DHISMAHA DOWLADNIMO, NIDAAMKA CAALIMIGA AH; QAAB XUKUNKA IYO MAAMULKA QARNIGA 21|Q2aad| FUKUYAMA|

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Buuggan waxa uu Francis Fukuyama oo aqoonyahan gadh-wadeen ka ah jaamacadaha iyo xarumaha cilmibaarista maraykanka iyo guud ahaan ree galbeedka, kusoo gudbinayaa aragtida dowladnimo iyo sida loo dhiso dowlad taabbo gal ah oo tiirar adag ku taagan.
    sidoo kale waxa uu Fukuyama ku qaadaa dhigayaa buuggan aragtiyaha is diidan ee bariga iyo galbeedka aduunka, sida uu isu waydiinayo aragtiyo ay kamidyihiin sababta dowladaha ay ree galbeedku dunida u dhisan ay u guulaysan waayaan.
    #HASSANQORANE #XASANQORANE #FRANCISFUKUYAMA #GOLAHABUUGAAGTA

Komentáře • 27

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 Před 4 lety +1

    Mahadsanid ustaad Allaha ku xafido wax badan ayaad inoo faa iideysay jasaakallaah

  • @mohameddaahirwardheere5529

    Mash alh walhi waa barnaa mij aad u qiimo badan oo fikirka dhalin yarada so.aliyeed wax kabadali karo hambalyo ustaf Qorane

  • @maajidmohamed2212
    @maajidmohamed2212 Před 4 lety +1

    Maansha allah ustaad waxbadan baan kafaaiday muuqaalkaan🙌💯

  • @adianshaban7804
    @adianshaban7804 Před 4 lety +1

    MashaAllah

  • @user-gp2mm6pw1k
    @user-gp2mm6pw1k Před 4 lety +1

    Shukran Ustaadi👉👌

  • @AbdallahBotan
    @AbdallahBotan Před 4 lety +1

    Mahadsanid macallin sida nuxurka leh ee aad usoo koobtay iyo sida aad u saareysay marwalba dalka, waana sida ugu mudan ee aynu uga faa'idi karno si aynu u fahanno halka aynu ka liigayno.

  • @Nor-ugas
    @Nor-ugas Před 4 lety +1

    Ustaad hassan cilmigaaga allah hakuu barakeeyo

  • @ahmedibrahimabukar5507
    @ahmedibrahimabukar5507 Před 4 lety +1

    👍👍👍👍👍

  • @kkuu4446
    @kkuu4446 Před 4 lety

    شكرا جزيلا

  • @garaadnoor
    @garaadnoor Před 4 lety +1

    Gorfeen qiimo badan oo noo iftiimsay waxbadan Guuleetso ustaad

  • @EngYuyu
    @EngYuyu Před 4 lety +1

    masha allah wax badan ayaad inoo bidhaamisay walaal mahadsanid

  • @mahamoudlaag8773
    @mahamoudlaag8773 Před 4 lety +1

    Masha Alaah mowduuc xaqiiqo ah.

  • @kamaldiinyusuf6228
    @kamaldiinyusuf6228 Před 4 lety +1

    Ustaad mashallah

  • @ahmedhaashi9148
    @ahmedhaashi9148 Před 4 lety +1

    It's a good lecture .

  • @malaakChannel
    @malaakChannel Před 4 lety

    Masha allaah Ustaad Xasan Shukran🙏

  • @muuseahmed6231
    @muuseahmed6231 Před 4 lety +1

    Aadbaan kuugu mahadnaqayaa dhaqdhaqaaqa maanfurka aheed wado halkaas kasii wad ayaan ku leeyahay , barnaamujkastood keento aad baan ULA socdaa
    From hargeysa

    • @Qorane86
      @Qorane86  Před 4 lety +2

      hoyga nabadda iyo soomalainimada.

    • @muuseahmed6231
      @muuseahmed6231 Před 4 lety

      @@Qorane86 dabcan , waase haddii la godliyo , gaawahana loo culo , gaagax iyo goofaadhina laga ilaasho

  • @ayaanlenuur6041
    @ayaanlenuur6041 Před 4 lety +1

    Hasan qorane hore usoco sxp sare

  • @aboubakaryahye1793
    @aboubakaryahye1793 Před 4 lety +2

    Ustadow waxaan badnaa ku dhibanahy akhrinta buugaagta carabiga iyo kuwa dad
    Rer waqooyiga( somaliland)ay qoreen
    Oo lahjad adag ku qoran anigana xamar waligey mel uma dhaafin fadlan khibradaad dhankas nagu sacid anig iyo inta ila midka ah
    Mahadsanid

  • @Yusufamaan365
    @Yusufamaan365 Před 4 lety +1

    Aad baan ugu faraxsanahay Inaad CZcams ku so biirtay waa nin aad garowe ku kulmeeseen hotel new reys oo ku wareesanaye

    • @Qorane86
      @Qorane86  Před 4 lety +1

      dodo choole ustaad soo dhawoow, aad ayaan kuu garanayaa talo & tusaale intaba nagu biiri

    • @Yusufamaan365
      @Yusufamaan365 Před 4 lety

      Ustaad guuleeso

  • @danan991
    @danan991 Před 4 lety +1

    Horta ustaad hadii aynaan xaqirayn
    100% ama waxkudhaw tan somaliland waa xalaal

  • @maslahstudio5872
    @maslahstudio5872 Před 4 lety +1

    M.a waxaatahay gof aan waxbadan ka fahmay noo soo badi asharadaan sidee loo dhisaa dowlad