqsi isaga sixi karo. Haddii kale mar kale iyo meel ku habboon u dib dhig. #١٠_ثواني #golahabuugaagta
WAA MAXAY SIYAASAD?
zhlédnutí 3,5KPřed 2 lety
WAA MAXAY SIYAASAD?
Yaa mudan in uu xil qabto? | Tilmaamaha hoggaamiyaha aan u baahannahay in uu xil noo qabto.
zhlédnutí 982Před 3 lety
Yaa mudan in uu xil qabto? | Tilmaamaha hoggaamiyaha aan u baahannahay in uu xil noo qabto.
Ciid wanaagsan | عيدكم مبارك
zhlédnutí 395Před 3 lety
Ciid wanaagsan | عيدكم مبارك
Wajigaaga i tus si aan Kuu garto maalinka Qiyaamaha| Qiso saameyn leh |
zhlédnutí 1,4KPřed 3 lety
Wajigaaga i tus si aan Kuu garto maalinka Qiyaamaha| Qiso saameyn leh |
Farriin ku socota Qorayaasha
zhlédnutí 944Před 3 lety
Farriin ku socota Qorayaasha
DHAYAL MA AHA DHABBAHA XORRIYADDU | No Easy Walk to Freedom/ Q 3aad.
zhlédnutí 1,2KPřed 3 lety
DHAYAL MA AHA DHABBAHA XORRIYADDU | No Easy Walk to Freedom/ Q 3aad.
DHAYAL MA AHA DHABBAHA XORRIYADDU | No Easy Walk to Freedom/ Q 2aad.
zhlédnutí 1,4KPřed 3 lety
DHAYAL MA AHA DHABBAHA XORRIYADDU | No Easy Walk to Freedom/ Q 2aad.
DHAYAL MA AHA DHABBAHA XORRIYADDU | No Easy Walk toFreedom| Q1aad
zhlédnutí 2,1KPřed 3 lety
DHAYAL MA AHA DHABBAHA XORRIYADDU | No Easy Walk toFreedom| Q1aad
AwJamac Cumar Ciise
zhlédnutí 741Před 3 lety
AwJamac Cumar Ciise
Buugga : Soomaaliya cudurkeeda & caafimaadkeeda. الصومال.. الداء والدواء
zhlédnutí 1,2KPřed 3 lety
Buugga : Soomaaliya cudurkeeda & caafimaadkeeda. الصومال.. الداء والدواء
GUURKU JACEYLKA MA DILAA?| QISADII QORAAGII RUUSHKA AHAA & XAASKIISA|
zhlédnutí 2KPřed 3 lety
GUURKU JACEYLKA MA DILAA?| QISADII QORAAGII RUUSHKA AHAA & XAASKIISA|
Buug Taariikh leh..
zhlédnutí 3,1KPřed 3 lety
Buug Taariikh leh..
Maxay MADASHA MAAN-KULAN Kusoo kordhisey magaalada Kismaayo?
zhlédnutí 673Před 3 lety
Maxay MADASHA MAAN-KULAN Kusoo kordhisey magaalada Kismaayo?
Aargoosiga Juquraafiga| Maxay kharidadda waddamadu nooga sheegayaan dagaalada soo socda?
zhlédnutí 1,1KPřed 3 lety
Aargoosiga Juquraafiga| Maxay kharidadda waddamadu nooga sheegayaan dagaalada soo socda?
71 BUUG| AKHRISKU WAA NOLOL | القراءة حياة|
zhlédnutí 2,7KPřed 3 lety
71 BUUG| AKHRISKU WAA NOLOL | القراءة حياة|

Komentáře

  • @IbrahimMeraneh
    @IbrahimMeraneh Před 15 dny

    Macha Allah asxabta ❤❤❤

  • @idmanhaji79
    @idmanhaji79 Před 28 dny

    🕊

  • @shadio276
    @shadio276 Před 28 dny

    Anigu hadda buugga qoristiisa wdaa ❤😊

  • @abdihakimabdullahi2802
    @abdihakimabdullahi2802 Před měsícem

    John perkin Explained it well The book Insights alot

  • @AhmedCabdifaqrah-gb5qi
    @AhmedCabdifaqrah-gb5qi Před měsícem

    😢

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 Před měsícem

    Aniga Netflix wxnku nacy wxyaabo dmbiga kujira isheega filmaan fcn Hday kujiraan Ana wx xumaana kujirin

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 měsíci

    Absolutely fine

  • @seed3966
    @seed3966 Před 3 měsíci

    Qibdhiyiintii meeye xageeee😎😎😎

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Před 4 měsíci

    siyaasadu waa been Beentuna xaq ama sax ma ahan Siyaasadu waa been la daday lkn xal loo arkay si umada kala nooc ah kala diin ah la isugu hayo

  • @user-yl8ft5ds7y
    @user-yl8ft5ds7y Před 4 měsíci

    Mahadsanid ustaad ilaahay haku sharfo ❤

  • @abdiqani50
    @abdiqani50 Před 5 měsíci

    Nin wanagsan bad tahay . Alle haka abaal mariyo

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 Před 6 měsíci

    Mahadsanid wll

  • @hassanwarsame3121
    @hassanwarsame3121 Před 6 měsíci

    Mahadsanid Ustaad❤

  • @adenhassen9119
    @adenhassen9119 Před 6 měsíci

    masha allah Wll Falaqeyntiii buugta Ad ayan ugu xiisnay ..ee

  • @ruundirir74
    @ruundirir74 Před 6 měsíci

    Mahadsanid ustaad dhowr buug PDF ah baa arkay markasta waxa ka walwali jiray qofkii buugaan qoray ogaalasho ma lagaa hystaa . Mahdad walal.

  • @illyaasilyaas2639
    @illyaasilyaas2639 Před 6 měsíci

    Masha,allh Mahadsanid Ustaad ❤

  • @Muxammadamiin
    @Muxammadamiin Před 6 měsíci

    Waxaa aad uxanuun badan wixii daraawiish dhiig iyo dhuux ubixisay in lagabeen sheego oo ladhoho “shanta soomaaliyeed” ayii udagaalamaayeen. Gaalo iyo gaalo kalkaal shareecadiid ahaa oo xeerar gaalo watay ayuu ahaa wixi daraawiish dagalka galiyay ee qowmiyad iyo soomaalinimo maeheen. Shareecada Ilaahay ayii eheed wixii udagaalamaayeen. Maanta na sidii oo kale ayii gaalada iyo gaalakalkaalka dadka shareecada Ilaahay wata uladagaalamaan oo uduqeeyaan.

  • @AdamAbdirashid-en3lj
    @AdamAbdirashid-en3lj Před 6 měsíci

    Waxa aan akhriyey ku dhawaad 110 page hadan waan wadaa wlhi waxa i xiiso galiye qaabka uu ugu hadalayo xaqiiqda inaga dah-soon loona baahan yahay in lagu baraarugo dhabtii waxa uu buugan ii furan aragti iga dah-soonayd mahadsanid xasan

  • @user-jn4rk7ng7k
    @user-jn4rk7ng7k Před 9 měsíci

    Dadkan oo kale dadka iney ka faa iideystan weeye xaqiiqdi

  • @user-my3eg2ou1f
    @user-my3eg2ou1f Před 9 měsíci

    Masha allah ustaad shukran

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před 10 měsíci

    Cajiib 🥰👏

  • @user-wo5rv1sm5l
    @user-wo5rv1sm5l Před 10 měsíci

    Mashaalaah wll❤❤❤

  • @najmaabdiwali44
    @najmaabdiwali44 Před 10 měsíci

    Waa munafaqad yuhuda sheekadan kaa qadan karna

  • @gaazhaan5499
    @gaazhaan5499 Před 10 měsíci

    Mzhaa allah awood soo gudbin oo saa'id ah baad leedahay. Waxaan codsanayaa soo koobidii bugaagta❤

  • @sheekowanaag1308
    @sheekowanaag1308 Před 10 měsíci

    WCS WW, Mahadsnd wll👌👏

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele Před 11 měsíci

    Hadi hadalkeygu meel dheer gaarayo waxan dhihi laha dalkeena siyaasada nogu dhiiba dumarka 42 ila 60 sano jir hau tartamaan ragana raisal wasaare teda kle in lagaba mamnuuco inu rag madax noqdo awood ciidan iyo xukun adagna iyo maxkamad dastuur iyo gole baarlamaan oo wax kasta laso mariyo lkn yaaba shacab wareysanaayo manta

  • @user-df7jd4uw3d
    @user-df7jd4uw3d Před 11 měsíci

    Ma buug baad ka hadlaysa mise waad sheekaynaysaa?

  • @fatxinaqurux2550
    @fatxinaqurux2550 Před 11 měsíci

    Aniga waxa ideeqay erayga ah saxibka lacag hadeymin waa intasod labdab weydaye xaqiq waye wlh

  • @mohammudyousuf622
    @mohammudyousuf622 Před rokem

    Asc akhi hassan, aad ban muqaalada aad dhigtid uga faa’iiday, InshaAllah waxan rajenaya inan malin kula kulmo oo aan xikmadada wax ka faa’iido jazakaAllah Khair

  • @najmanashaad8410
    @najmanashaad8410 Před rokem

    Daowlandkii maxaad uga xidhay xaasido2

  • @user-vf4py7mv3j
    @user-vf4py7mv3j Před rokem

    Mash allah

  • @user-vf4py7mv3j
    @user-vf4py7mv3j Před rokem

    Qof ku dayasho mudan

  • @hassanfaatih8054
    @hassanfaatih8054 Před rokem

    Ustaad Hassan maxamuud Qorane allaah ku xafida , ustaad waxaan kaa codsan lahaa in aad kutubtii aad soo koobi jirti inoo sii wada hadeey sura gal tahay .

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 Před rokem

    Nio ama ustd mhdsnd. Inkastood ka cararty bartan haddana intan aad soo galisay ayaan wax loo dhigaa jirin.

  • @cabdulaahixasan1
    @cabdulaahixasan1 Před rokem

    Laba maalin video walba you tube_kaaga ku jira fiirsaday maasha Allah mar dhaw ku bartay lkn wax badan kaa bartay ilaahey haku xafido Noo soo badi barnaamijyadaada uamada wax tar ayee u leeyihiin

  • @ahmedsaqawemaki2766

    Masha Allah, Jasakallahu kheyran, Aad ayan uga faaidey buuga Electroc ah asagana hanaan kale miyuu leeyahay, muuqaal noogaso samey, Allaha kula garab galo

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Před rokem

    لا تتأخر عنا

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Před rokem

    ❤❤❤❤

  • @najiibmaax8131
    @najiibmaax8131 Před rokem

    Mahamed,ustaad.

  • @cabdirixmaan123
    @cabdirixmaan123 Před rokem

    17/6/2023. Maalin carafo ah ano soman ban dawanayaa inshalaah inan ka faaidaysto ayan rajaynayaa. mahadsanid qora.

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 Před rokem

    Ustaad nala wadaag kanalada lagu soo koobo buugaagta English ah iyo buugaagta carabiga ah qaar kamida Waad mahadsantahay ustaad

  • @cabdirixmaan123
    @cabdirixmaan123 Před rokem

    Ustaad xasanoow qanaatkan si bad uga mashquushye. Soo labsho dar-darteeda wadata inshalaah.

  • @abdirahmankeisal9939

    Soo laabasho wacan ustaadkeyga.

  • @shk52
    @shk52 Před rokem

    رحم الله العقاد، جزاك الله خير استاذنا، كلامك عين الحقيقة زاد الله امثالك في ساحات التواصل ومحى اهل التفاهة من المجتمع.

  • @cabdirixmaan123
    @cabdirixmaan123 Před rokem

    شكرا على عوتك ياأديب،كنت مرارا وتكرار أتصفح قناتك أنتظر منك مقاطعك المفيدة....

  • @zeinudinadnanovich7364

    Bare❤ soo laabasho wanaagsan. Salaan burco kaaga timi

  • @himiloproduction6046

    Soo laabasho wacan ustaad.

  • @cabdiqani7161
    @cabdiqani7161 Před rokem

    In kastoo mudo lagu waayey, loona xiisay soo kobidaadi fikradaha kitaabada, so noqosho wacan

  • @abdinoorahmedfarah3860

    Ustaad Hasan Qorane wll Alle haku xafido Adiga iyo wllkeen Omar Inshar #Ogaansho. Dadaalka aad nagu bixisaan Alle haidinka abaal mariyo