Xaajigayga Kafi Abdi Muufo Mcn Ayaan Kaga Yaabsaday

Sdílet
Vložit

Komentáře • 167

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před 16 dny +33

    Gabadh yar oo mustaqbal fiican rajeeneysa waryaa waligaa haniyad jabin doqon abaal laawe ah hanoqon

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 Před 3 dny +1

    Hasaal waxaa kaa dhiman muufada iyo maraqa inaa kudarto Salida macsaro iyo moski abgaal rassmi❤❤❤

  • @desilvergirl6789
    @desilvergirl6789 Před 16 dny +12

    Hazal is catey abayo wlhi marakadi hore qurux ahyd qaladna ha i fahmin

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 Před 16 dny +3

    Maasha Allah tabaraka ilahay ha idin xafido nosobadiya

  • @user-ch2oq7tj6z
    @user-ch2oq7tj6z Před 16 dny +20

    Mashalh my family ❤ hazaliy hal dhar jikada ku gal kadib iska badal marka fadhiga imaniso dhar qas le uga dhig jikada hadhow cunto kasu shiri

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago Před 16 dny +3

    Manshallah wlhi wixii rafado ee dacad loo yahay unbaa dadalaa allaha isku kiin barakeeyo….❤️🤲🤲❤️

  • @user-xh1mf3xt2j
    @user-xh1mf3xt2j Před 11 dny +1

    Maashaa alaah ilaahay ha idinka xafido cayuuma naaska iyo xasadgooda

  • @cashodervish
    @cashodervish Před 15 dny +6

    Walaalahay ba acunayey macmacaanka ku tee
    Tan kale dharka jikada maa fadhi iyo shumis lala soo aadaa

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 Před 15 dny +6

    ❤❤❤Hazel cunada sabad aya lasara gacanta laguma keeno. Markaas ayu ninkada dareemaya si aan cadi ahayn. wana qofkasta oo qiimahiisa lasiiyo waliga gacan haku keenin waxkasata ilali maqanka❤❤.

  • @mushtaaqaxmed9660
    @mushtaaqaxmed9660 Před 16 dny +26

    Hazaley markaad cuntada karisid oo diyaarsati qubayso cadayso iscarfi timamaha shanlayso masarka madaxa kafur isteel iska dhig talo walaal

    • @xaliimosiidow4169
      @xaliimosiidow4169 Před 13 dny +2

      Haa sax wlhi waa sidan samen doono insha allaah 😂iso ducey inaa guursado qofkan jclaa nolol qurux badan kula nolado 😢

    • @Binthlm
      @Binthlm Před 12 dny

      ​@@xaliimosiidow4169 Allah ha kuu rumeyo riydada❤

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j Před 11 dny +2

      😂😂😂 gabadhu mahortiny masarada kuturata markay kamarada damisay is habenysa gabadhan waa rer magal kadhamaada

  • @dhagoweyne
    @dhagoweyne Před 16 dny

    Manshalh Manshalh abtigy iyo habo macan ❤❤❤❤❤

  • @user-hr7pt7tc1t
    @user-hr7pt7tc1t Před 15 dny +1

    Waqti waabuzamirta hasab❤❤❤ ilxunkumaqabato abayo

  • @AyanMohamed-g8z
    @AyanMohamed-g8z Před 16 dny +6

    Hazal muufadaas anigaaba ka helay ee wax iga soo gaarsii

  • @umu2600
    @umu2600 Před 16 dny +1

    Mashalahaa wll iskuwraa

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 Před 16 dny +1

    Mash Allah ❤️💓❤️❤️❤️

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q Před 16 dny +1

    Maashaa Allah tabaraka

  • @hodanali5595
    @hodanali5595 Před 7 dny

    Amaan afkaaga kaagama horayso 😂 keep going qoys aan jecelahay❤ alle ha isku kiin daayo. JACAYLKIINA HA WAARO.❤❤

  • @raaxoahmed2443
    @raaxoahmed2443 Před 16 dny +11

    Ani wxaa kugu latalin lahey adoona iga xumaan wax barasho diini ah ama maadi ah boilwo hadaa awoodo hadaa hadana awoodin xitaa qadkak kabaro hada wadane hore usii nolashdane siiwado alha kusiyasho qurxdiisa

  • @ManaalUpdy-hb9qx
    @ManaalUpdy-hb9qx Před 15 dny +3

    Kaafi wllhi Manta kahor Chalkaada ma imaaan Wllhi inaaa 1M heestaaa Umodaaye maxaa waye 300k 😢

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 Před 16 dny

    Mashallh isku waara ❤❤❤❤❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 16 dny +1

    Barakoba Dum Bilan 🎉❤❤❤

  • @user-it3gd5og2o
    @user-it3gd5og2o Před 16 dny

    M.a isku waara Hansal qurux adi io xajigada😊🎉❤

  • @degayassin
    @degayassin Před 16 dny

    Maashalaha
    Gaari.dumar

  • @sawdahusern4121
    @sawdahusern4121 Před 15 dny

    Msha allaa ❤❤❤

  • @user-qi2es6bu9l
    @user-qi2es6bu9l Před 16 dny

    Mashaallaahabaayokeepgoing

  • @user-lr1gw8tk2h
    @user-lr1gw8tk2h Před 15 dny +1

    dad an.isla.jeclahay.m.a.barakoba.dumashi.wilka.no.ilali❤

  • @CumarfaraxGuure
    @CumarfaraxGuure Před 15 dny

    Isku waara nolashu inama ciisho inshaalah❤❤❤

  • @user-gn7tz8ut1f
    @user-gn7tz8ut1f Před 15 dny

    Mashallah isku wara 🥰❤️

  • @ibrahimmaxamud9408
    @ibrahimmaxamud9408 Před 10 dny

    My family long life's guys well done kafi u r lucky man m.a❤

  • @huthanasir7115
    @huthanasir7115 Před 15 dny +1

    Dhuubniday qurux ku hayd 😮gym gee gabadha 😅❤

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln Před 16 dny +9

    Muufadii oo yaaban baa xuf igu agmartey😂😂😂

  • @abdaleabdi790
    @abdaleabdi790 Před 16 dny +1

    Kuwan xarabo waye masha allah

  • @xilkasjeenyoxilkas945
    @xilkasjeenyoxilkas945 Před 16 dny

    M.a❤ abyo

  • @user-fz4gd7ye6k
    @user-fz4gd7ye6k Před 16 dny

    Isku waraa abid❤❤❤

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 15 dny +3

    Gari dharkan jikada xajiga Kuma salmto ee basashaa😅😅

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q Před 16 dny

    Saa ufarxsanaad markasta inshaa Allah

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 Před 16 dny +5

    Dharka jigada iga badal hasaley😂

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před 16 dny +3

    Dadku af dhera goormey dharbadshaa jiko ayey ku jirta oo shaqo ayaa u socoto . Habo hazal aniga ku barilaha muufo xamar iyo barawe lakin dalkale jiraa .

  • @queenhafturkiMoha
    @queenhafturkiMoha Před 10 dny +1

    routine ka waa fadhiyaa lkin codkina wxba ka qaldan ee codka iska hagaja gyz ❤

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw Před 14 dny

    MAASHA Allaha my family ❤❤❤

  • @LuulAbdulkadir
    @LuulAbdulkadir Před 16 dny

    M.a❤❤❤

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658 Před 15 dny

    Masha Allah waarki daan ninkeyga ayaba kabadhise

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 Před 16 dny

    Wooooow

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 Před 16 dny +5

    Wllhi hasaal waa xarabad socda hada kadib xajigayga dheh abayo❤❤

  • @OGADHIINLEY
    @OGADHIINLEY Před 15 dny

    Keeping iskuwaaran ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q Před 16 dny

    Allaha iskukiindaayo

  • @ladancabdiraxmaan3949
    @ladancabdiraxmaan3949 Před 9 dny +1

    Muufo saan eh maxaa waye wa yabee sabaayad aya lo maleyaaba

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 Před 16 dny +1

    Gabarey xishod

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Před 16 dny

    Qoys qurux badan noolaada

  • @roromahamed6194
    @roromahamed6194 Před 16 dny +2

    Bilaa xishod wyee kafi
    Wlhy isla xishoo askhas maxa ku hadlaysaa

  • @Havefun0308
    @Havefun0308 Před 14 dny

    Walal share iisamee ciwanka

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před 16 dny

    Muufo mufp macan wa muufo si fiican baad u suubisey isku dey mif bilaa saliid ah inad dubiso gal ytubka wad heleysaa .

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke Před 16 dny +1

    Ala ceeb badanaaa waxkasta maku hadlaysaan kafi adiga iyo xaaskaaga

  • @malabey197
    @malabey197 Před 15 dny +2

    Suuro daaroodnimada naga dhaafa noooh😂😂😂😂😂

  • @MaryanSaed-yd8ki
    @MaryanSaed-yd8ki Před 16 dny +2

    Aroos ma jiro miya

  • @zuexsiman7009
    @zuexsiman7009 Před 15 dny

    Arooos kii meer

  • @user-ld9pc7xb3k
    @user-ld9pc7xb3k Před 16 dny +1

    Imika inaad filin jilaysaan baa la modaa caadi iska dhiga😂😂

  • @FarhiyaAli-bw8ks
    @FarhiyaAli-bw8ks Před 16 dny +1

    Dharka jikada iska badal abaayo

  • @MalyunMohammad
    @MalyunMohammad Před 15 dny

    Asch Wllshay hasal waa kusalaamy

  • @cosob8117
    @cosob8117 Před 16 dny

    Iskaabulada ishooda. Khatar

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 Před 16 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @asmamaxamettcdirixman

    ᴍ.ᴀ ᴀʙʏᴏ❤

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m Před 16 dny +1

    Nin ba I nacsisay wax barasho aad ama gabnagsi aad

  • @abootokutubeey6917
    @abootokutubeey6917 Před 15 dny

    Waa dhaadhaamayaal kkk xishooda aaway islaanimadii waa doqonimadii oodada

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Před 16 dny +2

    Naa dharkaad jikada ku gashay ninka halasoo ag fariisanine iskasoo bedel

  • @SaynabYare-zz9li
    @SaynabYare-zz9li Před 15 dny +1

    Dhuubnidu waa qurux

  • @Qaali786
    @Qaali786 Před 16 dny

    Masha allah xabiibti guuleysta oo gabdho iyo wilal dhala❤❤❤

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth Před 16 dny +3

    Ii ducee.in ilahay awlad igu irsaqo❤❤❤

    • @asmafaahiye9064
      @asmafaahiye9064 Před 16 dny +1

      Wllo alah haku sii kuwo saalixiina

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim Před 16 dny

      Awlaad saalixina oo quruxbadan oo dhamaystiran Allaha kugu arzaqo wllo

    • @sucaadahmed4455
      @sucaadahmed4455 Před 16 dny

      Allaha ku siiyo oo laad bariya

    • @RooodAhmed
      @RooodAhmed Před 16 dny

      Allaha kusiiyo awlaad Bari ah oo khayr qabta

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c Před 16 dny

      Duriyada saalix ah Allah ku siiyo

  • @faizoabdiazizahmed8336
    @faizoabdiazizahmed8336 Před 10 dny +1

    Before isnelo After balbalarka kkkkk hasal isn't easy k

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 Před 12 dny +1

    Ninkeey lee iga dheh hhhh

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic Před 9 dny

    Mn.a iskù waaraa abid noso badi hasal

  • @RooodAhmed
    @RooodAhmed Před 16 dny

    Waa sabaayad tan hhhy

  • @Dhaxaladuun177
    @Dhaxaladuun177 Před 16 dny +3

    Tanu muufo maaha ee magaca muufada noo dhig

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w Před 16 dny +1

    Harta maxaaa is kuugu dhag dhagay saaan kaaamirada horteeeda sub xaaana laaaah

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 Před 14 dny

    Faraqaad qaadka kamerada hortiisa ah maxay ahayd

  • @user-sm2ob7wj5w
    @user-sm2ob7wj5w Před 16 dny

    So idin mashegin rotinka viyus iyo like badan bakaheleysan hada waka 1k bad ila idinsarey mal mihi hore 500leda lek heleysen

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Před 16 dny +1

    MashaAllah👸🫅❤️❤️❤️

  • @Ikraam-ud7ck
    @Ikraam-ud7ck Před 16 dny

    Xajiga dheh hasaley hhh

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 Před 16 dny

    Keep going ❤

  • @Zamiaahmed221
    @Zamiaahmed221 Před 16 dny

    Na ma tan ba muufo eh hoogto kuma dhihi kariye😂

  • @SaharoFamily
    @SaharoFamily Před 4 dny

    😂😂😂😂😂❤

  • @raaxoahmed2443
    @raaxoahmed2443 Před 16 dny

    Isna caatay hana iga xumaan wll hdaa sikle iifahntay sorry

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 Před 15 dny

    Akhas waxaad ku hadlaysid kaxishood

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 Před 14 dny

    Maxay ninka camerada horteeda aad ku ur ursanaysid 🫢 acuudu billah

  • @mariamudanchannel6779
    @mariamudanchannel6779 Před 16 dny +1

    Dharka jikada isk sobedel

  • @umuafnaanfamily
    @umuafnaanfamily Před 16 dny

    Aduunka nin Timo weyn baan u necbahay

  • @rayanaahmed6639
    @rayanaahmed6639 Před 15 dny +2

    Darmuiskaas camal xaajiga waxloogumadiyaariyo alaab quruxbadan sooiibso inaad isduubtoaadba diyaar utahaye sheekadaana istaataabashadaana Waa daaha gadaashiisa lkn xishoodkiibaa dhamaaday mustaqbalxumo ayaad kadhexlaysaane nolashiina qaas maadkadhigataan intaan ninwalba waasameeyaa markuu gurigiisa joogee Sida isudhaama

    • @mumtaazsheekh9396
      @mumtaazsheekh9396 Před 12 dny

      Khasab maahan qofku ìn uu alaab qaali ah iib sado. Wuxuu haysto ìn uukudiyaarsado weeye. Muhiimadu waa farxad. Waalagaadhi. Markii aad iibsani laheeyd alaab qaali ah

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Před 16 dny

    Marka dhuubnayd qurux bad ahayd

  • @ummu3116
    @ummu3116 Před 15 dny

    Hadhaw ha oo yin hadhihin CZcams ka buu igu kacsaday lacagta wax la igama siin

  • @sahrasaleeban9035
    @sahrasaleeban9035 Před 11 dny

    ❤❤❤😂❤

  • @NasteexoCabdinuur-sl7hw

    Akh😂😂

  • @ubahali5155
    @ubahali5155 Před 15 dny

    Ninka kaligis ma wax cunaayo😂

  • @istahiljimale7422
    @istahiljimale7422 Před 16 dny +1

    Dan muufo ma ah wa sabaayad😂

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 16 dny +1

      Sabayadna maahan waa muufo bired bilaa dhuxul

  • @DuniyoBilaal
    @DuniyoBilaal Před 16 dny

    Kkkkkkk😊

  • @user-vm1ie2vi9v
    @user-vm1ie2vi9v Před 13 dny

    Ninka fadhiga dheer wax ku cunayo e hadana dharkii u shaqada kaga yimi ucuno ula fadhiistay nashaad gal walaal markaad guriga timaado maxaa ku helay😊

  • @Havefun0308
    @Havefun0308 Před 14 dny

    Waakaa ciwankayga

  • @user-wu2my3ls6t
    @user-wu2my3ls6t Před 16 dny

    Gabadha jikada kugashay maxa wajiga ugu dhufatay kaafi caaqow😮

  • @KhadraMaxamed-rv3bw
    @KhadraMaxamed-rv3bw Před 15 dny

    Gabadha afka cuna ugali ninyahoow romantic iskadhig

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 15 dny

    Dumshi calankii somaliland tumee lkn😂❤

  • @user-wu2my3ls6t
    @user-wu2my3ls6t Před 16 dny

    Dharka jikada kula jirtay sobadal suuxe😂😂